Waayojoog: "Odayaal ay SNM dil ku xukuntay ayaanu u geynay waraaqihii" Taxanaha Halgamaa Alfa 2aad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Waayojoog: "Odayaal ay SNM dil ku xukuntay ayaanu u geynay waraaqihii"
    Taxanaha Halgamaa Cabdirisaaq Alfa, Qaybtii 2aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

КОМЕНТАРІ • 27

  • @arafaatabdirahmaan6165
    @arafaatabdirahmaan6165 Місяць тому +2

    Cabdiraxmaan alfa waraysigiisu wuu dheeraan doona ilaa 1988 markii jeelka laga jabiyay. Markaa waraysiga intan ka dheereya 40mint melahaas.

  • @saleebaannuux6869
    @saleebaannuux6869 Місяць тому +2

    Dawlada dameer afweyne lagu qoray toogatay bal caqli xumadeeda iyo bahalnimadeeda suuree, qof aragtidiisa dhiibtay maxaad u malaynaysaa. Afweyne wuxuu ahaa fircoonkii soomaalidaa.

  • @Mustafesulub0
    @Mustafesulub0 Місяць тому

    Ma garanysaa C. Risaaq alpha, raggii magac lahaa ayuu la xidhna, macalimiintii halganka bilaabay, ardaydii ayuu ahaa, isaga oo arday yar ah ayuu taariikhda wax ka bedelay. Suugaantiisa suuliga ayaa xataa laga daba tagay. Dil ayaa lagu xukumay heer ka waxa lagu xukumi jiray ragga xaq u dirirka ah ee dhibay S Barre sida Tarabbi, Dun carbeed Sugulle, Hadraawi C qays.

  • @user-un8xo9rg5z
    @user-un8xo9rg5z Місяць тому +1

    Walahi wuu iga qoliyey dameerkii baa suqa la eryaday xoolay ahayeen hangashtu

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Місяць тому +2

    Qof Kan gabooyaha ahi xaguu ka soo halgamay,xilli inuu gabooye yahay ayuu sheegay,Goor kalena waxu yidhi markii mandheera la jabinayey waan isku xaaray.Qof ma ayaa sheegi kara meel uu ka dagaalamay.

    • @GureyIbrahim
      @GureyIbrahim Місяць тому +1

      Qof liita ayaa tahay qabiil baad qof ku caayay saa nin ka sidiisa
      umaad caayin isaga iyo qabiil.
      aan meshaba kahadlan baad isku qaaday inaad qof liid ah tahay bay cadayn u tahay

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      @@GureyIbrahimWaar anigu reerkooda wax ha kama sheegin beenta iska daa,hadaladiisu uun soo xigtee

    • @GureyIbrahim
      @GureyIbrahim Місяць тому

      @@crisaaqaxmed2074 gabooye miyaanu reer ahyn maxaad igu caayin gabooye haad cayday

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Місяць тому +2

    Kii Axmed kayse isna ma waxuu la socday guutada 1kod ee snm oo reetkooda aheyd,Waayo sayid caliba waxuu ka dhigay wada 8ilmaadeeradii mida kale gabadh sarkaal majeerteen uu qabay oo waliba inaaderkii ina saraafna sii kaxeeyey,ayuu dhangad qodax leh la dhacay waxaas ayaad ka dhuraysaa midgaanyow yibir ku dhalay.

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh Місяць тому

      Ilaa barnamijkii hore adoo caytamayo wliba midgaanyahwda hya ayd mesha wxkusoo qortaye ninkan cuqdada aad uhaysaa weyna mida kale hdiiba anay ku xiisa galineyn sheekadisu mxd ka daawata ?

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому +1

      @@MmiMmi-ih7hh waxaan diiday qof been sheegaya oo warihu inagu soo fasaxo

  • @LaxRite
    @LaxRite 23 дні тому

    Wuu iga qosliyay sheekadii carabka markuu ka sheekeayay

  • @aidaruskhalif6473
    @aidaruskhalif6473 21 день тому

    16:30 16:32 16:33 Sheikh Biliso wuxuu ka tirsanaa jabahadii Somali Abo ee fadhigeedu Hargiesa ahaa. Waxay ka mid Haayeen jabhadii siyaad Barre inagu dhex betray. Waxay si anshax daro ah u teedsanaayeen laagta guleed hotel dhemarta ilaa gadaasha danbe ee Dugsigii Hussein Giire 16:03

  • @abdisaid21
    @abdisaid21 Місяць тому

    Aqoon la aan baa kaa hassan Alpha

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Місяць тому +1

    Naasirow nacdali korkaaga ha ahaato weligaa,kan aad waraysanayso maad dagaal uu galay waydiisid.Taariikhda aad raadinayso ma qaar ayaad ka baqataa.mise lacag ayaad qaadataa

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 Місяць тому

      Dagaal muu galin, ee Ardaydii Dilka Lagu xukumay ayuu ahaa 1984 kii.

    • @smartmustafemedia8511
      @smartmustafemedia8511 Місяць тому

      Muu ahayn SNM isagu.

    • @cilmicismaankhaan6736
      @cilmicismaankhaan6736 Місяць тому

      Ilma xalaal haddaad tahay waxba maad nacdasheen jaahilow. Nacdashu korkaaga ayay kudhacaysaa

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      @@cilmicismaankhaan6736 Adiga miyaan ku caayey maxaa ku gubaya bastaryow xumi

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      @@cilmicismaankhaan6736 hooyadaa siilkeedii u sheeg

  • @hassanabdullah7074
    @hassanabdullah7074 Місяць тому +1

    Waar ninkan hanoo soo waraysan mar dambe taariikhdii loo baahnaa uu ka baxay cashadiisii iyo sinimoogii uu galay buu ka sheekaynayaa. Ma hayno wax aan ka qorno dislike baan idin siinayaa dib haddaan waxan u arko

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 Місяць тому

      @@hassanabdullah7074 MA la yaabtay soomaali,miyuu ka baqayaa mise lacag ayuu siiyey waxaasu7 halgamaa inoogu sheegyaa.

  • @sismail120
    @sismail120 Місяць тому

    Cabdirasaaq sheekh Geesi noolow
    Nimasn ku aqoon baa ku caaya how joojin Taariikhdaadu way cadahay