DENI baa qaldan carurtaba ka caasiga naqdaa aabihii aqalku ka saaraa wayo qof ka weyn shacabka somaliyeed ee isaga uun is arka waa wiil aabahii ka weyn kaasina garo waxu yahay
Comments kayga waxaan wada og nahay in uy Nas,uulka yahay Saciid Dani wax kasto oo ay heli lahaayeen asaga ayaa sabab u ah. Marka way diista Saciid Dani ayaa idinku fadhiyo oo afka u dhigtay lacagihii hore oo ay dowlada sii say maamulka Budkaan.
kiiskii sayid cali ku eedaysnaa maxaa loo siyaasadeeyay waxaan ognahy in ay maxkamadihii oo dhn is kuraaceen in tiirka la taago markaa xagee ku danbeeyay
deni wa laga gardaranyahay waayo muuse ba dowlada way ishayan hadana deeqi kaxanibna oodhan wa loo soo daayay marki u duqeynayay lascaanod wana dembi weyn in xasan qayb ka ahaa xasuuqi lascaanod
Waa run Subxaanallaah dadka yaan la kala dilin dowladu way dadaalaysaa
Saxiix alx wadan keena waa qani ee cadawga alaha naga qabto. Xamse waa run sheeg maansha allaah Guuleysta gebigiin inta daacada ah oo Somalinimada🇸🇴 jecel Soomaali waa mid ☝️
Deeqa waaya waar shaqaysta
Soomaaliyeye caawimo uun ha suginee
Baryo bini aadam laguma dhergo
Xamse waa runtii dine wuxuu doonayaa lacag isagu uu cuno muxuu macalimiinta mishaarka helaysa ugu diidanyahay
❤❤❤❤
Meel rw loo diiday maxaa mashaariic laga fuliya kuwaas ma xishoodan
RW xamse hal yay baa tahay qaranimadu ku wayn tahay wixii ku necebna isaga salka dhulka ku dhufan dona inta wanaaga jecel baa ku jecel ❤❤❤❤❤
Miskiin xamze mamule dugse hoose xita uma qalmo ee munafaq xasan in lala xisaabtamo soon or later!!
Takale anigu waxaan soojeedinayaa inaan doorasho laqaban waayo dawladkastaa oo timaada iyadoon miyirsan ayay kabaxaysaa
Deni waxu yiri tayda an heysto qof ila qaadaneysaa majirto hadu yahay re garowe ma siinayo hadana dowladan lacag iyo ka donaya hay, ado waa qalad weliba caqligu diidayo cashurtii bosaso asaga goni u cunaya waxba kuma darsanayo somali hade afdub bu ku heysta shacabkiisa lakin dowladu waxey u tagantahay somali ogol wax wada qeybsi dani haysku filado asagaba shacabka ku dagaanka ah ay cunayan daalimnimadiisee
Kan badihiina iibsaday oo hantidii reeer puntland baabi yay?
Dhulkii oo dhan yahuuda iyo imraad keenay, hantidii umadda ku shubay Zambia
Horumar waxaa lagu gaadhi karaa dowladu cadaalada iney kaga bilowdo hadii taa aan la helin iska ilow midnimo
Xamso guul
Doqon somali laan wiilka hawiye waa siiyaa wiilka isaaq adna aayad baad dul dhigtay ma ilaah baad utihiin butilaan aqoon laawe aan kajawaabin meeshii wax lagaweydiiyey
Ninkaan Waa shaqaale u shaqeeya Hawiyaha. Dufoow😊
waarulaw
Anaga lantana waxaidinmasoconayan anaga wanisku filanahay dani bano madaxwayna cidumabahni
DENI baa qaldan carurtaba ka caasiga naqdaa aabihii aqalku ka saaraa wayo qof ka weyn shacabka somaliyeed ee isaga uun is arka waa wiil aabahii ka weyn kaasina garo waxu yahay
Comments kayga waxaan wada og nahay in uy Nas,uulka yahay Saciid Dani wax kasto oo ay heli lahaayeen asaga ayaa sabab u ah. Marka way diista Saciid Dani ayaa idinku fadhiyo oo afka u dhigtay lacagihii hore oo ay dowlada sii say maamulka Budkaan.
Deequhu waa inay kubaxaan macalimiinta iyo askarta laakiin wa in maamulada lasiin lacag cadaan ah
kiiskii sayid cali ku eedaysnaa maxaa loo siyaasadeeyay waxaan ognahy in ay maxkamadihii oo dhn is kuraaceen in tiirka la taago markaa xagee ku danbeeyay
Dani u diidan dadka reer puntland noolaadaan!
Xamse alien 👽 is on the moon again😂
Waxaan Insha Allah dooran doonaa xamze bare. Insha allah
Mudane raysalwasaale dad kuwaasomali ee soomaali noogu sheeg
Mar horaa cidlo laga gurtay,iminkana shakhsiyaad ayaa iibsaday
Walalo waxaas oo dhacan waa runtaa
Adiga hadii xasan kugu shaqaysto reer puntland kuma shaqaysan karo dani yeeli maayo aanku hogaansano lacagta maamulkana lacagtiisa xasan qayb haqaato dani idinka yeeli maayo
NINKAAN XAQA AYUU SHEEGAYAA DAD BAA XAQA DHIBAYAA LOO JOOJIN MAAYO HORAA LOO SOCON
Asc saxiib weeydiiya reslwasare xamse dalka maxa loogu sameeyn layahay lacag shilin somali hawo ayaa na baabiseye
Ra’isaal wasaare, xafiiskaaga ayaa lagugu maamulaa, oo aadan xor u ahayd shaqadaada ee maxaad mashaariic ka qaban karaysaa?!
Dal dadki lahaa mihiimada kobaad qabiil siiyay se ku hagaaga yaa?
Aamxaarada maxaausaariwayday
Waxaan oo dada xaggee buu ka soo aruursaday mudanuhu?!😅
Xamze waa microphone kii xasan
Odaygan qamraysan amadaxwaynalagushagayo aqabariga faganaya anaga waxanomaha
Jazbaa!!!!!
hadad runshegasid caydhi islaanta gurgurte cidkale sadka ugudhib cidanka
ماشاء الله الله يحفظه رايس الوزار حمزه عبد بره
Dadka maakaxda haka xadin waxaad tihiin waa loo jeedaa qaladka waa muqdid
Sho
Dani dhulka lagu jiiday
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Xamse waa runti 100%.
Curadkayga keney duqdhurwaa in ay igucido marxuun xamse
Adiga haday run kaa tahay maad uyeertaan markaad wax qaybsabaysaan
Wall xamar umana bahnin dalkana nagufilan adiga xasan dabadaudhaqa dadakaga kagoday
Hargeysa ma tegi kartid Ra’iisal wasaare, mashaariicdeedana way helaan? maxay kaga suwan tahay, ta Garowe?
Deni ayaad qaldan waayo isagaa iska saraysiiyay dawladii dhexe
deni wa laga gardaranyahay waayo muuse ba dowlada way ishayan hadana deeqi kaxanibna oodhan wa loo soo daayay marki u duqeynayay lascaanod wana dembi weyn in xasan qayb ka ahaa xasuuqi lascaanod
Waxba um diidkartid punt land mana siinkartid jazbow (Narayan)!!!!!!!!!
Dagaalkii Beder mahan mudane
Hadalkas wuxu ahaa dagaalkii Uxud ka dib dhibki so garay muslimiinta
Lkin dagalka beder wayba guleysteene se u dhihi karayeen. ANAA HADA
Cagjar amxari,Ahmed islam duxuleste waa basaas Kenyati.Mantana waa Xamse Marxuum..Si isudama walalyal.Awee Bogortoyadi Ogaden somaliwaynta Cawliyan Rer ayeyo yashey.
xamsow idinka siyaasadeyay oo harti dulmi iyo eex kagalaye midakale puntland shuroodo ad adag hordhigay
Waxaa sax ah sida uu sheegay xanze abdi bare
Waxaad ku hadleyso waa afkii kula jooga
Kkkkkkkk xasan gurgurte sowka islantiisa iyo gabadhisa iyo wiilkisa uxidhay dhaman shaqoyinki dawlada iskahadle xamsaw
Xamze Waxba Kama ogid waxa jirah shaqno ma haysid qof maran baa tahay baq baqani ku shaqeeyah fikirka guracan ee hassan dhiiqo jaale👎👎👎👎👎👎👎👎
idinka diiday marxumyahow