war niyoo kan mala soo diray mise diinta islaamka si uu uga boxo ayuu raadinayaa aniga ma janno ayaan rabaa mise aduun illeen hadaan hooyadey xaj geeyo waan ku jana gali karaa lkn xaaskeyga iyadaa igu jana tagi karta
Waalidka labadiisa lugood ayay janadu taala in loo sama falo la wanaajiyo farxad la siiyo xajka la geeyo wakhti lala qaato miyaa danbi uu ka dhigayaa hadaba taas ayaa kuu cadaynays in afkaartiisa iyo fikirkiisa ahayn ee gaalo u soo dhibtay ama waa nin aan meel ku sheegin walidkii dhalay oo inta sharci daro lagu dhalay la soo tuuray sidaasna aan ku arki wanaaga jacaylka iyo naxariista waalidka waliba ta hooyo
Acuudubillahi wax kale oo uu sheego miyuu waayey?Maxaa aabe keenay qof kasta waalidkiisu waajib buu ku leeyahay, Markii la ina Faray in waalidka loo Axsaan sameeyo lama Odhanin Aabahaa ayaa u qabanaya,waayo waajib gaar ah baa Aabaha ama Hooyada laga Rabaa,Soo shaac bixidii Meel khalad ah bay ka gashay ninkaasi Odayaga ah?
Ck markuu laha qofkan wa qaniis runtiis bay ahayd ninki video yar laga keeno xtaa safka horuu ku jiraa wu dawanayan maxa sidan oo dhan ugu gus jeceshahy quruxey 😂😂😂
Kan waxa ka sii liita dadka buun buninaya ee muuqaladiisa meel kasta wad wada views iyo hadafkii uu ka lahaa waa gadhay qofka xumantiisa ma arka la siu wad wado waana gudbiyay fariintii uu rabay
Qofkan sidan waalidka uga hadlaya ee marna dumarka caayaya waa laba mid ama waa ilmo xaaraan oo cidii dhashay ma garanayo waana dadka inta xaaran lagu dhalay gudaafada ama gidaarada lagu soo tuuray ama afkaartan uu wato dad gaalo ah ayaa u soo dhiibay wlabaas uma dhaxayso
hal mar nabi muhamed igula saliya
Salallaahu calayhi wasallam ❤❤
HaL Mar ku Sali nabige scw scw scw
Dirislow istaqfirullah ma’aha sxp ee waa Astaqfirullah. In aad Iska sax diid ayaan rajeynaya sxp.
M.a wad sxn thy wllkey
@@FadxaXasan-v5y waa mahad santahay wlshey. Dad badan oo sida ugu dhawaaqi ayaan arkay.
Ma ogid inaad saacad kadib geeriyoon doonto ee walaal salaada aan ilaalino waa mida kaliya aan ku badbaadi doono maalinta aaqiro 🥺
Dirislee wnkusalamay ❤🎉
Aduunyadu macaan malahan dhalinyaroy
Ilahay U dhawaada wlhi Aduunyo wan ka quusty
Saaqid Saalax Waa Saqajaan Weyn Lama Yaabani Waxba Kuuma Soo Kordhinayo Duleyste Dayace Dafire Daalin
Allaw umuuraha sahal😢
scw scw scw❤❤❤❤❤❤
Keep going
Dirisle adi ku cabsn mYo shawista Thy😂
9:17 war xagaaa naga yara qabo cabdooow alle haku janeeye kano kale in uu normal unoqdo ragga ayey dadyowga qaar uqaadanayaane
Ninkaas wa samaroon. Maaha isaaq. Yaan lanagu so dhisin
Waa khasiis
Diriske take care sidad u dhahesid istaakirilaah❌ astaqfurulaah ✅
Mayee waa astaqfirullah walal
0:17 ka sohadl Etobiya iyo somalida taratnka ka jiro Etobiya adis abab sxb 🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Dulayste dheh 'waa ninka hooyadi ka hinaasaya😅😅yaahi qalbi dhagax
Raagi hadu nag diray hadan ma caruurti ayuu raba in uu nag diro 😂😂 daci salah markaan cadi ayuu usoo cabay
First
Hooyo mcn hadan dhunkodo mawaxey kadhigantahay inan ugalmonayo aqash sxb kan inu dood dhaliyo mooyee wax kale kamiro uma so qaadan
Zxp waa kutageraa
First G
Subxanallah 😡 dreen Naag u qadayo iyo dreen hoyo uqaadayo maxaa is ku meel keenay ruxaaa waxaan ruux meher xalala ku dhashay mahan wallahi 😳😳😳Drisle brother ruxaan oo kale Sxb Dr🧑⚕️ Xabeeb dad geeyo udir plz
Ninkaan cuqdad hooyo ayuu qabaa mar horaan sheegey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ilmaha hooyada haakudiiriin
Ninkan kalmada duumar Laa iirahdoo uuba kaa xaanaqaya
😂😂😂Ragiiiii Way washeeeen Somali Moryaleey😂
Kani a ma waa bilaa hooyo a mase waa caase haalid kaxun hooyada wiil keeda jacelka ka heshay
war niyoo kan mala soo diray mise diinta islaamka si uu uga boxo ayuu raadinayaa aniga ma janno ayaan rabaa mise aduun illeen hadaan hooyadey xaj geeyo waan ku jana gali karaa lkn xaaskeyga iyadaa igu jana tagi karta
Sxb wxn qamiska sita waba nacdal hoyo iyo wilked iyo walashi miyu socda nadal calamin
😂😂😂warkan waaa neef 😂
3nin EE social mediyaha noogu jira😂😂
Inaad dantay way cadaadee....dirisle shaqo kale raadso😂😂😂
Sheekadiisu waa caasi waaliayn noqo
Dhalanyaro😂isnadifiya
Inan dad caayo wan iska dayay balse kan shaadhka cad walahi asaa kudhahaya kalay icay war naga aamu hooyo yaan wax loo qaban oo la dhunkan kuyiri 😂😂
Edo haa way isku eeg yihiin yurub geenyo 🤣🤣🤣
Ragga isnadiifiya waxan ku jeclhy waxbay quuraan yacni anagana
Team glowing ku biiraynaa😂😂😂
Dirisloow maxaa ku qososhe markad xaliye ku tiri xaliyoow waanu ka qadne saxiib 😂si Aad baan kaga dabo qoslay 😂😂😂
Noocan daci maha Kani
Nio Ninkan qamiiska xidhan umada halagaqabto
Midkaan ma dadbaa dawada 😂😂😂
Aayaduuba kabeen sheeganayaaba kan asaga hooyadii amey ajnabi katahay
kan waa farakh ee hala baadho somaliyeedow waliba reer somaliland oo uu ku nool yahey xaaraamigan
😂😂😂 ok
Dibnahaa waa kuwaagii! isagaa is qarxiyay yaan dabsaarilahaa ku ye ahahahahaha only gabar la dabsaaro.
😅😅😅😅 😅😂
Waxaa ka daran ka arsaaqad ka raadsanaya in la daawado 😢
Haa buuqbuu ujedaa
Fikirkan waa fikirka madaxa dhintay kasobaxa
Wll igarab qabta you tuber bilow ahy
Wll hamigeyga iidhabee 🙏 please
Niyow mxa nacas nool ma hooyaday aduun odhanba iyada I ah nacasyow awrku qaniinay
Waalidka labadiisa lugood ayay janadu taala in loo sama falo la wanaajiyo farxad la siiyo xajka la geeyo wakhti lala qaato miyaa danbi uu ka dhigayaa hadaba taas ayaa kuu cadaynays in afkaartiisa iyo fikirkiisa ahayn ee gaalo u soo dhibtay ama waa nin aan meel ku sheegin walidkii dhalay oo inta sharci daro lagu dhalay la soo tuuray sidaasna aan ku arki wanaaga jacaylka iyo naxariista waalidka waliba ta hooyo
War bax soo xaar hoyada xaq bay kugu leedahay😂
Ninka maskaxda gadaal gadaal u shaqeyneysa
😂😂😂😂. Istaghfirullaah Walahay wuu iga qosliyaay Dirisle been mad ka sheegin ninkan. Wuxu ka fikira maxa buuq dhalinaya.
Acuudubillahi wax kale oo uu sheego miyuu waayey?Maxaa aabe keenay qof kasta waalidkiisu waajib buu ku leeyahay, Markii la ina Faray in waalidka loo Axsaan sameeyo lama Odhanin Aabahaa ayaa u qabanaya,waayo waajib gaar ah baa Aabaha ama Hooyada laga Rabaa,Soo shaac bixidii Meel khalad ah bay ka gashay ninkaasi Odayaga ah?
ninkan waa nin kasoo horjeeda dumar ninkan ma la orankaraa waa sheekh
wuu ogyahay hooyo qiimaha ay leedahay
War waxan sheekh ma ahan, markii hore dumarka wax kasheegi jirey lakin hada hooyada waxba ha uqabanin waaba waali caadi ah😁
Caasi walalidiin
Shaampdaas yaa yaqaan? Xasuus bay lee dahay
😂😂😂
Guribarwaaqo walalkiis miyaa kan hooyada kaleexo kuhaayo
Ck markuu laha qofkan wa qaniis runtiis bay ahayd ninki video yar laga keeno xtaa safka horuu ku jiraa wu dawanayan maxa sidan oo dhan ugu gus jeceshahy quruxey 😂😂😂
Kan naxriis hooyo mahaayo waa doqon Aan aqoon qadarinta hooyo nin raga waa Kan yaqaan qeemha hooyo sorry hanqaldine
Bro ninku waa inuu inyar uraa. Hadii uu marwalba udgoonado ninku gabadha hamada Ka guurta . Oo gabadh kale inay la jogto ayay ismoodi. Lkn inaad nin nin u urto gabadha ayay cafimaad U tahay xaqiiqatan
Hhhhh
Noi Kani caadimaha uu iska hadlaa uun
Ma inaa hooyo loo Sama falo ayuuu diidyaa
Kan xabib ha lo geyo samkaxda ayuu ka jiran yahay
Yurub geenyo iyo ninka maxa isku keenay iskumaba eke yaab
Kan waxa ka sii liita dadka buun buninaya ee muuqaladiisa meel kasta wad wada views iyo hadafkii uu ka lahaa waa gadhay qofka xumantiisa ma arka la siu wad wado waana gudbiyay fariintii uu rabay
Gab gadhka weyni wa maraan
Kani qamis cadee wabaa nacas cadiyaa nabigu scw nin saxabiyA AYaa uyimid markasu kudhahy nabi Allow hoyaday ayas Hajkaa dhabargayga kugayay wana kaga soceliyay Ee Abalkedii miyan kuday marku nabigu dhy halmalin o Ay dhabarga kugu siday oo xaydku kadabcay ay umalaysay inad kadhacday xataa inta Abalkeda ma Adan kudin war kani qamiska inlagaa saray waku wacan yhy
😅😅😅
😂😂
Qofkan sidan waalidka uga hadlaya ee marna dumarka caayaya waa laba mid ama waa ilmo xaaraan oo cidii dhashay ma garanayo waana dadka inta xaaran lagu dhalay gudaafada ama gidaarada lagu soo tuuray ama afkaartan uu wato dad gaalo ah ayaa u soo dhiibay wlabaas uma dhaxayso
nin hooyadii diyaarad saaraya ayaa la arkey wax buu sheeg is leeyahey ninka gadhka ha laga xiiro
kani dumark oo kas shacabax yaa😏
Macal xajki uma ogola hooyadii miyaa? Adey ku dhashaye maxaad aabahaa ugu leexinee? Wax hooyadaa kaa waysay naagina kaa heli mayso. Sixun u fekker waaye, waalli cas waaye.
He's thinks talking a children🤣
English is not English
@@batman9647English is not englishing😂
Lean English my bitches
He payed money to learn English 😂😂😂😂😂
I think that man he needs psychology
Daci salax tii dumarka usocon wayday
Marka ragay hada haysata 😂😂😂😂😂😂
Waa runtada
nacdal baa kugu taal ninken xun ee fikradaha qadan ku ah la
Ninkii bukay ayaad sooqaadatay
He is jealous for mums
😂😂😂
😂😂😂😂
😂😂😂