Waa runtaa aniga ayaa mudo 9 bilood ah ayan dhakhtarkasata maray markii danbe ayaa la isheegay in aan jojiyo caanaha iyo waxkasta oo leh cano wanan ka cafimaday dad badan oo aan fahan sanan ayad fahan Sisay
Dr ani caano ma cabo bdnaaa in shah ku cadeysa moye. Mrkan qadeeya oo kle baan isku arkaa hawo bdn io calshoda oo adkaata doctor mia u banahy almost 3 bil cml sidaz ahy io ka bdn ba?
Waxaad u baahantahay in waraysi badan lagaa qaado . Waayo waxyaalo badan ayaa keeni kara cudurkaaga. Hadii uu soo noqnoqdanna waxay u badantahay in uuna ahayn Bacteria. Markaa dhakhtarka caloosha ama cudurada guud oo si fiican kuu waraysta raadi. Insha Allah waad heli. Insha Allah waad Caafimaafi. Mahadsanid. @nimcomahammet446
Horta Allah ha ka caafiyo. Laakiin hadaanad joogin wadamada laga helo caanaha laga saaray maadada dibirrada dadka qaar ku keenta waa inaad caanaha ii waxii laga sameeyaba iska ilaaliso. Bal dhakhtarada kuugu dhawna kala tasho.
Dr clh shiikh allaha ku barakeeyo Ciladaas waan qabaa waxaa ii dheer aaryo aan kala go lahayn Iyo miisaankayga oo hoos udhacaya si daran Cunto kasta oo nafaqo lehna ama hilib iyo caano kuma naaxayo Halkii awal aan sifudud unaaxi jirey Anoo aan wax sidaasa cunin
Cabdirisaaq. Hadii uu miisaankaagu si degdega hoos ugu dhacayo. Ramadaanta ka horna ay ahayd. Xiliguu soo bilaabmay. Waxaan kugula talinlhaa in sida ugu dhakhsa ah badan aad Dhakhtarka uurku jitta ku takhasusay (GIT. ) ula kulanto. Hana dhayalsan arinkaa.
Casirada wN isku arka Mar marna calooshadu way guuxad marka qaar wan iska dabirsanahay lkn yogata ma cabi caano badan ma cabo kaliya canaha adhiga Mar Mar cuntad ku darsan un iminka wax is leyeha dr u taga lkn siya Ana ugu sheego aan garani
Asma . Cuntada badnideedu ma keento naqaska ama dibirada . Laakiin waa in si fiican aad isku baadho xanuunkan aan yara taataabtayna in laga baadho. Markaa ka dib uunba go’aan kama dambaysa lagu siin Dona. Insha Allah.
Dr calosha dhibka iga haysta malinti oo dhan wan ficanahy habenki marka la gadho ayay caloshu I walaqmaysa Hawo faraa badan iyo sanqadh badan dibiro iyo inaay caloshu ibararayso oo kale habeenki wn joojiyay casho No cay ay tahyba Sido kale xanunkaygu wu u badan yahy labada dhinac iyo xundhurta
@@dhakhtar cunuga manta dhan wu shubna Ana calosha lega haya kalinini sa ucunay waka Dale can calol xanunka iyo kan qalajiyaha xita wxa la dhahay sintiriyo amey tahy kanini wa cune wax igama tarin ani biyo caafi bisa cabay xita calosha wey i qalali ladahay dhaqtar weyn matagin farmashi Lee tage dhibka dhane wuxu ka dhashay shuban iyo mantag igu dhace isla marki waxrba waxa legu dure falenbo ina qaras kugu jirta laga yaba ladhahy marke markas kulela jire lema qaras bidi karin tabarta iga tagte
www.amazon.co.uk/Charger-Adapter-Charging-Samsung-AirPods-1-Pack-White/dp/B0CCY1SP6F?&linkCode=ll1&tag=abdillahi86-21&linkId=67e95d8b8a531ab0891386c72707ba4b&language=en_GB&ref_=as_li_ss_tl
Asc dr hawo badan ayaan ka dareemaya xaga danbe xataa dad madhax fadhiisan karo maxa
Thank you for you sharing 😊
2016 anoo aad uga cabanaya xanuunkan ayaan la kulmay dhakhtar ku takhasusay xanuunada caloosha
waraysigii koowad marki aan cilada u sheegay intaanu baadhidba i diirin ayuu dhahay mataqana (lactose intolerance) maya ayaan dhahay diidna wuxu dhahay kaas ayaa lagayab inuu keenay dhibta deedna waa layga baadhay sax ayay noqotay muda ayaanan isticmalin caanaha iyo waxa laga sameeyay markay cadaatay inay ciladu tahay caanaha ama (lactose intolerance)
hada waxan isticmala (ocose free )
waana cilada ugu badan somalida haysata dad badan oo ciladayda oo kle haysato ayaan dhahay tijaabiya caanaha lactosefree ah wayna ku fiicnadeen
Astamaha aad isku aragtay ee xanunka sxb isoo sheeg hooyo ayaa in badan ka xanusanaysa calosha allaha cafiyee
Dr waxyabo kale ookenikara majiraa oo lactose intolerance eheen
Haa waa jiraan
@@ikrammohamedibrahim216 glotin ka cuntada kujirta xitaa sida burka , qamadiga
Asc Ani 15 Des ayan dhalanahy Ariyo zaida isku arke waxa sawawayana ma aqano
Waa runtaa aniga ayaa mudo 9 bilood ah ayan dhakhtarkasata maray markii danbe ayaa la isheegay in aan jojiyo caanaha iyo waxkasta oo leh cano wanan ka cafimaday dad badan oo aan fahan sanan ayad fahan Sisay
Sxb caanaha baad u isticmalaaa, iyo caffee.
Calashoona aaryo baa isku taakta iyo dhuuuso tiro badan
Dr Abdilahi Sheikh Thnx wll
Adaa mudan. Walaal Abdihakim Ahmed Egal.
Dr labarka wA
Dr calsho oo hawo ku waregto iyo cariyo xat lahen
Dr waxaan sameeyay colonoscopy left sided colitis ayuu result gu noqday waxyar Oo an badneen shuban iyo casiraadna wan leeyahay?
Dr ani caano ma cabo bdnaaa in shah ku cadeysa moye. Mrkan qadeeya oo kle baan isku arkaa hawo bdn io calshoda oo adkaata doctor mia u banahy almost 3 bil cml sidaz ahy io ka bdn ba?
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Asc dr aniga waxaan yesha guuxa caloosha marmar matag iqabta marmar calol qushqush igu dhaca shuban ayaan yeeshaa maxay doctor aan taganya waa bacterie coloosha dhahay see xalka u helaa wlo😢
Waxaad u baahantahay in waraysi badan lagaa qaado . Waayo waxyaalo badan ayaa keeni kara cudurkaaga.
Hadii uu soo noqnoqdanna waxay u badantahay in uuna ahayn Bacteria.
Markaa dhakhtarka caloosha ama cudurada guud oo si fiican kuu waraysta raadi. Insha Allah waad heli.
Insha Allah waad Caafimaafi.
Mahadsanid.
@nimcomahammet446
Wlll seenqty ana sas ihestye
Mashaa allah ilaahay ha ku barakeeyo Dr
Sxb xanuunkaas anaa qaba xataa cuwdad nafsi ban ka qaadau
Dr waxn ladhibanay mar kan cuno cuntada waxn maqla saqadh ama guux iyo yalalugo iyo calool fadhi iyo neef badan oo xaga dabe caanahana wn cabaa oo umul ahy maxa tala ah dhakhtar ale khyr haku siye
Dr iso jawaab
Horta Allah ha ka caafiyo. Laakiin hadaanad joogin wadamada laga helo caanaha laga saaray maadada dibirrada dadka qaar ku keenta waa inaad caanaha ii waxii laga sameeyaba iska ilaaliso. Bal dhakhtarada kuugu dhawna kala tasho.
Dr waxan darema calosha oo hawo igu dhax waregato yo ariyo badan marar qar ariya da wey igu dhake ee max uxal ah
Cuntadaada jadwalkeeda sax.
Hadii caanaha iyo waxa laga sameeyo aad ka qaadaysanna iska dhaaf @malyuunmaxamedMaxamuud
Mahadsanid
Dr clh shiikh allaha ku barakeeyo
Ciladaas waan qabaa waxaa ii dheer aaryo aan kala go lahayn
Iyo miisaankayga oo hoos udhacaya si daran
Cunto kasta oo nafaqo lehna ama hilib iyo caano kuma naaxayo
Halkii awal aan sifudud unaaxi jirey
Anoo aan wax sidaasa cunin
Cabdirisaaq. Hadii uu miisaankaagu si degdega hoos ugu dhacayo. Ramadaanta ka horna ay ahayd. Xiliguu soo bilaabmay. Waxaan kugula talinlhaa in sida ugu dhakhsa ah badan aad Dhakhtarka uurku jitta ku takhasusay (GIT. ) ula kulanto. Hana dhayalsan arinkaa.
Dr abdilahi sheekh allaha kubarakeeyo
Waxaan joogaa bosaso xagee iigu macquulsan dhakhtarka uur ku jirta
Oo....
Cabdirisaaq Ducaale Dhakhaatiirta bosaso kala tasho Arinkas walalo qaali.kollay iyaga ayaa xaalkaaga qiimayndoona .Allah ha ku caafiyo walal.
@@dhakhtar Hada malugu helaa
Marwalba Laakiin hadda wadanka ma joogo . Dhakhaatiirta kuugu dhaw la xidhiidh. Insha Allah.
Ani coffee baan Ku darsada weeba idhibeysa caanaha coffee waan la qabsaday caanaha miya iska badala Mise waan joojiya gabigooda
Dr mudo laabo Sano Ah ayaan Saa Ahay waliba wuu igu siyaadayaah Daaco badan naqas badan caloosha guuxbadan Ayaan dareemayaah xanuun maisleeyihiin adigoo mahadsan
Masha allah dr shaqo wacan baad haysaa hore usoco.
Mahadsanid mr.Magnificent ..mohamed
Casirada wN isku arka Mar marna calooshadu way guuxad marka qaar wan iska dabirsanahay lkn yogata ma cabi caano badan ma cabo kaliya canaha adhiga Mar Mar cuntad ku darsan un iminka wax is leyeha dr u taga lkn siya Ana ugu sheego aan garani
Intaa aad soo Qortay uun u Sheeg Dr ka . Insha Allah wuu fahmi Illaahayna caafimaadka ha kuugu daro. Aamiin .waanad caafimaadi
Mahadsanid.
Seenqty abyo ana sas eh hda
dr anaa isku arkay caloosha dibirsan cunto badan maba cuno maxaa daawo u ah
Asma . Cuntada badnideedu ma keento naqaska ama dibirada . Laakiin waa in si fiican aad isku baadho xanuunkan aan yara taataabtayna in laga baadho. Markaa ka dib uunba go’aan kama dambaysa lagu siin Dona. Insha Allah.
Dr calosha dhibka iga haysta malinti oo dhan wan ficanahy habenki marka la gadho ayay caloshu I walaqmaysa Hawo faraa badan iyo sanqadh badan dibiro iyo inaay caloshu ibararayso oo kale habeenki wn joojiyay casho No cay ay tahyba Sido kale xanunkaygu wu u badan yahy labada dhinac iyo xundhurta
Galabta gaaban biyaha iyo caanaha iska yaree walal .
socod badan samee galabtii .
Insha Allah way kaa yaraandoonta.
Dr waxan kuwada inan ku yidha mahadsaniid Taladi aad iga dhawajisay inan canaha iska daayay wxn sameeyay muda Usbuc ah wn sameeyay Wn daremayay inay cilada caloshadu ahayd canaha
Sidaad sheegtay baa udareemayaa. Umul ayaan ahay shaaha Canó badan ayaan cabaa xundhurta nabar iga haya
@faadumoayaan7580 .Allah ha ku caafiyo.
Dr dhinac bidix calosh waxan ka dareema xanuun
MaHadsnid Dr
Adaa Mudan
Guuxa caloosha maxaa daaweeya
Ha lagu baadho oo ha lagu waraystee Dhakhtarka kuugu dhaw u tag . Insha Allah
Dibiryo ma qabo lkn calosha i majiir meyso markas shuban dhig ku jira dhiga marna wax jidma isbucan le isku arke xanun calosha cunug yara nujiya asna wu iga shubna narka nujiyo cano masiyo
Dhiig hadii uu sxarada la socdo nuberbaa jira ama waxaba dhaawacay dheefshiidka markaa walal ha sugin eeh . Dhakhtar u tag. Caanaha xidhiidhlamalaha dhiigu. Wiilka yar Hadii uuna Shuban joogta ah ahayn waa okay caanaha naaska si fiican u sii kaa saa u dawo ah eh.
Mahadsanid.
@@dhakhtar cunuga manta dhan wu shubna Ana calosha lega haya kalinini sa ucunay waka Dale can calol xanunka iyo kan qalajiyaha xita wxa la dhahay sintiriyo amey tahy kanini wa cune wax igama tarin ani biyo caafi bisa cabay xita calosha wey i qalali ladahay dhaqtar weyn matagin farmashi Lee tage dhibka dhane wuxu ka dhashay shuban iyo mantag igu dhace isla marki waxrba waxa legu dure falenbo ina qaras kugu jirta laga yaba ladhahy marke markas kulela jire lema qaras bidi karin tabarta iga tagte
@user-ix7dg9zt7o fadlan u tag dhakhtar sida ugu dhakhsaha badan
Mansha Allah shugran
Malagu dhiman karaa😊
Caanaha laktusa free waan cabaa laakiin calool xanuun baan qabaa joogto ah iyo dibiro
Ayaney ma ficnatay hada abyo ana sas daremoye
Waxan filaya in si fiican lagu baadho weeyaan. Si faahfaahsan ugu waran dhakhtarka kuugu dhaw. Insha Allah waad caafimadaysaan.
Aniga dibiryo hawada xanuun beey igu heesaaa
Caloosha guuha mahalagudaweya
Guuxa naqaska uunbaa keena . Markaa taloyinkaa sare uun ku dhaqan. Hadii kale dhakhtar la kulan.
Mahadsanid
Dr qofka dumarka ah ee calosha shanqarta uur ma qaadi karta iso jawab plz🙏🏻
Haa walal Allah uurka hayee labadaasi waa kala jaad.. Hadayna dhibaato kale jirin iskuma xidhna.
Mahadsanid Farxiya. Ali
Asc