BISBAAS AYAAN CUNTADA UGU DHEX QARIYAY ASAD CEYDA CUMEER QOSOLKA ADUUNKA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 411

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 8 місяців тому +87

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 8 місяців тому +4

      Scw❤❤

    • @AbshirMaxamed-vh8rd
      @AbshirMaxamed-vh8rd 6 місяців тому

      Asc❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @hackermina
      @hackermina 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉ASC

    • @hackermina
      @hackermina 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Asmamaxamed-m4i
    @Asmamaxamed-m4i 8 місяців тому +78

    Asad dhuuni sanaa marko wixiiba cunay ayuu dareemay lakin koko prank ku soo samee 😅

  • @Abdilaahichannel2024
    @Abdilaahichannel2024 8 місяців тому +66

    Ku salli nabi muhamed scw❤

  • @Saciid_Fashion
    @Saciid_Fashion 8 місяців тому +37

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😔😪🙏🏿♥

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +37

    Xasuusta Alle Waa Muhiim

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 8 місяців тому +181

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😢

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 8 місяців тому +42

    Inti markey prnki aragtay so cararteyy🏃‍♀️😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 8 місяців тому +46

    😂😂😂😂 Alla ma nooli Asad baa iigu daran mar uu ka dhargay buu is ogaaday iga daa hee nooh kulahaa kkkkkkkk Amiira maskiin baad ahayd bee maxa Asxaabta saan ugu gashay walaleey 😂😂😂

    • @Munaomar728
      @Munaomar728 8 місяців тому

      Maxaa kagalay😂😂😂😂

  • @Sharma_Ubdiqader
    @Sharma_Ubdiqader 8 місяців тому +68

    Kusaliya xabiibkeena suubana maxamed scw ❤

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w 8 місяців тому +41

    Kuwa Guriga Ila joogo oo imanka kasoo dhacay Guriga ii joogo saas ku sameyna sug dhuuniyaasha 😂😂😂

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 8 місяців тому +25

    Video amiira soo dhigtay ooo beerku icadaan ma jirto mida asad qof la noool dulqaaad badanaa saaan uqoslayaan fuuri lahaa😂😂😂

  • @Ali847-q3i
    @Ali847-q3i 8 місяців тому +35

    Amiiiro dhib badnidaaa😂😂😂😂😂😂😂😂seee wax yeeeshay

  • @XaragoshiiqCabdi
    @XaragoshiiqCabdi 8 місяців тому +34

    Amira cayda kaligiis brnk kusameey😂😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +40

    Masha Allah Amira ceyda In aad kareebto ayy ahayd Qabqab kama kaftano 😢😢😢

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 8 місяців тому +77

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 8 місяців тому +20

    Kkkkk ala amiira walahi sin u qoslay Ilin iga timid cayda saa u gashay ka heley thanks amira qurux ❤❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 8 місяців тому +35

    Wiiilasha iimaaan la aaan kuwii xaafadayadaaan soo xsuustay amiira shaydaaamad weeeye waaa funny dooli caml hadaaanan idiin qabn kulahaaa 😂😂😂😂😂

  • @hoodoahmed2617
    @hoodoahmed2617 8 місяців тому +37

    Amiira Rabadanta kahor waxad garaysa 900K❤❤🎉hin Sha ALah

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 8 місяців тому +15

    Cumeer kulahaa koko cml gaajo noqoty 😂😂
    Ar Amiiraa 😂😂

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 8 місяців тому +50

    What a prank 🎉😂😂❤❤

  • @Nalkanur1234
    @Nalkanur1234 8 місяців тому +15

    Cayda baahiyaa haysey wuuba daldalay bee 😂😂😂 miskiin dheh

  • @TahliiLAhmett
    @TahliiLAhmett 8 місяців тому +11

    Allah is One propHeTt mohameD sCw❤😊
    Allah is One propHeTt mohameD sCw❤😊

  • @NastexoBaryare-u6z
    @NastexoBaryare-u6z 8 місяців тому +4

    Ar cumeeraaa koko cml baahiya noqoty kulhaaa😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 8 місяців тому +18

    Ala amiiroy hadad haysaa❤😂 ceyda ugu daran😂😂😂

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 8 місяців тому +7

    😂😂 ASaD wllhi caadi uga dhargay 😭 cumeer iigu daran Koko cml gaaja noqotay kulaha 😂Cayda tabartasu isla sii xanaajina 😂

  • @AmaalCabdisalaan
    @AmaalCabdisalaan 8 місяців тому +15

    Kusaliya nbigena maxamad scw❤

  • @FatxiIbrahim-yr9zp
    @FatxiIbrahim-yr9zp 4 місяці тому +3

    Amiro qurux ❤keep going abyo ❤

  • @Ayaaat.Abdullahi
    @Ayaaat.Abdullahi 8 місяців тому +5

    Cuno lagama hadlo qof waxa Soo ibsatay cunaya hadiba aragtid waa lala cunaa ama waa Laga dhacaa dhoor mar idin arkay idinko qof waxu cunay sheg shegaa waxaas dhaqan xun waa iska joojiya 🙅😒 hadalada qar iska daaya oo eh adi waxan dhan ma cunee dhunyahow🥯 wax yabahaas ceeb waa wlhi

  • @Mohamed-q9l
    @Mohamed-q9l 8 місяців тому +5

    Gacmaha ilahay hakuu barakeyo hadi aad channalkayga so boqato 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @fatmina.qalbiisaafi7003
    @fatmina.qalbiisaafi7003 8 місяців тому +8

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂wow wow I loved this prank it’s make me happy happy 😂so amazing this prank very nice 👌🏻 keep going on amira ❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 8 місяців тому +7

    Wow Amira qurux love you ❤❤❤MashaAllah coming soon 800k ❤

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 8 місяців тому +14

    Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll❤❤

  • @ikraammuhiddin1
    @ikraammuhiddin1 8 місяців тому +6

    Amiira lkn waa qaldan tahay abayo cuntada ciyaar magalo bisbaaska kushubtay yaa ku cunaa hada waa daadineey lee cunto ladaadinayo xaraam waaye abaayo cunto prank magalo arsaaqada haku dheelina please

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 8 місяців тому +7

    Ala amiira dhibki o qofa 800k coming soon

  • @Mujaahid.Mohaan
    @Mujaahid.Mohaan 8 місяців тому +10

    Cumer midkii ceyda reebay ayuu dhuftay walle ma yaqaan ash ash😂

    • @Mineyyyyyyy
      @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +6

      Now ayka dhanbo sas ah😂wilashan waba ka ybe biyo o kan cbey bo knkle imana wo iska caba😂no suro suro wllo is jecel waye❤❤😂

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 8 місяців тому +1

      @@Mineyyyyyyy aniga kula hadlayo bisada wexee soo reebto xitaa waan cunaa ee dad kale ayaan u hadlaayaya🤣

    • @NajuuPpe-xe2cd
      @NajuuPpe-xe2cd 8 місяців тому

      ​@@Mujaahid.Mohaansubxaanalaah wll manooshahy 😭😂😂

  • @quencayni1911
    @quencayni1911 8 місяців тому +5

    Walalyaal isoo duceya waan xanunsanhy in uu alle xanunkas iga dulqaado😢😢

  • @taajirkaxaafada
    @taajirkaxaafada 8 місяців тому +7

    Amiirooy kooko prank kusameey oo waxa aad dhahdaa jaalanji ayaan dheeleynaa kudheh kadibna yaa jaceshahay kudheh qofta habiin walba waa ay idin jaftaahe habiin ka ogsiiya

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim 8 місяців тому +9

    Wlhi cawa waka gashatay teamka😂😂😂 haben danbo koko kuso samey

  • @Xaawo_sharaf262
    @Xaawo_sharaf262 8 місяців тому +5

    War teamkan qasatan guriga asad ya camero igu xiri malinti dhan waxe samenayn aan isk dawado😂😂🤣💔

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 8 місяців тому +1

      Wllhi ku lamid ahay Yanogu xerayo Hee😂😂

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim672 8 місяців тому +7

    Amiira qurux m.a waku taageera wallo mcn😊

  • @AaminaAliyi
    @AaminaAliyi 2 місяці тому +1

    Similar qurux waan kuje celyahay scw scw scw❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SacdiyoCali-u2y
    @SacdiyoCali-u2y 8 місяців тому +6

    Anaa usoo horeeyo maanta waan ku taageeraa😢😢😢😢😢 aaad ayaan kuu jeclhay😢😢😢🎉🎉 hampalyo hampalyo 8000k comin sonnn😢😢😢

  • @Jamaadchannel-o9n
    @Jamaadchannel-o9n 8 місяців тому +7

    Amiira macaylosa mise ana umaleyo wan kjclhy inta ramadan lagarias xaabta 900k insha alaah ❤❤

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 8 місяців тому

      Dharka wye umalayna xly caato aheedee😂 maxa iga galay

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 8 місяців тому +7

    Amira qurux keep going my sis ❤❤

  • @shamiscali8766
    @shamiscali8766 2 місяці тому +1

    Amiro I am a big fan wallahi

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 8 місяців тому +2

    7:13 cumaar kulaha koko cml gaaja noqotay🤣dadka waxooda an la taaban waaye koko

  • @OMARAHMED-Talyani
    @OMARAHMED-Talyani 8 місяців тому +4

    Hhhhh Asad waa ninka kaliya Qurxiyo Muuqaalada Legend waaye 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @kaafyakyfarahcise9186
      @kaafyakyfarahcise9186 8 місяців тому +1

      Kulaahaa calooshaa I xanuunaysa miyaanan ku odhan 😂

    • @OMARAHMED-Talyani
      @OMARAHMED-Talyani 8 місяців тому

      @@kaafyakyfarahcise9186 Isagu waaya arag weeye odayga ma sha allh😄😄

  • @niciimahkhadr
    @niciimahkhadr 3 місяці тому +1

    Aamiira. Quurx. Waakusalaamay❤❤❤❤

  • @CaaishaKiin-u9h
    @CaaishaKiin-u9h 8 місяців тому +4

    😂😂😂😂😂😂 amiira noosoobadi abayo prank yaa❤😢😂

  • @amadeyali7979
    @amadeyali7979 8 місяців тому +5

    AMIIR ILYAAS ILAHA CAAFIIYO ❤❤

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 8 місяців тому +3

    Amiiro abaayo horey usco comisuun muuqaalkaan muuqalkiisa waa dabaal daga 800k i.a walaasheey qaaliya

  • @NimcoAbuukar-r4b
    @NimcoAbuukar-r4b 3 місяці тому +1

    صلى الله عليه وسلم

  • @sahromuxudiin4490
    @sahromuxudiin4490 2 місяці тому +1

    Team amiiro qurux one like ❤❤❤❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 8 місяців тому +3

    Xasuusta Alle Wax Walba Ka Qaalisan

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 8 місяців тому +4

    Waw wankaqadnay aqwan Amira qali walashey anjeclo hori usoco macsongor cumer iyo ceda iyo asd adinkabo gabdho wakanixisin barangi manto wanoarsatay aqwanten Amira abayo waxan kuwedini macalimow away aqwan

  • @juweyriyamohamed
    @juweyriyamohamed 8 місяців тому +2

    Amira inaa kuli qasaariso ma aheyn inaa afarxabo cml kushubto aheyd oo saxan so sarato 😂😂calaa kuli xaal waku taverna walipo saaid keep going queny❤🫶

  • @abdikaremmohamed8371
    @abdikaremmohamed8371 8 місяців тому +3

    Waa shakiyay ani waaisla ogtihiin😂😂 ceyda ka shakiyay

  • @munaliiza5185
    @munaliiza5185 8 місяців тому +6

    Abaayo amiiro keep going❤

  • @NaagKarmet-zw2sv
    @NaagKarmet-zw2sv 8 місяців тому +1

    Sug sug mrke dheheso labtise tabatay😢

  • @AasiyoMohamett-vv3yh
    @AasiyoMohamett-vv3yh 8 місяців тому +4

    Amiiro San ku jeclahy😂😂

  • @raaqiyac.qaadirsheekh6281
    @raaqiyac.qaadirsheekh6281 8 місяців тому +2

    Xaraam raashink laguna cayaaro nimcada alle isk

  • @saharaahmed9269
    @saharaahmed9269 8 місяців тому +6

    Amiro wanagi oo qoof😢

  • @Saaba17
    @Saaba17 8 місяців тому +13

    😂😂😂 , Koko la rabay Ani , amiira Koko prank ku samey

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 8 місяців тому +4

    Amiiro seewaxyeeshay caawa maxaa udhahday Ninkeyga wax fudeet iwaydiiyay Barnaamijka Adno caawa soodhigtay goormee ninkaaga noqday arimaheenA

    • @munira9762
      @munira9762 8 місяців тому

      Intee kudhahday

    • @Hafzaaaaa
      @Hafzaaaaa 8 місяців тому +1

      @@munira9762 adna video gii uudanbeeyay ey soo dhigtay amiiro arimaheena barnaamijka xujoyiinka

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 8 місяців тому

      ​@@Hafzaaaaadaqiqadene

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 8 місяців тому +1

      @@Hafzaaaaaabaa waxay dhahafay ninkaan sual fudeed u I weydiiyay ee malaha wa dhagahaada ku noqo 😂

    • @Hafzaaaaa
      @Hafzaaaaa 8 місяців тому

      @@Ali847-q3i sfcn usoo fiiri Ninkeyga eydhaday Inee kasoo fakate laga yaabaa lakin wey dhahday

  • @masbal9180
    @masbal9180 8 місяців тому +3

    QAs ceyda mesha weelka lagu dhaqo ayu kutufay coooc dhaqan xuma meshas in gacmaha lagu dhaqo xita wan necbahy suuliga may adan

  • @roodacabdi2914
    @roodacabdi2914 8 місяців тому +4

    Scw scw❤

  • @salmaxuseyn378
    @salmaxuseyn378 8 місяців тому +14

    Amira is not easy 😂

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 8 місяців тому +3

    Kan prank wuu dhaafy amirooy😂😂😂😂😂😭😭

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 8 місяців тому +1

    Asad wax ka fulisan malahan 😂dhuuni waye hadana 🤣 amiiro lkn qosol iskuma celin kartoh😂dadka ayadaa shaki galineyso 😅midkasta maxaa waye uu leeyhy😂

  • @mulkihassan43
    @mulkihassan43 8 місяців тому +2

    Insha allh wd garaysa anaga dhankena dadalka ka wadna tel walpa kaga sarna ❤❤🎉coming 800k❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +17

    😂amiroo xasiid😂😂alll kuwana manolii manta tedkle ceyda mele amiro jogto maba ka maqnankro😂miya jikda moxo kasodone❤m.a kuweygaaa😂😂cumer codka ceyda o sorce lkin ceyda maxa kene mesha

    • @kaafyakyfarahcise9186
      @kaafyakyfarahcise9186 8 місяців тому

      Sow maanad arga cumeer cuntada kijada lagu cunayo ka qaybgal buu uyimi 😂

  • @KhadiijaNuurmataan
    @KhadiijaNuurmataan 8 днів тому

    Amiro plz adno prank kusoosamee😅😅

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 місяців тому +3

    koko ka dhipn meesha😢😢

  • @IkraamaXasan
    @IkraamaXasan 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MunaxuseenHappy
    @MunaxuseenHappy Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunSiyaad-fh3zb
    @FartuunSiyaad-fh3zb 8 місяців тому +1

    Walaahi waa kusuktay hhhhh mardanbo xoolo aad lee dahay HHhhhhhh ma,fiirinayaan taariiq AA ku dhigtay

  • @LoukmanLuis
    @LoukmanLuis 8 місяців тому +1

    Amira inshaallah 800k

  • @fathiabdiwahid7304
    @fathiabdiwahid7304 8 місяців тому +2

    Wllhi vedio yaashada ka macaajisa❤ amiiradeyda

  • @FunnyCherryPie-xv1ub
    @FunnyCherryPie-xv1ub 2 місяці тому +1

    😢😢😢

  • @AbdikhalaqBishar
    @AbdikhalaqBishar 8 місяців тому +2

    Fatma soqaboo

  • @ameyra1
    @ameyra1 8 місяців тому +6

    Kooko larabay jabkaaan😭😂😂mxa usiin weyday

  • @faadumocali1544
    @faadumocali1544 8 місяців тому +1

    Vidio an amiira ku jirin maba dawan karo dhibnaa

  • @AasiyoMohamett-vv3yh
    @AasiyoMohamett-vv3yh 8 місяців тому +1

    Amiiro San ku jeclahy😂😂

  • @AasiyoMohamett-vv3yh
    @AasiyoMohamett-vv3yh 8 місяців тому +1

    Amiiro San ku jeclahy😂😂

  • @Sagaldahir-d6s
    @Sagaldahir-d6s 8 місяців тому +2

    Best prank 😂

  • @Queensuraee
    @Queensuraee 8 місяців тому +1

    Abayo milyanka ka badan aa uqalanta quruxey❤❤❤❤❤❤❤

  • @DeeqaGalaal
    @DeeqaGalaal 8 місяців тому +4

    😂😂😂😂 team amiiro❤❤

  • @HudaaliDeek
    @HudaaliDeek Місяць тому

    Amiira fariida thy maxa uugu badin wayday😂😂😂

  • @king_amiid
    @king_amiid 8 місяців тому +2

    TEAM 27 ONLY LIKE❤

  • @saynabfarax1225
    @saynabfarax1225 8 місяців тому +2

    Amiiro qurux ❤

  • @juweeriyajano9303
    @juweeriyajano9303 8 місяців тому +2

    Amiira wll asiim wan u xiisay video so gal mar mar 😊

  • @kuu617
    @kuu617 8 місяців тому +2

    gurigan wax lagu duubo wa gurigee horta🤔

  • @TuneyMaxamed
    @TuneyMaxamed 8 місяців тому +3

    Allah is One

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 8 місяців тому +12

    Allah is one ☝️ ❤

  • @HawaHajimuhudiin-cu5ff
    @HawaHajimuhudiin-cu5ff 8 місяців тому +1

    Scw😊❤

  • @Striker-eo2ov
    @Striker-eo2ov 3 місяці тому

    Amira ceyda iskaqursa qurxya😂

  • @footballfootballplayer
    @footballfootballplayer 8 місяців тому +2

    amira is not easy❤😂 11:05 11:08 11:11

  • @ZamzamAhmed-o9v
    @ZamzamAhmed-o9v 8 місяців тому +2

    Team 27 funny waaye like😂😂😂

  • @RaxmaaliAllahi
    @RaxmaaliAllahi 8 місяців тому +2

    Koko waa larabay iyadana kusoo samee😢😢

  • @OQOOZHEY
    @OQOOZHEY 8 місяців тому +2

    First coment😂