اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
وما تشاءؤون الا ان يشاء الله رب العالمين. Aayadaasaq iga gadan mashalah War waziirku ileen xaga qurankna wuu kadhisan yahay. Aayadan meesheedii buusaaray
اللهم آني اسالك ثبات في الامر والعزيمة علي الرشد واسالك مجيبات رحمتك وعزئم مغفرتك واسالك شكر نعمتك وحسن عبادتك واسالك قلبا صليما ولسانا صادقا واسالك من خيرما تعلم واعوذ من شر ما تعلم واستغفرك لما تعلم
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Zakiyow gabdhaha hadey hees maqlan sheydanka kan ugu jaaska badan aya dhax galo wllo si eysan hadhow u qabsan o udhihin balanki ba iiga baxtay sheydanow
Wllka Zaki binu xaaji ilaheey dartiis maria dhibleyda Og ka soo hadal next video waa iga codsi waa hooyo somaliyeed ka soo hadal hadal Somalia ha qawina duco lacag share video ha sameyaan
M.a wilka warabiyey damerka ilhy haka siiyo ajar uu janada ku galo xisab la,an gabar sinaysan jirty ba warabisay ey wayna ku jano tagtay anaga kuwi kudayda yarkas alle hanaga dhigo
اللهم أنت ربي لا إله إلا أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت، أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه لا يغفر الذنوب إلا أنت
Dunida Masoo Marin Ruux ka qayr badan Kana Sharaf badan Nabi Muxamed ﷺﷺ
Scw
وما تشاءؤون الا ان يشاء الله رب العالمين.
Aayadaasaq iga gadan mashalah War waziirku ileen xaga qurankna wuu kadhisan yahay. Aayadan meesheedii buusaaray
Aan ku salina rasulkena mohamed scw
Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw
ASC asxabta aan Kuwada salino xabibkeyna Muhammad scw scw scw scw scw
Kusalii rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️
Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shy person Prophet Muhammad❤(صلى الله عليه وسلم)❤
Waziir shilko telefonada medey 😂😂
Gabdhaha quruxda badan ee qoralkayga aamusnanta ku akhrinaya xafadiinan idinku salamay mamana igu salama ❤
Oomarkaa,maxaan kudhahaa ina ayo ooqoloma ah😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂@@FathaYusuf-t8q
@@FathaYusuf-t8qThomas Müller Walalkiis Waaye😂 Kii Yahuuda Layay ee isku Qabiil Yihiin dheh Germani 😅
@@yuunisnoar8694 😂😂😂
Alx adi neh hooyo igu salama❤❤
Nebigu scw wuxuu yiri: “Dadka kuwa iigu dhow maalinta qiyaame waa kuwa iigu salliga badan”.
اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد ❤️
اللهم آني اسالك ثبات في الامر والعزيمة علي الرشد واسالك مجيبات رحمتك وعزئم مغفرتك واسالك شكر نعمتك وحسن عبادتك واسالك قلبا صليما ولسانا صادقا واسالك من خيرما تعلم واعوذ من شر ما تعلم واستغفرك لما تعلم
Shilalka talefonada inta igu racsan lkie
Waziir aaw Barnamijki SHILALKA TALEEPHONADHA
Wasirka shilalka talefonada xage lagu ilboobay inta ila sugaysa plz ❤igu sharaf
Team wasiirka 1000 ❤ love🎉
Shilika taleefonada aawey waziir
Wasir shilalka telephonada soqaabo 😢
War waziirku waa mufasir kawrn
وماتشاءون الا ان يشاءالله
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Wasiir ha iloobin markaad go,aansataan kadib Alle talo saaro ayuu quraanku ku leeyhaah
Wasir waxad ilawday barnamijki shilalka talephanda
Kuwa xayawaan kà ah eexayawaanka dhibaa taynaya. Alaha garan siiyo xaqa xayawaanka
shiikhaal in ee naxariis badan tahay ku tusay wiilka dameerka biyaha siinayo ❤
Wasiirku khaatibuu ka taaganyey ilmahan dambe😂😂😂
Xitaa shilalka talefanada maqan😂😂😂abwe
Ya sirtena shegi dumarland 😃😃
Zaki binu haaji bon courage frère from Djibouti 🇩🇯🇩🇯
Wan ku wata taliye horey usoo
Wasir waxaad ilawday shilalka Telefonada Markan shil talefoon galay Ayaad iska daysay
Wasiir farax asbucan qac ka dhar jinay naga so gaban gabey 😂😂😂
Amus qacda anaga kubadhani ee😂😂hao xasusinin
Wasirow barnamijkii commentga iyo kii shilalka telefonada dib nogu soo celi
Waryee komanti gii ugu horeeyay ayaan ahee man lacag lagu qadan zxp zakow 😂❤😂
😮 Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼
Shilalaka talephanada kaama heyo boss
Team last minute iso raaca😂
Zakiyow gabdhaha hadey hees maqlan sheydanka kan ugu jaaska badan aya dhax galo wllo si eysan hadhow u qabsan o udhihin balanki ba iiga baxtay sheydanow
Wasiir gacanta waa taagantahay✋️
Guushala guushee gaayo kalabar waanaxariista iyo daganaashaha 👈👉👁
Wlhi ninka prankiga ayaan aad uga naxey sababtoo ah waa qori aad keebkiisa ku cayaareysey oo ay xabad ka fakatey waa naxeysaa hhhhh
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂 dab baa nagu furan maxaan samaynaa illaahay ha noo sahlo
Ar wazir shaxda nagaha yakuu siiu😂😂😂
Wasiir Barnaamijkaan Reer Galkacayo ❤❤
Ma zaraakiil paa kla hadha
Meel kzta furin paad nga fur tay dgl paanu ku jirnaa nafsiyan ahe😂😂😂
qofkii commentigan like saara hanoqdo bilyaneer🥰🥰
Wasiir kama hayno barnaamijkii xuf ku dhaaf😂
Wazir barmamijki shilalka talefanada 📲📞
Aamiin Yaaaa Allaah 😢😢😢
shilalka teloofonka barnamijka so samee
Waaa kuwa dafmiqa ah waye😂😂😂
1:27 brother isku si baa u istaagtaan💀 🤣🤣🤣
Shilalka telefanda so qabo waziir
Waziir shilalka telefonada sodaay😊
Waziir barnaamijka shilalka telephoneka aaway😂 0:56
Aww caawa anaa uhoreeyoo
Like saara asxaaabeey
Aad iyo aad least mint aahey
Cunu dacdi lugumu qoqe wazir wax kala sheg 😂😂😂😂😂😂
1 million coming soon
Road to 1m🎉
first comment zaki wa ku tagera lipaax
Waa la ina gady waso barna waqti naga galo😭yaa naso qarxiyey😀
Iskaabulanidaa wadata waxaan😂😂😂
Sheeka Keente Timetable Ku Dhagso Studio ha Waziir Naga Daa Ciyaarta 😅😅😅
Wasiirk acant wait 1m ❤🎉
Hooyo alle janada ku geeyo hooyo igu sooduxeya geys😢
QooQ baba iskaga furan😂 yartaaz😂
Dumarlan towbar beyfurten😅😅
😂😂😂 maskaxdaan club ku ka furanyahay albaab dugsi allha ugu badalo
😂😂😂😂 Amiin ❤
Wllka Zaki binu xaaji ilaheey dartiis maria dhibleyda Og ka soo hadal next video waa iga codsi waa hooyo somaliyeed ka soo hadal hadal Somalia ha qawina duco lacag share video ha sameyaan
Keep going pro❤
Okay 😢😢😢😢
Wazir arooskaa sidaa losoconii lahaa wala diyarsadaaa yqey wax fahan😅😮
Cashirkii aad marinaysay wasiir ayay muraajecaynayaan😅😅😅😅😂😂😂
The lagan zaki bin xaaji 😂😂
Mayeeraanka lagaa raac aan maqli jirey dameerka soomaaliya cuqubo wayn baa laga galaa😢😢😢😢😢
big lagand wasiirka❤🎉
Wazir shilalka talefanada so da😂
Wasiir muslimiin waa wareeraa bini aadanaha ma ogtahay diyaaradda xag Hooran kasi racanayba wasira nagu qado marka 😂😂😂😂😂
Waxa leyirahda ahmed from djibouti wazir soo kapo magecega
😂😂 wa sir ana furanyo mel raga socodka lgu baro ee igu so hagaji noh😂😂😂
😂😂😂😂😂
Last minute ❤
Waziirka Road to 900k
Maxaa iga danbeyay hadaan imidi.😂😂😂
Asc all Muslims ☪️
DUMARAA WAY NA KHALDEEN JIDKA SODONKA ILEEN WALASI BARTAAA IMIKAN SI BARANAYA ANA BES WAAYE SAN🤣🤣
Sxb goirma ayad tukataa ❤❤
Bahaahunkii waan shubmay wllhi😢
Waziir shulka taleefonada aaway
M.a wilka warabiyey damerka ilhy haka siiyo ajar uu janada ku galo xisab la,an gabar sinaysan jirty ba warabisay ey wayna ku jano tagtay anaga kuwi kudayda yarkas alle hanaga dhigo
Wasiir shilalka talefanada ☎️
😂😂😂😂😂😂😂 team last minute 😂😂😂😂😂😂
Ani ma qosli karo 😂😂😂
Wazir shilalka telefonnada sodaah😢😊
Dadki dhan difaac ayey ku jiran cuqdad nafsi aya ku dhacay 👊👊👊👊
Wasiir barnaamijki aragtida dadweynaha mee
Wazir barnaamijki shilalka tlefonada mee?
Wariiis aragtida dawaynaha ka hayow😊
Wazir barnamish xanta somalia
Isoo duceeya inuu Ilaahay guur wanagsan i sahlo inta soon lgaarin aniyo inta rabta inay guursdn😢
sxb you makes always happen