Qoyska Qurbaha iyo Lacagta Loo Diraayo Africa madhergaan watan 16693001567 call

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 76

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid  5 місяців тому +1

    WhatsApp ONLY: +1 669-300-1567

  • @mohamedahmed4511
    @mohamedahmed4511 5 місяців тому +8

    Lacagta waalidka loo diro waajib ayey nagu tahay Ilaahey ha inagu amaansado. Kuwa walaalaha oo aan shaqeysan oo waalidkii kugu dirayo oo maalin walba differences woman guursanayo ayaa na dhibay Ilaahey wadanka nabad haka dhigo.

  • @safia6698
    @safia6698 5 місяців тому +12

    Walaahi warunta eedo subhanalaah I agree with u people in back home is very greedy and they don’t care about us the only thing they care is your money 😢

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 5 місяців тому +2

      I agree with you 💯 they don’t even make you a supplication due for us they think it’s compulsory for us to send them everyday waa yaab Ilaahey ayaa jooga.

    • @mustafaabdillahi6282
      @mustafaabdillahi6282 5 місяців тому +2

      I agree with you so we shouldn't care about them anymore as they don't care about us.

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 5 місяців тому +10

    20 sano ka badan biil joogto ah dirayaa caruurna iskoolo kawada saaray guryaha ladagan yahay ana wax ka gaday oo wax ka dhisay kaaga daran dadka waxaa logu shekeyaa waligay inan wax soo dirin marka u tagtane kor iyo hoos lagu fiirin

  • @MindFuel364
    @MindFuel364 5 місяців тому +4

    Alla run badanaa.. waalidka qaar ayaa qasbo ubadkooda una qasbo dadkale, taasna waa dhibaato aay dadbadan la,dhiban yihin

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 5 місяців тому +5

    Sahraay adayba lacagtii kaa soo doonanayaan markaad labada waalid siiyo lacagtii ilmihiina waxay ku o dhamaysan orda Eedadiin ama adeerkiin lacagtii haydin siiyee

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 5 місяців тому +6

    Allah run badana, waa xaqiiqdii oo biyokamadhibcan ah
    Hadalka soo gabi anigay igu dhacday waana qof aan xaqba iigu lahayn in aan biilo oo walidkey ahayn!!!??? Aniguna go aan ayaan qatay❤

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9c 5 місяців тому +1

    Cajiib xabiibti abaal la aantay kaga dareen

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 5 місяців тому +5

    Abahay asagon maalin galaas biyo isiinbu hadeer 80 jir sanadwalbe wiil udhasho markaasu 40kalakaana biilkoda dhoofkoda waxbarashadoda kuli mustaqbalkooda iyo danihiisa kugudhibayaan wa warer

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 5 місяців тому +7

    Sahraay waxaa Ka kaloo intaa u dheer Nin baa nin dilay ee $1:000 dollar keen &5:000 dollar keen hadii kale dab la kala qaadan maayo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @barlinyusuf3461
    @barlinyusuf3461 5 місяців тому +2

    Hala joojiyo bilalka, si uu nolol u sameysto,oo isku tashto

  • @Sahroomarjama
    @Sahroomarjama 5 місяців тому +1

    Wlhi waa runta dadka africka jooga waji male

  • @SH-bw5fx
    @SH-bw5fx 5 місяців тому +2

    Ha dhalo sanad walba
    Wax sax , waxba kuma khaldana .
    Its xaaaaaalal

  • @fartunhassan3558
    @fartunhassan3558 5 місяців тому +2

    Walaasheey kiineeyn walee runtaa sheegtay walee qurba joog waxaa nala haray oo Quus aan ka taaganahay dadka aan Bilbo ee qorax joog waa in aan go aan ka qaadano waalidka kuma jiro laakiin tuugo oo dhan waa waa laga tashanayaa walaasheey aad Ayaan kuugu Mahad celinaa walee runta ayaad ka hadashay halkeedii aayaad dhigtay walee dadkeena Afrika Ku nool waa amxaaro iyo xaasidiin dhiig miiratooyin ayaa Ku nool kkkkk waan nacay dadkaas Salaamu caleeykum walaasheey macaan Xaawo Kiin ❤️🌹👈

  • @abdifataax715
    @abdifataax715 5 місяців тому +7

    Nimanka caruurta loo biilo waxayka dagaalamayeen dagaalkii goojacadde balse nimanka xamaasha hadey maalin mashquulaan habeenkaas caruurtiisu ma cashayneyso
    Biilkan hadaad naga joojisaan waanu shaqaysaneynaa mushkilaadka jirana kaqayb qaadashadooda jaanisba uma helayno
    Tusaale: markaan shaqaysto dagaalna dhoco waxa iga xirmaysa meeshaan ka shaqaysanayey sidaas darteed dagaal kuma baaqayo balse marka lay biilayo wax dagaal ah mushkilad iguma hayo waayo magaaladaan u qaxoba lacagtu waa iigusoo dhacaysaa

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому +1

      Walaahi runbaad sheegtay. Waa jakh iyo jiif.

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 5 місяців тому +4

    True story ayaad ka hada shay wallahi habar yar😢

  • @fadumoahmed8796
    @fadumoahmed8796 5 місяців тому +4

    Sahray I agree with you wallahii

  • @degan4
    @degan4 5 місяців тому +4

    Kkkk
    Liinta kaadshaysy😂😂😂😂

  • @mariza101_
    @mariza101_ 4 місяці тому +1

    Jiiif ooo jaq waa iga gadan yahay 😆 😂

  • @fatimaosman339
    @fatimaosman339 5 місяців тому +2

    In fakshan maahane waa xaaraan cunka mashaqeete dhan wa inuu xaraan cunaaa

  • @mustafaabdillahi6282
    @mustafaabdillahi6282 5 місяців тому +2

    Qurba jooto dadka ayagaa kibriyey halaga daayo lacagta oo qurba joogtu ha isku tashadaan dadkaasi inaga niximaayaanee xidhiidhka haloo jaro

  • @ikhyarali4189
    @ikhyarali4189 5 місяців тому +3

    runbadanaaa waaa hadal run ah oo xaqiiqah

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 5 місяців тому +2

    Allahma baarik sara kiin walahi si niyad ah baan uqosley

  • @musedahir4031
    @musedahir4031 5 місяців тому +1

    Allah zahloo

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 4 місяці тому +1

    😂😂 dalkii hadaan darin goglado oo sanad walba dhalo biilka ma isoo diraysaan

  • @bellaabdibile5503
    @bellaabdibile5503 5 місяців тому +2

    Sax your right habo I agree with you ❤❤

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 5 місяців тому +4

    Asc Sahraay wax alla Waxaad sheegayso

  • @MmMm-jp8yu
    @MmMm-jp8yu 5 місяців тому +1

    Sahro kiin Saudi 🇸🇦 kaasoosalaamaaya.❤❤

  • @kanzaamsterdam2868
    @kanzaamsterdam2868 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Bulbulo
    @Bulbulo 5 місяців тому +3

    Sahro this all Horn of Africans issues

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 5 місяців тому +1

    Sahara,xagee kabaxda sanado kahor baa iigukaadambeysa setahay.
    Ma UA-cam kaa iskadaysey.
    Waa kufarxay aragtidaada
    Anigu waxaan ahay mamma Abdullah.😊

  • @NimcoAbdi-sd6ep
    @NimcoAbdi-sd6ep 5 місяців тому +1

    Runbadan

  • @munaali2215
    @munaali2215 5 місяців тому +1

    Masha Allah waa runtaa jisaka Allah qar

  • @user-dh6zn6ft4x
    @user-dh6zn6ft4x 5 місяців тому +4

    Naa wll salary magta kusoo dar ninba nin dilaya ano naag ah baa magta laiga qada ninka wax dilay ma aqan isku qabiil baad tihin baa lagu leyahay dhankata waan uhabnay

    • @ahmedjama8879
      @ahmedjama8879 4 місяці тому +1

      Waxa magta dumarka usoo raadsaday baa cajiib ah asagaa keenay maanta in haweenku falan qeeyo

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 5 місяців тому

    yaahuu

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 5 місяців тому +5

    Not a single person checked on me 😢😂

    • @UneSoeur
      @UneSoeur 5 місяців тому +2

      Sister we are same

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому +1

      As usual

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому +1

      Be strong and positive

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 5 місяців тому +1

    Wllo mcn sheekan ku hayaa farabadan waxti isii markad hesho

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 5 місяців тому +3

    That;s thrue

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 5 місяців тому +1

    Waa run 😮

  • @imanduale2271
    @imanduale2271 5 місяців тому +1

    Wuu goostey wey joosday

  • @sitiaweis7592
    @sitiaweis7592 5 місяців тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkk walaahi waa ruunteed

  • @imanduale2271
    @imanduale2271 5 місяців тому +1

    Wuu goostay wey goostay.

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 5 місяців тому +2

    Thank you

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 5 місяців тому +1

    Sax weye sahrah waa ruuntaa

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 4 місяці тому +2

    Qof muslim ah oo qaraabadiisa lacag sadaqo ah u dirsada oo aan abaal ayaga ka rabbin ee ilaahay ka raba warkaan ma qaadanayo,
    H

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 4 місяці тому

    Kkkkkķkkkkkkk iimaanla

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 4 місяці тому

    Iiimaan la

  • @siradodowa1732
    @siradodowa1732 5 місяців тому +1

    Alle waa runteed hadan soo arkay 😢

  • @sultanlife5385
    @sultanlife5385 5 місяців тому +1

    adiga awey ninkagi isku dirka jooji habaryahey

  • @abdirahmanyasiin6349
    @abdirahmanyasiin6349 4 місяці тому

    Ķkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk iimaanla

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 5 місяців тому +2

    Hadaad 100 ama 200 boqol u dirtid waxaa lagu dhahaa lacag miyaa facaa 500 soo diraan

  • @nihaalbiintuilyaas2442
    @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому

    Aan ku su'aalee habareey yaa idin xooga hadad qurbo joog tihiin idinka bixiya lacagta idinkana oynaya waa dad baa intey soor baxshan heeso daba taal naa deysta hadad ooyeysaan ok koley ani wax qurbe ka yimi weligey ma cunin goosta hasoo dirina uf

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 5 місяців тому

    Dadka waalan waxbaa laga faa’idaa

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 5 місяців тому

    Maya walaah lama arag

  • @NimcoAbdi-sd6ep
    @NimcoAbdi-sd6ep 5 місяців тому

    😅😅😅😅

  • @munokheerqabto5239
    @munokheerqabto5239 5 місяців тому +1

    Sadaqada aakhiro aad ku moodeesaan qurba joogeey biolka ha goosanina qurbaha idin ma dhalane waalidka hala dhaqaaleeyo oo duceesta aduunka waa laga tagaaya

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому +1

      Saxiiix xbbti addunyo waa labo cisho cidna ma xoogin iyaga bixiya waa dad baa hadey soor baxshan heesi daba taale salan sare xbbti ❤❤❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому +1

      Waalidku waa waajib 100%. Laakiin inta qashinka

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 5 місяців тому

      @@niyaaladem
      Qashinka Xataa ma ay xoogin iyagaa lasoo orda ka dibna ooya lkin qofkii ku tashada ka liita

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому

      @@nihaalbiintuilyaas2442 adigu ma kuwa biilka laga jartay ayaad ka mid tahay?

  • @nimcomg3653
    @nimcomg3653 5 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😅

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed1367 5 місяців тому +1

    Hhh aniga Aabahay Hada guur ayaa diyaar u ahay ayuu yidhi iyo caruur cusup oo aan dhalo...😅😅..Karbaashka ka yareeya ee Africa eleen Shalay ayaa rer Africa ahayne

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 5 місяців тому

      HOOYO IYO AABO ma’ahan taa wajib ayey nagu tahay laakiin waa walaaha aan shqeysan oo maali walba adiga ksoo fiiriya.

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 5 місяців тому

    War isku xishood
    Maxaad rooster 🐓 diiqa baalashiisa u suratay madaxa
    Reer baadiye USA yimid miyaad tahay

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 5 місяців тому +1

      Adigaa heermagaal ah. Orodoo shaqeeyo oo tuugsiga iska daa.

  • @user-vu8qq1ty9v
    @user-vu8qq1ty9v 5 місяців тому +1

    Runta ayaad sheegte

  • @abdiishmail743
    @abdiishmail743 5 місяців тому

    Rooster 🐓 🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓🐓