Midnimo Cidhiidhi ah | Mar kale iyo jawaabta Abwaan Sharlaawe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan:
    UA-cam: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page:
    www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- إسرائيل البداية والنهاية

КОМЕНТАРІ • 863

  • @mariamaria-zz4xg
    @mariamaria-zz4xg 3 місяці тому +69

    cidna qadiyad io calan qabri lagali mayso ee qof walba aakhiradisa ha hagagsado muslim ilaahy baan nahy ilaahow akhiradena noo toosi❤

    • @Xamdushcilmi
      @Xamdushcilmi 2 місяці тому +2

      Wllhi wa sax

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

      آللهم آمين يارب العآلمين ❤️🤲❤️

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 місяці тому +188

    Afku kuma goo wllky aadan khadar cali wllhi aniga oo koofur ka soo jeeda baa hadaldadan cilmiga ku dhisan i qanciyeen🎉

  • @betterdaysarecomingsoonins6710
    @betterdaysarecomingsoonins6710 2 місяці тому +22

    From Mogadishu, Salamullah.
    We love Hargeysa iyo Reer Waqooyiga ❤

    • @IsmailIsmail-on3pb
      @IsmailIsmail-on3pb 2 місяці тому

      Dheh' Somaliland.
      Xaasidnimo iyo xin baad la nooshihiin

    • @MaalmoFilms
      @MaalmoFilms 2 місяці тому

      ​@@IsmailIsmail-on3pb 😂😂😂

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 2 місяці тому

      Jacel kaaku saax maha ilaa ad qiiraysiid jiiritaan kaa somaliland ee odhaanay siid somaliland

    • @betterdaysarecomingsoonins6710
      @betterdaysarecomingsoonins6710 2 місяці тому

      Walalaha reer waqooyi we Love.
      Motherland aan kawada ilaashano cadawga madow ❤

    • @Yooco_media
      @Yooco_media 28 днів тому

      SIDOO KALE WLL

  • @suhaipLilka
    @suhaipLilka 3 місяці тому +84

    Aadan Wan kuwata zxp Ilahay Dalka Haynoo mideyo iyo Dawladaha Quluubta Dhalinyaradana Ilahay Qabyalada Haka Saaro❤ from jigjiga somala🇸🇴🦁💪

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому +2

      Jigjiga Ethiopia weye wlloh

    • @crixiinmaxamud3654
      @crixiinmaxamud3654 3 місяці тому +5

      ​@@kaaha1233mayee waa hoyada 😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому

      @@crixiinmaxamud3654 ha xanaaqin waa runtaye

    • @AbdiWasac-v6s
      @AbdiWasac-v6s 3 місяці тому +3

      Maalin baa commentiga lagu soo qori doonaa ,hargeisa waa ethiopia sida jijga ,somalia land wax ha fahanto oo walalaha konfur yayna iska fogaynin ,waxaa dareemi kara qofka dhibkay nagu hayan xabashidy og #from jigjiga

    • @NajahMohamoud-wv2sr
      @NajahMohamoud-wv2sr 3 місяці тому

      ​@@kaaha1233 ma hooyada ba kdhigty us Nadal yhow

  • @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-mo1mb
    @CabdiraxmaanCabdiraxmaan-mo1mb 2 місяці тому +1

    Meesha ilaahay ku xus oo khayrka ku faafi ogow inaan aakhiro arimahan ku anfici doonin

    • @zamriyemohamed9596
      @zamriyemohamed9596 2 місяці тому

      الله آكبر ماشآء الله آلحمد لله سبحان الله ❤❤❤❤❤

  • @SahroOmar-tb8xy
    @SahroOmar-tb8xy 2 місяці тому +1

    جزاك الله كل خير

  • @Iqra_Abdullahi47
    @Iqra_Abdullahi47 3 місяці тому +52

    2018 ila hder ku xeranahay ninkan aniga abal ban u haya Adan sahan ogow kalin muhiim ah aya Somali dhan ugu jirta 😢 from 🇸🇴

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому +1

      Wallo ii sheg please
      CHANELKAN MIYUU LEYHAY?
      WAA LIBAAX WALHY❤

    • @Ahmedzayit29
      @Ahmedzayit29 2 місяці тому

      Haa​@@SagalMohaned

    • @AxmedXasan-wi4uz
      @AxmedXasan-wi4uz 2 місяці тому

      ​@@SagalMohanedkan iyo mid ay qorantahy sahan prodcast

    • @nimcushmacalincali9207
      @nimcushmacalincali9207 2 місяці тому

      Haaa isagaa leh​@@SagalMohaned

    • @ZamzamMohamud-yw5jo
      @ZamzamMohamud-yw5jo 2 місяці тому

      Haa waliba wa laba sahan podcasts ​@user-sn5yz7vg8v

  • @alijama8930
    @alijama8930 3 місяці тому +37

    Waa aragti iyo dood aad u wanagsan wan dhiiri galinayaa inay dhalinyaradu doodahan oo kale ay badiyan

  • @FatumoAhmed-c4i
    @FatumoAhmed-c4i 2 місяці тому +3

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 3 місяці тому +1

    Cajiib aftahansanaa Aadan, caqliga alle hakuu barakeeyo umalayn maayo cid jawaab sax ah ku siinaysa inaad helaysid. Soomali siyaasibaa kala dilay, inay isfahmaanna waa dheertahay khiddada iyo is nacaybka iyo is furfurkana gaal cadaw ah baa soo dajiyay.

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 2 місяці тому +1

    Si caqliyeysan oo soomaaliyeysan baad dooddaada u soo tebisay. Mahadsanid Aadan

  • @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk
    @JimcaaleCabdiraxmaan-rj9fk 3 місяці тому +4

    Qodobkaa ah aynu nuubiyayno labadaa gobol waa qodobka ugu mihiimsan uguna fududna xagga fulinta ❤😮

  • @NuurSheekha
    @NuurSheekha 3 місяці тому +8

    Waaar waaa siwacan nio khyrkay tagaysaaa.
    Waxa hore looyidhi. Wixi rag kuheshiiyo rabina aqbalo wuhagaaga

  • @QarniJoog102
    @QarniJoog102 3 місяці тому +3

    Xaqiiqdaa Ka Hadashay Bro

  • @Usame_mustafe
    @Usame_mustafe 3 місяці тому +77

    Ethiopian iyo kenyan ka aynu utalino inagu aynu xiniiyaha isaga fuqno hadal rag weeye ❤

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +2

      @@Usame_mustafe wab. Zxp. Hadal xaqiiqad tiri labo yuhoodood oo liita ayaa ina bartay

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
      RAGANIMADA ALE KAAMA QAADO WALLO
      HADAYNU IS QABSANO GACMAHA 2DAA GAAL MALAWADKAN KAJAREYNAA ALE IDANKII AAAAAAAAMIIIIIN

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 2 місяці тому

      @@SagalMohaned inshalh wll wakhti aan fogayn

  • @Buuro423
    @Buuro423 3 місяці тому +17

    Wax fiican ayaad samayseen labadiinuba waynu ka sugayna jawaabta abwaan sharlawe ✅

  • @Karbuun1
    @Karbuun1 3 місяці тому +3

    In lamidoowa waxa ka horeyso in la isfahmo cidna ma qaldana qofwalba dana gaar eh ayuu leeyahay aniga waxa aay ilatahay fikradeyda in la noqdo dad si gaara isku maamula lkn kawada dhaxeeyo hal moowqif oo waliba la noqdo sidii Eu o kale waxa ayna u baahan tahay waqti iyo sanado badan 🙏🏿

    • @IsmailIbrahim-zt8hf
      @IsmailIbrahim-zt8hf 3 місяці тому +1

      Intaasaanay rabin siyaasiyiinta Somalia in la isla fahmo, waa siduu sheegayay Aadane tay rabaan waa ama aan ku maamulo ama ma noolaanaysid

  • @abdirahmansadiq8470
    @abdirahmansadiq8470 3 місяці тому +4

    Adam khadar cali alle caqliga ha ku barakeeyo ustad

  • @CabdiraxmaanFantastic
    @CabdiraxmaanFantastic 3 місяці тому

    Aadan sahan waa nin ummada soomaliyeed u hogaansan dhan aqooned iyo mid walba oo u baahan in laga dhiso mujtamaca ❤

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 3 місяці тому +8

    Waa kuwan dhalinyarada ay somaalidu u baahanthy👌

  • @ZAKITONISHOW123
    @ZAKITONISHOW123 2 місяці тому +1

    Legend kaas oo kale ayaa loo baahan yahay waan ku wataa indeer

  • @SugroOmarmahamed
    @SugroOmarmahamed 3 місяці тому +5

    Ala aqli badanaa wiilka yar ilaahow yaa hadaalkiisa qaata

  • @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
    @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta 3 місяці тому +5

    Exactly 💯 💯

  • @DramaFilms12
    @DramaFilms12 3 місяці тому +3

    Faidada ay ledahy in somaliland la aqonsado waxa ka miida
    1 in somaliland ey dhisaneyso xoog ciidan kaso aynu ka Cain Karni una diri karno cidamo somalia kuwaso bedelaya cidamada ajanibja ahe xamar ka howl gala
    2 hadi Somalia la soo weraro in aan u hilin karno iyaduna no hilin Karan isna Basham karno
    3 in aynu is cawun karno siida hady somalia ama somaliland ba baro kacdo mida kale ay garab qabato 🎉🎉🎉🎉🎉 I love homarka somalia and somaliland

  • @AyanleibrahimMahamud
    @AyanleibrahimMahamud 3 місяці тому +1

    Masha allah waa doood qiiiimo badan dad ehel u ahna ay wadaan sidaas in lagu wado ayaan rajayanaya
    Waxaa kle oon ku darilahaa dooda in lagusoo daro jabuuti iyo somali galbeed iyo NFD BA ha la ogaado xaqiiqooyinka jira shaqsiyan aniga oo reer simali galbeed ah ma aaminsani in somaliya aan la midoowno

  • @mahamedabdilaahi5199
    @mahamedabdilaahi5199 3 місяці тому +4

    Ya igula racsan fikrada ah in sadexdi somaliyeed ee dhulkoda gumaysigu kala qaybiyay laka ahaado. oo labada somaliyeed ee so hadhy ee kale ah ( somali Ethiopia iyo somali kenya ) laga caawiyo siyasadi ay kula wareegi lahayeen dalal koodas
    Qacanta taaga fadlan ✋🏽

  • @crisaaqaxmed4924
    @crisaaqaxmed4924 3 місяці тому +22

    LIBAAX AFKAAGA CAANO LAGU QABAY ❤🙌

  • @BALBALAAWI2023-yp9rm
    @BALBALAAWI2023-yp9rm 2 місяці тому +2

    Midnimada Soomaaliyeed waxay tilmaamaysaa fikradda ah in la mideeyo dadka Soomaaliyeed, kuwaas oo ku kala baahsan Soomaaliya, Soomaaliland, Jabuuti, qaybo ka mid ah Itoobiya (Gobolka Soomaalida), iyo waqooyi-bari Kenya. Fikraddan waxay si qoto dheer ugu xidhan tahay luqadda, dhaqanka, iyo taariikhda ay wadaagaan dadka Soomaaliyeed. Halkan waxaa ku xusan qodobbo muhiim ah oo ku saabsan midnimada Soomaaliyeed:
    1. **Xaaladda Taariikheed**: Fikradda midnimada Soomaaliyeed waxay caan noqotay xilligii gumaysiga marka ay gumaysatadii Ingiriiska, Faransiiska, iyo Talyaaniga qayb ka mid ah dhulka Soomaaliyeed. Ujeeddada midnimada waxay ahayd in la sameeyo dawlad Soomaaliyeed oo madaxbannaan.
    2. **Dabayaaqadii Xorriyadda**: Ka dib markii la helay xorriyadda 1960-meeyadii, Soomaaliya waxay isku dayday inay fuliso siyaasad ku wajahan mideynta dhulalka Soomaaliyeed. Si kastaba ha ahaatee, dadaalladan waxaa inta badan ka hor yimid waddamada deriska ah waxayna keeneen khilaafyo.
    3. **Dagaalka Sokeeye iyo Kala Qaybsanaanta**: Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya oo billowday dabayaaqadii 1980-meeyadii, wuxuu sababay burburka dawladda dhexe iyo kala qaybsanaanta dalka. Tani waxay ka dhigtay riyadii midnimada Soomaaliyeed mid aad u adag.
    4. **Soomaaliland iyo Puntland**: Maamul-goboleedka is-magacaabay ee Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland waa arrimo muhiim ah oo ku saabsan midnimada Soomaaliyeed. Iyadoo Somaliland raadineyso aqoonsi caalami ah sida dawlad madax-bannaan, Puntland waxay ku talinaysaa nidaamka federaalka ah ee ku dhex jira Soomaaliya midaysan.
    5. **Midnimada Dhaqanka**: Inkastoo ay jiraan kala qaybsanaan siyaasadeed, waxaa jira dareen midnimo oo xooggan oo ka dhaxeeya dadka Soomaaliyeed. Luqadda Soomaaliga, nidaamka qabiilka, iyo dhaqanka wadaaga ah ayaa door muhiim ah ka ciyaara ilaalinta midnimadan.
    6. **Nabad iyo Dib-u-heshiisiin**: Dadaallada ku wajahan gaarista midnimada Soomaaliyeed waxay sidoo kale ku lug leeyihiin hababka nabadda iyo dib-u-heshiisiinta si loo xalliyo khilaafaadkii iyo kala qaybsanaantii hore ee dalka ka jirtay.

  • @AbdallaAlli-j2l
    @AbdallaAlli-j2l 3 місяці тому +42

    Aadan sahan Geesi baa Tahay laakin mid aan ku sheego horta reer Somaliland ayaan ahay 6 sano oo xamar joogay waxaan ka shaqeynayey midnimada walahi waxaan samaynay aniga iyo dhalinyaro kale urur ka shaqeya midnimada soomaaliyed 6 sano ayaan gobbolada koonfureed wareegayay si aan ra,yi aruurin u sameeyno Walaahi dadkaas waxaan ka waayey meel kasta oo aan maray cid haysa Siyaasad midayn karta somaliland iyo Somalia iskada fikir eh waxaanay Qirsaneen ba inaad wax qabsatay oo Dad jira tahay Hadal waxay kugu soo meerayaan Somaliland waa gobol somalia kamida 6 sano kadib hada hargiesa ayaan ku noqday anigoo midnimadi ka niyad jabay Weli Muqdisho diyaar uma aha midnimo

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому

      Waar iska aamus nio waad daashey uune

    • @Laanjeertv1
      @Laanjeertv1 3 місяці тому

      @@kaaha1233 ada dalay laxey

    • @NajahMohamoud-wv2sr
      @NajahMohamoud-wv2sr 3 місяці тому +3

      ​@@kaaha1233waar Kagan hadaaadan dadka fikir kusoo kordhinayn dee niicda kala tag

    • @NajahMohamoud-wv2sr
      @NajahMohamoud-wv2sr 3 місяці тому +4

      Oo wll midnimada aad dee daayayso maad wadankaga ka bilowdid ileen oodo dhacameed siday ukala sareyan ayaa loo kala guraye

    • @hasansudi9404
      @hasansudi9404 3 місяці тому

      ​@@NajahMohamoud-wv2sr de sowkan ku leh dadki Lala midobayba Maha dad diyaar ah

  • @cabdifataahxaajixubi1674
    @cabdifataahxaajixubi1674 3 місяці тому +1

    Wllkey Aadan alle haku barakeeyo

  • @ibrahimmohamedosman3622
    @ibrahimmohamedosman3622 3 місяці тому +2

    Waxaan kaloo u bogay fikrada ah in somalida ethopia iyo kuwa kenya ayagu u taliyaan dowladahaas horay afkaartaas waan u qabay waana sheegi jiray

  • @mohamethofficial6315
    @mohamethofficial6315 3 місяці тому +4

    The legend adan

  • @yarecali6625
    @yarecali6625 3 місяці тому

    Wlhi si wanaagsan u hadashay walalkey aadan sahan ❤

  • @safahomer.
    @safahomer. 2 місяці тому +3

    Tobonjeer kabadan baan yidhi Mashallaah intaan muuqaalkan daawanayey yacnii fikirkaagu waa cajiib ilaahay maskaxda hakuu barakeeyo😭👏

  • @maxamedsaciidaadan5830
    @maxamedsaciidaadan5830 3 місяці тому +2

    Aadanow danaha isaaq keliya ayaad kahadlaysaa, darafyada somaliland wada lahaydeen midi waa ay idinka goosteen goboladooda, halka darafka kalena jidka kusoo jiro, marka maxaa idin xal ah haday goboladaas idinkaga baxaan wixii la isku oranayay somaliland.

  • @XudayfiCabdiwaxid
    @XudayfiCabdiwaxid 3 місяці тому +2

    Mar hadaanu nahay reer ssc zxp aadanow eaanu ogal nahay sida aad uwadaan zxp❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir 3 місяці тому +2

    Koonfur waxay leedey woqooyi yow saad uga baxden wadankii wuu dayacmay gacmo wadajira ayay wax kugoyane sonoqdoo markle aynu xorreyno wadanka

  • @abwaanXarrago
    @abwaanXarrago 3 місяці тому +2

    Sharaf iyo karaamo korkaaga ha ahaato aadan sahan

  • @haphzamohamed
    @haphzamohamed 3 місяці тому +3

    Saad indhha igukala furtay adna allha kugu barakeyo cilmigaaga ano kaso jeedo konfur

  • @hadliye1144
    @hadliye1144 3 місяці тому +1

    aadan sahan si xig madisan ba uga jawabtayi sual gulus na wad widisayi

  • @Xamdushcilmi
    @Xamdushcilmi 2 місяці тому

    Allow ku xifdi akhi wllhi dhanyaradena hadey san u fikiri lahayen wey no ficna lehed ani s9malin iyo somaliba somali lee i yihin wanah jeclahy dhamanto waxanah kunolahy kufurta somaliya wllhi kuba hargesa joga iyo kuba konfurta ila joga wan jeclahy alle dhacdena hadhigo jecel😢😢

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 2 місяці тому

    إِنَّمَا الْمُؤْمِنُونَ إِخْوَةٌ فَأَصْلِحُوا بَيْنَ أَخَوَيْكُمْ ۚ وَاتَّقُوا اللَّهَ لَعَلَّكُمْ تُرْحَمُونَ

  • @Cabaadi1986
    @Cabaadi1986 3 місяці тому +15

    Ilaa kitaabka allaah la isku xukumo heshiis ma imaanayo mida kale koonfur iyo waqooyiba xor ma aha nidaamkii gumaysiga ayaa kashaqeeya from somali ogaden

    • @Nuur176
      @Nuur176 3 місяці тому +3

      Wax yar oo talo ah iga qaado walaalkayow Somali galbeed baa kaaga fiican in aad soo qortid somali ogaden ama ogadeniya plz joojiya waxaan ukala qaybsanahay 1 somali konfur 2 somali woqoyi 3 somali djabouti 4 somali bari ama nfd somalida kenya kunool.

    • @Cabaadi1986
      @Cabaadi1986 3 місяці тому

      Ok شكرا كثيرا

    • @Cabaadi1986
      @Cabaadi1986 3 місяці тому +1

      Waan qaatay nasiixadaada waana ogahay intaan odhan lahaa unbaad itiri

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 2 місяці тому

      Wax Somaliland La Dhaho Iyo Somaliya Malahan Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Halisku Xukumo Ama Gumaysiga Raali Halagu Noqdo Somaley

    • @IsmailMohammed-q9z
      @IsmailMohammed-q9z 2 місяці тому +1

      ​@@Nuur176Muslimiinta Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Wax Somaliland La Dhaho Malahan Iyo Somaliya Muslimiin Dhab ah Hadiii La Yahay Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Halisku Xukumo Mid Hala Noqdo ama Gumaysiga Raali Halagu Noqdo Warkooo Kooooban Waaka

  • @cawaaleAxmed-z6y
    @cawaaleAxmed-z6y 3 місяці тому +8

    Shirarkan herritage ee djabuuti inta laislatago umada dhaqaaleheeda un lagu cuno ee aad moodo in loobaxiiso
    Waa kuwan nimanki kaqayb gali lahaaa

  • @SaamiyaXasan
    @SaamiyaXasan 3 місяці тому +7

    caqliga kugu jira wan jeclan laha isgoo rageena siyaasiga u ku jiro allha caqliga ha ku barkeeyo wll

  • @khairealii2656
    @khairealii2656 3 місяці тому +10

    Masha Allah Aadan khadar Aliyow Waad mahadsan tahay Mabda'a midnimo ee Aad Amin santahay hayweyga ubixisay Balse Marka koowaad Horta hada matagna Doodu Dhabtii Koonfur iyo waqooyi ee waxay taagan tahay Koofur xagayku socotaa Madalba mise Ayadaba Su aalo dulhaganayan Ana waxan Aminsanahay Niwaliba Gurigisa ha hagajisto oo Madmadowga kofur kujirta haka baxdo Waqoyina waxeda hawadato Laakiin Aynu joojino sisiman Ah Unajoojino Si xikmadi ayku jirto midba midka kaloo dhawacayo
    Mida kale Ana Fikrada midnima soomaaliyeed Waxan u Arkaa un inaytahay waqooyi iyo koofur wax Aan uwada qaybsano Nagadaa Kalasistam iyo Kaladowlado noqono Anagoo 2 Ah sida aad shegtay loobiyal samayno sidana isugu fidino Bariga Africa oo dhan Labadaas oo Ah Djibouti iyo Somalia waqoyi iyo koofurna Hamidoban Lakin inta kahoraysa Wax waliba Yan lakala xidhin oo buqan Aan macnaha ku fadhiyin dayno labadayaduba waqoyina Haso haliso mushkiladaheda kofurna Hamidowdo nidam asax ah latimaado kadibna Midowno Oo yeynan kamadambayn Nagu dhicin Tan labada kuuriya haysata iyo Halka ay kalajogan manta ASC

  • @adenmohamed4760
    @adenmohamed4760 3 місяці тому +1

    Aadan sahan xagee cilmigii iyo caqligii aadey
    Ma sidan baad rabtaa in aad dhalinta ku daawata qudwo ugu noqoto
    Waa maxey jijimaha gacmaha kuugu jira iyo timaha sida dumarka gadaal ka xiran
    Allow sahal umuuraha

    • @HoodoDaahir-ry6py
      @HoodoDaahir-ry6py 3 місяці тому

      Taas wa shakhsiyadiisa iyo dooorashadiisa, ee qodobka uu ka hadalayo ma markaad waxad kaso dhex saarto oo xumaana wayday ayaad isaga ku mashquushay iska daawo oo marna sankiisa eeg marna afkiisa😂😂😂😊

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 3 місяці тому

      Sankiisa iyo ilkihiisa waxba lagama sheegi karo ileyn Allah baa sida abuurey
      Dhaqanka soomaalida kuma jirto nin timaha dib u xirta iyo jijimo cucurada la surto

    • @Geelle3549
      @Geelle3549 3 місяці тому

      ​@adenmohamed4760 macnaha qaado qofka katag maxa kagalay timihiisa iyo gacmihiisa labaduna diin ahaan dambi ma aha somalinimo waa erey galbeed laga keenay in dumarka dhaxlka wax laga siin dhaqanka somaliyeed bay ka mid ahayd diin ahaana wa khalad ee mesha kalatag dhaqanka iyo somalinimada diinta wax walba ka horeysa timaha keen diliil udiidaya gacmaha inu wax ku xirtana daliil udiidaya keen adeer dhaqanka diinta ka horeysa

    • @adenmohamed4760
      @adenmohamed4760 3 місяці тому

      Gacmaha in nin rag ahi jijimo gashado waa caadi
      Dhaqanka suuban oonan diinka hor imaaneyn waa la ilaaliyaa
      Soomaalidu dhaqan uma lahan nin timaha sida gabdhihii gadaal ka xirta
      Qiil ha u raadin

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 2 місяці тому

      ⁠@@HoodoDaahir-ry6py qadiyada somaliland ama gooni goosadku waxa wata ama aaminsan waa isaaq un, sidaad Somalia u diidan tahay ayeey reeraha kale ee waqooyi daga gooni goosad u diidan yihiin.

  • @liiibaaan1059
    @liiibaaan1059 3 місяці тому +4

    Aadow sxp ku waano qaado carabta sida loo kala qeybiye hadana mid WALBO meel ayaa lagu dilaa , saas maanalarabtaa sxp 😮😢

  • @JohnTheworld-to1ob
    @JohnTheworld-to1ob 3 місяці тому +2

    Viva Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @InaMacalin-gc9tj
    @InaMacalin-gc9tj 3 місяці тому +1

    Adanow walahayaa zxp ana kajaahil bixin

  • @Hakarsane
    @Hakarsane 2 місяці тому +1

    War Aadanoonow Aadanoow ninkani wakabadiye parta kuda wajiga Aaabayasheyn hakadilne mise intaan ku imaad ban ku amusiiyaa yana dub danbaysaba lagu arkine 😢

  • @jamajama8221
    @jamajama8221 3 місяці тому +5

    Somalis can be united by having different somali states that are autonomous and they share same political and military goals like the European Union 🇪🇺 I like your propositions Sahan

    • @noohaliahmed3978
      @noohaliahmed3978 2 місяці тому

      Kawrn hadii intaa reer koonfur laga waayo.

    • @garyaqaanigarre2783
      @garyaqaanigarre2783 2 місяці тому

      You are totally wrong, well for example now Somali is made from different states and every state has a unique flag well, are they going to have a unit or the same decision from any common point that affects all people of Somalia? The answer is no at all, so don't give others the point that you are sick of it.

    • @suhaybnasir-l8n
      @suhaybnasir-l8n 2 місяці тому +1

      @@garyaqaanigarre2783 macno lagugula doodo ma haysid mar hadaad aaminsan tahay in somalidu wada somalia yihiin idinkuna ka masuuk tihiin

  • @ABDIRIZACKARK
    @ABDIRIZACKARK 3 місяці тому +5

    Aadan haddaan meel cidlo lagaa maageyn hadalkaagu wuu wanaagsanyahay
    Lkn mid Baan ku leeyahay caruurtuba Marka eey isku hooyo isku Aabe yihiin iyo Marka eey Kala hooyo ama Kala Aabe yihiin balse eey 2da mid wadaagaan isku mid maaha
    Marka in la midoobo ayaa mar waliba ka wanaagsan Ina la Kala daneysto

    • @garyaqaanigarre2783
      @garyaqaanigarre2783 2 місяці тому

      Waxa la wadaagayo waxa aan la wadaagin ayaa ka badan sidaa darteed Somaliland fasax kaha noqtto afarta mamul goboleed ee kala calanka iyo kala dhaqanka ah.

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 3 місяці тому +2

    Ka fikir ahaan waa in Somali ay noqotaa mustaqbalka sidan / LGBTQ+ 🏳️‍🌈🏳️‍⚧️ , Climate’s change, Women right , Child right, Democratic right , Successful Economic, Safe Sucuriye right , Human Right religion Christian, muslim cute , Jewish, Hinduism, atheist, Abortion, Adopted, Work women right , 🇺🇳🇸🇴 intaa wa in lagu dadaala

    • @QaraxQuute24
      @QaraxQuute24 3 місяці тому

      War maxaad leedahay bakhtiyahow

    • @ShadiyaCabdiraaxmaan
      @ShadiyaCabdiraaxmaan 2 місяці тому

      ​@@QaraxQuute24muxuu meesha keenay 😂😂😂😂

  • @Hakim13547
    @Hakim13547 3 місяці тому +82

    1:Sheikh Mustafa
    2: Adan sahan
    3: iyo wasirka maliyada somali galbed muxuyadine
    3 hadaad dhagaysato dhinacwalba waad ka dhismi
    Haddi aad dhagaysatii like ku yaaci papa

    • @AmiiraOsman-l2f
      @AmiiraOsman-l2f 3 місяці тому +5

      Iyo sidoo kale alle haw naxariste abwaan hadraawi

    • @Mohamedmuusa-d1t
      @Mohamedmuusa-d1t 3 місяці тому +3

      Iyo waliba wllhi anwaan sharlawe ,dilmi diid clips alle hadayo ragga dhamaan

    • @SaadamQureyshi
      @SaadamQureyshi 3 місяці тому

      maxay qabtan dadkan​@@AmiiraOsman-l2f

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 3 місяці тому

      Intuba waa isaq😊

    • @Aadancarabo7700
      @Aadancarabo7700 3 місяці тому +2

      Intaas oo qudhiya maahee kumanan iyo kumanan baa kujira bulshada somaliyed cilmi iyo caqli ahan u dhisan

  • @6aslimAde
    @6aslimAde 2 місяці тому

    UA-cam beec ah oo ugu yaraan 2k maraaya qofkii haaya reply ii soo gal

  • @HanadApdalla-mr5xs
    @HanadApdalla-mr5xs 3 місяці тому +1

    Aadano mid Baan ku leeyahay sxb Reer Shiiq isxaaq Cid aan eheyn oo somalinimo diidan waqooyi ma joogto Tan kalana waxa weeye arinka dhulka sool iyo sanaag labada gobol Dhulbahantaha iyo hartiga dadka la isku yirahdo dagnayen waxey idinkaga goosteyn siyaasadina siyaasad qabyaladeysan oo isaaq ubadanthy bas waaye iyaguna waa darood Oo somaliland waxey eheed 5 gobol Oo Kala ah S:waqooyi iyo togdheer iyo awdal &sool &Sanaag haddana sool iyo sanaag wee idinka go,ayn oo dagalo idin dhax maray oo aa dadkas ku maqojineysen in ay calanka somaliland iyo dowladeyda aaminan any why waxey Ku guuleysteen in ay idinka xorooban Qodobka labaadna waa Gobolka Awdal iyadana ey dagaan Samaroon oo iyagana 99% ee somalinimada aaminsanyihiin eenna rabaan qorshahooda in ey idinka go,aan oo calan gooni sameystaan oo maamul somali hoos tago dhistaan
    Qodobka aan ku weydinayo aa waxey thy Hadee intaas oo Dada somalinimada rabaan oo ado 2 Gobol so haray eh diidantahay somalinimada mawaxaad rabta in aa 2da Gobol ee beesha isaaq dagaan bas ay dowlada somalia u aqoonsato in Dal madaxbanaan nuqdaan jawaabtu waa mayya mana nuqan kaaraan 2 gobol dowlad .
    Mid kale waxey thy ma jirto Cid aan isaaq eheen oo somalinimada neceb wixi dhacay ee dowladi siyaad barre ee dictatorka ku dhisneyn Hada iska saartan oo cuqdadan iska nadifisan somalinimadeyna aan iskula dhaqano siyaad barre 10 culumo oo ahlu diin ah oo maalin cad ku toogtay xamar ninkas waa nin dictator kaligiis taliya ahaay marka wllnimada aa ka weyn wixi dhacay oo dhan taa ogow

  • @nimcohusen1793
    @nimcohusen1793 3 місяці тому +2

    MashAllha In lo wada doodo si cilmiyeesan Aqliyeesan waa wax lugu farxo 🎉 from somalilnd. Alle ha inaga rasiiyo Si xaqa ah ee Maslaxadeena kujirto. صلو على النبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 3 місяці тому +4

    Teacher 2021 ayaan ku bartey wllhi markii aad ka hadleysi 4 tii is ku deykii ahaa in nabigeen muxmed salaahu caleehi wasalam qabrigisa la faago 3sano faaido baan ka qabaa from jigada soomaali guul baan urajeynayaa

  • @mohamedmuzamil1592
    @mohamedmuzamil1592 3 місяці тому +4

    Sxb aadan waxaatahay nin alle siiyay xigmad iyo wax garad uu alle siiyay haldoor soomaaliyeed ayaa tahay.guuleyso

  • @mustafamaxamed7426
    @mustafamaxamed7426 3 місяці тому +1

    Ubucda dooda somaliland ee gooni isku taageedu ma aha in somaliland ay raadinayso wax qaybsi sida mansabyada maamulka,caasimada iyo calanka toona
    Balse waxa weeyi in dawladnimadii aynu 1960 gii wareejinay la soo celiyo maadaama oo sababtii aynu dawladnimada u wareejinay ee midaynta somalidu meesha ka baxday
    Mida kale somaliland gooni u goosad ma aha waana eray bixin qaldan oo shacabka somaliland dhagohooga ku batay deetana ay liqeen, inagu dal aynu waligeen kamid ahayn kama go ayno balse dal aynu dal ku darnay baynu kala soo noqonaynaa dalkeenii

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 3 місяці тому +5

    Fikir saxa oo cilmiyeysan bad ka hadashay wllkygiyw illahay caqliga hakuu barakeeyo from Puntland

  • @UmalguuledGuleed
    @UmalguuledGuleed 3 місяці тому +1

    Inta ninkan la fikira❤✋

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 2 місяці тому

    ANIGU WAXAAN QABAA IN PUNTLAND IYO SOMALI LAND MIDOOBAAN WAAYO REER KOFUR SIIBA HAWEIYE 34 SANO DHIIG FARAHA KULA JIRAAN CAQLI MALEH IYO CILMI TOONA
    SIWACAN UHADASHAY WALLO❤

  • @umumaxamedamiin2185
    @umumaxamedamiin2185 2 місяці тому +1

    Aboowe warka hala cadeeyo adaa dhahdee kuwaa tirsatay inee badan kood Soomaalinnimo rabaan leeskama alifanine iyagaa ku guuxaayay codka inee kor ugu qaadaan ee awoodi waayeen wax yarleena cod unoqonay wali sidhaba looguma guntan anakee teena naheysatay tan kale nimanka yar yarka oo sarbeebtay adinka ee idinka soo askunmeen sida xan iyo bara bogaando loogu maleey haayay inee soomaalilan loo dhanyahay meesha kajirin oo kala barkood qasab iyo inlaga awood badan yahay ku aamusan yihiin ee run unoqotay ee usoo baxday inta dhimane usoo dhameys tirmi doonaan ee inyar yarka inaa adinka dhasheena usoo ban bixi doontaa tan kale labadaa tirsee cadawga ee ku aftirsadaanbo iyagaa kasoo horeeyo intaa leedahay aa meeshooda kuwaas kaga maa mulno inee anaka dhan iyaka oo kale naga dhigaan oo labada cadow nakala qeybsado inee kashaqeeyaan aa ugu dhaw kuwaas iyagaa xureyn nooga baahane anagoo mida maxureynaa midnimo iyo xurnimo dabadeen aa utali karnaa cadawgeena hada macaaytamine dayhee waa aragtideyda jaw Alloow idin badi labadiina oo kale xalka ma fogaadeen hadee nuuciina oo kale badnaa lahaayeen barakooba

  • @Bagagac
    @Bagagac 2 місяці тому

    aaad iyo aad runti anigo ah rer kofurta wll aadan hadalkisa xigmadesan laqiiryoday o ladhacay

  • @channel-barkhadle
    @channel-barkhadle 3 місяці тому +11

    waaku salaamay aadan sahan ❤ jawaabtaadana waa dhegaysanaynaa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 місяці тому +2

    Mar haddii jwb iyo jwb celin noqoto xigmaddu way guurtaa! Bal adba

  • @Aisha-cb9np
    @Aisha-cb9np 3 місяці тому +3

    Waaa QofKii UguHoreeyay soo Reer Somaliand Ah Oo asigooon Caatamaynin Dadkana uKalaJabinaynin Qadiyadiis Si IxtraamLeh Uga hadlaayo Waaa Inaad Dhalin Yarada Soomaaliyeed Dhan KuDaysaaan Walaalka.

  • @Abdinajib_Abiib
    @Abdinajib_Abiib 3 місяці тому

    Sharlawe isaga aadifad aya vidio yadsi hore hore soal8land nacayb aad ka dremsa

  • @AxmedCabdicali-g5z
    @AxmedCabdicali-g5z Місяць тому

    Sqliga illhy hakudayo manshalh

  • @AbdirahmanKayd
    @AbdirahmanKayd 2 місяці тому +1

    11:40 qodobkasay ku dhantay runta halkeeda lagu tago

  • @arimahaislaamka7995
    @arimahaislaamka7995 3 місяці тому +1

    𝗗𝗵𝗮𝗹𝗶𝗻𝘆𝗮𝗿𝗼 𝗻𝗼𝗾𝗱𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗶𝗶 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗶𝘀𝗸𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗰𝗲𝗹𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻𝗶𝗻
    𝗱𝗼𝗾𝗼𝗺𝗼 𝗴𝘂𝗺𝗮𝘆𝘀𝘁𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗮𝗻𝗶𝗵𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗯 𝗾𝗮𝘆𝗯𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝘆𝗲𝗲𝗱

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 3 місяці тому +2

    waryaa anaga ssc khatumo baanahaye idinku iska hadla waryaa ale yaqaan war waxan yaa nabaray war ismanaqasne nadaaya iidoor

  • @dheemandhuubo
    @dheemandhuubo 3 місяці тому +6

    Mashalaah waa caqli Salim oo caafimaad qaba ah wan kugu taagersanahay 💯 from puntland

  • @daahqaad1624
    @daahqaad1624 3 місяці тому +5

    Am with you Aadan sahan from Koonfur somalia 🇸🇴

  • @SuhaybmaxamudDakhare
    @SuhaybmaxamudDakhare 3 місяці тому +22

    Wll Aal cimriga hakuu badiyo iyo caqliga aniga wax badan ayaad iga badashay abbaalna waan kuu hayaa waana isku dayayaa in aan kuu abaal gudo wallow Annan awoodin laakin wllkay waan isku dayayaa waayo waxa tahay qof hab fikirkeeyga badalay iyo ka ummada somaliyeed

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 3 місяці тому +1

    dadka somaliyed melkadto ay jogan wa walalo dhalin yarada wa iney kacaqliyeystan siyasiga carurtoda iyo caloshoda ushaqeystan yanan anaga nakala qeybin

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 3 місяці тому +1

    U fiirsadayoo sababta shantii soomali tii italian ka nabad gelyada iyo midowga loogu diiday waxay tahay qayraadka iyo waxa deeqa ku jira.
    Ufiirso meelba meel inta ay kaga wanaagsantahay nolosha somalia maanta waa ka dhib iyo Qatar badantahay.

  • @Sabnaxasan
    @Sabnaxasan 3 місяці тому

    Haday waaqooyi iyo koonfurba laga heli laha dhalinyaro sidas oo kale ah oo siwac uwada dooda oo doo aqooned utahy an caadifa un ahyn ilow dhlinyartena noo barake aqoon yahnda koofur iyo waqooyi mid ku raba haahdee😊

  • @shabeelkatogdheer3305
    @shabeelkatogdheer3305 3 місяці тому +33

    Reer Yusuf laandheeranimadiisu waa taa hadal yaqaan,rag yaqaan rabi yaqaan masha Allah
    Adan caqil khadar rooble

    • @b-heroofficial
      @b-heroofficial 3 місяці тому +5

      Adiga wax izk dhig

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 3 місяці тому +2

      Maxa Yusuf mesha keney somalild ayay joogtaye

    • @ApdiAziz-q9p
      @ApdiAziz-q9p 3 місяці тому +8

      Zxb caqligiisu fushan yhay adna rer hebal ax😭💔

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 2 місяці тому +3

    WAR NINKU XIKMAD BADNAA MASHALLH ALLAH KA DHIGO SIDAAD JECESHAHAY WLLKEI WA KA HELAY FIKRADAADA❤

  • @adammohamet9817
    @adammohamet9817 3 місяці тому

    Samiyow allah sharfi iyo karaamo korkaaga yeelo

  • @XuseenSiciid-zr3o
    @XuseenSiciid-zr3o 3 місяці тому +2

    Walahi SIYAAD wuu dhintay

  • @cawaaleAxmed-z6y
    @cawaaleAxmed-z6y 3 місяці тому +3

    Sharlaawe iyo nikani 2duba wey iqanciyeen 😂

  • @axmedmaxamuudmaxamed4515
    @axmedmaxamuudmaxamed4515 3 місяці тому +3

    Yaryarka shayaadiinta alshabaab baa laga wadaa. Ee. Khawaarijta ah alle habaabi iyee

  • @KhuweybMawliid-ob6ls
    @KhuweybMawliid-ob6ls 2 місяці тому

    Afkaaga Caano lagu qabay Hadalkaaga waa i shaafiyay From ETHOPIA dhagax buur

  • @HudaDheeman-ns2gm
    @HudaDheeman-ns2gm 2 місяці тому +12

    Dadkani wax walba way fahmayaan ee xaasidnimo uun ba ku jirta lkn qadiyadeenu waa mid dhamanteen❤

  • @Mudan143
    @Mudan143 3 місяці тому +4

    Ax wlhi waan qiiroodayb wll allen caqliga hakuubarakeeyo

  • @Muuse99
    @Muuse99 3 місяці тому +2

    Nio wadankaaga taageer ceeb maahan lkn adigi weynaay markaan arkay adoo calanka towxiidka kugu xeran oo hadane ku niikinaayo aadbaan kaaga naxay walhi ma ogi waxee kugu dureen 😂😂

  • @Hadafkayga
    @Hadafkayga 2 місяці тому +1

    From hargeisa we need midnimo 🥰

  • @AzadAzad-r6j
    @AzadAzad-r6j 3 місяці тому

    Allah yaxfadak

  • @MOHAMEDEDam-w9h
    @MOHAMEDEDam-w9h 3 місяці тому +3

    Wllo aadan urur dhalin yaro oo reer somaliland aha noo aasas 🤔

  • @BKNYT1
    @BKNYT1 3 місяці тому +4

    Somalia 🇸🇴 For Ever 💯

    • @cabdiquduusbinuaxmed8003
      @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 місяці тому

      Somalia magacaa talayani ba bixinay 😂😂😂😂 marka wax aad leedahay noo keen

    • @arraweellohasan3996
      @arraweellohasan3996 3 місяці тому

      ​@@cabdiquduusbinuaxmed8003Adigu SNM baad tahaye waxaad leedahay keen 😂😂
      Soomaaliya Soomaali baa leh 💪🇸🇴🏇🩵

    • @axmedhaaruun4783
      @axmedhaaruun4783 3 місяці тому

      @@arraweellohasan3996 anoo snm ah ayaad adigu shalay xornimada iga qadataye aamus 2023. Ayaan ku garacaye aamu😂 adigu jilicsanay

    • @isahkismeil
      @isahkismeil 2 місяці тому

      @@cabdiquduusbinuaxmed8003 war raggow ma qabrigaynu qabyaalad ku duuga is leenay miyaad idinku isku duugayzan afka somaligu waaa wax jira lkn somaliya iyo somaliland waa wallo

  • @AbdirahmanHassan-s4f
    @AbdirahmanHassan-s4f 3 місяці тому +3

    Wll aadan hadaa mid ku weydiiyo ama ku dhaho kasoo qaad adiga iyo wllky abwan sharlawe waxan aad isla garataan yaa dowladaha isu soo fadhiisinaya🤔oo ma adinkaa dowladaha isku geeni kara🤔hadaba arinkaan maahan mid suurto gala oo waa ijiid aan ku jiidee gacmo daalis mrka inta mowduucaa inaga dhaftan walal inooga hdla wax kale oo inoo faaida leh waxaa tihiin dad aan ku tuhmeeno ineey cilmi ina dheryihiin iyo garaadbee💯🫶mana jiro siyaasi raba in la midoobo kan koofur joogo io kan waqooyi joogaba labadaba oo mid ksta daqligiisa meeshuu ka arkuu aadaa oo aan iska dhaafno arinkaa wllky aadanow mahadsanid❤

    • @yaasiinibraahim3619
      @yaasiinibraahim3619 3 місяці тому

      Waxay kabadi karaan majirto kaliya afka uun awood uuma lahan inay
      Hawshaasi si practical ah wa uga qabtaan waa youtube ro

  • @faatixpodcast1
    @faatixpodcast1 3 місяці тому +2

    Aadan Sahan, adiga noo hadlay walaal Eebbe haku karaameeyo, hadalkaagaasna dhallinyarta Somaliya iyo kuwa soomaaliyeedba inay fahmaan ayaan rajaynayaa.
    Sidoo kale jabuuti oo somalinimadii kasi baxaysa ayaa u baahan in la isku baraarujiyo.

  • @HahaHuhu-be8ir
    @HahaHuhu-be8ir 3 місяці тому

    Waxaan aaminsanahay in muqdisho halkan aan taaganahay ay kasii liidato
    Agreed

  • @shiresmotivation1390
    @shiresmotivation1390 3 місяці тому +1

    Adanoow mahadsanid dhinac wanagsan baad ka gashay dooda lakin waxaan ku waydiin laha su'aal hadii fariintaydan aad aragto .
    1:Muuxu ahaa ujeedka midnimadu?
    2:Maxaase khasbayey in shacabkii Somaliland 1960 doorbidaan midnimo Somaliyeed?
    3: Maxaa laga faa'idayey fikirki ay wateen shacabka iyo siyaasiyinti Somaliland 1960 ee aha in 5 Somali laysu keeno?.
    Ujeedka Midnimada Somaliland donaysay wuxu ahaa in Somali laysu keeno, way dhici wayday mana soo socoto marka sababti midnimada la waayey so xaq bay u leeyihin in ay markale ka fekeraan waxa dan u ah wana hubaal waxa dan ah in ay calankooda gooni u haystaan. Inta kale adigaan kaga tegeya waayo wa mawduuc baladhan mahadsanid

  • @MustafhugurHugur
    @MustafhugurHugur 3 місяці тому +2

    M.a ilaahow wiil sida aadan sahan u caqli badan somali u soo saar waa kaa hadalka saxdii wllhi

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 місяці тому

    Aaqil waad mahadsantahay
    Waad jexjexday
    Lkn ma ogtahay
    Adiga sabab u tahay
    Cidkasta oo gooni
    Goostaka adigay
    Kaga daydan
    Teeda kale shabbat sowdiga mahan
    Kuwa shabaabka koonfur jooga hogaanka u ah
    Markaad ku calacaleysa anaga koonfur dhaxdeeda dhibaato kama wadno