After4m ago 😅😅😅mnzh allah wan kunsalamy ifiyow methyl xulbada xfdo seeyihin wxn kurjnya ind fcnthy allah ha ku xfdo wllky o ha ku rumy riydda inzh alah guuuuul😅🎉❤
ifiyow qisadan waxa ka sheekaysay gabar la yidha Ruwayda style oo iyaduna qisooyinkq ka sheekaysa lkn wa qiiso aad u cajiba waan ku faraxsanahay inan dhagaysto markale
I'm busy so I'm off and on watching 😂😂😂 day time is hard to watch straight but it just playing but I'm not pay attention inshallah I reward back tonight ❤❤❤
Qisadu wxu eegyhy qisadii wiil o u safrey dalka lubnaan o 1 midka mida dhibtyin 2 mardanbe is heleen o adeerkisi ka qateen dhulkoodiii o ku idhahdeen wa inad adigg iyi carruurtaadi wa ind i sheqeystaan 😅😅my mind searching and said its look like a story before from ileys 😅
Wllo yahuud mahaan yurubiyaan maxa ka qaldan mise waxad ka wada yahuuda hada lagu soo daray wayo yurubiyaan badan bay ku soo bad sadeen yahuud iyo arab siba Falastiniyiinta waa isku ekyihin wana isku dad ee kuwana waa dad ilahay rumeyaay kuwana ilahay bayku casiyeen
Qisadaan waa qiso lasoo alifay uu nin carabi ah soo alifay. Somaliduna wey runeysteen In lasoo alifay waxaaba ku dareemeysaa 2goor ayaa dad dhimasho lagu xisaabiyay soo noolaadeen. Iyo in ninka baxsadka ah uusan sirtiisa cidina usheegin in gabadha garsa ah uu jeclaaday. Marka waxyaabo badan oo muujinaya iney been tahay ayaa iimuuqda
Ala qeybta danbe ee dilista mustafa waxan ku dawaday filim hindi eh ee la daho MIRZIYA naag tu jecla u wayay wey ka dhimane mid ueg u arga ninkeda o ugar usodco u dahah wan ku raca isla tabtan uu udila dhamadkana wu so noqona ninka kan wili ma dhamesan aan argo bal
Ifiye waa qosol miiran lkn gabar kasto oo qisoyinkaan ku jirto mee qurux badhan tahy waa yaabe😂😂
Wad ii hadshay walhi 😂😂
Asxpy f4 ahy iso duceya oline manta igu danbaysa ina sii tiriya veodyada imada gadashay .iwill miss you qisoyinka wllhi😢
Alle hakuu FududeeyO byoH❤
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
250z🎉3Xvm250aeoep
😂zcnx😮😊eoe9
English
After4m ago 😅😅😅mnzh allah wan kunsalamy ifiyow methyl xulbada xfdo seeyihin wxn kurjnya ind fcnthy allah ha ku xfdo wllky o ha ku rumy riydda inzh alah guuuuul😅🎉❤
Alla 😮ifiyow kheyr allah ha ku siyee sheekdan wan dhagysteeeeee hore uso shekte😅dhibmelh
Saxiipa nooga sheegeeley sheekoo yinka jecela ah 😂
Acuudu bilah 😂😂😂jin aaa
Adiga ishara ku dhacady samkaraka and waxuu😂 garay 54 adigoona muqal soo dhigan 😂
Adiga ishara ku dhacady samkaraka and waxuu😂 garay 54 adigoona muqal soo dhigan 😂
25 -ma arkeysa awooda qarsoon
34 buu maray ka waran
Ileysow sxb aad ba umahadsentehey.
Lkn Chanelki Qisooyin Qiso carab ah oo dhaadheer noogu soo badi tana hadda waan kaaga mahad celineynaa❤❤
Qeyb ka mid noqotey noloshyda dhank sheekooyinka ileys wad mhdsnthy qisoyin ileys mnzh allah allah ha ku brkyo gartid codkgh 😅🎉
ifiye lacagtey iiso celi sheekadan wa dhageystay welipa ruweyd style ka dhageystay lkn codkada jeclahay wana dhageysana 17:36 ❤😂
First viewing 😅🎉🎉
Ifiyow laCg wx ka qaalisanba ku siinaye😂hdanu ka hely weyno liketa iyo subscribe ka ceshanyna😂lkn hdanu ka helno wx walba kuu taabanyana❤❤😂😂😂😂😊😊
Wakhti baa ka galey saas mxa udhaheysa
@@cabdisamed.. kaftanby iga ahyd Wll inta iyo in kbanba uu
Mudan yhy🙏
😅😅
First comment ❤❤😂😂😂
Hada kahor baad soo galisay qisadan ifiye
ifiyow qisadan waxa ka sheekaysay gabar la yidha Ruwayda style oo iyaduna qisooyinkq ka sheekaysa lkn wa qiiso aad u cajiba waan ku faraxsanahay inan dhagaysto markale
Qof ila dhageestay baan helay waxyar yar ee ku kala duqan yihiin maahoo
Mnto dhan hlke ku maqashe is laha qisadan mhd snd adaa isoo xusuusiye😂❤
1millionnnnnnn🎉🎉 ileys😊
Sheekadan hore ayaan iga shekaysay
Asi ma han waa ruweyda style 😂
wow computer dami is dhahaay ano xeri rabo oo qisadii diyada sadaaxad dhagesyte ayaa arkay inaa soo dhigtay tan sheeko sheeko ku sug cml😂😂
😢🎉 inta jacaylka mala qadhqadhay sxip iyo codka IFIYE
😂😂😂
😂😂😂 qosol waye qisooyinka shactaro aa igu dishaaa Adi
wiilka muu melfadhiisto luwaha halaga shafneey cajiib 😢😢😢😢😢😢waa unaxooyayey😢😢😢murug
qisadan hore baad usoo gudbisay mse cannel kle ka daawaday ma ogi🤔🤔
Ani xita hore udhagesty😳🤔
Aniguba xta lkn badh aya iga qabyo ahayd
IFIYE SXB HORAY U SOCO SXB ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw❤
Wwooow hlka kama hdlo badnaa lkn waxan umalynayaa qofkaliya ee inta video ifiye meel walba kasoo bahiyo carton kuwa cadi inaa ahy ❤🎉
Noo soo badiqisooyinkaan ileys
Qisadan hore u dhageystay ma aqano adiga ma ka maqlay mise meel kale lkn anyway thanks 🙏🏾
Isaga ayan filaya anigu waayo isagunababan ka dhagaysata qisooyinka adka udhaadher
Ruwayda style ka dhagysnay
@@hanihappy1421 mansha alaah xasuus fcn ledahay ruweydo style inte ka baxday ayaantan
❤❤❤ waxan do doon ayah meeshan guduudan ee suul ka la dhigayo 😊😊😊
Asc ifiye
Abwe qisaDaan waan dhaGeystaY gaBar ruwayda style chanelkeeDa ka daawaDay adigana waa mahad san thy dadaalkaaga honey usoco🙏❤️
Frst comment❤😂
Frst comment❎
Frist comment ✅
😂😂 mano shahay
Qisooýinka xarfanta soo badi ileysow sxp❤
Kuxumeys miyaa xarfaanta aduunka ugu necbahay sheeko ayaan jeclahau😂
Ani labadaba waa jeclahay😂😂😂❤
Xarfaantu Wa maxay?
@@Degaliah xarfaan waxaa la dhahaa tuugo camal kuwa bankyada xado
@@Aniitaakhan haa oky mahadsenid 😂qisoyinkaa ambaa Wa kahelaa
First comment
Share n like but most of all Subscribe for our brother for put his time to make this video for us
22:54
22: 23:35 23:33 5 22:55 4
1: 1:09:22 09:19
@@zuuzbaari7908Lucky child mash Allah
I'm busy so I'm off and on watching 😂😂😂 day time is hard to watch straight but it just playing but I'm not pay attention inshallah I reward back tonight ❤❤❤
From QISOOYIN channel ❤🎉😊
Welcome inshallah u enjoy like we do
Qurux badano
Indho gududano
😂😂😂😂😂😊
Heheh 😂😂
Sarwaal is not easy 😂😂😂
😢😂e
Wlhi si xuna uqosley kulaha indhaheeda aad umaleesid virus caadi ah oo kuso eegayso 😂😂😂😂😂😂😂
Qisadu wxu eegyhy qisadii wiil o u safrey dalka lubnaan o 1 midka mida dhibtyin 2 mardanbe is heleen o adeerkisi ka qateen dhulkoodiii o ku idhahdeen wa inad adigg iyi carruurtaadi wa ind i sheqeystaan 😅😅my mind searching and said its look like a story before from ileys 😅
Qisada kama heline lacagteyda soo celi sxb
Lacagtu wa celis nio QISADAN HORAAN KAGA HAYNY
Dag dag badanida
Magacaa runta ma iisheeki kartaa quruxow🙄
Mudcib sida ula murugoday markii walalahiis ka tagen iyo siduu kuso baxay 😅 ilaahow adiga garanaya waxa no wanagsan
Kula mid
waa murugo wlalanimada 😢
Asc Faarax ifiye sdee thy 💗✌🏻🤞👏
wsc❤😊
@@mssYaaraisthebets2you
Horay usoo galisay tan
Yuuhuuuudaaa Madooow Ee Ethiopia dhex fahdiiiidaaaq sidaaaseeey somaliidaaa ukaleeen
Sxp 500k inshallah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤
Sheekadaan waaba dhagestee intee ka dhagestay talow
Ani xitaa maxasuusto wxn umaleynaa ruweydo style ama sowda qaalib 🤔
Sxpo qisadan wa noga sheekeysay maskaxdeyda wey fadhisa
Cajuusad xariifad ah oo xaasidaad ah dhe naarta gala dhe adiyo mutcib magaciisaaba daal aha dadkiina wuu daaliyey🤣🤣
Wllo yahuud mahaan yurubiyaan maxa ka qaldan mise waxad ka wada yahuuda hada lagu soo daray wayo yurubiyaan badan bay ku soo bad sadeen yahuud iyo arab siba Falastiniyiinta waa isku ekyihin wana isku dad ee kuwana waa dad ilahay rumeyaay kuwana ilahay bayku casiyeen
Ifiye 90ka mxa babur lasaranthy adi😂
Asc zxp lkn meshan am. Wadad. Waan Aqana. Aniga Ayaadagan waa wadad ceelash mihno ifiyow ama wadada Afgooye🤔🤔
IFIYE aniga ugu soo horeyey
Mar walbo shekadu waxy dhamata anoo ka xun oo raba iney sii socoto😢😂
Finally
Horay ayaan udaawanay sano hore malax ayaad namooday xasuusteena wey joogtaa ee dalabkeena nookeen mid cusub😊
Qisoyin kale nosobobsi sxb please 🙏
Galabta goor hore.soo galisee😊
Ma rajaynayo inay jirto gabdh I eeg😂😂
Quruxdaada mise foolxumadaada😅
Horay ayaa u dhageysatay❤
Gabadh qurux badan kusoo baxaday waxan maryaa arooska walalkii ukexeeyey
Aaaaad baad ukhaldantay markaad tiri ( go aankee qaateen inee isaga tagaan walaalkod oo buko woxoo ahaa go aan fiican oo sax ah )
War miyad damiir lahayn ??!!!
Qisadaan waa qiso lasoo alifay uu nin carabi ah soo alifay. Somaliduna wey runeysteen
In lasoo alifay waxaaba ku dareemeysaa 2goor ayaa dad dhimasho lagu xisaabiyay soo noolaadeen. Iyo in ninka baxsadka ah uusan sirtiisa cidina usheegin in gabadha garsa ah uu jeclaaday. Marka waxyaabo badan oo muujinaya iney been tahay ayaa iimuuqda
Waa qiso lahubo meela badan lga soo wariye t.kle qofka wqtigiis dhamado lee dhinto
Asc wan cusbahay
Ninka wax dilayo wuu dhimanayaa waan loogaanayaa
Asc ifiyoow waaaaan kutaaageeeraaa sxb qali❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa marking lambada zxp
Ifiye ❤saan kuu sugeyne
Waayahay.waayahay
Ifiyoow qisadan miyanad hore uso galinin
Alla qof ila dareemay adaa kaa arkay in oo horey loo soo galiyey ayey ila tahay
Muscid waxaa u malaynayay wiil miskiina oo wlaalihii wAyay lkn wuxuu isku bedelay shaydaan boy😂
𝐒𝐚𝐚 𝐐𝐢𝐬𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐮 𝐣𝐞𝐜𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 4𝐦𝐚𝐫 𝐤𝐮 𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐡𝐨𝐲𝐚𝐚𝐡 𝐦𝐢𝐝𝐤𝐚𝐚𝐧
Wcs 🤝 ifiye jimco wanagsan
Suwaalkeeda hhh wuu jeclaan 😂😂😂 waa runta
Horta dadkaan dhohooyo horaa u aragne like ta lee usaaraa kasii socda intaanan daawan aa daawanaayaanee😊
Hora udawaday lakin codkisa dartis udawanaya wlhi
@@HODANABDULAHIABDI m.a😘
Next qiso Somali 🇸🇴 ka dhacday I a
Ala qeybta danbe ee dilista mustafa waxan ku dawaday filim hindi eh ee la daho MIRZIYA naag tu jecla u wayay wey ka dhimane mid ueg u arga ninkeda o ugar usodco u dahah wan ku raca isla tabtan uu udila dhamadkana wu so noqona ninka kan wili ma dhamesan aan argo bal
Good morning 🌞
Shekoyinka jinka rabtaa noga shekey o jecelka
Mahadsanid
Anigaa ugu horeeya
Lacagtayda isooceli kama heline😂😂ifiyow
Qisada ima cajabin ee lacagta iisoodir 😂
Shilin lagu siin maayo😅
Qisooyinka kaliya een hurdo ku radiyo 😅
Wcs 🎉❤
sxb qisoyinka xarfaanta kasoo hadal sxb
War carabtu xaasisanaa sidee sidee safardhan wiilyar uga tageen
Maasha llh🎉🎉
Kasi xaarami cadiyuu ahaa
Sxp hal talo iga qaado qeexitaanka bdn wx yar kayarey tusaale erayada soo laalabanaya isla hal jumlo
Waxan maryaa Marka caqabah loogu magac darayo walalii WAy is helayaan
Nio qisadan horaa noogusoo tabisay miyaa mise mid ueg bay ahayd
Lacagta mxa wyh😂
❤❤❤❤
Wiiilkaan marmarka qaar wlaa yabaa
Coze siduu u hdlaayo
Kaga daran gbadh walpp quruxley waye u dhaha😂😂
Sxb hadalkabadan nagayareer
18th comment😊
Wcs the king 🤴 ❤
Sheeko dhageysi mudan
Waan joogan
1:07:20 😂😂