RASMI REYS ISTAQFURALLAH OFFICIAL VIDEO 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2020
  • HEESTII:ISTAQFURULLAH
    ERAYADII:ABDIRAHMAN QOSLAAYE
    LAXANKII:CUSMAN BILE CEMOW
    MUSIC:MOWLID HASSAN FARAH
    VOCAL RECORDING:MOHAMED KADHERI
    VIDEO AND EDITING:AHMED KARSHE
    MARKE-UP:RASMI REYS
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 4,2 тис.

  • @Kabaraayfilms
    @Kabaraayfilms 3 роки тому +1243

    Erayada Codka Laxanka Music Muuqaalka Stylka iyo Quruxda Shax shaxda waa kaalay iska arag asal abti keep going horay u soco

    • @nimconeyruus456
      @nimconeyruus456 3 роки тому +19

      Ani iyo adi barakallah ina Ader ❤

    • @ilhaamomar488
      @ilhaamomar488 3 роки тому +12

      Amantan CID kama Hos qadin intan a qariyayna istaqfrullh 🤣🤣

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 роки тому +10

      WIILASHA SOMALIDU WALEE WAANASAB NASAB DHALAY WELIGAA HADAAD JOOGTID MA ARKEEYSID GABAREEY KALATAGEEN WIL HEES KUSOO KARBAASHAYA

    • @sharafsharaf2336
      @sharafsharaf2336 3 роки тому +8

      @@ashaoali8020 ragu ayaagaa wax xumeeyay khosol beey meel lajiifaan dhariga kuleelka maxaa ka keenay la yiri dabka dumarkana dulmiga lagu la dhakhmay ka kululaadeen

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 роки тому +3

      @@sharafsharaf2336 ANAKA MAXAA NOO DIIDEY INAAN QOSOL MELAJIIFANO

  • @zeynabali8754
    @zeynabali8754 3 роки тому +505

    Dadka intey hees dhageysi u so galaan hadana magaca Alle iyo rasuulkiisa scw ku tuugsanaayo intan arkay istaaqfurallah

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur 3 роки тому +367

    Yaa iigu raacsan in ee qalad tahay in lagu heeso Istaqfutalahah ilaahey nasoo hanuuni 😥 Aamin

  • @nasracabdi3765
    @nasracabdi3765 3 роки тому +335

    Heestan 1m markey gaadho like iisaar iyo coment

  • @iraadfaarax.diiriyefaaraxd311
    @iraadfaarax.diiriyefaaraxd311 3 роки тому +188

    Marnaba ha iloobi saliga nabiga scw scw scw mahadsanid

    • @samsamyusuf7183
      @samsamyusuf7183 3 роки тому

      Scw scw scw scw scw

    • @edebsandumarofficial5283
      @edebsandumarofficial5283 3 роки тому

      Scw scw scw

    • @maizalove4586
      @maizalove4586 3 роки тому

      Calayhi afdalu salata wasalam lkn nabigena zharaf ta leh meelahan oo kale haku xusin intad like raadinyzo ok

    • @dhuhoabdi292
      @dhuhoabdi292 2 роки тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdirizakabdulkadir6151
    @abdirizakabdulkadir6151 3 роки тому +1362

    INTA NABI MUXAMED S.C.W ❤
    LKE SARA

  • @smailhamdi2181
    @smailhamdi2181 3 роки тому +415

    Emmanuelka France cadaabta allha galiyo kusaliya Nabigeena muxamed NNKH ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @phatimalucky3557
    @phatimalucky3557 3 роки тому +186

    Team istaqfurallh ismuujiya😂👌
    Rasmi rays taagero ku ahye

    • @mahamedwaaw5224
      @mahamedwaaw5224 3 роки тому

      Calacaka iskada fanana waa la gursado ma ha wayo mark hore diin male maka daben xadii male

    • @uhdhsjsndnd6077
      @uhdhsjsndnd6077 2 роки тому

      Set edit moh lai

  • @farxiyomaxamed1275
    @farxiyomaxamed1275 3 роки тому +308

    Istaqfurullah intan dhegestay hestan😂😂

  • @roble3260
    @roble3260 3 роки тому +217

    WaX WaLpa waxa ka wanagazan SaliGa Nabiga Scw scw scw ❤❤💪

  • @hamdiesa7708
    @hamdiesa7708 3 роки тому +271

    Rasmiyey ina ader ka meyro wixii kusoo maray never give up my dhiiga hablo is muuujiya rasmi heestan kasoo dhisa tusa dumarnimadiina da awalba uuga dhiidhideen💪💉🙆👑💯❤️

    • @ilhanbintusamatar2247
      @ilhanbintusamatar2247 3 роки тому +2

      Wn jokna qali kaso mayro wixi kuso maray abayo 😘😘😘😘😍😍😅heestu wy igu socota wlh
      Istaqfurulaah intan ku jecelaa been mha

    • @hodanmuuuu3346
      @hodanmuuuu3346 3 роки тому +5

      Waligay gabdhaha wan u hilin jiray lkn istaqfurulah ayan lee yahay wayo inti dad khadra silimo u hiilin jiray halkay ku dhaceen iyo jwbti ay siisay dadweynihi siisay wad ogaydeen marka imdhaha uunban ka fiirina wayo dad is qabi jiray hadana awlad ka dhacayso dhexdoda lama galo

    • @MohamedIbrahim-re4kx
      @MohamedIbrahim-re4kx 3 роки тому +2

      Lanadheere ogaden iyado aha inay lagab gurasata qaladad ah

    • @asmaladan2370
      @asmaladan2370 3 роки тому

      @@MohamedIbrahim-re4kx ma iyadoo inanuu guursaday awalba adeer naag la soo furay ahayd kii ka horeeyay horta soo cay 🤣🤣🤣🤣

    • @kawtharmoumin6345
      @kawtharmoumin6345 3 роки тому +1

      @@MohamedIbrahim-re4kx ogadeen maa laan dherra ah siday geela u ilalinayeen uun by si xun u ilbaxeen langaab foqal laan gaaab😜😜😜

  • @dreamgirl4587
    @dreamgirl4587 3 роки тому +219

    Farxaan ninki u horeyay o laga istaqfrulaysto🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 3 роки тому +19

    Heestan 1m in ay u qalanto like dhac ku sii

  • @mohamedshiine3835
    @mohamedshiine3835 3 роки тому +123

    Heestan inta fahantay inay farxaan ku socoto ama jacaylkeedii hore ee khasaaray like isaaray😂😂🙏

    • @salmasashiya7971
      @salmasashiya7971 3 роки тому

      Ana kula mid ahy 😂🤣 qof kle maku socoto heestan ane mii ex keygah inaa Udiro wae🤣🤣🤣

    • @rushadamaxamed8601
      @rushadamaxamed8601 3 роки тому

      Copy lee waaye heestaan gabar iyo wiil kaga sohoreeyen

  • @beerdilaacshe658
    @beerdilaacshe658 3 роки тому +142

    Igula sali nabi maxamed scw❤❤❤❤❤❤❤

  • @deeqoxasanshiikh2891
    @deeqoxasanshiikh2891 3 роки тому +11

    Plz wll rasulkeena mel hees ka daran thy ha kuso qorin dadkan xaa ka qaldan like radis ka ah

  • @youssefhashi6575
    @youssefhashi6575 3 роки тому +105

    Awalba waan ogayn inuusan kuu qalmin cidna ma aqoon adigaan kugu baraney horeey usoco Rasmi.

  • @ciiltireboramawi3370
    @ciiltireboramawi3370 3 роки тому +272

    Heestan 1m markey like iisar iyo coment

  • @nabihamohamed1727
    @nabihamohamed1727 3 роки тому +38

    Ya ila arkey iney kaga so horeysay uu isna uso jawabayo weekan inta ila sugeysa jawabtisa like isara😂

    • @shumhaadaadam2538
      @shumhaadaadam2538 3 роки тому

      000000000❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋🙊🙊🙊💯💯💯👏🤛🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️🤦‍♀️

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому +2

    Anaa mugdi guurayoo anbadee istaahil kumaad ahayn ereybee
    Gabadhan sideeda anay igu dhacdey
    Istaqfuralllah intaan ku jeclaa

  • @hamdaquruxhamdaqurux3772
    @hamdaquruxhamdaqurux3772 3 роки тому +7

    Walshey mcn rasmi wankujaclhy runti faraxy igu nolow 550000 markey karto ishlh isar like

  • @alfuruzmediagroup4944
    @alfuruzmediagroup4944 3 роки тому +357

    Hesta waad heshay waqti aad kudawato ee wallow halmar nabiga igula sali dar allena like igu saar

  • @Kulantimes
    @Kulantimes 3 роки тому +238

    Istaqfurulah horey u soco rasmi

    • @cawoismail2892
      @cawoismail2892 3 роки тому +1

      Ilhaaya hakuxafiido aamiin yaatbi mamo ❣💘💞💞

    • @rudoibaraahin3477
      @rudoibaraahin3477 3 роки тому

      Istaqfurulaha horay u soco rasmi rays

    • @adnacali7958
      @adnacali7958 3 роки тому

      @@cawoismail2892 qqqqq

    • @saharadiriye4684
      @saharadiriye4684 3 роки тому +2

      Woow rasmiyeey wxd heli dontaa mid aad kudegto nisha alaah

    • @sirsamale546
      @sirsamale546 3 роки тому +1

      Waadigan leh ..anoo ku ogaa in aad eber tahay rasmi indr ninku bilaa Gus buu haaa waadin eber ku tilmaamee🤣🤣

  • @ramlaos9855
    @ramlaos9855 3 роки тому +48

    Farxaan dhago Wayne uff caleeg. Kuma qalmo waxasi.🗑🤮🤮 Queen Ramsi.❤️

  • @akae5153
    @akae5153 3 роки тому +69

    ilaahoow yaan layga istaaqfuralaysan😂

  • @andregamming3536
    @andregamming3536 3 роки тому +215

    Hadaad Layaabtay weerarka ka dhex socda malmahan fanka like saar 😂
    Balbalarka iyadana ALXAMDULILAH ban kasugaynaa 😂

  • @kowsarkalif8948
    @kowsarkalif8948 3 роки тому +67

    I Can Feel her Pain oh Nin Somali Ma Xishootin uf Dumarkiina odhan Waa Wada Heartbreaking

    • @zu7729
      @zu7729 3 роки тому +4

      Naag Somali Cabasho iyo calaacal madeyso war naagta somali e la xumeeyay ma ajnabi ba laga raacay adinkaa ninka xaaska leh xubiyow ugu yeera si ow xaaskiisa u naco dumarka somali waa kuwa ugu damiirka xun Hasha iyadaa geela cunta hadana cawaada

    • @kowsarkalif8948
      @kowsarkalif8948 3 роки тому +7

      @@zu7729 No anaka Ma calaaleno ee Idinka ayaa niman Masuul iyad Sarantahy uma dhaqntaan waan yaabanay 🤔🤔 Shalmad Raac Baan Maqali jiray Waa Kow Nin Somali Dumarka Madhaqi kartaan Maxaad Kalo Aduunka Ka qaban Kartaan 🥴

    • @zu7729
      @zu7729 3 роки тому +4

      @@kowsarkalif8948 Adinka ma xoola tihiin maxaa idin daba dhigay nin xaas leh ma jirto gabar laso qasbay adinka na sasabta wll qali Allaa ku baneeyay iyo beer jilicsi hadhowtana ma harsaneyso ilaa xaaska ki hore waasho Adinka isku cadow eh nin ragah naag kama dhargo
      maskin nacas eh moyaane

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 3 роки тому

      ❤️❤️❤️❤️

    • @umalkhayrahmed1388
      @umalkhayrahmed1388 3 роки тому +4

      @@zu7729 noocasi baa raga ku jiro Allah hakaa qabto dumarka somaliyeed

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 роки тому +52

    Qofkii Rasmi Rays kuu bixiyay marka aad dhalatay iyo maalikii uu allah qadaray in aan farxaan nolosha wadaagtaan oo hadana kuu qorneed in calaf ku dhamaado xaqiiqdii waxaad mooda magacaaga inuu yahay mid ka reysata murugada kusoo martay heestana waad la heshay runtii aad iyo aad sida aad filanaysay oo aad garabkiisa ugu noqotay in aad raga soomaliyeed saygaagu noqdo Midkii ugu sareeyay si kal iyo laab Qalbi furan ugu aamintay naftaada iyo noloshaada ogow waajibkaaga ayaad gudatay ee wixii tagay qalbigaaga Yuu wax yeelin wali waxaatahay gabar queen ah nolosha farxad ku noolow ❤️❤️

    • @nimcodagan9582
      @nimcodagan9582 3 роки тому

      U UUUUUU UUUUUU UUUUUU UUUUUU UUUUUU UUUUUU UUUUUU U

  • @Update_ka_maanta
    @Update_ka_maanta 3 роки тому +69

    HEESTAN INY KALA KACAYSO MA ISKU RAACNAY

  • @zakigafane4833
    @zakigafane4833 3 роки тому +30

    Haweenkeena somaliyeed ma jecla inay Reerkeedu ka burbura ama la furo Wiilasha somaliyeed waxan ku leehay Haweenka somaliyeed ilaaliya Walalayaal Aniga imika Guursanaya isha allh waxan isleehay Sidii walasha ama Habrayartaa Iyo Dadkiina Loo qabay Uqab si sharaf iyo maamuus leh Heestani inay farxaan ku socota ma cidnaa muran ka qabta
    Thanks ❤

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 3 роки тому +1

      Msha allh rbi hku sharfo saki ragu isku mid m aha mid raganimada ragga meel kga dhaca waa jiraa o hdaa dumr nahay xumaanta nala jecel rbi haso hnuunsho wiilashena somaali🇸🇴❤💋

    • @deeqoqaasinxasan4112
      @deeqoqaasinxasan4112 3 роки тому

      Mash allh wiil iga dheh

    • @rahmacadey7881
      @rahmacadey7881 3 роки тому +1

      Il bil adan ilahy haka hayo,qoralka marka aqrinaye rago dhan sidan mxe u ahan wayen ayan niyada iska dhahay lkn masha Allah kama hilmamin, midka ani i qabo aya dawecad xun, furin ku dagdagayo marka niyada ayan ka hadlay , ila bil adan ilahay haka hayo ilahay haku dhowro reerka reer waligis dhisnada ilahay hakaga dhigo, qof idin sadaxeyo ilahay idanma tuso, Aamiin

  • @muqdishomedia1219
    @muqdishomedia1219 3 роки тому +20

    Ereyada ubaahan in si gaara loofasiro:
    Anoo ku og inaad eber tahay: farxan.
    Istaqfulli intaan ku jeclaa :micnaha waa ka towbad keenay jaceylkaaga.

  • @nimconeyruus5354
    @nimconeyruus5354 3 роки тому +30

    Rasmih wahkabaxsatay hestah wlhiih Masha Alaah ❤️🤣

  • @maqriblabisteofficial
    @maqriblabisteofficial 3 роки тому +185

    *Ku Muuji Halkan Jacaylka Aad Uqabto DiintaDA islamiah Iyo Nabiyullahi Muxamed Aakhirul Ambia_____(N.N.K.H) Wll IGuLa SaLiYa Xabiibuna Muhamed scw________Wll Waxan Ka Codsanaya Inad Subscribe Isaarto Wa Codsi Keliya Kuma Amrayo Ani_____MaHad Sanid Wll🙏❤*

  • @queencaddey720
    @queencaddey720 3 роки тому +49

    Kkkkkk dhulkaan jiifaa istaqfurulaah intaan ku jeclaa Like isaara asxaabey 2020 Nin Majireee 😜😂

  • @sahamafgooye929
    @sahamafgooye929 3 роки тому +7

    Yaa yiri caro waa nabaad like somaliye 😍🤩😘

  • @mohaamin6192
    @mohaamin6192 3 роки тому +57

    The word "Istaqfurullah'' is not intended in the music bcz it mean 4gve me god ,so ur contempting to God " u better pray nd repent instead

  • @mohamedmohamoud1696
    @mohamedmohamoud1696 3 роки тому +32

    Rasmi reys inta dar alle isaga jecel ismuujiya💙💖😍

  • @intisarm6014
    @intisarm6014 3 роки тому +130

    I never suspected this between the two people I most respected them instruct my heart this is happening I don't know what to say all I know my experience life's not easy but all I know Somalian copper why they don't try hard enough save their marriage they know how to say I love you but they don't want to do the job this is broken my heart when I see another young couple going Separate Ways in short.. time
    This is my advice to the Young Generation please don't get married where are you know you're not ready always innocent children pay price that's not fair I hope you guys know mad at me and be honest🧸

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 3 роки тому +1

    Nacas nasiib ma leh ma gabadhii sidii la ogaa u sidey ayuu xumeeyey
    Rasmi waxan taagero ku noqdey markuu inaderkey ku xumeeyey waxanan ku leeyahay waxad tahay naag nool ee waad helasaa mid ku qalmo ❤❤❤❤

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 3 роки тому +137

    Ninka xumi waa wax jacaylkiisa laga toobad keenaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hanadtaariiq34
    @hanadtaariiq34 3 роки тому +30

    Inti fahanty qofka hestan loola jeedo like isaara 🏃‍♂️🤣🤣🏃‍♂️

  • @dagan1586
    @dagan1586 3 роки тому +180

    Istaqfurrullah farxaanow intee gabadha ku jecleyd majo yarow ebelna uma qalmin umada jab yare
    🤪 qaraarkeyga said waye miya necbiya nin gabar xumeyo from muqdhisho cadey🇸🇴❤

    • @farhiaalihassan202
      @farhiaalihassan202 3 роки тому +1

      😁😂😂 saaid waaye qaraarka liin dhanan qaso😂😂😂😁

    • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
      @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 роки тому

      Hhhhh

    • @bellaomar3634
      @bellaomar3634 3 роки тому +2

      Hadi isagu mijo yar yahay tana wa 200kg iyado nairobo dhilo ka ah ayu asturay wakase hada nin wax ha ku falo bashan calosha waynle 😂😂😂😂😂

    • @farihafiona8419
      @farihafiona8419 3 роки тому

      Allla wlhi gabadh ninka xumeeya rajo mle wlhi

    • @dagan1586
      @dagan1586 3 роки тому +1

      @@farhiaalihassan202 ma aragte horto😂

  • @faahiyeofficialchannell7982
    @faahiyeofficialchannell7982 3 роки тому +68

    never look ur past huuno that was wrote from alah abayo just go foword and move on

  • @umuanisa8744
    @umuanisa8744 3 роки тому +34

    Sis gabadh karti iyo caqli qurux iyo qiimo ku darsatey batahy masha Allah, marka raga qaar strong women ma yaqanan sidey u heystaan mashaallah keep going gorgeous girl,

  • @zeynabzaad9828
    @zeynabzaad9828 3 роки тому +101

    Ninkii naag saan u qurxan oo ogadeen ah heley hadii uu xumeyey istafurulaah

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 3 роки тому +8

      😂😂😂😂😂😂 nasiib bdanaa oo nasiib daranaa ninkaas

    • @yahyamohamed610
      @yahyamohamed610 3 роки тому

      🤣

    • @YahyeSalebanmuse
      @YahyeSalebanmuse 3 роки тому +3

      @@beerluula2390 😂 naagaha may ka god macaan tahay adeer adiga haday kaa fiican tahay hablahoo dhan kama fiicna

    • @farhiyol6567
      @farhiyol6567 3 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣istaqfurulaah 🤣🤣🤣

    • @munirabdirahmanofficial2331
      @munirabdirahmanofficial2331 3 роки тому

      Marka Hore lama guursdo Gabdha fanaanda Wll walhy

  • @war-shubotv1278
    @war-shubotv1278 3 роки тому +78

    Baqiilku ha iska maqnaado waxaa iga badan adiga qalbiga iyo gacmaha furan ee qorolkeyga aqrinaayo oo hal subscribe isiiya! Thnks

  • @slimes4407
    @slimes4407 3 роки тому +10

    She’s so strong and queen I love ❤️ rays because of u I’m move to Kenya 🇰🇪

  • @najahahmed5854
    @najahahmed5854 3 роки тому +14

    Rasmi is back with a bang keep moving forward sis😊

  • @SHUTTERCOMEDIAN
    @SHUTTERCOMEDIAN 3 роки тому +253

    Istaqfurullah😂

    • @Huskajr1
      @Huskajr1 3 роки тому

      Mr biithare nio gurso😂😂😂

    • @ramlailmi
      @ramlailmi 3 роки тому

      @@Huskajr1 😂😂Atawezana kweli

    • @ridwaanqaaliridwaanqaali8645
      @ridwaanqaaliridwaanqaali8645 3 роки тому +1

      Wajega iska halesay farah Allí 🔥🔥🔥

    • @Huskajr1
      @Huskajr1 3 роки тому

      @@ramlailmi 😂😂😂😂😂anaweza

    • @caashaaxmed8624
      @caashaaxmed8624 3 роки тому

      Ooo ma waxaan la odhanbaa🤣🤣🤣🤣

  • @mariahassan5125
    @mariahassan5125 3 роки тому +113

    Anaga xita intan aminay inu nin fican yahay istaqfurullah🤣🥰

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 3 роки тому +14

    Waarunoo isagoon uqalmayn Baad Mobilka Iyo laptop 💻 Ku waashay Imikana Yaan Lagaa Dareemin Gacalo

  • @abdirahmansalat9745
    @abdirahmansalat9745 3 роки тому +6

    Very strong women, keep it up!

  • @engnuradin4228
    @engnuradin4228 3 роки тому +79

    ISTAQFURALAH MARKAAN MAQLAY WAXAN MOODAY INAY FANKA KA BAXDAY 🤣🤣🤣

  • @NimairaNoah
    @NimairaNoah 3 роки тому +182

    ERAYADA
    *Rabbaa oge waan ku aaminayoo
    Rabbaa oge waan ku eegi jiree
    *Wallaw ordijiray ayaamo dartaa
    Inaad ragga dhaafto aad ujeclaa
    *Wallaw aragtida indhuhu tabayeen
    Indhigu tabayeen
    *Adoon uqalmaynin ammaanta badshoo
    Anoon ku'ogayn inaad eber tahay
    Astaqfurullah intaan ku jeclaa.
    ___________________________________
    *Anaa mugdi guurayoo ambadee
    Istaahil kumaad ahayn eraybee
    *Ishaa qaladka leh ikaa tustayoo
    Iyadoon ku aqoon aayar bogatee
    *Cishadaan ku arkaan ayaan-san ahayn ayaan-san ahayn
    *Adoon uqalmaynin ammaanta badshoo
    Anoon ku ogayn inaad eber tahay
    *Astaqfurullah intaan ku jeclaa

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 3 роки тому +2

    Masha Allah very beautiful Rahma Rays awalba Kaas kuuma qalmin dhoocil buu u ekaa hore u soco Nin ha u jabin you are the Somaliwood star ⭐️⭐️⭐️❤️❤️

  • @inaxeef4655
    @inaxeef4655 3 роки тому +10

    Inay tusbax soo qadato miyanay kuso baxden intay ledahay istaaqfurlaah intan Ku jecla intii ila fikiraH like😃😃

  • @fatumishbbeiano6577
    @fatumishbbeiano6577 3 роки тому +38

    Farxan lagu wada inta fahansn like🤙😂😂

    • @Sumayawan
      @Sumayawan 3 роки тому +1

      Asc abayo subscribe ii saar adikoo mahad san

  • @abdikhafaradan7538
    @abdikhafaradan7538 3 роки тому +71

    Iam from sudan..i don't understand single word but what an amazing voice and i lov somali peoples....ar aniga Somali waa🤣 nagtan in ad farxan sofuri xitaa war wan kahaya ee liketa iskasar nh...astaqfurallahi 😝

  • @fouziyacomedian2144
    @fouziyacomedian2144 3 роки тому +2

    Wallahi. Dadangu. ANASema ukweli. LAKINI. NI PAHATI KOPATA. MANAUME MZUURI LAKINI. DADANGU. AKO SAWA DADA ENDELEYA MAISHA YAKO KWA SASA
    USIKOWE. HARAKA. KUELEWA. MAMA ouliya. KIDUGU

  • @zuhuuryusuf639
    @zuhuuryusuf639 3 роки тому +1

    Waaaw my Queen rasmi reys heestan qofkii fahmi Kara fahmaayo barteydii ayaad dhigtay keep going my dear sister

  • @wanaagaqoyska7887
    @wanaagaqoyska7887 3 роки тому +117

    Wowww m sh Allah gabadheena Rasmi Rays ilahy hakama dobeyo fanka Wixii qalad kagalay Cafis Samir ilahy hakasiiyo Walashay Quruxay Nolow 🥰 Nin wacadaw La isma siiyo 😭 Heestaan Erayada ujedaa 🤦🏻🤲 Alow amuraha Nosahal 👏✊ Nolow *Rasmi Rays*

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 3 роки тому +1

      😂😂😂😂😂🤣🤣 cadi ayay ula dhacdey Farxaan mijo yare🤣🤣🤣

    • @shukrisharif8714
      @shukrisharif8714 3 роки тому +1

      @@bilicdumar7403😭😭😭😭😭😭😭😢

  • @ummuzaapir3276
    @ummuzaapir3276 3 роки тому +57

    🤗🤗waxaan maqli jiray istaqfurallaah islaaan badhi weeeyn 🤗🤗🤗😂kep ging rasmiyey

    • @sabrinaluuna2869
      @sabrinaluuna2869 3 роки тому +1

      😂🤣🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂wale wabalayo

  • @ifrahali1070
    @ifrahali1070 3 роки тому +1

    Fanka qabiil ma leh Viva rasmi raays

  • @bellamkonda8610
    @bellamkonda8610 3 роки тому +5

    I really love this song

  • @khadrahassa321
    @khadrahassa321 3 роки тому +8

    Kaliga meehee dad badan baa istaaqfurlaa intaanu jeclayn aan leenahy ❤️😂

  • @SucaadY
    @SucaadY 3 роки тому +209

    Inta Rasmi Sharaf La Jirta Like I saara Nacala Sheydan Ku Yaale😂

  • @abdisamedcawleed4323
    @abdisamedcawleed4323 3 роки тому

    Aaaaaax wll rasmi rays Insha Allah istaaqfurulaah da alxmdulilaah baa ku xigi

  • @ahmedmusesoyal5958
    @ahmedmusesoyal5958 3 роки тому +1

    Dadka qaarkii waa ahlu shar aan diinba wax ka aqoon, meelaha heesaha iyo niikada intay yimaadaan ku leeyihiin Ku salliya Rasuulka (Csw), waxaa laga yaaba meel kitaab iyo xadiis lagu haayana in uusan waligiisa daawan ama uusan comment ka bixin, Rasuulkeenna Sharaf iyo karaamuu naga mudanyahaye kaddaaya meelaha baqtiga lagu haayo si aad comment u heshaan ama like ayaad waxaas u sameynaysaan.
    Waxaa kaaga habboon inaas erayo waano ah iyo naseexayn soo qortaa laakin adoo like raadis ah magaca Suubanaheenna haku qaraaban dulli baad tihiine.

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 3 роки тому +47

    Adoon uqalmayn amaanta badshoo
    Anoon ku ogayn inaad ebar tahy😭😢
    Astaqfurllh intaan ku jeclaa💔
    Be strong 💪 abyo
    Queen always Queen 👸 💖

  • @wllcuuu187
    @wllcuuu187 3 роки тому +37

    Rasmiyeey xbby waxan talo kugu darsanaya ano walasha ah ooku jecel inaad ganacsi samaysato youtuber kaliyana ahow oo fanka iskada ❤😍

    • @aisha205
      @aisha205 3 роки тому

      Hees ayn so wadaa markey tiri bn intaad aad tiri is iri wlh

    • @beerluula2390
      @beerluula2390 3 роки тому

      Sax wllhi waa runtaa

  • @demxaamlas1516
    @demxaamlas1516 3 роки тому +1

    Woow bagaad cashar u dhigta gabdh nool iga dheh haddii aad rasmi rays taageerto like isii dhaaf💋💋💋istaqfuruallah intaan ku jeclaa

  • @malak4651
    @malak4651 3 роки тому +1

    Rasmi abayo ma ilowdey hadalka aha hada kala tag tan iska daya dhega hadalka firiya wanagi hore awey jeclki iyo wanagi ma ahen hestan in aad so qado xita hada farxan ula jedin in aad iska deyso bey ahed inta ila racsan like

  • @faaychannel4468
    @faaychannel4468 3 роки тому +5

    inta heestan ay qusayso samayna ku ledahay like dhac ii gu siiya 😍

  • @abshirqarni6622
    @abshirqarni6622 3 роки тому +73

    Waxaan sugnaba jawaabti farxaan yare iyo subxanallah🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khadarfunnyofficial7625
    @khadarfunnyofficial7625 3 роки тому +4

    Inti nabiga jacel haku saliso 💕

  • @ninkiiodaygaahaaofficial2813
    @ninkiiodaygaahaaofficial2813 3 роки тому +3

    Xabiibkena Nabi mohamed igula sali wll adoo Raliya

  • @ruqiyohassan610
    @ruqiyohassan610 3 роки тому +17

    Istaaqfurulaah intat jeclayad hada hore usoco ina adertee qaalii,,never give up ,,👑👑👑❤❤we loves you sharaf nd giving you big support 🙏🙏🙏move on Mcnyy,,,blood is thicker than water,,,from garissa cadey

  • @hayatabdalla6389
    @hayatabdalla6389 3 роки тому +12

    Rasmiyey bayo gabar walshy oo abtigey dhalay isku egtihiin wayna iga fogtahay walashayda shamis 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mounibmed4471
    @mounibmed4471 3 роки тому +1

    Bravo 100%👏👏👏👏👏my queequeen 💎💎💎

  • @maryanruun8706
    @maryanruun8706 3 роки тому

    Adoon u qalmayn amaanta badsho anoon ku ogayn inaad eber tahy istaaqfurulah istaaqfurulah intaan ku jeclaa✊🖤🖐keep going sisyy

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 3 роки тому +52

    Ayy Queen Rasmi reys 🥰❤
    Isfaqfurullah iska fahma dee 😂🙈
    hestan caasho bilan iney qady ya og guys 🙋‍♀️

    • @izaagacalo1025
      @izaagacalo1025 3 роки тому +1

      Ani🥺👍

    • @252Qasaalimedia
      @252Qasaalimedia 3 роки тому +2

      Waqal stodio ayaan kaga i midey beb nac nac sidee wax u wadaa wllo 😂ilhy maand ka baqayn😂😂😂

    • @ibrahimabas1580
      @ibrahimabas1580 3 роки тому

      Wasax uma usan qalmin,jeceyl boadowga ilkaha dher

  • @zuhaybmaxamed670
    @zuhaybmaxamed670 3 роки тому +68

    Kkkkkk InGa Buufi Ninka Dhamntenpa ISTAAQ Furulaa ana muzharx ayn ahye🤣🤣

  • @yvngshreezy678
    @yvngshreezy678 3 роки тому +3

    Aa ku salino xabiibkeena suuban nabi maxamed calayhi salam SCW

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 3 роки тому

    Adoon uqalmeyn amaanta badshoo anoo ku ogeyn inaad ebar tahay istaaqfurulah intaan kujeclaa, Waxey kadaaran tahay Caasimada muqdisha Bajaajyadi iyo gaadiidka Dadweynaha intuba Rasmi Reys Reer Xamarku wey Kuwataan Halmar Noo Imow Fanaanad qiimo badan.👈🇸🇴👈🇸🇴🇸🇴👈👈🇸🇴🇸🇴👈🇸🇴👈

  • @gaduudocarwo8026
    @gaduudocarwo8026 3 роки тому +10

    That’s is my grl❤️🔥🔥🔥 rasmi😍😍

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 3 роки тому +57

    Istaaqfurullah inta MB iyo waqti oo nooga kiin baxday 😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @Channel-se2fn
      @Channel-se2fn 3 роки тому +1

      😂😂😂 intaan daacad uqoslay ayan waliba raaci istaaqfurulaah anon is ogeen

    • @aminaahmed1080
      @aminaahmed1080 3 роки тому

      Qad kuma yello miya sorry aniga MB ma isticmali

    • @umumacad8621
      @umumacad8621 3 роки тому

      hhhhhh

    • @aragsaninaabdi6639
      @aragsaninaabdi6639 3 роки тому

      Hhhhhhh iqa qosliday

    • @amaaldayip1638
      @amaaldayip1638 3 роки тому

      🤣🤣🤣rer Kenya lcgtena kuwana qabaa

  • @abdirahmanhassan5778
    @abdirahmanhassan5778 3 роки тому +31

    Vergiss einfach die Vergangenheit!
    Iska iloow wixii tagay!
    Just forget the Past!

  • @qadarofficials5746
    @qadarofficials5746 3 роки тому +1

    Hore uso wllshy rasmi rays wax ku dhiba alleh kuma tusoh🥰🥰

  • @caashojibriil7585
    @caashojibriil7585 3 роки тому +23

    Subxanallah saana mey ino dhineed in istaqfurllah hees nalogu so dhigo naa illahey ka cabso kalaam alle music haku kor tumin ☝🏻🥺🥺😰

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +28

    walee waxani sharaf mahee masyarka iska yareya ninkad shalay jeclayd manta afkaga ku cay ceeb weyaan hablo ninka hadad ka tagtaan afka iska xidha oo hore u socda waa talo walalnimo❤🙏🙏

    • @nasraomarabdi3535
      @nasraomarabdi3535 3 роки тому +1

      shaqa aan shaqadaada aheyn maxa ku gili

    • @junbrobarre9917
      @junbrobarre9917 3 роки тому

      @@nasraomarabdi3535 adiba shaqadada mahan ee maxa ku kululey

    • @ramadanmusse4457
      @ramadanmusse4457 3 роки тому

      Hadal qimo leh ayaad u shegtay

    • @malak4651
      @malak4651 3 роки тому

      Waa yab naagti lahed hada kala tag tan ha leska dayo dhega hadalka hada ayada wado dhega hadal ka waran he

  • @hamdamohomed2660
    @hamdamohomed2660 3 роки тому +3

    Keep going Rasmi rays

  • @aminaamiiraofficial7141
    @aminaamiiraofficial7141 3 роки тому +2

    Mansha allah horaan kuu iri waad ku qurux badantahay xijaabka ee tiktok ga❤❤❤❤

  • @iisrashaikh7401
    @iisrashaikh7401 3 роки тому +13

    Taag taaye yaaa ku tabey true love never end really
    Go forward my queen ❤❤❤

  • @enghusseinhaamud6628
    @enghusseinhaamud6628 3 роки тому +8

    Rasmi Rays in the building🙏

  • @lillyasad2342
    @lillyasad2342 3 роки тому +1

    Keep going my dear sister 😘😘😘✅

  • @user-mn5jd6ni6x
    @user-mn5jd6ni6x Рік тому

    Masha Allah.what a up lifting song.keep going sis

  • @mohametnazri1446
    @mohametnazri1446 3 роки тому +11

    Wøow Rasmi Ray's Poqrd jirtah isTaq FurLaH Leeh keep going for Eva SisTer 😍🙋‍♂️👏🤷‍♂️💗

  • @farhiyol6567
    @farhiyol6567 3 роки тому +9

    Istaqfurulaah intaan ku jeclaa farhan dhicisoow 🤣🤣🤣🤣🤣👍👍👍viv Rasmi👑👑👑👑👑👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 2 роки тому +1

    Anaa mugdi guuray oo Abaday 👌🤩

  • @amranabdullahi8361
    @amranabdullahi8361 3 роки тому +5

    Istaqfullh inta jeclaa farxanoow😂😂😂😂🙏👍😋