HOOYO IYO AABO NOLOSHEYDA YAA WAX BADAN KA YAQAANO SIR BADAN IGU SAABSAN..?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 січ 2024
  • #king #ceyda #subscribe #king #for #more

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 6 місяців тому +171

    The best person ever The most knowledgeable and the most shining person all created is our prophet Muhammad ❤(sallalahu caleyhi wasallam)❤❤

  • @Wacane.
    @Wacane. 6 місяців тому +124

    The mom she’s strong woman
    The all family’s father and mother should be like this❤️

  • @KariimaHassan
    @KariimaHassan 6 місяців тому +62

    Hoyo Wlhi wa hoyo xanuun io dhip walip ayay kul marys daqiqd kadibn way ilws xanuunkii ilhy no daa hoyo wlip king cayd walidk dhawr 😢❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 місяців тому +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 6 місяців тому +135

    Kusaliya rasuulkeena scw ❤❤❤❤❤

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 6 місяців тому +115

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢

  • @Ziraad
    @Ziraad 6 місяців тому +42

    Anigaba hooyo wxy i sheegta in lagu qalay foshi io xanuunki😢😭 Illhy hooyday janada fardowsa hy geeyo io dhaman hooyo kasta o muslima🥹🤲
    Illhy hy ogolado in aan walidkey xaramka la aado❤😢

  • @hodandahir4088
    @hodandahir4088 6 місяців тому +34

    ceydow mrkaa dhihi jirtay awlaad jcl lagu dhalay ban ahy kaftn bn kaga maleyn jiray lkn cawa xaqiiq saday msha Allah guushu dhabtaa wa isku daacad ahaanta❤adna xaaskaga inaa sas u noqdid ku rajeynaaa iyo dhaman dhalin yarada dhaman si loo helo reero bdn o guuleysty msha Allah❤

  • @user-qb9ns1fc2w
    @user-qb9ns1fc2w 6 місяців тому +14

    Walaalahay qaali aanku salino nabigeena Muhammed scw scw scw scw ❤❤❤

  • @Waxbaro-mw8lb
    @Waxbaro-mw8lb 6 місяців тому +146

    Ceydaruus wllhi nasiib baad leedahay Allah kuu dhaafo waalidkaaga❤

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 6 місяців тому +3

      Masha allah

    • @khadraali5225
      @khadraali5225 6 місяців тому +3

      ma sha ALLAH

    • @zaprinaqueen936
      @zaprinaqueen936 6 місяців тому

      masha allah unaga nasib bdnyahay 😢ani 20jir walidkeda lanolen ahay abehena anago ubahan naga fogade

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 6 місяців тому

      @zaprinaqueen936 ah sorry abaayo anigaba abahey 11 jir aha marke kala irdhoweyn

  • @cawobahnaan2105
    @cawobahnaan2105 6 місяців тому +6

    Ilaahay hooyooyinkee dhibta ha ka dhowro ilaahayna abaalkooda janada ha ka yeelo inta dhimateyna ha u naxariisto ❤🥺🤲

  • @MOHAMEDILYAS3434
    @MOHAMEDILYAS3434 6 місяців тому +48

    Ku salin Nabigeena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝😢

  • @shamismaxamed3848
    @shamismaxamed3848 6 місяців тому +10

    Sababata an u jeclahay in u Aaba wax barto tanaa ka mid ah hooyo wax baratay iyo Aabo wax bartay walhi rerkii ay dhisaan waa rer ixtiraam ku dhisan m.a hanbalyo walalo cayde Allha ha i sahlo anigana Aabo wax bartay oo wanagsan ubad keyga ha igu doro waa marka kaliya ee ay hiil kaga bahan yihiin ilmahaga walhi m.a ❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d 6 місяців тому +28

    Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw ❤☝️🫶🏻🕋♥️

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 6 місяців тому +130

    Kusali is the best person ever The most knowledgable and the most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤😢😢😢

  • @zuhaylppe6748
    @zuhaylppe6748 6 місяців тому +18

    Wlhi wad iga nasiip badana tahay 😭😭😭😭😭😭😭😭 my brother hooyo iyo aabo kula jooga ilaahey ha ku xafido blz caawa aabo igu ducey ino ilaahey igu naxariisto aabe mcn wlhi wan ku xiisay 😭😭😭😭

    • @nastehohassandiini
      @nastehohassandiini 6 місяців тому

      Ale ha u naxariisto dhamantena aabayashena😢😢

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 6 місяців тому +43

    Hooyo illahey cafimat iyo wilibana emri hakusiyo we love you so much illahey wax kudibo kumatuso HOOYO suldana hooyo wankujeclahaay wilibana Aaad hooyo aqon kumalihi balse ayado saas eeeh wankujeclahaay HOOYO❤❤❤❤

  • @mayawasuga1455
    @mayawasuga1455 6 місяців тому +87

    Masha Allah you can see how beautiful your family is. Your mom and your dad are very smart people. May Allah bless your entire family.

    • @LuulXuseen-qy9wi
      @LuulXuseen-qy9wi 6 місяців тому +1

      😊😍😍🥰🥰😙😙😗😗😗😗😗😗😗🙂🙂

    • @Taliso269
      @Taliso269 6 місяців тому

      👍👍🥰

  • @zaamcadey3544
    @zaamcadey3544 6 місяців тому +30

    Alla Hooyo dhibkii ad ka martay alle haku dhib dhaamo😢😢😢😢

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 6 місяців тому +18

    Maasha Allaah hooyo caqli badan yaa ku dhashay nasiib aa leedahay ilaah ha kuu deysto. Aamiin.

  • @amiiramohamett-ys7cf
    @amiiramohamett-ys7cf 6 місяців тому +49

    Masha alla alle hKu daaYo hooyo io aabbe ❤
    Qof walba oo akhristaY fariintan iGu soo duceya abbe mcn in alle iGu naxariisto😢

    • @zuhaylppe6748
      @zuhaylppe6748 6 місяців тому

      Ilaahey ha unaxariisto aabe macan😢 😭😭😭 caawa isku mid aya nahay wlhi caawa aabe la .aan ayaa dareemay 😭😭😭😭😭

    • @abdikariim2482
      @abdikariim2482 6 місяців тому

      Allah haunaxariisto abayashiin😣

    • @MOHAAAAAN
      @MOHAAAAAN 6 місяців тому

      Allah unaxariisto

    • @nasroabdihassan1188
      @nasroabdihassan1188 6 місяців тому

      Illahey ha u naxariisto

    • @FardowsoIsak-ye7bd
      @FardowsoIsak-ye7bd 6 місяців тому

      Aamiin yarabi 😊

  • @abdilahiahmed5278
    @abdilahiahmed5278 6 місяців тому +76

    Inta walidiniintodu noo shahay alaha u dayo intii ay ka dhimatayna alah u naxariisto

  • @warsame260
    @warsame260 6 місяців тому +25

    I really Appriciated this Program Welll done
    Manshalllah Your parent are so Openminded ❤

  • @Taliso269
    @Taliso269 6 місяців тому +27

    M.a alle walidken hano dayo king ceyda wiil bariya owlad jaceyl❤family diyarsan ina ka dhalatey wayka muqata🥰hoyo iyo abbe taloyinka dhaxal galka wey ku mahadsanyhn❤

  • @hawokiin7343
    @hawokiin7343 6 місяців тому +10

    Hooyo MCN waa janadii dunida waa nolosheenii koowaad waana jacelkeenii koowaad ❤Allaha noo daayo 😢❤❤❤

  • @fooseykhaliif1905
    @fooseykhaliif1905 6 місяців тому +31

    Ceyda waa nasiib badantahay masha allah ❤ilahey ha idin xifdiyo dhaman tiin🤲

  • @hothokhadar-bz6mf
    @hothokhadar-bz6mf 6 місяців тому +35

    Masha allaah qof kasta oo bari walidayni waa qofka horumar gadhay hooyo waa mahuranta nolasha aabo waa hoganka nolasha alle ha isku kiin barakeyo family farxad warta iyo cimridhadhar iyo cibada suban ayaan alle idinka rajeynayaa 🎉

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 6 місяців тому +8

    Mesha Allah ceyda adi iyo walalahaa aadbad u nasiib badan tihin walidhin wax bartay o ilmahodana wax barasho iyo mustaqbal wanaagsan o qorsheyey kuna garab istaagay baa idhin dhalay m.a lama helo intabadn walidhiintada o kale siiba somalideena way inagu yaryihin markii loo eego walidheentena iyo dadkeeki hore

  • @NashadAbdiqadir-iw9ox
    @NashadAbdiqadir-iw9ox 6 місяців тому +13

    I.a waxan rajeynaya inan calaf wadagnoh ceyda hadalkeyganh mahan dhel bat lkn hadan halmar kula hadloh waxwlpoh meshana ayad kaoganeysa I.a inan kula hadlo rajeynaya ceydurus ❤

  • @cibaadonoor1508
    @cibaadonoor1508 6 місяців тому +15

    Ala hooyo macaaaney ilahay raali ha idinka noqdo abaalkiina adduun lagu gudiwaa maxay dhib inala soo mareen iyo rafaaad intay qarinayaan badan 😢😭😭😭

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +22

    Video gan xasuusahaga ku darso ceyda waayo waxyaabo badan baa ku duugan Ani waan qiirooday markay maamada tidhi xanuunkii aan kasoo maray dhalmadaada maan iloobi lahayn hadaad caasi ahaan lahayd lkn baarinimadada ayan ku iloobay 😢😢

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 6 місяців тому +30

    Masha Allah maxa ka qurux badan waalidkaaga oo dhahaya baari waaye yaa Allah kuwa waalidkooda baari u ah naga dhig 🤲😪❤❤

  • @asmaguhad1155
    @asmaguhad1155 6 місяців тому +40

    Mansha Allah Tabarakallah Commnets ka badanaa ma qoro balse aad bay isoo jiiteen walid Soomali ah oo saas isku ag fadhiyo ogol in la duubo waa rare wa wax lagu farxo runti caroortona role model wanagn bay u yihiin Barakallah Hooyo iyo aabe 🙏

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 6 місяців тому +19

    Ax😢hooyo mcnei wlhi ilinta ceshnwye soashi kowad😢yarbii allow walidkena no da o ablkoda jantul fardowsa oga dhig❤marwlbo neh kuwi walidkoda bari u noqdo naga dhig ❤

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan2898 3 місяці тому +2

    M.a hooyo io Aabe allaha haku dhaafo dhamaan inta Muslim ah sidoo kle❤

  • @faadumoahmeth7197
    @faadumoahmeth7197 6 місяців тому +16

    wlhy hooyo waajandii aduunka 😢😢hooyo MN ilhy ima qorin in aan aduunka kugu arko ilhy janda ha inkulmiyo 😢😢Asxaaby hooyo igu duceeya in uujanda nakulmiyo

  • @queen___miski228
    @queen___miski228 6 місяців тому +5

    Masha Allah hooyo suldano Allah ku barakeeyo cimire dheer iyo ciwado suunan iyo cafimad Allah ku siiyo hooyo mcn waxaa tahay hooyo wadasan xaqiise❤❤❤❤❤

  • @user-wr8rf2ql2f
    @user-wr8rf2ql2f 6 місяців тому +12

    Kusali xabiibkena muxamed scw❤

  • @umulkheyra2089
    @umulkheyra2089 6 місяців тому +16

    3:04 xaax ilaahaw hooyooinkeen u dembi dhaaf xanuun farabadan nalsoo mareen 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 6 місяців тому +2

    Hooyo suldaano hadal markasta hooydeedna nagu dhahdo isoo xusuusisy xanuunka adinka so mary baarinimadiina ku ilowy m.a ceyda wangsanaantada hooyo ka keenty ceyda hooyo ka daceyso mar walba wllo alh no xifdiyo hoooyo love you 🤱❤️👸🏻🥰

  • @sumeyashariff3605
    @sumeyashariff3605 6 місяців тому +21

    MashaAllah thanks to mom and dad❤

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 6 місяців тому +4

    Waa barnaamij qiimo badan allaha haka dhigo qoysaska soomaliyeed kuwo farxada iyo jacaylka wada qaybsada kuna barbaara Diinteena Islaamka aamiin aamiin aamiin❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 6 місяців тому +4

    MashaAllah walalkey ceyda qof nasib badan aya tahay inadwalad bari tahay waa ka muqata illahey walidka iyo walidintena daman haino xafido MashaAllah Allah yabarik ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 6 місяців тому +2

    Ceyda waa karunsheegtay hadalka aad dhihi jirtay oo ahaa ilama jaceyl lagu soo koriyaa ahay masha allah ilaah haku deeysta walidkaaga

  • @janaad9933
    @janaad9933 6 місяців тому +11

    Ceyda nasiib ayad ledahay masha allah alle haku dhowro walidkaa❤❤❤ aabahaa aabe dagan oo hadal yaqaan ag ways❤ hooyadaana waa hoyo strong ah wey ka muuqataa ❤❤ labadada walid waaba jclaaday masha allah alle ha idin barakeyo

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 6 місяців тому +64

    Mansha allah my family's keeps goings another's levels program's questions knowledge ❤💯😍❤

  • @mkafamily6700
    @mkafamily6700 6 місяців тому +28

    Well educated family behind father and mother who connected with each other

    • @cadnancusman8223
      @cadnancusman8223 6 місяців тому

      qoys aqoon leh oo ay ka dambeeyaan aabbe iyo hooyo oo isku xidhan

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 6 місяців тому +10

    Masha Allah keep going wallky beautiful family

  • @KaderOmar-pv4nh
    @KaderOmar-pv4nh 6 місяців тому +19

    ما شاء الله ما شاء الله تبارك الله يا عزه انتم عائله حلوه والله ما شاء الله

  • @Amiira96
    @Amiira96 6 місяців тому +5

    M.a hooyo iyo Abe allow il bini adam idinka haay yaa rabi oo janada idinku kulansii yaa rabbi 🤲

  • @amranmukhtaar4731
    @amranmukhtaar4731 6 місяців тому +14

    Masha Allah❤ Allow ku daa labadaada waalid🥺❤ Wlhi ducadooda ayaad meel walba ku maraysa horumarna ku gaadhaysa❤

  • @user-tufaaxo
    @user-tufaaxo 6 місяців тому +11

    Alle haku daayo ceydow runtii wad nasiib badantahee jaaniska ka faaideyso wa fursade

  • @Khalidabdisamed
    @Khalidabdisamed 6 місяців тому +24

    Ku salin nabigenaaH the best preson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw🕋❤

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 6 місяців тому +45

    Allah is One

  • @mohamedabdiosman5716
    @mohamedabdiosman5716 6 місяців тому +1

    Masha Allh Tabarakallh Tarbiyada Wmgzn Hoyo iyo Abe Ayad Kakentay Hormar Wcn KING CAYDA❤❤❤

  • @prettyperlin468
    @prettyperlin468 6 місяців тому +6

    Masha allah tabaarakallah illahey ha idin barakeyo noloshiina qurxda bdn❤❤❤

  • @user-vb1tp1hj2o
    @user-vb1tp1hj2o 6 місяців тому +9

    Abid vedio aan daaawado kii ugu wnaagsanaah maasha allah Allah ha idiin xafidoh ❤❤❤❤❤

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 6 місяців тому +3

    Mashallah waa baramij xiisahisa wato allaha barakeyo reerka walaal caydarus 🎉❤

  • @naimadahir519
    @naimadahir519 6 місяців тому +16

    Dhamaan hoyoyinkeen aabayashen cimriga allaha u barakeeyo❤❤❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 6 місяців тому +3

    Masha allah ilahey haidin xafido ceyda baari waaye masha allah ilahey hakudayo maama wiilkada wiil fican waaye masha allah ilahey hakudayo❤adna hooyo waliga baari uahaw

  • @yaasirsomali
    @yaasirsomali 6 місяців тому +24

    King Cayda Hooyo iyo Aabo ilaahay hakuu barakeeyo Bro 🎉❤

  • @nadiiramohamed9160
    @nadiiramohamed9160 6 місяців тому +8

    Haye hooyo wanku dadali dona waxbarashada insh alllh ilhay adna haku dhawro familly aad uqurxonba tihine ilhy hayni dhawro❤❤🤲

  • @najaxabuker972
    @najaxabuker972 6 місяців тому +1

    Masha Allah Allaha ku xafido labadada walid anigaba hooyadey mcn dhalmadeyda wadna xanuun ayaa ku dhacay allow ku naxariiso janatul firdowso Allaha ka warabiyo hooyo mcn 🤲

  • @ayanmohamed7551
    @ayanmohamed7551 6 місяців тому +1

    M.a cayda you have done a great work 🎉this a lesson for other parents and also the youth to be obedient ❤

  • @AniisaMohamud-zs1ti
    @AniisaMohamud-zs1ti 6 місяців тому +7

    M.a famli qurux badan oo kudaysho muadn hooyo iyo aabe tala dooda wan qadanay ale ha si ku king daayo ❤❤❤❤❤

  • @Ruwaydosiciid
    @Ruwaydosiciid 6 місяців тому +14

    😔 ilaahay hooyaday iyo aabahay haa isku qaboojiyo 💔

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 6 місяців тому +3

    Manshallah ilahay dhamanteen walidkeena ha inoo barkeeyo intii dhimtayna ilahay ha u naxriisto ❤

  • @rahmamohamed8554
    @rahmamohamed8554 6 місяців тому +8

    Wax ka qurux badan malaha inad aragto walidiintado ku faanaya❤ceyda waku nasiib zxb hore usoco🥰

  • @deeqahassan8064
    @deeqahassan8064 6 місяців тому +34

    😢😢 wlhy foosha markay ka shekaynaysay wlhy waan ooyay ilhy hooyoyinkeen noo dhow

    • @SaynabCalicraxmaan
      @SaynabCalicraxmaan 6 місяців тому +1

      Runti aad ayaan u hoyey waa sidii hoyaday alla ha iidayee ay iga shekaysay sidas ayaan u dhashay aniga xanuun daran ayaanbhoyadey ku dhigay allaw nodaa hooyoyinkeena❤❤

    • @farxiyomaxamed6190
      @farxiyomaxamed6190 6 місяців тому +1

      😢

    • @sacdaismanjamac5246
      @sacdaismanjamac5246 6 місяців тому +1

      Why aniguna waan ilmeeyay arinkaa foosha ilahay hawnariisto hooyoyinkeen❤❤❤

    • @nasroabdihassan1188
      @nasroabdihassan1188 6 місяців тому +1

      😢

  • @user-cc2rk1bd2k
    @user-cc2rk1bd2k 6 місяців тому +3

    Mash Allah ❤❤❤ Waalidiintaada waa waalidiin aada u maskax badan u qurux badan ilaahey ha ku xafido.❤❤❤❤❤ My brother ❤❤❤❤❤❤❤

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 4 місяці тому +1

    Mnsha allah ceyd waa qof nasiib badan wax garab tagan hooyadi iyo aabihii wax uu kasoo jeeda family qurux badan oo aqoon leh ❤❤❤

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 6 місяців тому +15

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱 ❤

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 6 місяців тому +48

    Allah is One propHeTt mohameD sCw ❤😊Allah is One propHeTt mohameD sCw ❤😊

  • @abdishakuur1498
    @abdishakuur1498 6 місяців тому +6

    Ceyda thanks sxp waxa jiro dad walidkoda aan widiin dhaqankoda markay yarayen hada janis heesto ka faidesta allaha nodaaayo walidka inta dhimatay janada alla ku amaalmariyo❤

  • @nuurtonalkaisaaq9414
    @nuurtonalkaisaaq9414 6 місяців тому +2

    Masha allaah abe and mama

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 6 місяців тому +9

    Maasha allh family qurux badan cayda keep going aboowe

  • @EglanHussein
    @EglanHussein 6 місяців тому +11

    Mom you are strong 💪 abaalkaaga allaah hakaa abaal mariyo hooyo suldaano love you hooyo mcn ❤

  • @ZakiyaMohamed-xb1wc
    @ZakiyaMohamed-xb1wc 6 місяців тому +7

    Masha allah cayda allah kuu xafido hooyo iyo aabo 🤲🤲

  • @xamdisalaad5734
    @xamdisalaad5734 6 місяців тому

    Masha Allah hoyo iyo aabo wngsn ba ku dhalay ceyda Allah ku daayo anagana Wa walidkeyna Allah no daayo adne Allah ku xafido ceyda walalkey

  • @AdnaSharaf
    @AdnaSharaf 6 місяців тому +1

    Mansha Allah ❤Allaha isukindayo Qoys Qurux badan❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 6 місяців тому +13

    Wow your parent's are so intelligent MashaAllah beautiful family may Allah protect your family all wherever they are bro ceyda❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pq7nc9cp5l
    @user-pq7nc9cp5l 6 місяців тому +50

    Family qurxon masha Allah ❤❤

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 6 місяців тому +8

    Mashaa allah family qrx badan ilaahay waxan idin. Waydinaya farxad kuwara cumri dhero cibado leh adunyo mel san leh aakhiro jano leh alle inika baryay m.a❤❤

  • @caynicudoon9767
    @caynicudoon9767 6 місяців тому +11

    masha Allah Alle ha sku kiin daayo family qurux badan❤

  • @tuney.cabdulahi.
    @tuney.cabdulahi. 6 місяців тому +48

    Masha Allah beautiful family ❤️

  • @tasniimismail1246
    @tasniimismail1246 6 місяців тому +18

    Mashallah beautiful family ❤ same I actually like

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 6 місяців тому

    Mashaallah hooyo iyo aboo Allah haidin barakeyo ❤❤❤ thanks for there Advise❤❤

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 6 місяців тому

    Ma sha Allah.
    Talo iyo waano wanaagsan.
    Alle Haa Xifdiyo waalidgaaka Ceyda

  • @qoobeey909
    @qoobeey909 6 місяців тому +92

    Education is the key of life

  • @user-et6uy3kn2u
    @user-et6uy3kn2u 6 місяців тому +5

    Masha allah hoyo❤ iyo ❤abbo ku jecel❤ iyad haysata jirojg sxb somaligana maaqqano wayo re Djibouti🇩🇯 hadan nahay farnse Iyan naqana marka wansoturjumay inad fahantan kurajaynaya bay

  • @UmuquteybabintuBashir
    @UmuquteybabintuBashir 6 місяців тому +2

    😭😭😭😭😭 wllhi jawaabta ay bixisay oo ah dhanka hadii aad caasi ahaani lahayd waan xasuusani lahaay foosha lkn baari ayuu illaahay kaa dhigay, Masha Allah.

  • @saharaaden1515
    @saharaaden1515 6 місяців тому +1

    Illahay hakuu barakeeyo qoyskaaga illahay ha ini xifdiyo tusaale fiican baa utihiin qoysaska soomaliyeed sida ay awlaada uhagaagayan hadii labada waalid ay wada jir ukorsadan awlaada ❤

  • @user-rd4wq5ro7b
    @user-rd4wq5ro7b 6 місяців тому +9

    Allah ku xafido walidkaga wiil bari ah aya tahay waxd tahay nin ku daasho leh

  • @user-ws2ih6zb8i
    @user-ws2ih6zb8i 6 місяців тому +13

    Masham Allah beautiful family keep going cayda❤🎉❤🎉

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 6 місяців тому

    ماشاءالله تبارك الرحمن ilaahow idinbarakee dhamaantiin

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 6 місяців тому +1

    Wwww Masha Allah waad duceysantahay bro guuleyso familka cafimaad iyo cimri dheer illah ha siyo

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 6 місяців тому +19

    In aad tahay baari waan daremayay wllkey masha allaah meshada ka siiwad ❤❤❤❤❤😂😂😂family ka a qonyahanda markale Masha allaah

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 6 місяців тому +8

    Mashallah well educated family

  • @SmilingEyeglassFrames-kb9gw
    @SmilingEyeglassFrames-kb9gw 6 місяців тому

    M.a illaahay cimri dheer iyo caafimaad hanoo siiyo waalidkeen🤲🤲❤❤

  • @umumahda3563
    @umumahda3563 6 місяців тому +1

    Waxn ka mid ahy dadka ku dawaada ee an qoraal ku soo qorin mansha allah mnta wxbn ka faa. Iday hooyo somaaliyeed ahy alle hanagu asturo xilka waalidnimo aniga iyo xajigaygaba mahdsanid Wll adiga iyo hooyo iyo aabo