PRANK// AMIIRO IYO XANAAN SIDAAN KAMA FILEYNIN WIXI UGU XUMAA IGU SAMEEYEN😡

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 7 місяців тому +200

    Amiiro qurux iyo ceyda waa dad is fahmey man sha allaaah waana qalbi wanaagsanyahiin

  • @KalsoonDeeqoow-ys7mr
    @KalsoonDeeqoow-ys7mr 7 місяців тому +288

    Team xanaan iyo Amiira yees😂😂💪🏽shaqa fiican qabateeen

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 7 місяців тому +474

    Gormee kugu dambeyse saliga nabiga scw scw ❤

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 7 місяців тому +187

    Team ceyda hadn nahy caawa amiiro iyo xanaan ayn la jirnaa ady ku haystaa ceydoow😂😂😂

  • @user-yh9qz6fq7l
    @user-yh9qz6fq7l 7 місяців тому +90

    kusali Nabigena muhamed Sallahu Caleyhi Wasalam
    scw scw scw scw scw scw scw scw
    💚💚💚💚💙💙

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 7 місяців тому +216

    Inta markey prank aragtey soo carartey😅😅❤❤

  • @adandiiriye4333
    @adandiiriye4333 7 місяців тому +351

    Inta soo oroday😂❤prank markee arkeeen like 👍 👍 saaara

    • @bahjakhalifbahjakgaliif4307
      @bahjakhalifbahjakgaliif4307 7 місяців тому +3

      tiktoka kasoo orday wlahi anoo howl iitaalo 😅😅

    • @duduble____gril
      @duduble____gril 7 місяців тому +2

      Ana kakow ah 😂😂😂😂😂😂prank markan arkay😅😅

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 7 місяців тому +1

      @@duduble____gril hhhhhhhhh prank waaad jeceshahay miiii

    • @duduble____gril
      @duduble____gril 7 місяців тому +2

      Haaaa adne majeceshahay 😂😂😂😂

    • @adandiiriye4333
      @adandiiriye4333 7 місяців тому +2

      @@duduble____gril hhhhhhhhh zaa'id u jeclahay waanka helaaa prank markee soo dhigaaan Team 27 woow nice muuqaal walboh waan daawadaaaa

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 7 місяців тому +70

    Alla xanaan see amiira ula saaxiibtay funny ay noqotay wee iga qosliyeen wllhi 😂😂😅

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 7 місяців тому +93

    Yess team amiiro qurux hadaa nahyy Waan aarsany😂😂

  • @NasriFarah20
    @NasriFarah20 7 місяців тому +175

    Prank jeceel armaa u dhintaa 😅Deqow wajji laawe waa mahadsanthy Team qabqab 😂

    • @SalmoMaxamad-rj6nc
      @SalmoMaxamad-rj6nc 7 місяців тому +1

      Doqow kumajito cidii sowacato ayuu came rada uqabanaa😂😂😂😂😂

    • @NasriFarah20
      @NasriFarah20 7 місяців тому

      @@SalmoMaxamad-rj6nc hhh haa dantisu yaqana😁

  • @Smaxto
    @Smaxto 7 місяців тому +101

    kusaliya xabiibkeena muxamed nnk scw

    • @user-bz8dg7mo8n
      @user-bz8dg7mo8n 7 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤😊

    • @user-gv8ci5gl2f
      @user-gv8ci5gl2f 7 місяців тому +1

      صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @sx_safiyoxasan
      @sx_safiyoxasan 7 місяців тому +2

      صلى الله عليه وسلم ❤صلى الله عليه وسلم ❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤صلى الله عليه وسلم ❤❤صلى الله عليه وسلم ❤صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤صلى الله عليه 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉صلى الله عليه 🎉🎉

    • @user-ok2kw4hw6d
      @user-ok2kw4hw6d 7 місяців тому +1

      Scw

    • @user-sl9rt3jb1z
      @user-sl9rt3jb1z 7 місяців тому +1

      Scw scw acw❤

  • @user-qt3of6ir2x
    @user-qt3of6ir2x 7 місяців тому +62

    Amiira qurux iyo ceyda wa dad is fahmey mashllh waana qalbi wanagsanyahii

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 7 місяців тому +120

    Amiira iyo Xanan is not easy walhi 😂🤣 😅😂😂😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 7 місяців тому +82

    Kusaliya rasuulkeena مهمة صلى الله عليه وسلم❤🕋☝🏼

  • @Amiira489
    @Amiira489 7 місяців тому +41

    Mac sonkor ceyda team amiira iyo xanan farta taaga ceyda abowe fans kaada waan ahay kaftan lee waye yaah😂❤😊

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +75

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga 🌹

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid 7 місяців тому +317

    Allah is one ❤🎉

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 7 місяців тому +111

    inta soo oradey markey prank arkeen 😂😂😂❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +68

    war ani labadaan maalintii is kugu horaysay baan arkay siday isku fahameen waxan dhahay kuwaan sxb bay noqonayaan 😅 hada fiiri 20 sano inay is yaqaaneen baa u malaysaa masha Allah ❤😘

    • @caashacabdilaahi
      @caashacabdilaahi 7 місяців тому +1

      Haaa mashallaah waruntaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ wll

    • @kabtansiisi4946
      @kabtansiisi4946 7 місяців тому +2

      Horey calling 📞 isugu barteen Mar horaa la is barey falaaraha raac😂😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому

      @@kabtansiisi4946 yaa kuu sheegay 😅

    • @user-ehqueen
      @user-ehqueen 7 місяців тому +2

      Waa hesaaaa😂

  • @AsmaOsman-jb3ck
    @AsmaOsman-jb3ck 7 місяців тому +41

    Amiira iyo xanan cawa waa fuuray wlhi inta prank aan daawanaaye midkaan iigu qosol bdn wlhi 2jeer daawaday wlhi

  • @rahmo.ibrahim06
    @rahmo.ibrahim06 7 місяців тому +52

    Ceyda waa in add ka arkudsatid 🤣🤣🤣 Team Ceyda 💪🤣🤣🤣

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 7 місяців тому +118

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @GAZA871
    @GAZA871 7 місяців тому +158

    Aʟʟᴀʜ ɪs ᴏɴᴇ ❤❤❤❤❤

  • @user-fariixa
    @user-fariixa 7 місяців тому +32

    Yaa igu raacsan asxbey in ceyda gift loo keeno😂team cayda hadaa nahay gift aaa rabna wiilka hurdaa laga qasee hala raali geliyo

    • @user-ok5iu3wv8u
      @user-ok5iu3wv8u 7 місяців тому

      𝙰𝚕𝚊 𝚜𝚒𝚖𝚊𝚌𝚊𝚊𝚗 𝚞𝚐𝚊𝚕𝚊𝚎𝚎𝚗 𝚌𝚊𝚠𝚊 😂😂😂

    • @user-lp3ed7wv8p
      @user-lp3ed7wv8p 7 місяців тому

      Yeah 😂

  • @ConfusedBurrito-lk9we
    @ConfusedBurrito-lk9we 7 місяців тому +65

    ala teamka markay arkiin prank soo cararay farta taaga 😂😂😂

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 7 місяців тому +11

    The best person ever the most knowledgeable and the most shinning person all created prophet muhamad (صلى الله عليه وسلم)❤❤

  • @salmo3833
    @salmo3833 7 місяців тому +41

    Ala wllhi manooli😂😂😂amira iyo xanaan is not easy😂😂

  • @Ayaaat.Abdullahi
    @Ayaaat.Abdullahi 7 місяців тому +34

    Prank yida noocaan camal i like prank naxdinta naga daaya caawa waan fuuuray😢😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdalazoon8888
    @cabdalazoon8888 7 місяців тому +42

    Ceyda fiiri kooko prank kusoosameey 😂😂

    • @HadafYanis
      @HadafYanis 7 місяців тому +8

      Koko left ban kaqadanay team amiiro❤

  • @user-qv9pq2kt8h
    @user-qv9pq2kt8h 7 місяців тому +23

    Ar xanaan funny wye kulahaaa biyo qaboob inaan ugu darno eheed ha dhag dhageee 😂😂

  • @feisalcade3635
    @feisalcade3635 7 місяців тому +34

    we need the final between ceyda and IMK please.

  • @naamey
    @naamey 7 місяців тому +47

    Team xanaan iyo amiiro waa I din wataa 😂😂deeqo waji malaha 😂😂

    • @Intisarcreates
      @Intisarcreates 7 місяців тому +2

      Mxa wiilka deeqo u leedahay deeqo so gabar ma aha😂😂😂 deeqoow dheh

    • @naamey
      @naamey 7 місяців тому +2

      @@Intisarcreates Haa waan dhihi rabay osoo deeqo uqormay aan arka w aaka dhiman bes ok🥺😂

  • @user-jg4kq4qh5i
    @user-jg4kq4qh5i 7 місяців тому +25

    Prank sidan u sugayey Lee hadaan prank Maqlo fakatax waa soo ordaa 😂😂

  • @Muniita-
    @Muniita- 7 місяців тому +8

    Yaa sidayda videoyada speed 2x ku dawadana farta soo taga😂😂☝️

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 7 місяців тому

      Qaali fiyoobi agtaada mataale makudaawestaa😂😂

    • @Muniita-
      @Muniita- 7 місяців тому

      @@Naxariis_lugaleh qaali wey tala ee hadalkan ku cajisa😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 7 місяців тому

      Bisinkaaa😂😂 wxs Yaa firsanij karo

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 7 місяців тому +9

    Waa beeen waxani waa laysla ogyahay😂 somali prnk beenay sameyn😂 koko away amiira way naga badbadatay naga badal nooo✌️✌️✌️

    • @Cabdiraxmaan8
      @Cabdiraxmaan8 7 місяців тому +1

      Ilaahay amarkiis prank soomaali ma rumaysto

  • @zuhaanasomali841
    @zuhaanasomali841 7 місяців тому +20

    😅😅😅Wey keentay wlhi siduu dhahaayoh m.a Zxpo Isfahansan Wadajira Waligiina😊😊wllaheyga❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 7 місяців тому +19

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 7 місяців тому +23

    Ceyda iyo amiro walalo is fahmay ❤❤❤

  • @MuscabMukhtarabdi
    @MuscabMukhtarabdi 7 місяців тому +19

    Team cayda masoconeso wan so argudsanena 😂😂😂😂😂😂cayde sidan maku hareno come back

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 7 місяців тому

      Aarsi beela waxad samayseen aya la idinka jaray intaa ha inoogu joogto hadaad nabad rabtaan 😂😂

    • @user-ih7cf4bb6d
      @user-ih7cf4bb6d 7 місяців тому

      ​@@adoontiallesiman262usheeg😂😂

  • @user-iw2vo4oo8w
    @user-iw2vo4oo8w 7 місяців тому +28

    Amiro qurux malesiya imana maisodhawaynesin❤😂

  • @AbdiBashiir-tg8ie
    @AbdiBashiir-tg8ie 7 місяців тому +5

    Team ceyda ismuujiya arsasho leedahay ma soconayso xanan io Amiira adkaysta 😡😢

  • @user-ek4dh2qu6p
    @user-ek4dh2qu6p 7 місяців тому +31

    Inta marka Prank maqashey soo carartey😂😂

  • @user-vh6ws3ci4r
    @user-vh6ws3ci4r 7 місяців тому +6

    Amiira iyo xanan wxe isku noqdeen labo qof oo waligood wada jogay cml wlhi we iga qosliyeen 😂😂

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 7 місяців тому +29

    Tem amira iyo xanan waniwata❤😂

  • @user-uq6jn5gc5e
    @user-uq6jn5gc5e 7 місяців тому +16

    Xanaaneey waraa ku yaal burkas adaa dhaqooya😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-uh9vb8gz8d
    @user-uh9vb8gz8d 7 місяців тому +11

    Team Hanan iyo amiro qurux is not easy 🥰💯♥️

  • @rumaneyy9802
    @rumaneyy9802 7 місяців тому +5

    Amiiro xanan wllhi best prank sameyiin toumach funny Wye xanan wey la qabsatey camirada 😂😫😂😭💔sorry ceyda😂😂

  • @user-xs4zz3ok7v
    @user-xs4zz3ok7v 7 місяців тому +10

    Nin aarsanin uurka hooyadisa kujir 😂 Team xanaan iyo amiiro qurux is not easy 😮

  • @abdiazizturki873
    @abdiazizturki873 7 місяців тому +4

    Pranki realy ah kan waaye. waxa kale been dheh. Ceyda waxa laga dhigey waa waalanyahay jinaa qaba😂😂😂

  • @anizaaxmedcabdi9587
    @anizaaxmedcabdi9587 7 місяців тому +4

    Qaraarka jooji ceyda adi markaa prank sameneesay waa kula jirnay cwa neh amiira io xanaan la jirnaah wlhi saan u qoslaayay waa fuuray tnx 😂❤

  • @Nalkanuura5
    @Nalkanuura5 7 місяців тому +4

    Waan fuuray wlhi this is really prank prank yadaan oo kale noo soo badiya kuwa naxdinta naga daafa Amira iyo xanaan caadi maaha dumarnimo 😂😂😂😂

  • @AliAxmed-qg8pc
    @AliAxmed-qg8pc 7 місяців тому +7

    Ahaatoo noo ahaaty sidaan rabny noo ahaaty team xanaan and amiira 🤣🤣🤣🤣👏👏👏👏👏

  • @farhiyafizka1216
    @farhiyafizka1216 7 місяців тому +18

    Nabar xaqdaran allaha kaga dhigo cayda😅

  • @user-ir4bf3wk2n
    @user-ir4bf3wk2n 7 місяців тому +11

    Wlhie hortaH prank qosol ah bu ah hadan ceyda ka so jaro wlhie xanaan iyo amiira markan dhankiin ma yihii kolaba qofka prank sameyna la jira lkin amiira iyo xanaan prank qosol ah ba so dubteena wlhie ceyda so jaRo dhanka nahE so jaRo xanaan iyo amiira oo xanaqa arkaH no xanaqa wa in laga jaraya hhhh wa in jecelahay wlhie team 27 ❤😂😢

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 7 місяців тому +6

    Yaa mrka message konbaleelka soo dhaco qoraanka la firiyo prank la arko hore laga soo ordayaa 😂 prank saan u jclahy lkn ceyda mrkaga aan eegno prankiga aad kaga aarsa❤😊ndoonto

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 7 місяців тому +5

    Biyo qabow inaa ugu darnee aheyd ha dheg dhageee 😂😂😂
    Xanaan isn't easy😂

  • @user-xp9hm3wx1s
    @user-xp9hm3wx1s 7 місяців тому +5

    Intaan daawanayey prank kii igu qosolka badnaa inta jeere kuso celceliyey amiira iyo xanaan isn't easy 😂

  • @Mss-Sahra
    @Mss-Sahra 7 місяців тому +3

    Team ceyda hadaa nhy gift 🎁 raali galin uga dhig Amiira 😂❤️

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 7 місяців тому +5

    Qeyla dhaan wa wareeeeyy amiiro iyo xanaan oo soo aarsaday jah ceyda maku xumeeynay 😂😂😂

  • @Hibaaqeyyy
    @Hibaaqeyyy 7 місяців тому +8

    Aduunka hurdo liiga qaso u necbahay walhi😢😂😂

  • @abdifatahrashiid3011
    @abdifatahrashiid3011 7 місяців тому +8

    cayda iyo amiira baryahan waxbaa walaqan nin iskabula oo hurda buda lagu shubaa amira tijabo ayay waday 😂😂

    • @queenasiisa5354
      @queenasiisa5354 7 місяців тому +2

      😂😂😂tijaabo noceeya mid matihide 😂

    • @Puntlander88girl
      @Puntlander88girl 7 місяців тому

      ​@@queenasiisa5354anku si fahfahiye yacni hdhow mrkey isgursadan Markey disho inu xnqo io in kle😂

    • @abdifatahrashiid3011
      @abdifatahrashiid3011 7 місяців тому +2

      @@queenasiisa5354iska bulo gacan ban idiin tagay raga markay hurdada ka soo kacan somaliyey tosoo heesta calanka ayay shitaan 😂😂

  • @Iqroahmed-qq9us
    @Iqroahmed-qq9us 7 місяців тому +11

    Team amiiro iyo xanan waa wataa yes😂😂😂😂😂

  • @user-tz2ri4oe7h
    @user-tz2ri4oe7h 7 місяців тому +3

    Wlhi saa u qoslaaye beerkaa i xanuunay team ceyda hadaa nahay inaa soo aarsatis aa rabnaa unuka😂😂😂😂

  • @HudaCabdi-qj5iy
    @HudaCabdi-qj5iy 7 місяців тому +4

    Geftigii baa hadhay amira iyo xanaan .
    Ileen hada wad ka jarateen prank lay din ku sameeyey.
    Iska soo boga .

  • @Amiira96
    @Amiira96 7 місяців тому +2

    Hanan iyo amira sidee isku fahmeyn m.a waa funny

  • @Tutulisho
    @Tutulisho 7 місяців тому +18

    Allah is one❤😢☝

  • @Nihaaleyyy-vj6td
    @Nihaaleyyy-vj6td 7 місяців тому +5

    prank jecl dartii inaa usuxan kabaqayaa😂😂😂shaqo wacan xanan iyo amiira💪🏽😂

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv
    @FarxiyeIbraahim-it5jv 7 місяців тому +16

    Ala amiira qurux sana 😂

  • @hamdasaidalihaldhaa213
    @hamdasaidalihaldhaa213 7 місяців тому +6

    Deeqow maxaad nosoo dabo ordaysaa kulahaa amiira 😂😂😂😂😂😂

  • @NadwaDaahir
    @NadwaDaahir 7 місяців тому +13

    Cayda miskiin waa loo tashaday 😂😊😂

  • @KiinMohamed-eh7de
    @KiinMohamed-eh7de 7 місяців тому +7

    Waa lugu cdy wlhi 😂😂
    Lakiin ka arso pro never give up xanaan Iyo Amiiro ka oysii mr lbaad 😂😂😂😂 team Cayda dulqaata😂😂😢

    • @user-ih7cf4bb6d
      @user-ih7cf4bb6d 7 місяців тому

      DuLqad mxya wxa samsen Laydinka jaraya Hlka hyngu jogto hdi kle sosocda😂😂

  • @AishaKiin-ex6xg
    @AishaKiin-ex6xg 7 місяців тому +8

    Maskin ceyda si xun aa u gashen amiro givtga iska dyri oo rali gelinta ah 😂😂

  • @Mssfiizuualiyusuf
    @Mssfiizuualiyusuf 7 місяців тому +3

    Wllhi prank another lovely ka dhcy qosolka aduunka xnaan iyo amiiro waa zxp is fhnsan 😂😂😂😂😂I liked ❤❤❤❤amiiro iyo xnaan isn't easy ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @pellahaaji2230
    @pellahaaji2230 7 місяців тому +10

    Inta marke prank aragty so cararty like 😂😅

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 7 місяців тому +14

    Deeqow prank waliba wu taganhy😂😂

    • @NuuraYuusuf-pc9ds
      @NuuraYuusuf-pc9ds 7 місяців тому +1

      Marka danbe ase ku iman dontaa😅😅😅😅😂😂😂

  • @user-mm8vy2io8r
    @user-mm8vy2io8r 7 місяців тому +6

    Ceyda niyow wa wey ku hasata marbo malinti hore Amira iyo xanan aye ehed sorry walalk 😢

  • @user-qj5qc3no9h
    @user-qj5qc3no9h 7 місяців тому +4

    Amiira iyo xanan.is not easy wllhi 😅😅😅

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +9

    Yes wad ka Arsadey 😂❤❤Team Amira qurux

  • @ayaaniitomoha
    @ayaaniitomoha 7 місяців тому +12

    Team cayda nosoo aar❤😮

  • @ccabdicabdi6491
    @ccabdicabdi6491 7 місяців тому +3

    Deeqow halagu soo sameeyo asagana oo uwada tashada😂😂😂😂😂

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 7 місяців тому +8

    😂😂 walhi caawa qosol iga dhamaaday amiiro io xanaan casharbay kuu dhigeen sorry. Tankle deeqaw iigu daran wali malihi kulahaa ceyda deeqaw prank ku soo samee

    • @Mujaahid.Mohaan
      @Mujaahid.Mohaan 7 місяців тому

      Saa loogu sameynaa waa aabaha kaamerada brankigee😂😂

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of 7 місяців тому +3

    Alla caawa ma nooli wlhi wan fuuray saan uqoslayey cawa mrkan saa jmacda uga imi anoon cashayn arky waban dawady amiira iyo xanan is not easy wlhi 😂😂😂😂 ceyda raali noqo noqo abowe way kgu dhacdee😂

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 7 місяців тому +10

    Omg markan arkay Prank Anu waa so caratay 😊😂

  • @Zoyaazuman
    @Zoyaazuman 7 місяців тому +5

    Jah ceyda qurux kulahaa 🎉😂

  • @masbal9180
    @masbal9180 7 місяців тому +7

    ceyda samirkii oo qof ah masha Alllah sidu u xushmaynayo gabdhaha

  • @najmocali-ob6ef
    @najmocali-ob6ef 7 місяців тому +6

    Team amira team xanan is not eazy😂❤

  • @user-bt2jo7zn2q
    @user-bt2jo7zn2q 7 місяців тому +3

    Alaah is one who created you

  • @HudaCabdi-qj5iy
    @HudaCabdi-qj5iy 7 місяців тому +3

    Cayda waxa soo xusuutay ninka waLan sida uu dadka uu u eryado qosal kii iga dhamaday😂😂😂

  • @user-qn7vz1se2e
    @user-qn7vz1se2e 7 місяців тому +5

    Amiira iyo xananan is not easy 😅😅😂😂😂

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 7 місяців тому +3

    Dekow Mr prank inuu yhy ma iLa aragteeen😂

  • @Hayad-13478
    @Hayad-13478 7 місяців тому +2

    Team cayda hadiyad rali galina ayn rabnaa masoconayso 😢

  • @Iztaahilapdy
    @Iztaahilapdy 7 місяців тому +3

    Anagu kolba qofkii pranki samaynaya la jirnaa ayaantii hore ceyda la jirnay maanta amiiro iyo xanaan 😂😂😂

  • @elmohazaj4833
    @elmohazaj4833 7 місяців тому +8

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋💯❤

  • @nuuraabdilaahi9193
    @nuuraabdilaahi9193 7 місяців тому +3

    waa inad raligalin u samysan pranki xun bad kusamyseene amiira iyo xanan prt 2 😡

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 7 місяців тому +3

    Halmar istiimsada deeqow prank dhadhansiiya isaga usameeya😂😂😂

  • @sucdimusse
    @sucdimusse 7 місяців тому +6

    Hadaa nahayy team Hanan io amiiro wa arsanayyy😂😂

  • @XudeyfiCabdirashiid-ur9qy
    @XudeyfiCabdirashiid-ur9qy 5 місяців тому +2

    Hada team amiro nahy wa arsan33y😊😂😮

  • @user-gy9rk8jv4l
    @user-gy9rk8jv4l 7 місяців тому +4

    Wraa xnaaan funny wyeee😂😂😂amiiro mid ka darbnbo is heleeeen xanan 😂😂😂

  • @CaaishoAli-xy4yt
    @CaaishoAli-xy4yt 7 місяців тому +2

    Team 27 waa Team ka kaligaa an aamin sanahay inuu prank Koda sax yahy Team sorry king ceyda 😢😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 7 місяців тому +4

    alla wllhi Anigu isma dhahaynin intay Xanan joogto ayay lka aarsan doonaan waxan islahaa markay Xanaan baxdo ayay Amiira ka aari doonta hadayba xasuusato
    waaaw hadaa lagaa aarsaday ba miyaa mac ayay kugu thy Ceyda dumarland,nimo 😂😂Amiira iyo Xanaan sidan kaman fileenin kulahaa 😂 hadaa ma iyagaa kaa filayay balaayadii aad isku xirxirtay 😂😂😂