SIR ALI, YOU ARE ARTICULATE WITH YOUR ANALAYZES AND PREDICTIONS. YOUR KNOWLEDGE FOR POLITICS AND SOMALI SOCIETY IS UNMATCHED NOOLOW ADEERO ❤️ MUCH LOVE FROM DALKII HOOYO
Walaahay adiga ilaahay ha ku caafiyo barnaamij kan waa satire waa warkii oo si kagyan ah loo sii deynayo. Waxa isu kaa raacay reer baadiye nimo , jahli iyo qabyaalad. Ilaahay ha ku caafiyo.
Ali haraare arinkaas Minasora waa arin qiyaana ah waa kaarto new plane somalida darbiga kasobooday digtoonaada. be attention there is no free launch walaalayaa
Brother Marka hore waxaa kula shaqeeya ama Yasmin ama fowsi . Marka c Xiga sanboka iska soo Daaweeya ama shanqadha sankiina ka daaya telefishinka waa ceeb waxa aad samaynaysaan.
Police Minneapolis hadeysan tromp ushaqey nin waa oky lkn horta odayga ma ubahanahey police iyo hay addo kale fadaralka buhastaye kuwas qofkey qabtan miyey kacelinayan mise wey kufiirsan
You tube in la joojiyo ayaa fiican waayo dadka iimaankii baa ka tagey. War xun bey intaa lacag ku raadiyaan. Quuqle sidiinaa ah iyo wadaado comedy galey ayaa ka buuxa iyo qabyaalad cad oo dab hurineysa sidiinaaaa.
CALOOW WAXAAN DAAWADEY WIIL YAR OO DABKAA KA BAD BAADEY ISAGOO KITAABKII QURAANKA HAYSTA GEESIHII OO DHAN HOLCAYA MISANA KA BAD BAADEY NINKII DAB DAMISKA AYAA SOO XAN BAAREY AAD ISAGOO U QUSHUUCAN AYUU KII YARAA LAABTA KU HAYA WAX CAJIIBA BEY NOQOTEY BAL CALOOW SOO BAR OO SI WACANA UDHEGEYSO
Wariye Cali cabdi xirsi iyo yasiina runta 👋👋👋
SIR ALI, YOU ARE ARTICULATE WITH YOUR ANALAYZES AND PREDICTIONS. YOUR KNOWLEDGE FOR POLITICS AND SOMALI SOCIETY IS UNMATCHED NOOLOW ADEERO ❤️ MUCH LOVE FROM DALKII HOOYO
17:57 18:08 WAA SAYLAC ILAA BERBERA AGTEEDA . ILAAHAY HA U SII KORDHIYO DABKA ILAA 3500 KM ISKU WEER INSHA ALAAH .
Malaa lama socotid dad Muslim ah baa degan oo anigu ka mid ahay
Gaal iyo muslim dunida ma jiraan dad sida fooshaxun ee ay soomalidu u isticmaasho baraha buöshada
Cawa Cuti Xute ayaa ugu horeeya daawashada
Aliyow inaad tiraahdo waa owoodii illaahay bina aadamkuna Tamar ma leh sidaa ma odhan kari wayday Allah ha ku hanuuniyo
Gabadh warsangeli sh gurigeedii
Waxan labilawday 25 second isagoo ku jira barnamjjku And I am watching know thanks Ali Harare sxb your friend Lawyer Eid Siciid sln sharfeed
Khururufta iskadaa caliyooow
Maasha allah mahadssnid
Ramaxa waa nina adaga wadaniga dhabta Aha somaliland 👋👋👋💕
❤❤❤❤ali iyo yaasiin yare
Burco iyo galkacayo xarfan 👋👋👋
Ali Harare. Yassin❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤
Cali xareere burtinle ayan ka dawanayaa cawa ma anakay nasoo gashay waa in aan kusoo jawabnaaa
👋👋😱👀🤣🤣🤠👏👏👉
Waa jihayn .dadka ah
Excellent news and both of you are amazing. Respect 🫡
Mahadsant cali xaraare iyo yasin 😂😂😂
Dadkii dhawaan galay maraykanka D Trump alle ha uga sahlo
Cali xaraare xunuunka daarood baaku haayo ilaahey haku caafiyo
Walaahay adiga ilaahay ha ku caafiyo barnaamij kan waa satire waa warkii oo si kagyan ah loo sii deynayo. Waxa isu kaa raacay reer baadiye nimo , jahli iyo qabyaalad. Ilaahay ha ku caafiyo.
Salmullh sxb
Darbi kaboodooy is illaliya guriga haka soo bixina
Tv 4.5 maaha isaaq halaga help matasha 😂😂😂
Ali haraare arinkaas Minasora waa arin qiyaana ah waa kaarto new plane somalida darbiga kasobooday digtoonaada. be attention there is no free launch walaalayaa
Brother Marka hore waxaa kula shaqeeya ama Yasmin ama fowsi . Marka c
Xiga sanboka iska soo Daaweeya ama shanqadha sankiina ka daaya telefishinka waa ceeb waxa aad samaynaysaan.
Wan so dhaweynaya madaxweyne Trump siyasadiisa ku aadan ictiraafka Somaliland iyo safaarada marykanka ee laga furayo Hargeysa 😂😂
Qosolkaan badan maad si iska tiraahdo
Asc taraafiko iyo manashiimbiyo ayaa dhashiiko wato booliis warkiisa daa
Galkacyo iyo Garowe waa 250 km masaafad ah
Karaykanki Sucuudigii buu isku badalay!
Waxaan la yaabanahay dadka maangaab ah ee leh ha gubtaan. Miyaanay ogsoonayn dad xitaa Muslim ahi degen yihiin. Anigu waxaan degenahay koonfurta California. Inantayda waxaa geeyey iyada iyo saaxiibadeed geeyey dugsiga sare, yartaasi aabaheed waa ciidanka dab demiska waana kabtan. Waxay ii sheegtay inaanay arag aabaheed dhowr habeen si uu damiyo dabka
Garasyaani siduu ugu dhawaaqay😅
Waxaan ka hadlayaa dabkii
Ice baa jooga mineapolis 😂
Wan idin slmy
Kkkk caawa qosol iguma harin Caliyow
Somalia iyo anshax xumadooda ayaa ubaahan in Tiktok laga mumnuuco.
GUUL GUUL GUUL SSC IYO WARSANGALI.
ALI XARAARE KU RAAXEYSO .
❤
Maya rooti aa boolisku soo qaadanaa.
Calow boorka danbe ee calyada ah iga cun
Calaw burtinle iyo iyo garoowe ayaa intaa isu jira ama barbara iyo hargaysa
Waa Tv 😂😂😂😂😂😂😂
MA UK BAA IYAGAA BUDH QAATA
Xasan Sheekh dagaalka AS waxa uga daran inuu ladagaalo dadka ay siyaasadda isku hayaan, waana caada qaate aan dadnimo iyo damiir midna lahayn.
Caliýaw waa khayano waxay raban in ay dadku sobaxan oo laqabqabto
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂 waa runta qaar baa TikTok cimrada ka tagay colow
707
Burco
565
Ilhaan cumar mxey usoo canbareyn weydey go aanka odeyga xun Ee madaxa daan yeerale d. Trap
alxamdulilaah muqdisho amnigeedu wuu fiicanyahay
Police Minneapolis hadeysan tromp ushaqey nin waa oky lkn horta odayga ma ubahanahey police iyo hay addo kale fadaralka buhastaye kuwas qofkey qabtan miyey kacelinayan mise wey kufiirsan
Asc. Waxaan idin soo gudbinaya, barnaamijku wuxuu ku saabsan yahay, in aad Tamnaylka ku soo gudbisaan.
Si loo fahmo.
😂
220 bay isku jitaan
Waa Ayandaro somaliland 💕💕👋😡😡😡
You tube in la joojiyo ayaa fiican waayo dadka iimaankii baa ka tagey. War xun bey intaa lacag ku raadiyaan. Quuqle sidiinaa ah iyo wadaado comedy galey ayaa ka buuxa iyo qabyaalad cad oo dab hurineysa sidiinaaaa.
CALOOW WAXAAN DAAWADEY WIIL YAR OO DABKAA KA BAD BAADEY ISAGOO KITAABKII QURAANKA HAYSTA GEESIHII OO DHAN HOLCAYA MISANA KA BAD BAADEY NINKII DAB DAMISKA AYAA SOO XAN BAAREY AAD ISAGOO U QUSHUUCAN AYUU KII YARAA LAABTA KU HAYA WAX CAJIIBA BEY NOQOTEY BAL CALOOW SOO BAR OO SI WACANA UDHEGEYSO
Cali xaaraaye wa dibjir homeless ahaan jiray
❤❤❤❤❤❤❤❤❤