JAAMAC SHABEEL oo Maanta si Fiican Xabaalaha Giinbaarta ugu Daray Isbahaysigii Mucaradka🤔

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 88

  • @hodhomawel1812
    @hodhomawel1812 Місяць тому +8

    Dofaarintaan waa iiskumid weyan no wadaani no kaah In Shaa Allah

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban Місяць тому +7

    Walal nagu soo biir. Wa muxaadirooyin.. guul Somaliland horu marka iyo nabda aan ka wada shaqayno..

  • @FadumoCabdiraxmaan-p7x
    @FadumoCabdiraxmaan-p7x 6 днів тому

    Ubaxle alaha ku showroom soomaaln guul cadowga alaha jabiyo isha alaah

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Місяць тому

    ❤❤❤cabdiraxmaan ubaxle wallee fariid ayaad tahay runtana kamaleexatid.markaa waad ku saxan tahay. Waa sanam shaydaan ah.waa xaar sikhraankan ah .

  • @nathra7351
    @nathra7351 Місяць тому +5

    Jaamac shabeel wuu waalan garan waayey shaqda caay laguma helo hadii uu caaytamaayo yaa wax kufalayaa

  • @Amina-ts1lj
    @Amina-ts1lj Місяць тому +3

    Subhanla Nacam wa inta ay raban in gobalda bariga inay seyan huwanta Xisbiga wadani afyshasnka wadni wayn iyaga yidhi no hadal 😮😮

  • @user-si7ig2vr1x
    @user-si7ig2vr1x Місяць тому

    سبحان الله

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Місяць тому +3

    Jamac Shabeel ma Hooyadii baa leh Ceerigaabo???? Mise Daarood????

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waa okay asaassqa

  • @rashidmohamed8605
    @rashidmohamed8605 Місяць тому +1

    Jaamac shabeel waa huwan iyo dhashii faqahta

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Місяць тому

    Ilaahay dadkeena ha garansiiyo, cadowga gudaheena

  • @mrnasir5683
    @mrnasir5683 Місяць тому +1

    Waad saxsantahey

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t Місяць тому

    Jaamac shabeelow maantaad iilka ku hubsatay isbahaysigii . Thanks hell with them

  • @aminaboon1290
    @aminaboon1290 Місяць тому

    Ubaxlow. Waa macaaac

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +3

    Ogow xisbiga wadani godoob uma so jidayee wa a murayadi xisbiga

  • @saxar6675
    @saxar6675 Місяць тому

    Oo show jaamac shabeel waa tanag madhan,

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waa oday asaasaqa

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 Місяць тому

    Asc this guy he is nets only I can say he’s crazy guul Somaliland ❤

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Місяць тому

    Ilaahaybaa. Inaga qaban. Inta. Xun

  • @luuljemac7527
    @luuljemac7527 Місяць тому +1

    J.shabel waasarkhan faidomale only xilo irmanays foqalxilo irmanays nacaltula

  • @RunCisman-r3t
    @RunCisman-r3t Місяць тому +2

    Madax madhan buu sida.qofku haddii u khamriga laasimo waxa u dambaysa waa bacaac uun

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu Місяць тому +3

    Xisbi mucaarid ah Cirro iyo kuwa la caqliga ahi waxay u yaqaanaan in loo jabhaadeeyo waddankaaga sidaasina kursiga lagu gaadho kkkk

  • @idrissumar9009
    @idrissumar9009 Місяць тому +2

    Ninkan hadiilaxidhi waayay.hanoosoo,gaadhsin

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 Місяць тому

    Jaamac Shabeel Reerkooda iyo ,Tolkii Way kula socdaan. Garxajis hadaanay kula Socon Goojacade iyo Gacan-Libaax ba cadowga inagamay RAACEEN.

  • @aweyskhayre2568
    @aweyskhayre2568 Місяць тому +2

    Kkkkkk wouayay waalayahay waa niicle kkkkkk xusbigana waxba kama aha

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +2

    Niinkani sidu dawlada Somaliland xiil uga hayay???? Walahi he is nothing niinkani iyo kuwa Xisbiga wadani

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому

    Think of abdi-Shotaly and Ali behi iwm .

  • @AsiaGele
    @AsiaGele Місяць тому +1

    Waa yaab ninkani miyuu waaln yahy

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 Місяць тому

    Wuu asaasaqay

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 Місяць тому +2

    Ninkay sori kaqaday waa nin ay seefi ka qaday

  • @Cumarfure
    @Cumarfure Місяць тому +2

    JAAMAC SAKHRAAN MARKUUHADLAAYO WAANIN CABSAN. OOMIRKIISUMAQANYAHAY

  • @dualehissak1536
    @dualehissak1536 Місяць тому

    👏🏿👏🏿👏🏿

  • @Cumarfure
    @Cumarfure Місяць тому +2

    KUWANI KURSIMARABAANE QARANKAYDUULAANKUYIHIIN

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 Місяць тому

    Ubaxle Madeia aad iyo bad umahadsantahay difaca Qaranka

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому

    War waa fataalin macal suaal mawaydinayan

  • @abdihussein9554
    @abdihussein9554 Місяць тому

    Waa nin waalan oo cilaaj u baahan.

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 Місяць тому +1

    Kabo qaadka huwntu wuu wareeray , waa sanad yaab badan .😂😂😂

  • @user-si7ig2vr1x
    @user-si7ig2vr1x Місяць тому

    اللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى ٱله وصحبه

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому

    Waa wax ay iskuraacsaanyihin
    Mawax isaaga ugaar ahba

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ Місяць тому +1

    Kkkkkkkkkk Subxan Allah

  • @Sumayo987
    @Sumayo987 Місяць тому

    Kan carabkii qalalay ee busaaradu ka muuqato waxaba ka daran kuwan mikirifoonada la hoos yacaaya ee ku raxayisanaya

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 Місяць тому +1

    Kkkkk allah kariim

  • @kalisocodkali4469
    @kalisocodkali4469 Місяць тому

    Jaamac Shabeel waa siyaasi xaqiiqda og, Markuu lahaa Laasacaanood waa laga shalaayi oo ciidanka ma soo laaban doonaan, wuu ku saxsanaa... wax uu sheegay oo weli si kale noqday lama arkin....

  • @abdimohamoud1803
    @abdimohamoud1803 Місяць тому

    Waa yaabka yaabkii

  • @umretaaj9939
    @umretaaj9939 Місяць тому

    asc walaal ninku malaha waxbucaba

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs Місяць тому

    Jaamac -Shabeel salaankii siyaasadda wuu ka siibtay

  • @UbahMohamed-t4g
    @UbahMohamed-t4g Місяць тому

    Kkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkk

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 Місяць тому +1

    😂sarkhaan ilaasarkhan waa sarkhaan😂

  • @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc
    @AyeeyoSheekoxariiro-uv4nc Місяць тому

    Xukuumadi eegan maysee neef walba qabiil baa lagu eeganayaa😢

  • @ahmedomer3363
    @ahmedomer3363 Місяць тому

    Asc wll aad iigu qaaliya wallaahi waxaad tahay nin qaaliya ,halyey difaac adag u ah dalka iyo dadka noolow wallaaal🎉❤🎉😂

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Місяць тому

    Jaamac shabeel 1994 ayuu maskaxda wax kanoqday markaa mamiyir qabo ee dharka ayuu iska sitaa.hargeysa jaarbaanu ahayn .hada laakiin waali iyo sikhraankanimo ayuu isku darsaday

  • @KastamMur
    @KastamMur Місяць тому +1

    Somaliland Cidi far saartaa ILLAHAYNA 100 bu saara marka cadowga ciyaarta ino wada dhe

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waa dhukur miidhan waxaana waxa u aabo aha wadani

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    JAAMAC SHABEELKAA MABA DHAGAYSTO WAAYO WAA HUWAN WAA CADOW KALKAAL

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 Місяць тому +2

    Jamac nacas leflefki faqashta wu ka so noqonaya

  • @RasheedKhalif
    @RasheedKhalif Місяць тому +1

    Waxuu sheegay waa waxa wadani aaminasayahay magaranayo si dadka reer somaliland wax u fahmaan gudidii hj ee icitisam waxaa ka mid ahaa nin famligaaga ah waxuu noosheegay in kooxda wadani kursiga aay soorayan marka wadani dalka qabsado in somaliland gobol gobol aay u qabinayaan qorshaha waxaa kula jira garaadada lascaanood waa ruuntii ee firdhiye waa badhsabka u jooga wadani lascaanood reer somalilandow hadaad kooxda wadani soo sartaan oo xukunka dalka aad gacanta ugeelisaan hasugina inaad dib u maqashan wax somaliland layidhahdo hadaad dalkiina jeceshihiin kooxda huwant ah ka saara saaxada siyaasada oo hanagu soocelinina kooxda reer iyo qabiil maha ee waa koox u shaqasa cadawga somaliland oo doonasa inaay tirtirto magaceena ka fejignaada adeer kooxdii magaceena sheeganasey ee icitisaam hoosta baay kala shaqasa kooxda falagada ah ee wadani ee halaska ilaaliyo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    DOORASHO MA JIRTO EE WAA AFTI QARANKA U CODEE AMA KA CODEE U CODEE QARANKA

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse Місяць тому

    Wixii ay u tuuri jireen ayaanay siin beryahan e maha nin qadiyad leh

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs Місяць тому

    Ubaxle :ha la yaabin xisbiga u matalo
    Kan uun maaha
    Way badanyihiin
    Kuwan oo kale xisbiga Wadani

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Місяць тому

    😂😂😂😂 lama afyaqaan kan nin waalan iga dheh

  • @MaxamedAbdiaadam
    @MaxamedAbdiaadam Місяць тому

    Zakhraan cimri joogga Hadalka xun u qaabilsan yhy xaasid Wadani baa dirsaday Aqoontiisa muu Naftiisa ku saxo

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Місяць тому

    Waxaa lagu qiimeeyaa naagaha jidhkooda ka gacsata ayuu lz mid yahay

  • @MaxamedXasan-bw3wl
    @MaxamedXasan-bw3wl Місяць тому

    Jaamac shabeel wuxuu cadaystay inuu ucalaacalayo firdhiye iyo jabhadiisa

  • @nimojirde8252
    @nimojirde8252 Місяць тому

    Inaadeer kan Shabeel maahee waa sgeydan Reerkoodiina wabsan waayeen qamribaa halkaa dhigey markaa inuu xabagta inuu dooxa ku cabo ayaa u hadhey

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v Місяць тому

    MAXAA NIN WAYEENA MAYSAGAA KALA MIIRAN HABEEN IYO MAALIN WAAY U GASHANTAHAY.😂😂😂😂😂😂😂

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waa kuwii cadowga soohorkacaayay

  • @abdirasheedwarsame5876
    @abdirasheedwarsame5876 Місяць тому

    Waxaad ilowday Cabdiraxmaan Ubaxlow inuu Jaamac shebeel sidii kale yahay,oo dameertiisii fuushan yahay.

  • @abdilahihasandiriy
    @abdilahihasandiriy Місяць тому

    Ubaxle waxan hanagu sheegin doofaar ka ah nagama mid ah jaamac sikhraan hadaan hargeysa joogilahaa maan daayeen ee runta ayaan usheegi lahaa.doofaarka xun akh akh .damiir miyaanu lahayn waxani.

  • @user-xj9jx5cg8o
    @user-xj9jx5cg8o Місяць тому

    Ubaxlow sakhraankan warkiisa ka hadh waayo wuxuu yahay horuu inoogu sheegay

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waykulasocdaan

  • @abdiismail-lz5xs
    @abdiismail-lz5xs Місяць тому

    Wuxuu cadeeyey wixii u qarsoonaa isaga iyo kuwa ay isku siyaasada yihiin

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi Місяць тому

    Qiimo maleh dadnimo maleh wadaninimo maleh waa camiil dadkale oo buka ee iska ilaw wasakha buka...

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Місяць тому

    Sowkii cadrisaaq been ku dhaarte cadaynayey in jaamac shabeel la shaqaynayey ee hambalyeynayey

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 Місяць тому

    Kani caqligii luguhuu u wareegey,A.karaash inuu adiga ku waso ayuu u socdaa doqon yohow daceydu laalaadaa

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Місяць тому

    Waa sikhraan alcoholist ah! Wuu cabsan yahay xataa mararka la waraysanayo... ayaa la yidhi.

  • @Cadii-skadhig
    @Cadii-skadhig Місяць тому

    Anigu niknkas waxay ila tahday in laa so qobto si kasta öo uu daiwlada bogaard so hor jeedo.qabta qagba kaashandel iyo ina kakeeba.
    Shaabeel qaptaa qaptaa ninkas waa cadawga shacabka somaliland ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi Місяць тому

    Forget JAMA shabeel this guy is a bygone what have you good for nothing.

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 Місяць тому

    Jamac wu is cebeyay marku faqash u hiiliyay

  • @خوخهخوخه-ف9ط
    @خوخهخوخه-ف9ط Місяць тому

    Waar iyagaa. Is khasaariyey. Sland. Waxba. Kama qaadaayo

  • @RodaAli-mg1en
    @RodaAli-mg1en Місяць тому

    Jaamac nacas waa munaafaq,soo hadal qaad kiisa ayaa khalad ah.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s Місяць тому

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh bal amuurtan eega amarkan iyo yaabkan

  • @abdiqanimohamoud2158
    @abdiqanimohamoud2158 Місяць тому

    Waar ninkani waa Alcoholic maxaad ka shidaysaa hadalkiisa

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu Місяць тому

    Hiilyo hooba way la garab istaagen in somaliland gojacade laga soo bixiyo dagal afa hiil yo hooba waykagarab tageen😅😅😅

  • @اهلان
    @اهلان Місяць тому

    Waykulasocdaan