Abdihaafid waxa tahay qof wanaagsan Oo qalbi wanaagsan leh allah haku barakeeyo , waxaan rabaa inan Hal talo somaali weyn uso bandhigo taladas waxey tahay Inan caawino iidle yare runti waa qof dhalinyaro ah daruuf badan ey heysato Oo caruur koris kujiro wareysigi hore wuxu kusheeygay inu jeclaan lahaa inu fanka kabaxo lkn daruufo aweygd iyo dhib heesto Ayu fanka ogu jiraa dabcan waan dareemi karnaa si reer magaal ah Ayu wax nogu sheegay marka Aan u kacno ninkan , 200 Oo qof Oo min 200 dollar dhiibo Ayu wax u qabeynso dabcan waan Aamisanahay in kabadan la Heli doono somaalida waa dad jaceyl iney is caawiyaan Ee Aan caawino walaalkeyn wallahi billahi tallahi wax isiya Ayu ka xishoonaya Si qof weyn wax lo weydisto Ayu wax no weydistay somaali hadaan nahay qofka daruufta heysto hadalkiisa aya laga dareemi karaa marka Aan caawino walaalkeyn
Idla yare qof emotion ahaan I saameya waa qof run law ah qofka runta sheega in waraysigiisa la si jeclaada mahe wax kale kala ma kulmo allah irsaaqad dhanta fanka haku siiyo
Legand iidle yare in badan qof wax ka og ayaan ahay aniga casho kiin iyo fanaaniin badan aan inta ku soo koobi karin 209 ilaa 2010 adiss sabar badan ayaad ku gaattay meesha aad joogto maanta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
mashaalah idle ilaahay caruurta ha kula koriyo risaqad khayr badan alaha ku siiyo brother abdixafid aad baan kuu tageeraa ilaahay khayr badan ha ku siiyo adiga walidkaa caruurtaada dhamaan familigaga oo dhan
Xaqiiiqdi Adeer Abdihafit Mahmoud Jama Iidle waa kan keliya ee Kaa Qosliyay intad So wareysatay Xaqiiqdi Mida Kalena Iidle Yare Waa Kan Keliya Runta Ka Hadla Xaqiiqdi 💯
Qaybta 2-aad ee waraysiga Iidle Yare u diyaar garooba birito xilligaan oo kale Insha alaah.
Qeebta labaad inoosoo dash waa ku baryaa waa codsi
Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf kunoolada akhirana janada allah ha kugu casumo 🤲SUBSCRIBE 2k👈 igu cawiya cudsi waye wallalayaal cudsi waye 🙏
@@maovlogs1 wll mcn adiga raali aha iisaar🤲 SUBSCRIBE👈 iisaar mahadsanid 🙏
ua-cam.com/video/BQJJli4xSxIk/v-deo.htmlhyrka
Pls noso fasax wa iga codsi pls 🙏🙏🙏🙏🙏wllhi ma sugi kar no 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭🙏🙏
Iidle cabdulaahi nuune inti codsatay in loosoo celiyo ani cml like dhac ceeb miyaa
Inta kabo lan soo oraday markaad iidle yare❤️❤️❤️😂😂😂
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara sxpyaal
ua-cam.com/video/SzHiDi3U2b8/v-deo.html
Inta iidle yare mrkaY arken ama maqleN so carartaY ani cml suuLka riix 👍🏻😂
Amka bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
Me😁
Hhhhhhh war ninka qosol badanaa cirbahaa laguu tolaa ku lahee
@@kabtancabays wa yhay bro 😎
@@deeqaibraahiimnuur6388 ila hda wa dawanoya
Abdihaafid waxa tahay qof wanaagsan Oo qalbi wanaagsan leh allah haku barakeeyo , waxaan rabaa inan Hal talo somaali weyn uso bandhigo taladas waxey tahay Inan caawino iidle yare runti waa qof dhalinyaro ah daruuf badan ey heysato Oo caruur koris kujiro wareysigi hore wuxu kusheeygay inu jeclaan lahaa inu fanka kabaxo lkn daruufo aweygd iyo dhib heesto Ayu fanka ogu jiraa dabcan waan dareemi karnaa si reer magaal ah Ayu wax nogu sheegay marka Aan u kacno ninkan , 200 Oo qof Oo min 200 dollar dhiibo Ayu wax u qabeynso dabcan waan Aamisanahay in kabadan la Heli doono somaalida waa dad jaceyl iney is caawiyaan Ee Aan caawino walaalkeyn wallahi billahi tallahi wax isiya Ayu ka xishoonaya Si qof weyn wax lo weydisto Ayu wax no weydistay somaali hadaan nahay qofka daruufta heysto hadalkiisa aya laga dareemi karaa marka Aan caawino walaalkeyn
Thnks wlle qali.wlhi Somali inan ka dhashay waku faraxsanhy say iskugu gurmadan ninkan fananinta cawinaysa shacab wuka dhacaya
Waa idin salamay cabdixafid iyo iidle runsheg waa ceebsheg illahow fanka wax kaqeyr badan ugu bedel
I'm emotionally 😪 for aabo iyo hooyo. allh haunaxariisto aamiin aamiin yaa rapi
Iidle waa nin qalbi wanaagsan oo aan isla wayneen lengend is nacay
Sax
Legend weeye wiilkani qalbi wanagsan alle haku xafido walaalo ubadkaagana haku koriyo.🥺🥰
Iidle yare qosolkiisa qayr allaha ugu badalo aamiin.
Wlh idle wa nin raga run iyo daacad ugu tag.
Qof aan qarin tariqdisa dheh mansha allah.
Isbedelka nolosha wa inad qabisha maha inad qarisaa
Idla yare qof emotion ahaan I saameya waa qof run law ah qofka runta sheega in waraysigiisa la si jeclaada mahe wax kale kala ma kulmo allah irsaaqad dhanta fanka haku siiyo
Guulayso walaal Abdixafiid Akhyaareey Waxaan idinka codsanayaa inaad 100k igaarsiiyaan thanks my Family 💖💖💖💖💖💖
ua-cam.com/video/SzHiDi3U2b8/v-deo.html
Iidle wallhi waa iga ilmeeysiisay dadku qosolkaada kaliyeey fiirinayaan laakiin nin karmeed aa tahay wallhi 😰😰😰
ua-cam.com/video/SzHiDi3U2b8/v-deo.html
Mashallah my brother is very honest person. Insallah Allah everything be okay don't worry you're still very young and clever
Qosalakii aduunaka
Wan ku haysataa idleyare
Walal mcn aduunyada Cissi iyo Sharif ku nolow aqirana janada 🤲🤲🤲allah ha kugu casuumo qof walbo isaro ilah ha waxuu ku farxo 1 k subiscribka cawi codsi waye
Iidle xaqiiqatan waa inan qalbi wngsn allha dhowre
Oh please iska daayaa iidle noloshisa wallahi xanuun danbe ha waresanina aniga xiso badan ayan u qabey in mar kle wareysi laga qaado🙏😥
ua-cam.com/video/SzHiDi3U2b8/v-deo.html
Masha allah dhaman dadahiyasha iyo abdihafid iyo idle barnamish kina aadban uga helay fani batihiin
Iidle waa qof qalbi fiican wanna fanaan kaqosliya Taagerihiisa waan kugaynaa 😂😂😂😂🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻💝💝💝
war wlhi waa wataa iidle beerkaa ifuuray qosol thanks labadiinaba abdihafid iyo iidle
Iidle waa qof qalbi wanaagsan masha allah
Waxa iga yaabiyay inaan gurigayga aniga iyo sadex qof oo kale si kedis ah ku aragnay anagoo halmar wada daawanayna iidle yare iyo abdihafid mohamud jama ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Alle ha idin sharfo 🇺🇿🇸🇴🇩🇪
Waa nin dhalinyara ah oo qalbi wanaagsan Allaah irzaaqad wanaagsan oo xalaal ah ha ugu badalo nolosha fanka Aaamiin
Mashallah I like Iidle he's honest and lovely may Allah bless and give you what you want in life 😍
Wlhi marka arkay wafarxe 😭🥺♥️
Manshaaallaah walal abdixafiid ninkan iidle waxu ku jiraa dadka danta ku faano oo ugu daacadsan bulshadeena runtii waa legend wayn yar yarka sida iidle ilmaha ha korsadaan iidlow fanan shaqo ka fiican allaha kusiiyo.
Legand iidle yare in badan qof wax ka og ayaan ahay aniga casho kiin iyo fanaaniin badan aan inta ku soo koobi karin 209 ilaa 2010 adiss sabar badan ayaad ku gaattay meesha aad joogto maanta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Wareesigii hore ayaan ka xiiso dhicin sheeko qosol waayo aragnimo nolol runa xaqiiq c/xaafid adna mahadsanid qosolkaagana barnaamijka wuu sii qurxinayaa❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤
ua-cam.com/video/SzHiDi3U2b8/v-deo.html
MashAllah walaal Abdihafid you are actually helping all Somalian people who are suffering abuse and difficult in financial in Turkey.
Masha allah tabarakallah Iidle Yare
wllHi Iidle yare way iigu baxdaa💯
mashaalah idle ilaahay caruurta ha kula koriyo risaqad khayr badan alaha ku siiyo brother abdixafid aad baan kuu tageeraa ilaahay khayr badan ha ku siiyo adiga walidkaa caruurtaada dhamaan familigaga oo dhan
Xaqiiiqdi Adeer Abdihafit Mahmoud Jama Iidle waa kan keliya ee Kaa Qosliyay intad So wareysatay Xaqiiqdi Mida Kalena Iidle Yare Waa Kan Keliya Runta Ka Hadla Xaqiiqdi 💯
Mashaa allaah inaba cadimahan iidle qosol iguma harin runtii
Miskiin waan ka naxay walaahi. Huuno wiilka lacag haa u uruurino 😢😢
Thnks Abdihafid ❤️🙏🏽
Welcome back Iidle Yare🥰
Iidle fanaan aan aaf u taageero asiga iyo lii.caato waan idin wataaa saaxipayaaal
Legend Abdi xafid welcome marlabad iidle yare🤴🤴😂♥️
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka sxpyaal
Abdihafido waan ku salaamay bro cadowga Allah kaa gabto guuleys ❤️❤️❤️❤️👍👍👍💪💪💪
Abdi bro icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll mcn
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara sxpyaal
Waxan ku jeclahay this guy runta shekadisa kuma caajis galinayso waanu ku dhiiri galinaya never give up I wish you all the best
Cabdi cafid iyo iidle yare laba nin oo iskufiican wlhi waa iga qosliseen m.a horey usocda
Masha aalaah idle waa qof tunta sheega caan ku ah wlhi ilaheey ha xafid asiga iyo caruurtiisa
Cabdi Hafid iyo idle Yare waidin slmy wariye somaliyed iyo fanan somaliyeed alaha idin dhowro
cabdixafiid waxuw ahaa waad d ee bariiska yutubka miyaa lagalay warysiga fanaaniita fanan warysigiisa max laga faiida waxadty qof umada wadataqano sogali wax umada wax kafaiido aduun iyo aaqiro
Idle yare manslh 😍😍 may Allah protect us all
Iidla aragtiyaa qusul aragtaa waaya wlhi iidla aad baan uwataa waa quf ku dayasha mudan aabana alla ha u naxariista 🤲🤲🙏🙏 aamin aamin geerida waa xaq
Iidle waa nin fani ah qosol dartiis waa isku kaaadin rabey🥰🥰🥰
Wan idin salamay abdi xafid iyo iidle yare whi qosol igu disheen wan kufaraxsanahy wareysigiina keep going vifa iidle yare
Tnx wll abdixfd wa filayay ind nso celinyso🥰🥰🙏🏽
Iidle wlh hadalkisa wanku qiroday wlh boowe wax kher qabo illah Haku siyo an fanan nimadan ahen😢😢😢🤲🤲
Idle yare wa fans hormar intaan kaweena Rajeynayaa
Legend iidle waa iga quslisa allah ku xafido
Asc haa odhaan xafayadban xidhaa waya ale haka hayo xanuun xafayad ku xidhaa
iiidle kama daàaalo legend Allaha ku garab galo ❤❤❤❤❤Fanaanka ugu qalbiga wanagsan uguna daacad san uguna kaftanka badan 😂😂😂❤❤
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka
@@ifiyahadiintaofficial7686 wa ku sry cdy
M.a allah unaxaristo alfanaan
Madaxwaynaha mustaqbalka wn ku salaamay
Adi iyo fanaan eidle yare
wlh Eidle wan jeclahay kaftankiisa qosol kaliya wyee allah ku xafido
Walahy qosol iguma hadhin
Iidle yare qof qalbi xadhan alla ya barik calayk
Iidle yare pro i hope good health
Waan ka xumahay wallahi wax qosol ah ma arag calool xumo iyo murug ma ahanee eeidle hala caawiyo hadii somalinimo jirto
Sax wll waa arin fiican
😂😂😂😂😂😂Masha allah wllalkey iidle yare waan ku wataa waadna ku mahadsan codsigiinii aad naga aqbashay.
Masha Allah iidle yare waa qosol walhi qof callal fiican taxane inooga dhig
Walaal rag nimadiisa ayuu muujiyey sababtoo ah Carruurtiisa asaga ayaa biisha wuuna daryeelaaaa💯🇸🇴❤💚
Fadlan Ku soo biir UA-cam-kan @Shuaib Abdullahi Officiall 👍🏾👍🏾👍🏾💚💯🇸🇴✅✅✅✅
Lkn taas waa dacayad iida yare beenta jooji yeysan xarash kugunoqonee
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka
Xayeesis badhaan saxiib, bismillah nagayere hadaad rabtiidh in aan kudhawano
Wlhi wan la qiirooday marku dhahay ilmaha markay arkan anoo jeefo Oo dareeman inan wax haynin Aabe kaley tv 📺 le iska daawaneynaa xax
Maansha allaah ilaahay adigoo kale soomaali ha u soo badiyo
wlhi waa nin qalbi fcn iidle iilaah haku daayo
Next nimcaan hilaac inta igu raacsan like 👍👍
Waalidnimo❤❤🙌 iidle waa aabe fican
Abdihafiid wareysiga soo daa qeybihiisa kale oo dhan
you are legend qofkii ku kasayo ayaa ku garanayo
Iidle waa nin run badan
wareesigii hore aa ka qosol badnaa
iidle yare nin soo jabay
Maansha allaha walaalkeey cabdi xafiid
iidle yare wakusalame
walaahi wa sheeko xaanuun badan hadana idle yare wa nin qalbi wanaagsan 😭😭😭😭😭
Abdihafid legend aatahay dareenka bulshada waa ta qaanaa
Legend Eidle waa nin qalbi furan
Ilaahey dartiis subscribe iigu saara chenel-ka
🤣🤣🤣🤣 mahadsanid abti abdihafid idle wlhi wa nin adag nolosha xanunkeda somaray runta anan kabaqan ilah hakugu badalo fanka wax kaqayr bdn nin daacada nolow wllo
Iidle markaan arko inta aan daawan ayaan sii qoslaa wlh
Waasugeyanaa inasha allaaha
Wlh iidle waa daacad wll alle haku xafido
😂😂😂 ala manooli wlhi kama daalo in aan daawado idle funny wlhi abdihafid channel kada dhan hadaaa iidle ka dhigto xitaaa waan ku heystaaa 😂😂
Hadaa iidle yare Taageerto
Like ta ha iLa dhaafin 👍👈
Masha Allah tabarakalah Idle dacad waye
Alle ha wada naxariirsto😭😭😭
Walle waa runtiis waxad so martid lama qarinkaro ilahay ha xifdiyo hoyo walbo hoyo mcn dhibkey ila so martay maha ma ilo bi karo😪😭😢😥😓
Wlhi iidle yare waa wax kale.
Idle wlhi waiga ohin siisay😭😭😭😭😭😫
Wlhi... he made my day 😘😘💋😘❤️💞💕💕 thanks abdixafit
😂😂😂😂iidla arkeh mana qoslin kama yelin wlhi abdixafido part 2 noso samey iidle wlhi waa funny
I'm glad he's back again! Thanks Abdihafid. He's truly a gentleman. ❤❤
Idle wllh wa nin qalbi fcn
Iidle waa fariid waa dacad maca funny nin jabkii ka shekee naagna badhaadhaheeda la yidhi good 😌
Waxaa iga titimi ilmo taariikhda mamada iyo sida ay ku soo korisay hadana iyada oo u shaqasanaysa ciyaalkeeda la dilay 😭😭😭😭😭
Guuleyso my bro iidle 🙏
Waa nin adag idle Yare legend
Abdixafid alaha ku xafido aduun iyo akhiro adiga iyo walidkaa caruurtaada aduun iyo akhiro
Ilaahow idle faraj kheyrqaba Dey deg ah ufur yaa allah
Masha Allah wllkey cabdixafid
Ninkaanu wlhi waa shactiro miiran
Eedle sharaf aa leedahay allaha ku sharfo