MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND INSHAA'ALLAH KHAIR CIRO WA HOGA MIYA WANAG CHANCE HA LA SIIYO WA LAGU DHAG I HAVE INSHAA'ALLAH KHAIR ❤❤❤
7 SANO AYUU DADKA CUDUR, CUNFI IYO KALA QAYBIN KU WADAY, OO AHLU NAAR IYO CAY HABAAR SUBEER AWAL IYO MADAXWEYNAHA KU HAYAY ILAAHAY DAALINKAN HAKA QABTO. SUBEER AWALNA WAY OGYIHIIN WIXII UU SAMEEYAY EE HABLAHOODA, DUMARKOODA, RAGAKOODA WEERARKII LAGU SOO QAADAY.
Wariye ilig wuxuu u qalmaa in award la siiyo kaalin mug iyo miisaan leh ayuu ugu jiraa horumarinta dalka somaliland ❤keep going bro the sky is the limit ...
Ictiraafka Somaliland albaabka ayuu yaalaa khaasatan MOUga oo dhaqaalaha Somaliland na wax weyn ka bedelaya markaa kolay maanta shirka uu la shiray madexweynaha iyo saddexda dhardhaar ee kale gudoomiyaha golaha guurtida, ka baarlamaanka iyo maxkamada sare madexweyne Biixi wuxuu uga waramayaa siyaasada arimaha dibeda iyo MOUgu halka uu marayo waana markhaati markaa Ciro si ictiraafku u hirgelo waa in uu fuliyaa kadib waxa si sahala u soconaya wadamada Africa iyo Yurub iyo Maraykan hadiise uu Ayga Jibouti iyo Cadowga Somalia u gacan galo ha ogaado in INTIFAADA SHACBIYA LAGU SAMAYN DOONO aakhirana loo diri doono, MOUguna waa la mid hadii uu ka warwareego macnaha Jibouti ayaa soo fartay xidh Berbera iyadoo macmiilka keliya ee uu leeyahay Itoobiya tahay Itoobiyana ay cidhiidhi saari doonto liano biyaha iyo laydhka Itoobiya ayaa siisa Jibouti.
MM INTERVIEW WAS ONE SIDED POINT OF VIEW. THE PROFESSOR WAS VERY OPTIMISTIC AND LACKED CRITICAL THINKING tools, HE AVOIDED REGIONAL GEOPOLITICAL DIMENSIONS like the MOU a strong issue and epicenter of the regional problems. Interviewer Mohamed was asking feeding questions rather than giving chances for the obstacles may meet the newly elected president. Just a simple comment for future platforms
ABSOLUTELY! ILIG ONLY ASKS SCRIPTED AND PREDETERMINED QUESTIONS ALL COMING FROM WADANI. HE ONLY PUSHES CERTAIN NARRATIVES THAT SOOTHES HIS MASTERS FAAQASH BECAUSE G21 ARE THE MAJOR SHAREHOLDERS OF THIS CHANNEL. HE THINKS HES SMOOTH BUT ANYONE WITH CRITICAL THINKING KNOWS THIS IS PROPAGANDA CHANNEL THAT ATTACTED THE PRESIDENT AND DID CHARACTER ASSINATIONS AND SO ON
Hadii uu MOU da ka noqdo, Cirro weey u dhamaan doontaa, waa in Safar kiisa ugu horeyaa uu Ethiopia teggo. Ethiopia waa dalka keliya ee aanu xidhiidh wanaagsan laheeyn ilaa xiligii diyaarada na lagu garaaceye. Waa mesha bacmushtarku nooga yimaado.
waxaad tahay qof aan wax badan ogayn 1. Hospital military iyo police wuu jiraa 2. shaqo qaran ayaa jirta 3. dagaal soceeye maaha ee maamulks somaliya iyo dawlado kale ayaa somaliland ku soo duulay 4. ilaa ictiraaf yimaado maah in dastuurka la furo waayo maamulka xamar waa wuxuu donayo ee aanu dastuurkooda ilaa iminka provisional u yahay. arinta ethopia wadani ayaa wax yaabo aan suurta gal ahayn u balan qaaday taasina umada somaliland ma aqbali karaan taasina waxa weeye inay dakad kale siiyaan siday berbera uga maarmaan, 100 yrs laga kireeyo, ictiraafka la dhaafo. taasina ma soconayso
Shacabka beenta ka daaya wafdigii Ethiopia aya visihii loo diiday dhulka soo maray si ay Mw Ciro ula kulmaan ugu horeyn wa in la xaliyaa arinta Somali iyo Somaliland wadan an la aqonsaney cidna lacay iskama gelineyso
@@ayaanibrahim8735 BEENTA JOOJI WIXII DHACAY DOORASHO MAYAHAYN EE AFGAMI AYAY AHAYD. DHAGAYSO PRO SAMATAR DAWLADO BADAN AYAA MEESHA LACAG KU BIXIYAY MARKII LA ARKAY INUU PRESIDENT BIIXI QADIYA SOMALILAND UU KU ADAG YAHAY. KOMISHINKA 5 MILLION AYAA LA SIISAY. MARKAA MADAXWEYNE WAX BADAN AYUU ASTURAY LAAKIIN TII ILAAHAY WAY SUGAYSAA WAAYO UMADA SOMALILAND QOFKII XAQA EE AY DOORATAY WAA LA KHIYAAMEEYAY OO NIN DAWLADO KALE WATAAN AYAA LA DOORTAY
Waar ninkani waa dhaxal gale inoo ilaaliya thanks ali zaki❤ thanks mmtv iyo ilig❤
Asc ma ninka ilaabay inuu kulmiye joogo ee u qaatay inuu kulmiye dhacay mucaarad nimo xooga ayuu kala hor iman karuu haduu madax waynuhu wax il duufo
ILIG WAA NIN U SHAQEEYA FAQASH IYO NISA, WAANA NINKA PROPAGANDA CIRO KA SHAQEEYA
Long live Somaliland ❤ you from Kenya 🎉
madax wayne ciro allah xilka ha kuu fududeryo
Amiin yaraabi 🤲🤲
Ameen YAAA RABI CAALAMIIN ❤
Maash allaah alle haku asturu xiĺka
Horay u soco wariye. Maxamed ilig👍👏👏
Thanks dr. Zaki❤
Madaxwaynaha Allaha ku asturo xilka
Mmtv jir oo joog
Very interesting interview Weldon wisdom attain thanksvm WA Bilahi Tawfiiq.
Dastuurfuur after re-recognition.
This communique interview Weldon wisdom attain thanksvm WA Bilahi Tawfiiq.
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND INSHAA'ALLAH KHAIR CIRO WA HOGA MIYA WANAG CHANCE HA LA SIIYO WA LAGU DHAG I HAVE INSHAA'ALLAH KHAIR ❤❤❤
MashaAllah well done sifiican bu u Hadley
Masha allh ninkaasi waa aqoonyahan buuxa waa dadaka qarankani u baahanayahy
guul qaranka soomaaliland
Maasha allaah aqoonyahan
Alle ha ku asturo xilka❤
Well Said👍
Madaxweynaha Ilaahay how dooro kuwa karti iyo daacad leh oo la shaqeeya. Aamiin
Great points
Hogaamiye degen oo dad isku wadleh weeye allaah haku asturo xilka loo doortay aamin aamin raacay
Amiin Insha Allah ilahay uu ku asturi
7 SANO AYUU DADKA CUDUR, CUNFI IYO KALA QAYBIN KU WADAY, OO AHLU NAAR IYO CAY HABAAR SUBEER AWAL IYO MADAXWEYNAHA KU HAYAY ILAAHAY DAALINKAN HAKA QABTO. SUBEER AWALNA WAY OGYIHIIN WIXII UU SAMEEYAY EE HABLAHOODA, DUMARKOODA, RAGAKOODA WEERARKII LAGU SOO QAADAY.
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Allah akbara
Cabdiraxamaan daacad❤❤
الانتخابات كانت قبليه وليس حر وديمقراطية وصوريه
Bonnes idées et bravo à mmtv
Fariintaad nagala bakhayshay googlekaa noo turjumay 😂😂😂😂😂
Beesha caalamka waxa somsliland baray waa muuse biixi cabdi waana madaxwaynaha aqoon siga iyo jiritaan keena meelfog gaadh siiyay
Alle haku Asturo Xilka
Saxaafad. Dhab ah weeye ilig saxaafadu waa inay wax dhistaa. Aad bad u mahadsantay wll ilig
MAXAKAMADAHA WAX HALAGA QABTO OO CULIMADA GACANTA HA LOO GALIYO IYO QODABKA KU QABSI KU QADIMAYSIDE ARINKAAS QURBO JOOGTA AYAA LOO SAMAYSTAY
Emptiness...
Aqoon yahan caqil furan asc
Walahi kani wa khabir rasmi ah
Kugu maalnay
❤
AFGAMBI AYAA SOMALILAND KA DHACAY NOV 13, 2024 DOORASHO MAY DHICIN. 5 MILLION AYAA KOMISHINKA LA SIISAY SIDII UU BEENTA UGA SHEEGO NATIIJADA.
Waxaak fiiciin shiirka tarnaade
TAASI MAAHA FURSAD IN BOQOLKIIBA UU LIXDAN EE WAA CAQBAD
Dastuurfuur prior full re- recognition J'SLN proper not realistically feasible principally.
Somaliland guul iyo goobanimoo
MM TV howlwayn hayaa
Warshada Berbera sement ayaa kow ka ah wax yaabaha baahida loo qabo bilaacalaykum waxbadan ayaad taabatay wl qofku markuu sidacada oo positive ah ufakirayo
Niyow aqoonsi hayno danbeeyo ee dadkeena aan dhisno aqoon ahaan waayo qabyaalad ina ragaadisay jamacadaha iyo schoolska awooda hala saaro
Aad iyo aad sxb.
Wariye ilig wuxuu u qalmaa in award la siiyo kaalin mug iyo miisaan leh ayuu ugu jiraa horumarinta dalka somaliland ❤keep going bro the sky is the limit ...
Asc kkk waxaabay ilawsan yihiin kulmiye inuu mucaarid nimo xooga kala hor imankaro hadii madax waynuhu wax il duufo
@@MaxamedCismaan-gn7gb ILIG WUXUU U SHAQEEYA WADANI IYO FAQASH
ILIG WUXUU SHAQEEYA FAQASH IYO WADANI BEENTOODANA WAR AYUU DADKA UGA DHIGAA LAAKIIN WAANU LA SOCONAA
Kkkk kalsonida Shacabka Somaliland maha ee waa kalsoni CADAWGA Somaliland.
Ictiraafka Somaliland albaabka ayuu yaalaa khaasatan MOUga oo dhaqaalaha Somaliland na wax weyn ka bedelaya markaa kolay maanta shirka uu la shiray madexweynaha iyo saddexda dhardhaar ee kale gudoomiyaha golaha guurtida, ka baarlamaanka iyo maxkamada sare madexweyne Biixi wuxuu uga waramayaa siyaasada arimaha dibeda iyo MOUgu halka uu marayo waana markhaati markaa Ciro si ictiraafku u hirgelo waa in uu fuliyaa kadib waxa si sahala u soconaya wadamada Africa iyo Yurub iyo Maraykan hadiise uu Ayga Jibouti iyo Cadowga Somalia u gacan galo ha ogaado in INTIFAADA SHACBIYA LAGU SAMAYN DOONO aakhirana loo diri doono, MOUguna waa la mid hadii uu ka warwareego macnaha Jibouti ayaa soo fartay xidh Berbera iyadoo macmiilka keliya ee uu leeyahay Itoobiya tahay Itoobiyana ay cidhiidhi saari doonto liano biyaha iyo laydhka Itoobiya ayaa siisa Jibouti.
intaad badan ka baxaan
ka hadla dhakhtarka
weyn 99% hal reer
si sharci daro ah
loo shaqaaleeyey
Talo wanaagsan
Weeye
Dawladaha hoose halkbo oo ayau qalab ayleeyiin hasoo gataan ayaan odhanlahaa la
MM INTERVIEW WAS ONE SIDED POINT OF VIEW. THE PROFESSOR WAS VERY OPTIMISTIC AND LACKED CRITICAL THINKING tools, HE AVOIDED REGIONAL GEOPOLITICAL DIMENSIONS like the MOU a strong issue and epicenter of the regional problems. Interviewer Mohamed was asking feeding questions rather than giving chances for the obstacles may meet the newly elected president. Just a simple comment for future platforms
ABSOLUTELY! ILIG ONLY ASKS SCRIPTED AND PREDETERMINED QUESTIONS ALL COMING FROM WADANI. HE ONLY PUSHES CERTAIN NARRATIVES THAT SOOTHES HIS MASTERS FAAQASH BECAUSE G21 ARE THE MAJOR SHAREHOLDERS OF THIS CHANNEL. HE THINKS HES SMOOTH BUT ANYONE WITH CRITICAL THINKING KNOWS THIS IS PROPAGANDA CHANNEL THAT ATTACTED THE PRESIDENT AND DID CHARACTER ASSINATIONS AND SO ON
Adeerkaa Ciro u sheeg hadii uu ka warwareego MOUga waxaanu samayn doonaa INTIFAADA SHACBIYA guriga ayaa laguugu soo geli AAKHIRO AYAA LAGUU DIRI, Hadii aad ku socotana waa lagula shaqayn adaa colaad iyo nabad gacamahaaga ku haysta ee kala dooro ma doonayno wadahadal ma dhalays ah oo Somalia kolba riwaayad been ah noogu dhigto 12 sanadood waxba lagama hayo markaa iska iloww Somalia iyo Jibouti waa cadowga Somaliland.
Dayn xaddhaafa yuuna lawareegin
waxyaabaha looga baahanyahay madaxweynaha.
1. Dastuurka qaranka Jsl waxkabadal kusameeyo
2. Qadiyada bada vs Ethopia
3. Dagaallada socdey oowada hadal lagu dhameeyo
4. Arinka ictiraafka JSL
5. Magacaabista dadmisaan leh ooxilkeedo kasoo baxaya
6. Hirgalinta hospital military, police
7. Kor uqaadista mushaharada ciidamada qalabka sida
8. Shaqa Abuur dhalinyarada loosameeyo
Hadii uu MOU da ka noqdo, Cirro weey u dhamaan doontaa, waa in Safar kiisa ugu horeyaa uu Ethiopia teggo.
Ethiopia waa dalka keliya ee aanu xidhiidh wanaagsan laheeyn ilaa xiligii diyaarada na lagu garaaceye.
Waa mesha bacmushtarku nooga yimaado.
@@halimamumin3643 Ethiopia QAadka ka yimaade Khamriig iyo Drogade dalku inuu isku kaleasonado
Iyo isalawaynidu WAA UU shaqynetd
Dadkuu iskuu kaleesoni buuxu
Ethiopian WAA cadoowo aada UU xuun OO Somaliland iyo Somalia
Kalee jecleyan Ethiopia MOU in kalebtoo OO UU Meel IskA sareoo
waxaad tahay qof aan wax badan ogayn
1. Hospital military iyo police wuu jiraa 2. shaqo qaran ayaa jirta 3. dagaal soceeye maaha ee maamulks somaliya iyo dawlado kale ayaa somaliland ku soo duulay 4. ilaa ictiraaf yimaado maah in dastuurka la furo waayo maamulka xamar waa wuxuu donayo ee aanu dastuurkooda ilaa iminka provisional u yahay. arinta ethopia wadani ayaa wax yaabo aan suurta gal ahayn u balan qaaday taasina umada somaliland ma aqbali karaan taasina waxa weeye inay dakad kale siiyaan siday berbera uga maarmaan, 100 yrs laga kireeyo, ictiraafka la dhaafo. taasina ma soconayso
@@hanalander aadiguu Ethiopia baa Tahay
Somaliland gamceehade iskaam jeeryso
MA WALAWEYN FAQASH REER SOMALIA AYAAD TAHAY WAAKAN AFKA SOMALIGU KUGU ADAGE? ETHIOPIA WAA SAXIIBKA UMADA SOMALILAND WAA WADANKII UMADA SOMALILAND BADBAADIYAY MARKAY FAQASH XASUUQA DADKA KU SAMAYSAY. AAMUS MUNAAFAQ
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
🤣🤣🤮🤮
Waxaan kugujeclaaday kelmadii aadwaydiisay ciro 2did sano ee madax waynayashihore korodhsan jireen makorodhsaysa ayaadkutidhi
mmtv waa fake news
waxayna aqoon u
laheyn ayey cirona &
taageerayaashuna waxba ka
dhegeysan maayaan
Caqli wanaagsan ayaad ku faalaysay
Hurdaaye la taliye u noqo nin wax kala garanayaad u eg tahaye
Asc ninkan faalada bixinaaya waxbaa ka khaldan waxaanu ogayn in xisbigii kulmiye uu joogo oo aanu dhicin uu kalo hor imankaro dawlada mucaarid nimo xoogan
FAQASH PROPAGADA CHANNEL. ISKA WADO SHAQADA BEENTA AH WAA LAGULA SOCDAA INAAD BEEN IYO PROPAGANDA AAD CIRO IYO WADANI KULA SOCOTO.
Shacabka beenta ka daaya wafdigii Ethiopia aya visihii loo diiday dhulka soo maray si ay Mw Ciro ula kulmaan ugu horeyn wa in la xaliyaa arinta Somali iyo Somaliland wadan an la aqonsaney cidna lacay iskama gelineyso
Isha xaasidka Allow naga leexi waar mansha Allah tabaraka Allah dheh 😂😂😂
Adeer lacag baa lagu doortee ruñta sheeg
waa runtaa. propaganda ayay hayaan
War somaliland dal ma ahane jooog hadane waxaad dhahoosid fiiri madax weyene kulahaa yaaaab wlh
ciil Qabe😂
Adigu waxa aad dowlad u taqaano adigaa yaqaan, laakiin Somaliland waa dowlad aan caawa ku haysto *amni iyo adeeg dhamaystiran,* taas ayaan u aqaanaa dowlad❤ alxamdulilah
Asc maxaad uga xaasidi wall sawtaa somaliland dawlada ah
walawayn faqash iyo maamulka xamar ee amison u taliso ayaa dawlad ah miyaa qadadwayn. iska xoree amison doofaryow
war cidna ma dooranee wax baa la khalday
WAR IS KA AMUS SOMALILAND XASID IYO MANGAB UMA BAH NA WA MID WA QARAN WA DOWLAD
WAA RUNTAA AFGAMBI AYAA DHACAY. PRO SAMATAR WAA KII SHEEGAY EE DAWLADO BADAN AYAA LACAG KU BIXIYAY IN LA DOORTO KOMISHANKA 5 MILLION AYAA LA SIISAY