Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah. Allaha Wayn ha jebiyo Daalmiinta Argagixisada Dacich iyo Argagixisada Alshabaab iyo Kuwa taakuleeya. Guul Puntiland Guul Ciidamada Geesiyaasha ah.❤❤❤🦁🦁🦁💪🥇🇸🇱🇸🇴.
He’s working with Them that’s obvious. If not why is he Not let the Army to be treated outside of the country why is he holding them at the airport 😢😢SAD!
Asc balwaa n kan wuxuu dhaco maahane wax kale mayapaan damiir uu dal iyo dadba uu ku hogaamiyo umaba dhalan nin diiciif ah oo aan waxar jaban lagu aaminin wxixii doortay illaahay masiibo haku rido waayo dal iydadba laguma aamini karo
Subxaana laah War ileen Ninka XASSAN BAAHANE WAABA NIN FOG SIDII LA MOODAYEY MABA AHANEE. HALKAAS HADUU TAGAN AHAY MEEL UU KA SOO LAABTO MA JIRTEE.MAXAA TALO AH
Waxa Xasan sheikh dabada ku so rixyia wa dowladu sheshye ah isago wa horgal umada somalyeed lo so diray inu ba'byio waxa haya qabil iyo cuqdad ka weine wa caloshi u shaqysate cidna uma wanagsana wadankana isagu ka ma talyio wa teddy bear mesha la dhigtay.
Wax laga xumaado weeye in Ciidamadii ku dhaawacmay la dagaalanka Daacish inlo diro daryeel Daawo. Xasan waa xaasid oo wuxu ku faraxsanyahay dadka dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay.
Hassan munaafaq wax u horistagi Karo majirto sababto ah ciidamada mareykan ba saldhig weyn ku leh boosaso airport runti meshas bey drones ka ka isticmalan brother so nothing he can do about it Hassan qabuure faagte
Asc balwan wanku salamaya Habeyn iyo malin waxaad daha ka qaadan dhibaatada iyo dabar go,a umada soomaliyeed soo wajahay Maxaa xal ah hadal wey dhaaftee Umada soomaaliyeed see bey u badalikartaa Dhibatadatan In lasheegsheego way ka guda weyntahay maanta Umadan u soo bandhiga Xalraadin kicitaan isbedel qaylo dhaan Dagdaga oo isku duubni ah soo bandhiga qobkiina warbahintu Badala sheegsheeg wey dhaaftee
Mantay xasan daaci buu taageerayaa balse xasan wúxuu ilaaway inuusan hogaanka madaxweeyne u ahayn dadka reer budlaan mándam ay hogaamita budlaan isku aragti ahay marka qaligiisu wúxuu siiyay in uu shacabka reer budlaan la dagaalamo oo dhibaatóyin u maleeg marna cua qabatayo hadaba xasan waxba mayeeli karo isagaa magac xumo ku dheelmanay illaahayn wuu laxisaabtami reerbudlaana allá ayaa lajira iyo inta soomaalinimadu ku wayntahay dabiyada xasanshiikh nagagalay reerbutlaan ahaan isaga ayaan u haynaa una qabno beelwaynta uu ka dhashay balse waajibaadkii ay lahaayeen kama soo bixin dhibtiisan waa taawanayan in yar maahe inta kale kamay hadlin waan ku waajib in ay mafiqooda cadayaan
Guul Pudlaan❤❤❤❤❤
Viva Puntiland viva madxweyne dani
Ilaahayow argagixisada iyo xasan iyo kooxdiisaba umada dhaafi oo madax khayr qabta umada u keen
Aamin cadow ga koowad ee somaliya waa xasan xaraash asagaaba shabaab ah waxaa kuu cadeyneysa siduu u dhaqmaayo
Puntland Guuul insha allh❤❤❤❤
Isma hor istagi karto PUNTLAND Weey Madax Banaan Tahay 👑🇸🇱❤️ Hassan Dhiiqo asaga ka Shaqeeyo ALSHABAAB.
Doofar qurun Xaraash xasan awalba waa gabiiliste aan anxar u lahery darood.allow caafimaad sii degdeg ah una sahal cafimadkooda amin.guul puntland state💪💪💪💪meelwalba iyo goorwalba amin 🙏
Thanks Balwaan
Xsh asaga Alaaha curyaamiyo ninka masjidka burburiyo Alaahayow ninkaa xun dadkeena diintena nooga badbaadiyo amiin guul insha Alaah soomalia hanoolato
Aamin
Dawlad maha taasi ee xasan sheekh baa ku tuugsada
Sax
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤
Guuuuul balwan
DIFAACA SOOMAALIYA WAA PUNTILAND🎈🎈🎈🎈🎈XASAN SHIIKH HESHIIS BUU LA YAHAY SHABAAB🎈🎈🎈🎈🎈🎈 XASAN SHABAAB WA LA SHAQAYSTAA🎈🎈🎈🎈XASAN ISAGAA CIIDANKII SOOMAALIYADHMEEYEY.
Balwaan Runta ku soco. Jizaaka Allah Alkhair. ❤❤🏆🏆🎋🎋
Allaha Wayn ha guuleyo Ciidmadeena Xaq u Dirirka ah. Allaha Wayn ha jebiyo Daalmiinta Argagixisada Dacich iyo Argagixisada Alshabaab iyo Kuwa taakuleeya. Guul Puntiland Guul Ciidamada Geesiyaasha ah.❤❤❤🦁🦁🦁💪🥇🇸🇱🇸🇴.
Xasan sheeq cuqudad baadileyso
Puntland guul iyo gobanimo
Difaaca Somalia waa Puntland ❤❤❤
Xasan munaafa waxauuyahamaleh soomaliyeey guusha utaala eeyamaanta butalan gaaratay shisheeyah isakacelinaysa garbistaaga ayeeyanoogabahanyihiin soomaliye gacamah isqabsad ❤❤
Guuuuuuul PL❤❤❤❤ xasan dhiiqo cuqubo kugu dhacday waxaas waa isir nacaýb waxse ku qaadimaa
Geesi geesi dhalay Cabdullhi Balwaan ❤❤❤❤.
Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan mw puntland siciid dani wa geesi libax landheere ah ciidanka difaca dowlada puntland guul weyn ka gardey argixisada dacish shbb jab xogan ba garay eedaysane xasan munafaq wu fashiley ceeb ba ka racdey isku hostagi puntland dagalka dacish
Balwaanoow Allaha Ku Xafido
Qabyaalad siyaasad maaha.❤❤❤.
Balwan mahadsanid
Puntland guull iyo gobanimo
Guul putlan always insha allah 🍀🍀🍀🌺🌺🌺
Guuuuul idanka solaliya buntalnd allaha xiftiyo wiilasheena geesiyadaa argagixisadas allaha dhameeyo Hasan shiikh Santa wadanka allaha tuso
Guryahooda haku dhinteen !
Haddii Dhimasho u qoran tahay !
Xasan ! Wuxuu rabo ha sameeyo!
Waa sugaynaa meeshuu ku dambayndoono!!
Vive putland iyo Dani 👍👍👍👍👍
Ponteland guuul insha allh
Cidna puntland ma ubahna waa dad tashaday guul puntland Dani noolow waa geesi aan cidna u joojin
Puntland geesiyada aan gaban guul 💪🙏👮♀️
Guul ciidamada buntlaand
Guuuulas marwanow
WCS MASUL SARE BALWAN MANSHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTULAN XASAN GURGURTE IYO ANYAXISA PUNTULAN UMA BAHNA WAA QACINUL WADAN MUJRIMIN DALUMIN AH GUUL PUNTULAN INSHA ALLAHU QEYRA
Ma hor istaagi karaa waa riyoonayaa
Yaa u joojinaayo
Guul buntlaand
Guul putland ❤
Ilaaahay hana dhaafiyo cadawga argagixisada.
Bacalwaane❤❤❤❤❤❤🎉❤❤❤❤❤👬👬👬👬👬👬👬
A s c walal Balwaanow Dibad baxyo rabshado wata iclaami walal
Alxaqiiiiiiiiiqa Alxaqiiiiiiiiiqa ❤❤❤
Byln. Cadawged. Hajabo. Guul❤❤❤btln. An. ❤❤❤jbln❤❤
Wariyaha xorta iyo xalaasha ahow cabdullahi balwaanow xasan dhurwaa iyo jawaasiista uu horjoogaha u yahay iyagaa argagixisada iskaleh oo ku shaqayste haday koonfurta iyo bariga joogtaba OKI sidaas darteed xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisu ma ogala in lalaayo argagixisadooda cidkasta oo ka laysa argagixisadooda ogow waa cadawga xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisa,e OKI sababta xasan dhurwaa iyo jawaasiistiisu ay u diidan yihiin qaadista dhaawacyada puntiland Dee waa ragii ka laayay
argagixisadooda OKI mahadsanid 🙏🤝👍🙏
argagixisada
In a a Lilaahi wa inaa Illahi Rajacuun
Somalia dadkeeda allaha dhex dhigo maslaxa kheyr qabta.
Waa la isaga daba imanaya hantida umada muslimiinta ee soomalia
Guul. Puln
Dameerku waa duqon xumaani gashay 😂
Somali RIP😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Damuljadiid iyo gurgurte iyagaa argagixiso ah waala,ogyahay.😢
❤❤❤❤❤❤❤❤
War group xasan dhiiqo waa masiibo somaali loo soo direy wataas badii somaaliyeed
Guul putaland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Balwaanoow gurguurte uguma yeedhikarno mw soomaaliyeed ee isaga ayaa cadowga ummadda soomaaleed.
❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡🧡🧡🧡❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤BALWAAN KANI ABGAAL IYO XAWAADLE ISAGAA ISKU DIRAY❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯💯XASAN 12KIISA CARUUR AH BAA SOOMAALI U AH .
Oo maxay punt xasan dhiiqo uga baahan tahay punt dhaawaceeda ayadaa ku filan
Asc balwaa.guuulguulayso.wadani baadtahay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
He’s working with Them that’s obvious. If not why is he Not let the Army to be treated outside of the country why is he holding them at the airport 😢😢SAD!
Xasan dhiiqo waa arxan laawe lashaqeeyeseta daacishi lkn mashaquu ku leeyahay dhaawacayada puntland yaa talo kaweyediinaya waxabo kama bedeli karo mooroyanka shaadhka dawalada nimo ugu dhuumanaya umada soomaaliye ee shabaabka ah👁️
Cabdulaahi balwaan ma qof ka argagax badan ayaa jira xasan sheeq ,sow mahayn ninkii qabuuraha argagixiyey galiyey waxaan qabaa ,xasan iyo kooxdiisa iney ka xunyahiin alshabaab iyo daacish
Asc balwaa n kan wuxuu dhaco maahane wax kale mayapaan damiir uu dal iyo dadba uu ku hogaamiyo umaba dhalan nin diiciif ah oo aan waxar jaban lagu aaminin wxixii doortay illaahay masiibo haku rido waayo dal iydadba laguma aamini karo
Wadaarod ladidir😊
In Xassan Sh Maxamuud aanu ahayn Madax wayne dadka u dhexeeya waqti hore bay cadaatay waa nin lagu khadamay oo ah musiibo qaran.
Sababta isaga ARGGAXISA AH MUNAFAQA INTA AQLIGA LEH WAA OGTAHAY INUU LA SHAQESTO ARAGAGXISASA MA CIDBAAN TAAS OGEEN?
XAQIIQADA IGU IMO ✅✅
Btln. Wadawlad. Buxda. Codna. Uma. Bahna. Rabi. Bay. Ubahantajay
Xaqa io kitaabkii uu ku dhartay Alaaha qabto
Mid kasta dhulkiisa hadifaacoh meeshan dowolad majirtoh soomaaliyah ilaahay baa umaqan
Walalo xolatahye somlida
Subxaana laah War ileen Ninka XASSAN BAAHANE WAABA NIN FOG SIDII LA MOODAYEY MABA AHANEE. HALKAAS HADUU TAGAN AHAY MEEL UU KA SOO LAABTO MA JIRTEE.MAXAA TALO AH
Butalan guula isaceliya. Sheeseeyah.
Iska ceeliya sisheeyaha guula butalan
Xassan dalxaraashe loo joojinmaayo
😅😅😅😅
waaxaQiiQo iska cad inuu xasan sheekh lashaQeeyo lsls
Ceeb ku tahay hasan walee
Ilaahoow Xasan xoolo umada ka qabo. Waxaa la dhihi jiray Majeerteen iyo Mudulood waa mataano Xasan baa beeniyey. Musiibo kugu dhacday Cawaan weeye.
Shaki kale inay laba shabaab wada shaqaystaane sheekadu siday tahay wataas shaaca ka cadaatay shabakado shuraaka ah hadana shaadhadh kala nooca 😡😡😡
Asc xansuuqii laascaanoodba waa ishortaagey dacwaddii
Xasan wu fashilmay balwanow lakin wax iska qabta ayu la,yahay
mucarad macna lehna majiran Marka gur gurte wixisa hayska qasto...
Waxa Xasan sheikh dabada ku so rixyia wa dowladu sheshye ah isago wa horgal umada somalyeed lo so diray inu ba'byio waxa haya qabil iyo cuqdad ka weine wa caloshi u shaqysate cidna uma wanagsana wadankana isagu ka ma talyio wa teddy bear mesha la dhigtay.
Wax laga xumaado weeye in Ciidamadii ku dhaawacmay la dagaalanka Daacish inlo diro daryeel Daawo.
Xasan waa xaasid oo wuxu ku faraxsanyahay dadka dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay.
Kkkk isbitaalo ma qabaan miyaa?? Maxaa horumar ah
😅
Horta damujadeed yaytahay ma es waydeesaan xasan mayahay esagu nen daahera waa maya waa wada laba 2shaateyaal xagna waa dawlad kushaag xagna waa shabaab qarsoon xasan iyo kooxdeesu waa dadka lashaqaysta dadka lala dagaalamayo balsa xasan waa soo socotaa maalenkuu ka shefme doono hasuge waayena runtu horteenay emaandoontaa xasanoow leqay leqay leqewaayay baa xegta en aad Rabtay pudlaan enaad baabe eso 2sano ko hor baan shaagay en aad se kasta oo aad kubaaben karto aad ku daydo balsa Aallaah ma dhehen anegu kushaage maayaa waqtega baa ku shaage doona koonfur galbaad edena deyaar garooba xasan waa eden hayaa
X. Culusow. Wa. Benlow. Maxishode. Ah. Runta. Marabo. Runtu. Wa. Uxuntahay. X. Culusow. Maxa. Dhacay. Isla. Xisabtan. Hadu. Yimado. X. Culusow. Godbu. Galaya. Sitosa
gurguurte munaafaq waa cadawga somaliyed waa argagixiso waa jaajuus waana in laga qabto dalka
Balwaanow xasan munaafaq waxba kama beddeli karo.
Hassan munaafaq wax u horistagi Karo majirto sababto ah ciidamada mareykan ba saldhig weyn ku leh boosaso airport runti meshas bey drones ka ka isticmalan brother so nothing he can do about it Hassan qabuure faagte
WALEE TAN DOWLAD MA AHA NACALAD HAA KU DHACDO.
😂😂😂😂
Asc balwan wanku salamaya
Habeyn iyo malin waxaad daha ka qaadan dhibaatada iyo dabar go,a umada soomaliyeed soo wajahay
Maxaa xal ah hadal wey dhaaftee
Umada soomaaliyeed see bey u badalikartaa
Dhibatadatan
In lasheegsheego way ka guda weyntahay maanta
Umadan u soo bandhiga
Xalraadin kicitaan isbedel qaylo dhaan
Dagdaga oo isku duubni ah soo bandhiga qobkiina warbahintu
Badala sheegsheeg wey dhaaftee
Xasan beenaale haray waxuuw miyuusag uuw ushiday shacabka soomaaliyeed oo uuw ugu sheekeeyey alshabaab ayaan la dagaalamayaa taasuuw u ku raadinayey kalsooni shacab iyo dhaqaalo uuw ka hello doowladaha caalamka markuuw helayna dhaqaalahaas wuuw joojiyey miyuusig labaad ayuuw inoo shiday oo ah waxaan la dagaalamayaa musuqmaasuq waa ku ceeboobay haddana miyuusigii seddexaad dastuurka ayuuw ahaa muusiga afraad doorasho qof iyo cod miyuusiga shanaad waa tii raaskaanbodi kuli wuuw ku fashilan yahay xasan xumoow
Markaasay Codsanayaan InLagu ixtiraamo Xilka (Dam’ulJadiid) kkkkkkkk
Xasan reerahod unacariisan ma darood ayuu jeceleyahay dal xaraashe
Wuxuu uga xunyahay waa reer naceyb xamsena waa sixranyahay wiilashenana alle hanoo caafiyo intii dhimatayna waaba ehlu jano
Midka janada usoo dontay somalia iyo madaxda raaliga ka ah inay soo aadaan ama jogaan ee oo ay la dagaalamaan somalia waa isku mid
VIVA ABDULLAHI BALWAAN IS NOT EASY ❤❤❤❤❤❤
Mantay xasan daaci buu taageerayaa balse xasan wúxuu ilaaway inuusan hogaanka madaxweeyne u ahayn dadka reer budlaan mándam ay hogaamita budlaan isku aragti ahay marka qaligiisu wúxuu siiyay in uu shacabka reer budlaan la dagaalamo oo dhibaatóyin u maleeg marna cua qabatayo hadaba xasan waxba mayeeli karo isagaa magac xumo ku dheelmanay illaahayn wuu laxisaabtami reerbudlaana allá ayaa lajira iyo inta soomaalinimadu ku wayntahay dabiyada xasanshiikh nagagalay reerbutlaan ahaan isaga ayaan u haynaa una qabno beelwaynta uu ka dhashay balse waajibaadkii ay lahaayeen kama soo bixin dhibtiisan waa taawanayan in yar maahe inta kale kamay hadlin waan ku waajib in ay mafiqooda cadayaan
Acw gurguurte waa faashil miskiin ah oo indhala baahan oo khaainimona u dheertahay miskiin laciif ah weeye waana la arki doona halka uu maro iyo halka uu ku danbeen doono bidni laah hhhhhhhhhguul D5 iyo puntland ,ssc,jubaland ,dds,nfd dhamaan wabilahi towfiiq.hhhh❤
X. Culusow. Somali. Gulaysata. Marabo. Wasiyasada. Damuljadid.