Kulankii MUQDISHO & ADISABABA ee TURKEY Ka Socday Maxaa Ka Soo Baxay: Waraysi Aqonyahan Diridhaba

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 107

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 29 днів тому +7

    Diridhaba waa nin khabiir ah oo aad isku dhul dhig badan. Alle ha daayo isaga iyo adigaba walaal cabdiraxmaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 29 днів тому +5

    DIRIDHIBA MAXAMED XASAN RABI HA KU XIFDIYO AAMIIN ❤❤❤

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 29 днів тому +7

    Very good interview! Good Job Ubaxleh. You should invite this guy more often.

  • @adamaden3438
    @adamaden3438 29 днів тому +1

    Akhyaarkan diridabe waa nin wargal ah oo wax badan fahamsan,
    Ubaxle soo celceli wareysigiisa
    Aad baaloogu baahan yahay
    Thanks Ubaxle media.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 29 днів тому +5

    Cabdiraxmaan madaale ninkan weraysigiisa joogtee waa well informer

    • @AbdullahiOmar-f3l
      @AbdullahiOmar-f3l 29 днів тому

      The failed state of so called Somalia is losing much time and money something which they can do nothing.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 29 днів тому +2

    Ilaahay dadkeena Reer Somaliland ha mideeyo oo ha is jecleysiiyo. Guul Somaliland ❤❤❤❤❤

    • @abdiazizmohamoud4474
      @abdiazizmohamoud4474 29 днів тому

      Khiyaaligii miyusan dhamaan
      Isaaq land hadalkaaga cadee qabiil wadan ma noqon karo

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 29 днів тому

      Huwan is cadee​@@abdiazizmohamoud4474

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 29 днів тому +3

    this gentleman his analysis 99% excellent views❤❤❤😊

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 29 днів тому +1

    itoobiya ma rabto in wasiirada soomaliya soo horfadhiistaan waayo itoobiya ma Aqoinsana dawlada xasan sheekh❤❤❤❤

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo 29 днів тому +7

    ASC Hiibo ALLA, ku siyeey ,cadaw kama qadii Karo,, guul JSL,,vive Ethiopia ❤❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 29 днів тому +6

    Failed Somalia italiya Failed Somalia way gardaroonaysaa itoobiya iyo soomaliland government xasan qaxooti meeshuu qaxootiga ku joogay buu leeyahay anaa xuma

  • @munirkh
    @munirkh 29 днів тому +3

    Diridhaba salaan sare Suldaan, in badan baa noogu dambeysey qoraaladaadii xiisaha lahaa ee aad qori jirtey. Mahadsanid inaad soo Rogaal celisey 👍🏾💪🏾✋🏾✋🏾from Oslo.

  • @baxnanoproduction
    @baxnanoproduction 29 днів тому +5

    Waxba nagama dhibo
    Nacab soo dhigtaa
    We are somalilanders❤️🤍💚

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 29 днів тому +1

    Guuuùl way fashilantay soomaliya ITOOBIYANA way Cadaystay mawqifka ayleedahay ❤a a lot of people who are you doing today

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 29 днів тому +1

    Good job Weldon wisdom attain thanksvm . Awaiting eventually final conclusion.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 29 днів тому +1

    Very Important program. Thank you

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 29 днів тому +5

    VIVA Somaliland Republic. Nolow Ubaxle.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 29 днів тому +2

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam 29 днів тому +1

    Saxafi muwaadin ah oo yaqaan dalkiisa iyo dadkiisa waxa u dan ah aad iyo aad caqli iyo garasho Slle siiyey dhabna ku hadlay thanks alle haku xafido

  • @MrQaraami1
    @MrQaraami1 29 днів тому

    Mansha Allah great Discussion about the Truth and lies about the Geopolitics of this Horn Africa My Allah sw protect Somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 29 днів тому +2

    IMIKANA ITOOBIYA SI DUBLAMAASIYAD AYAY KU SHAQAYNAYSAA KAMAY BIXIN HESHIISKII SLAND❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 29 днів тому +4

    Two countries British soomaliland and Somalia italiya between borders afrika xasan qaxooti xaasid maliibaano sinigal iyo gaambiys

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 29 днів тому +4

    Waan salaamayaa weriyaha xogta bixinaya

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 29 днів тому +2

    Waa war dhan
    Waad mahadsantihiin diridhaba iyo ubaxle

  • @cabdiqaadirismacil6453
    @cabdiqaadirismacil6453 29 днів тому +2

    Maan sha Allaah guul somaalilan

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 29 днів тому +1

    Insha allah guul somaliland shirkasi Insha allah wuxu uhiilin doona somaliland cadawguna wu ka qoomamon foona Insha allah

  • @fatumamohames
    @fatumamohames 29 днів тому +1

    Mesh nalogu tashanayo rabi majogomiya wuu joga turkigu waa diilal dilalkuna waax ba nagamaqadikaro insha Alla guuuuuuuuul somalilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustapheFaisal-bw9ul
    @MustapheFaisal-bw9ul 29 днів тому +1

    Guuuul Jamhuuriyadda Somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 29 днів тому +1

    ubaxle Media TV 24 wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 29 днів тому +1

    Masha alla guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ql6ef8ox5r
    @user-ql6ef8ox5r 29 днів тому +2

    Mahadsanid ubaxle

  • @faizaosman6214
    @faizaosman6214 29 днів тому +2

    Guul iyo gobanimo soomalilaand mashallah ❤❤❤

  • @nathra7351
    @nathra7351 29 днів тому +1

    Guuul somaliland ilaahay huusha ha ina siiyo ishalah cadowga somaliland ilaahay hajabiyo ishalah gudo iyo dibadba ishalah

  • @SadoAhmed-mf4xt
    @SadoAhmed-mf4xt 29 днів тому +1

    Wa runtii somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo Insha-Allaah

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 29 днів тому +1

    ❤❤❤ thanks A/Rahman Ubaxle media 24

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 29 днів тому +2

    We'll done brother ❤ that's all

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 29 днів тому +1

    Shirkaasi wuxu noqonayaa sidii kii hore ee turkiga ee fashilmay waxaanu noqonayaa muraaradilaacii Xassan Duufle iyo Somalia sidaasay guushu ku raacaysaa Somaliland allaahu Akbar

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 29 днів тому +1

    guul qaranka somaaliland

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 29 днів тому +1

    Dirishiba waa active waa nin aad u furfuran ragaas oo kale warayso ubaxlow

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 29 днів тому +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland lsrae viiva

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 29 днів тому +1

    masha allah guul iyo gobonimo somaliland

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 29 днів тому +1

    Insha allah guul somaliland guul insha allah 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul 💚 🤍 ❤ guul insha allah 💚 🤍 ❤

  • @sumayayounis3970
    @sumayayounis3970 29 днів тому +1

    Masha Allah tabaarallah guuuuul somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 29 днів тому +1

    Guul somaliland ❤❤❤❤

  • @fatumamohames
    @fatumamohames 29 днів тому +1

    Insha Allah wekukalakecen ilahai idiinkis rasula faadligis guuuuuul guuuuuuuul somalilan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 29 днів тому +2

    Guul Sland

  • @danjire7605
    @danjire7605 29 днів тому +1

    Mid macquulba maaha:
    1. In Ethiopia Somalia saldhig iyo dakad wax Kala soo dagto Kala hadasho gaar ahaan meelaha Somalia maamusho.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 29 днів тому +1

    Moooryaaantii mogadisho waaa la jihowarerinayaaa walahi

  • @user-hv5bh6zf7y
    @user-hv5bh6zf7y 29 днів тому +2

    ubaxle media well done adiga iyo suxufi diridhaba waxad noo soo gudbiseen war weyn oo aanu sugaynay

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 29 днів тому +1

    Wlèe xaqiiq buushegay aqoon tagan dhirwa run Ayuu shegay wlee MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland ankara wxba kamabedeli karto wlee

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 29 днів тому +1

    AQOONSIGA SOMALIAND SOMALIAND WAXAY U BAAHAN TAHAY DAD SHARCIYAQAANA IYO MAXKAMAD

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 29 днів тому +1

    haddii aan la is idha tireyn wada hadalka ka socda turkiga waxba kama soo bixi karaan waayo itoobiya waxay sheegtay iney dooneyso dhul ay leedahay oo badeena ka mid ah oo waan qaadaneynaa haddii aad diidaan

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 29 днів тому +1

    Diri dhaba & Ubaxle Guulaysta. Xogta cilmiyeysan ee aad na siiseen.

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 29 днів тому +3

    ❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 29 днів тому +1

    Wariye warkaagu waa war xaqiiq ah noolow

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 29 днів тому +1

    ITOOBIYA WAXAY DOONEYSA DHUL AY LUG KU GALI KARTO AY MILITARY BASE KA DHIGAN KARTO KENYA CIIDAN ITOOBIYAN MA DHEX MAR KARAAN, LUGHAYE IYO SEYLAC DAQIIQAD AYEY KU DHEX DAGI KARTA.

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 29 днів тому +1

    Waaa fashiliuuu waxa turkiga dhoodhoobayaaa

  • @Halgame334
    @Halgame334 29 днів тому +1

    ITHIOPIA MOU GA HSDAY KU DHIIRAN WEYDAY. SL KHASAARE MA JOOGTO MAY TIDHI WAA WAR

  • @Halgame334
    @Halgame334 29 днів тому +1

    TUKIYA MUS NOT BOTHER AFRICAN STABILITY

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 29 днів тому +1

    Maxaa Soomaaliya ka galay 120 malyan oo xabashi ah

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 29 днів тому +1

    Guuuul ubaxle hanbalyo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 29 днів тому +1

    SOOKUWA XAABASHE NAEECBAA EE LAA DAAGALMYE GUURGURTO IYO DAWLADSUU GOORMEYE JEACCLYDN

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 29 днів тому +2

    Singal and ganbiya iyo failed Somalia italiya and British soomaliland government between borders afrika

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 29 днів тому

      😂😂😂😂😂😂. Walaal waa afkee Afka aad halkan ku qortey? 😂😂. Ma afka cusb ee Markaanu Ictirafka helno aanu ku hadli doonaa In Sha Allah, markaan Faqashland ka go' ano😂😂😂😂.

  • @user-pv2ww7ln6m
    @user-pv2ww7ln6m 29 днів тому +1

    Markaad eegto halka ay Ethiopia iyo Somalia kala taagan yihiin way adag tahay in Ankara wax Somaliland u daran ka soo baxaan.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o 29 днів тому +1

    Ka ka ka shutle doplamatic cab4axman ubaxle madaale waan ku salaamay

  • @user-vz1ze7pr5y
    @user-vz1ze7pr5y 29 днів тому +1

    Guusha soomaalilaand baaleh

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 29 днів тому +1

    Somalia iyo Hassan Sheikh qac baa Ka yeedhi doontaa.
    Somaliland ha filato in ay Somaliya markeey ku Guul dareeysataan in ay la Imaan doonaa, Somaliland waanu ictirafidoona ee haka noqdaan MOU da.
    Warka iga qora, oo meel ku qora😂😂😂

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 29 днів тому +1

    Guul somaliland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 29 днів тому +1

    ITOBIYA DEKED KIRA AH DOONI MEYSO, BAD IYO BARRI AY MILKIYAD U YEELATO AYEY RABTA.

  • @khadra27day12
    @khadra27day12 29 днів тому +1

    Tukrigu jaariyad miyaa

  • @shurkiismail1740
    @shurkiismail1740 29 днів тому

    Halyeeey qaran indr nooloow

  • @user-fd3io4qr5j
    @user-fd3io4qr5j 29 днів тому

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد
    Wax Turkey 🇹🇷 ay dhisayso ma jirto laakiin waxaa jirta in ay Qatar 🇶🇦 Doha ay tidhi waan ku Caawinyaa si aan Faaido u helo…Arintaasi waa taa.
    Ethiopia 🇪🇹 Xaqiiqiqa ahaan ma doonayso wax Koonfur ku yaala waayo Cadow badan ayey ku leedahay oo ma aaninayso taasi waa taa
    2: Ta kale eels jirtaa Somali 🇸🇴 waxay noqotay Dawlado badan oo aan❤wax amar ah ka qaadan Dawlada dhexe taasina Ethiopia 🇪🇹 Baqasho wayn ayey ku haysaa oo waxa laga baqayaa inuu Burbur ku dhaco…
    Waa Khayran katiiran

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 29 днів тому

    Ethiopia meel muhiima oo nabadeeda la hubo ayey rabtaa Indian ocean ka somaliya Ethiopia iskuma halayn karto peaceful maaha laakiin bada somaliland waana muhiim waana nabad

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 29 днів тому

    Somaliland waa Somaliland hadda 21.

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 29 днів тому

    Sland yaaka waxka raba
    Isaaqow hadafkiinu waa riyo
    Dhulkaad iibineysan yaa leh

  • @Halgame334
    @Halgame334 29 днів тому

    ITHIOPIA INAY WAKHTIGA KU CIYAARTO MAAHA MOU WAA INAY. DHAN UUN U DHAQAAQDO WEYAN WAAYO SIYASADI MANDIQDAA CAKIRANN

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 29 днів тому +2

    ❤❤😂

  • @hereaftergolory9114
    @hereaftergolory9114 29 днів тому

    Soomaalida siyaasi qof caadi ah baa waxaa lagu SHUBAY Ethiopia waa 120 million. Waa numberka reer galbeedku ku weyneeyaan Ethiopia kuna yareeyaan soomaalida. Bal ninkan day hadda beri dhow bay 200 oo million gaadhayaan. Col hortii waad jabteen.
    Shirka waa lagu kala kacayaa ee xasan shiikh ma milletrly wax iskaga celi soomaali way awooddaaye haddii kale ha is dhiibo

  • @ahmedmohamoud4322
    @ahmedmohamoud4322 29 днів тому

    Diridhabe waa muuse Biixe oo aan biyo ismarin.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 29 днів тому

    Rageedii drirdhaba

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 29 днів тому +1

    U KALA DAB QAAD 🤣🤣🤣🤣 MA MEHER BAA LAGU HESHIINAYAA IYO GORGORTAN

  • @dhambaalmedia3846
    @dhambaalmedia3846 29 днів тому

    Hhhhhh isaaaq waa wareren albabkaa laga xirtay

  • @AhmedHussein-ze4pe
    @AhmedHussein-ze4pe 29 днів тому

    Mujahid aad Ayan ku salamaya

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 29 днів тому

    Waxay somali ka shaqya waa uun xaasadabiyo xuman .

  • @abdiahmed5719
    @abdiahmed5719 29 днів тому

    Somaliland waa abshir

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 29 днів тому

    kaalaya nageeya dhulkiina meel ku taal dhulkiina haddii kale ma heshiin karno akhrigeeda muxuu noqonayaa

  • @biibaaye-o3k
    @biibaaye-o3k 29 днів тому

    Ninkaan la waraysanaya waa nin maalin cad riyonaya imaaraad ayaa na hormarimarinaya oo orod taariikhda iyo siyaadda uae soo baar ta kakale haddii dowladda somaaliya ay ogolaato in xero mallatari la siyo amxaarada taasi wax ma dhaanto heshiiska reer waqooyiga ay la galena.

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 29 днів тому

    Hhhi

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 29 днів тому

    Odaygan Ubaxle ma daalin miya
    Ibraahim Caydiid saaxiibkii
    Maalinba war caruureed haku maaweeliyo dadka Isaaq
    Maalin walba war haka dhigo sheeko baraley

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 29 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 29 днів тому

    BADNGU IIB MAAHA HAADNA WEEYE LAA BARYAYAN badahoda qadadweyn xasiidnimo uu dheeynte cuudur laa garanwaaye laadinkuu saalyde

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 29 днів тому

    Ragan waaweynee youtube ka usoo shaqo tegay kheyrkoodna bayraqdaar bay sameeyeen iyaguna kursi uun bay fadhiyaan

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 29 днів тому

    waa been ma ahayn laba dal waxaa arrintaa daliil u ah noo sheeg ma laba calan bey lahasyeen mase hal calan

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb 29 днів тому

    Nacdal kugu dhacdey muujrmin

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg 29 днів тому

    Hu

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 29 днів тому +1

      Xasan qaxooti wuxuu leeyahay way jiraysaa iyo majirto way jirtaa waa muuse

  • @farahmuhamed2909
    @farahmuhamed2909 29 днів тому

    Don't mislead the youth and distort history.Somali Italian Somali British are one and the people who fought for independent were the syl yooth with the same flag.there was no two different nation that meet or joined.despite❤😊

    • @farahmuhamed2909
      @farahmuhamed2909 29 днів тому

      The colonies dividing Somalia . Somalia was one land inhabited by Somalia. So Somali land is the land of all somalis . unlike what distorted translations given by some fools that somalilandgained independence from Britain yes so is Somali Italiano the independent was obtained from Britain all.

  • @abshirhussein7987
    @abshirhussein7987 29 днів тому

    Waxan mooday news Lkn Waxan dareemay tv dada ka xunusan. I don’t know what kind of drugs you guys use mid wayn mid yar cry or not no Ethiopian nac nac they can’t do nothing special since January till today why they can’t do it who stop them they know international low qabiil qaran ma Noqodo 33 years cry shame on you guys

    • @ubaxlemedia
      @ubaxlemedia  29 днів тому

      Lkn hada waxa kaaga soo baxay wax kaa nixiya saw maaha 😂😂 waa sida aanu rabnay in cadowga iyo dadka xanuunsanayaa runta ka naxaan