Qoyska Qurbaha Iyo Lacagta loo diraayo Africa Gabadh walaasheed u furtay Qurxinta Haweenka watan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 26

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 місяців тому +7

    Ciyalkeyga inta ilayabeen waxey idhaheyn hooyo waxan ku weydiinay waxaan oo dad yaa masuul kaaga dhigay dadka shaqeysta ku dheh

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 7 місяців тому +4

    Waa run gabadhaan waxaad moodaa ineey gurigeeyga dhexdiisa kasoo hadlee Allahu akbar

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 7 місяців тому +4

    Waa runtaa cid qurba joogta u danaysaa ma jirto

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 7 місяців тому +2

    Been maha wainaan tashano😊😊😊😊

  • @umalkhayrmohamed1852
    @umalkhayrmohamed1852 7 місяців тому +2

    Kkkkk walahay been maad sheegin

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 місяців тому +3

    Aniga wan iska gaaray ano wali wax diro lakin iyaga waxey rabeen hada 2000kun qaadato iney 1500 u diro anigane 500 reebto waxey raben sidey tahay iney i walaan lakin kama yeelin

  • @cigaalmedia9873
    @cigaalmedia9873 7 місяців тому +2

    Wasax waxaad kahadashay❤

  • @Nurromohamed
    @Nurromohamed 7 місяців тому +2

    Asc Sahra kiin runtay sheegtaa maasha allah qurbo joogtu hays daba qabateeyaan naflooma hayo

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 7 місяців тому +1

    Subxaanallah

  • @zainab4280
    @zainab4280 7 місяців тому +3

    Waxaan kulayahay
    Walaashay marhora
    Enaad waxnoshagto bayahayd
    Khayr badan Allaha
    Kuseyo
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
    Ameeeeeeeeeeeeeeen

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 7 місяців тому +3

    ❤💚👍👍✅sideebaan kuula sooxidhidhaa walalo sheeko baankuuhayaa ❤️💚😀👍

  • @foos4126
    @foos4126 7 місяців тому +3

    sahraay walaal majiryo sanadkaan horu marba laguma ogolo

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 7 місяців тому +3

    Dadka meshan kuso qorayo reraha haisku dirin iyo wixi lamid ah waa kuwi jiifka wax ku cabayay lakin hadaan qurba joog nahay dhabarke ka wada jaben sey ulahayeen bal dadkan ha dhargaan waa dad weyl dabada ka duleela walihi ma dhargo ordaya shaqo taga oo xoogina so maala rwr qurba joog isbar qabta inyey gori goor tahay

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 7 місяців тому +1

    Waa sisidiin

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 7 місяців тому +1

    A
    Waa run

  • @MindFuel364
    @MindFuel364 7 місяців тому +1

    Musalsalkaan ima dhaafo😂😂
    No feeling hard ayaa la,dhahaa alaabtan😂

  • @laylaa3698
    @laylaa3698 7 місяців тому +1

    Absolutely

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 7 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @maxamedaxmed5071
    @maxamedaxmed5071 7 місяців тому

    Soomaalida wax. Fiican kafaafi silooga daydo ceebtodana hafaafinin ee astur in taatada alle asturo

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 7 місяців тому +3

      Cidna ceb kamafafin walal qofna si gooni ah wax ogamshegin...wayaha dabta ah bey kahadhashe

    • @abdikafimusemohamed2578
      @abdikafimusemohamed2578 7 місяців тому

      Ma aad hubtid inaan kamid ahay walaal

  • @abdikafimusemohamed2578
    @abdikafimusemohamed2578 7 місяців тому +1

    Asc Walaal qaabka aad wax usoo gudbinayso amuu isku dir kaa noqdaa, oo aakhiro dhibaato kaasoo gaadhaa, Allaah ka baq, dadka kuu riyaaqaya haku kadsoomin, walaal ummada wada jirkeeda ka shaqee, wadankaaga iyo dadkaaga dagaal haku qaadin.

    • @MohammedAli-yw3hd
      @MohammedAli-yw3hd 7 місяців тому +2

      Malaha kuwa la biilaadtahay walaal

    • @bilana289
      @bilana289 7 місяців тому +1

      @@MohammedAli-yw3hd
      😂 wuuu eeg yahay