FAARAX MURTIILE OO NIMCO YAASIIN IYO ILHAN XARGO KA OOYSIIYEY MARKI O HASHIID LAMA FILAN DHEG DHEGAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 839

  • @FarahMurtiile
    @FarahMurtiile 2 роки тому +134

    dhamaan waxaan u mahad celinayaa dadkayga qaaliga ah ee wanaaga jecel
    ee ku farxay heshiisiinta lagadeena gabdhood
    ee comment ga Anu dhiiri geliyay
    ilaahay khayr ha idinsiiyo aniguna heshiisiinta bulshadeena kama daadidoono inshaalaah
    bye faarax murtiile
    SADEX CAANAMAAL RUUX ADUU
    CADHO LA SOO TOOSO
    MA CAFIYO ILAAH QOFKII
    CIIL QAB JIIFSADAYE
    IS CAFIYA CALOOSHAY SU XALA
    .......

    • @salaadaadangaaz7841
      @salaadaadangaaz7841 2 роки тому +5

      Waxaad tusaale u noqotay ama ay hablahan heshiiyayba tusaale u noqdeen
      Fanaaniinta Soomaaliyeed ee reer Uk

    • @maxamedcabdiraxmaan547
      @maxamedcabdiraxmaan547 2 роки тому +3

      Thanks faarax murtiile AAd AyAan u gu faraxnAy wlhi

    • @munamohamed2029
      @munamohamed2029 2 роки тому

      Laki iyo farax oyo dhaman inta isdagashan hishiisi

    • @xamdacali8156
      @xamdacali8156 2 роки тому

      Mash Allh mamoyin qalilbi fcn

    • @xamdacali8156
      @xamdacali8156 2 роки тому

      Wan ku farxay Adero faaraxw Alle haku baarkeeyo

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 2 роки тому +31

    Ayyy masha allah anaaba qiirooday😢

  • @dekasaid9635
    @dekasaid9635 2 роки тому +51

    😢😢Wlhi emotional ban noqdey
    Murtiile ajar iyo xasanaad ilaahey hakaa siiyo walaalaha aad isu keentay
    Farah Kaftan iyo Laki waceysna isku day inaad isku keento qalbiga in la isku furo wax ka fiican maleh

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 роки тому

      Maxa dhexmaray kuwas

    • @ilwadjma9307
      @ilwadjma9307 2 роки тому

      Dad badn oo is dagaashan ba jira sida Ha heshiisiyo wlkeen

    • @Abdishakuurliibaan
      @Abdishakuurliibaan 2 роки тому

      Ilaaahooow ha u Celin laki faraxkaftan waa boqortooyo naagtaas waalan ee laki ala umaceliyo aqli haday leedahay kuma laawan doonto Farah kaftan

  • @ciisecolow419
    @ciisecolow419 2 роки тому +35

    Ilhaan xarago gabar ka qalbi fican somali kuma jirto I love you abaayo mcn allaha ikaa tuso maalin mahadsanid abwaankayga farax murtiile❤️❤️❤️

    • @iftinomar2356
      @iftinomar2356 2 роки тому +1

      maansha alaah tabarakalaah alaha kuxafido brother farax Murtile qayrbad kashaqaysay alaha kajizasiyo ❤🌷👑🇬🇧👏

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 роки тому +39

    I have never seen Nimco sharaf oo dad is haystaan ama murugeysan. Gabadh qaaliya oo qalbi fiican weeyaan Nimco, Murtiilena ilaahay hakaa abaal mariyo❤ Jizaak Allahu kheyr

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 2 роки тому +2

      Aad iyo aad waa qof wanaagsan Ilhan a raga dhib badan. Farah murtimal waa qof wanaagsan Mashaalah

  • @nimcocabdi7516
    @nimcocabdi7516 2 роки тому +7

    Wlhy nimco yaasin aadban ujeclahay anigu waana qof qalbi fiican mudo badana jaarbanu ahyn halkasay iga deeqday anagon isaqon wa fanaanad buuxda dhanwalba edeb aqlaq iyo dadnimoba ilahay haku sharfo oohaku karameyo nimcoy sad cafiskas uqadatayna ilahay haku cafiyo wll 😢❤️🙏🏻👏👏👏

  • @umucabdinasir5894
    @umucabdinasir5894 2 роки тому +16

    Masha alaah faaraxow ilaahey ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
    Walaalo fanaaniinta kalena heshiisii anagana waan kuu soo duceyneynaa
    Insha alaah ilaahey ha kuu fududeeyo
    Aamiin yaa rabi

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 2 роки тому +15

    Masha Allaah, waa farxad labo Gabdhood oo walaalo ah la isu Keeney la heshisiiyey Masha Allaah, faarax murtiile iyo dadka kaleba Allaha idin barakeeyo ❤️❤️❤️❤️🙏

  • @amaljamaa8478
    @amaljamaa8478 2 роки тому +12

    Maansha allaah
    Qofwalba
    Haduu cafiyo waa wax fiican
    Farax murtuule ajar iyo xasanad badan
    Rabi ha siiyo
    Akhiro iyo aduu kaba

  • @hodonshire3428
    @hodonshire3428 2 роки тому +11

    Masha Allah Tabarak Allah Aad Ayaan ugu Farax Sanahay Walaahay Waa Arin Aad Loogu Farxo Jizakkallahu qeyr Marka Koowaad Allaha SHWT Ayaa Mahad leh Marka Xigtana Murtiile iyo Mama Shax Shaxleey iyo Xildhibaanka Iyo Faiza Amir for Sharing with us Iyo dhamaan inta Kaqeyb Qaadayay ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allxamdullillaah

  • @baismail7521
    @baismail7521 2 роки тому +8

    Masha Allah faarax murtiile ajar buu shaqaystay ilahay haka siiyo ajar iyo xasanaad nimco sharaf waan jeclahay waa boqorad ilhan xarago geesiyad raali galin bixisay sida oo kale camera womentayada wlshy faiza amir boqorad baad tahay somali u taagan ❤️

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 роки тому +2

    Walaahi waa la ooyay tan oo kale waligeey ma arkin faarax murtiile ajar iyo xasanaad allah ha kaasiiyo.nimco maashaa Allah. Ilaahaam abaayo qeer allah ha ku siiyo. Big respect all of you

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 2 роки тому +18

    Masha Allah labadi cadho kukalamaqanba sidasokale lasugukeno oo loo heshisiyo🤝 Somali waay midobilahay ☝️

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +4

    Aduunka waxa ugu qaayer badan kan heshiisiiya umada muslimiinta ah oo walaalaha ah sidan oo kale faarax murtiile horay u soco soomaali oo dhan isu keen insha.allah allaha na hadeeyo aamiin

  • @abdihakimmohamedfarah8108
    @abdihakimmohamedfarah8108 2 роки тому +2

    Ax oh my good 😢😢😢 m.a waa qiirody wlhi tnx abti farax ❤️❤️

  • @adama2578
    @adama2578 2 роки тому +8

    Maashaa allaah Faarax Murtiile ,Wallaahi Ahlul-kheyr AYAAD TAHAY ajar AYAAD shaqeysatay kheyr allaah haku SIIYO.Nimco iyo Ilhaan maashaa allaah,ummadda soomaaliyeed ayaa tusteen in raali iga ahow Macaanka AY Leedahay xag adduun iyo xag aakhiraba,👍💐🌺💗🙏🏼

  • @najma8198
    @najma8198 2 роки тому +4

    Qofkasto hadu saas isku caafilah hor mar la garlilaha waa fanaan ku daysho mudan ilhaan iyo nicmo iyo farax isku keenay mashallaah💖💖💖💖💖💖💖

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 2 роки тому +4

    Mashaa allaah benu naas ninkii maslaxa dhex dhigo aduun iyo aqiro waa liibaanay abwaankeena faarax Illahay ha kaa farxiyo nimco waa qof aad u af gaaban mashaa allaah ayaan leeyahay ilhaana waa qof aad u qalbi fiican ajarkana maanta waa leh ilhaan oo walaasheed guriga ugu tagtay kuna raali gareesay xaalna ku dhiibtay gobta sidaa ayaa lagu gartaa faraxna meesha kama maqna iyo xildhibaanka iyo shaxshaleey waan idin salaamay guuleesta oo garabka isku haya one family ayaad tihiin abwaan iyo fanaanba ❤

  • @Rahima2908
    @Rahima2908 2 роки тому +29

    Masha Allah tabarakallah waa wax aad Loogu Farxo thnx faiza for sharing it with us ❤

    • @halimoelmiabouker4470
      @halimoelmiabouker4470 2 роки тому +3

      Machallah boths Sisters VERY EMOTIONAL WALAHI WA OYINHYER OF COURSE IS TRUE ABWAN FARAH MURTILLE ALLAH KAHA HABALMARIWOOOOOO WANNE NIGOU FARAHNAYYYYYYYY ILHANHARAGOO WAJIBKAKIII WA GOUDATAYYYY NIMCO YACIN ALLAH KARAALINODAYYYYYYY CHACHALEYYYYYY ET AND CAMERAMAN FAIZAAMIRRR ALL PEOPES SALANNE GOOBEYYY SARREYY.HORREYHOUSSODAAAS

    • @abdikariim2482
      @abdikariim2482 2 роки тому

      Kow maxy isku qabteen

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 2 роки тому +25

    Masha-Allah ❤I’m really so happy that these two sisters come together and I’m really so proud of Farah Murtile who made this beautiful reunion may Allah reward you for that love you all❤❤❤

  • @siradm
    @siradm 2 роки тому +4

    Waa la ooyay😭, in lagu qaldamo maaha Nimca Yaasiin dadkiinna dambe lamid maaha fannaaniinta qaranka noo daaya, mahadsanid Faarax kuwa kalena isu keen, Waa kaa qaadnay Nimca sharaf

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 роки тому +5

    Maasha Allaah, Faarax multilevel ajar aan laxisaabi karin Allaah hakusiiyo dhamaan umada soomaaliyeed ama muslimka ah sidaas ayaa lagarabaa, jzaaklaahu qeer.

  • @maryanbelo8552
    @maryanbelo8552 2 роки тому +4

    Masha Allah tabarakallah wax lagu farxo❤️. Fananinta kale is dagaalshan hala heshisiyo adun wa ingaban. Ninki manta nol beri ma nola .farinteyda gudbi walashey Faiza Amir❤️

  • @leyliomar4932
    @leyliomar4932 2 роки тому +2

    Good job faiza amir up next waxan sugnaba waa laki iyo farax kaftan

  • @CarroEdeg
    @CarroEdeg 2 роки тому +4

    Masha allah walaahi Faaraxow Somali oo dhami Social media Hayska wada cafiyaan, aniga Somali iyo dhamaan umada Muslim ka ahi waa iga cafis, dhaqan ka fiican waa lagu daydaa waana lagu daysaa,

  • @mohadxassan4353
    @mohadxassan4353 2 роки тому

    Msh alah ..abwaan qali murtiile ,jaza alh ..khyr bdn alah haka siyo ,wallo aya doontay onay iscafiyaan ,runti camal laqabto wa camalka ugu wangsan msh alah mAh alah ,Guleyso fanan murtile🙏🤎✔️💓👋

  • @mahiinacadey8154
    @mahiinacadey8154 2 роки тому +3

    Vidio ka farxad bdn waligay media kuma arkin mashaa allah allah ka abaal mariyo adiga iyo dhamaan umada kaala qeyb qaadatay hashiiskaas😍

  • @munasabriye2548
    @munasabriye2548 2 роки тому +9

    Miyaa i cafisay walalo 😢😢😢 Emotional A noqday wlhi Dulmiga ma Fcno 😭😭

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 2 роки тому +18

    I was crying the whole video 😢 wallah allah loves those who forgive each other🥰🙏 I hope somali oo dhan iney iscafiyan si niyad😢❤

  • @najmayusuf6106
    @najmayusuf6106 2 роки тому +3

    Masha allah waa iga oysisay farah murtile manta ma jiran dad wanaga jeceel ee illahay dambigaga iyo kan walidka ha cafiyo well done brother

  • @marwaabdi9297
    @marwaabdi9297 2 роки тому +16

    Maasha Allah Tabarakallaah congratulation
    Abwaan Faarax murtiileh
    You did great job 👏 ❤🎉❤🎉love

  • @mohaosmanov
    @mohaosmanov 2 роки тому +5

    Maasha allah Jazakullah Khayr Faarah Murtiile nabadoon baad tahay Ajar iyo xasanaad Alle hakaa siiyo hadaad heshiisiisay labadan haween walaalaha ah ee xurgufto dhex martay, Faa’iza walaal waad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay, I hope one day you will get 1 million subscribers, can’t wait that day.
    Thanks

  • @FaisaAmir
    @FaisaAmir  2 роки тому +26

    waxan ku soo daray wacyigalinta sheikha marka cod maxirno soo fiirso adiga ayaa fahmi doono mahadsanid

    • @Hamthahappyy
      @Hamthahappyy 2 роки тому +1

      Na codka fur niic uma faahine somali banu nehew

    • @FaisaAmir
      @FaisaAmir  2 роки тому

      @@Hamthahappyy KKKKKKK

    • @farhiyaomar3604
      @farhiyaomar3604 2 роки тому

      Ilhaaan xarago meeel. Kasta. Dagal oga jirtay miyaaa ?

    • @chef_ali_dh8744
      @chef_ali_dh8744 2 роки тому +1

      Waxba lama maqlo shiiqa codkisa waxyar usoconaa ma ogi hadii video kale jiro.. cod laanta xataa waa ladareemaa raali qalinta iyo qiirada kamuuqato. Thanks

    • @hassanmohamutt3815
      @hassanmohamutt3815 2 роки тому

      @@FaisaAmir codka fur dee🥺🥺

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому +8

    Maanshaalah 🌳 walaahi 💗 waan ooyey islamnimadu waa taa in yar bay is dadabtay ka dib waa wax ilaahay raali ka yahay qalbigeedii naxariis iyo qushuuc la geliyey islanku waa jidh isu ooya hal xubin alle ayaa yiri maanshaalah 🌳 ajar iyo xasanaad baa korkooda ahaaday shaydaankii bay dileen awal habeen walba nacdal baa ku soo degeysey qof muslin ah calool xumo u hayso isa saamaxa.. Farxiya kaba yare, iyo nimco jookar kuwa umada sarana u sheega farax tabliiqiyee

  • @munira005
    @munira005 2 роки тому +3

    Oh so far so so Nice 👌 aniga Cataa Farxad baan La Ooyey big thanks Faarax Murtiile ❤️🙏👏👏👏 MASHA Allah Soomaali Hadaan nahey Sidaas Ayaa Malaga RABAA ARAG & Dumar Ruuxii Qaldamaa Oodhan In Uusoolaabto Ma Qaldan Waa (( ALLAH ONLY)) big thanks 🙏 My bro Faarax Murtiile ❤️

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 2 роки тому +2

    Maasha allah tabarakallah illahay ajar aan dhamaameyn hakaa siiyo abeaane sharaf iyo nus

  • @farciyomuxudiin8233
    @farciyomuxudiin8233 2 роки тому +2

    masha alh alh ka ajar siyo farax iyo inta wanagan ka shaqeysay wlhi wan la ilimeyay wana wax weyn oo inaga maqan ina isa samaxno oo aan isu lab xarnano qulubtena alh isku keeno amiin yarabi

  • @maryamamohamedhussain3273
    @maryamamohamedhussain3273 2 роки тому +4

    Laki xaaji iyo farax kaftan nah haleys kugeeyo abaayo faiza amiira🥰🥰🥰

  • @AbtiAbti
    @AbtiAbti 2 роки тому

    Best video ever aan arko oo dareenkeyga bedelay igana ilmeysiiyey ayu ahaa . Amazing 👏. FAARAX illaahay haaku gargaarro. Brother

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 2 роки тому +4

    Maasha Allaah ❤ Anigaaba oohinta ceshan waayey walaahi 😭Respec FAARAX MURTIILE ❤❤

  • @anabhussein9124
    @anabhussein9124 2 роки тому +9

    Maasha allaah nimco waa qof qalbi wanagsan ilhana maxumo cafiska waa muhiim waxaa tihiin walaalo aan kala harin

  • @hanniedirie9019
    @hanniedirie9019 2 роки тому +2

    MashaAllah tabarakallah Faarax Martine waa muslim qaalis ah Illahay ha xafido Abwaan keena Qaaliga ah allahumaa aamiin ❤️🌹

  • @khadarcali1293
    @khadarcali1293 Рік тому +1

    Walhi anoo nin ah ayaa ilinta isku celin kariwayey😢😢😢
    Sharaf iyo karaamo abwaan ❤ farxad weydhafty tani
    M.a❤❤❤❤❤❤

  • @yusufahmed5469
    @yusufahmed5469 2 роки тому +5

    Wlahi wali ma arkin video an dawdo oo an la ilmeyo😢 kan ka hor Allah haku barakeyo walal farah walaladena nimco iyo ilhan Allah haidinka rali noqdo idinkana 🙏

  • @awesabdi882
    @awesabdi882 2 роки тому +1

    Masha allah waa arin aad iyo aad loogu farxo aad baan u soo dhaweeynaa waa labo gabdhood oo walaalo ah ineey heshiyaan waa arin wanaagsan aduunkaan waa laga tegayaa waa la dhimanayaa walaalkeen faarax murtile waxaan leeyahay ajir iyo xasanaat ilaaheey ha kaa siiyo wanaaga aad sameysay

  • @MAGAALOYAR
    @MAGAALOYAR 2 роки тому +1

    *Wax wanaagsan ayaan dhacay fiyooraha ka Reeba meesha baarakalaahu fiikum*

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 2 роки тому +7

    MASHA ALLAH WALAALKAY FAARAX MAR WALBA WUXUU KA SHAQEEYAA ISU SOO DHAWEYNTA DADKA WALAALAHA AH EE SHAYDAANKU KA FAA'IIDAYSTAY MASHA ALLAH

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 2 роки тому +3

    Mashallah Reer abtigeey reer shiikh Isxaaq waa gob

  • @amaaalqaali9481
    @amaaalqaali9481 2 роки тому +1

    Qalbiga saaxiibka wuu is ogyahay always ama qalad ka gal ama ha kaa galo ❤

  • @jamilaahmed6680
    @jamilaahmed6680 2 роки тому +3

    Maasha allaha faarah murtiile.hablihii walaalaha ahaa.heshiis dhah dhigay.ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo.aamin yaa rabi ❤️

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 роки тому +4

    Maashaallaah gob gob dhaleen🎉❤baaiskugu yimid wallaahi waan ooyay faaraxoow❤alloow ku xafid adiga iyo intaad jaceshahayba 🎉❤❤❤❤❤

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 роки тому +1

    Mashaa Allah aboowe farax murtiile ilaahay haku barakeeyo runtii hawl weyn baad qabatey.

  • @maxamedcabdiraxmaan547
    @maxamedcabdiraxmaan547 2 роки тому +1

    Mashaa allaah tabaarakallaah ajar aan caadi ahayn ayaad shaqaysatay faarax illaahay miisaanka xasanaadka hakuu saaro iyagana illaahay qalbigooda ha isu xaadho thanks faarax murtiile

  • @fffad5942
    @fffad5942 2 роки тому +2

    Mash allhaaaaa wallalaha Hishiye wallkey farxa qera alleha kasiiyo ajar farabadan jisakalaha jana

  • @halimomohamed5387
    @halimomohamed5387 2 роки тому +2

    Mash Allah iLaahey ha barakeeyo faarx murtiile Jazaakallh kheyran walalkey

  • @sultanshaie2011
    @sultanshaie2011 2 роки тому +1

    Waa Wax Lagu Farxo Wlhi. Abwaan Murtiile Mahadsanid, Mama Nimco Iyo Ilhan Waa Laba Qofoo Qalbi Wacan. Muhiimadu Waa Qofkad Ku Gafto Raali Geli Intasa Wanaag Kugu Filan .

  • @tienskenya5006
    @tienskenya5006 2 роки тому +1

    masha allah farah murtiile ajar ayaa shaqeysatay illahay haku abalmariyo qalbiyo isku xuma aya wanak ka dhax dhalisay somali badan wey ku deesandonan i.a walalayaal ha lis cafiyo aduun waa laba galin

  • @amalgamjama4613
    @amalgamjama4613 2 роки тому +6

    Mansha Allah qofka aankhaladkiisa kaso noqon umadeyda kamid mahan Mansha Allah thanks abaayo ilahey❤❤❤calooshiina rabi burcad ha isku❤❤❤kiin mariyo
    Amiin yarabi my lovely sisters Nimco yasiin and Ilhaan xarago alxamdulilaah hadi qydan dhiman idinko caloosha wax iskugu😂haya please qofki wallkiis uxareysan mudo 3 bari kabdan rabi saladiisa madax kama qaadayo ogow taas Tankale Mansha Allah wallkey farax murtiile ilahey misaanka xasandka hagugu daro ajar aad shaqeysatey manta thanks guys ❤❤❤

  • @sofiamansur4815
    @sofiamansur4815 2 роки тому +8

    مشاءالله تبارك الله أخي فارح جزاك الله خيرا 🙏🙏🙏ألف مره جزاك الله خيرا 🙏 وشكرًا

  • @Shur7052
    @Shur7052 2 роки тому +2

    Video ugu fiicnaa abid daawado murtiile wll ajar wad heshee niyeyso ❤

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 роки тому +1

    Manshallah abwane wax wanagsan ayaa qabatay ajar iyo xasanad an dhaman alle hakugu bedalo🙌

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 2 роки тому +4

    Mashallah ♥️ ♥️ ♥️ ilhan iyo nicmo waa labo gabdho oo aad oo qalbi fican allah misanka hasanadka allah iidiin ku daro murtile faiza amir jazaikallah khayr

  • @fadumaaden5027
    @fadumaaden5027 2 роки тому +2

    Masha allah tabarakalah is cafinta alle jecel kuwo is cafiya alle hanaga yeelo ❤

  • @halimomataan798
    @halimomataan798 2 роки тому +1

    Mansha allaha faarax murtiile Illaahey haka ajarsiiyo fananad qaali ah nimca yaasiin qalbi fiican dadka u siman yihiin aqlaaqle leh ,ilhaan qaladkaga hadad garatey bashar uatahey ma.qaldame waa Illaahey ilhaan xarago sifican sameysey fanan qaali ah soo kaxeysatey qaliga Illaahey kusiiyey Mansha allaha 💖💖💖💖💖💖🙌🙌🙌😘😘😘

  • @zeynabnoor2176
    @zeynabnoor2176 2 роки тому +1

    Masha allah Farax murtiile iyo inta ka shaqeysay dib u soo celinta xiriirka labadaa gabdhood ee walaalaha ah waxaad idiin leeyahay ajar aad u qiimombadan ayaad shaqeysateen ee allah ha idiin barakeeyo aaaamiiin yaa rabbi

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 2 роки тому +1

    Masha allah wall farax murtile ilahy adna jaza iyo xasanaad haka siiyo sida farxada walalada uga shaqaysay❤️❤️

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed 2 роки тому +2

    Masha allah fanaanatena weyn Nicma yasin araale iyo faarah murtile iyo ilhaan xarago Waa dad ku dayasho Mudan😢😭😭😭

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 2 роки тому +1

    Masha Allah maanta farax murtile waxuu sameeyey wax qof bani-aadmi sameeyo tii ugu fiicneyd oo ajar iyo xasanaadba isku darsatay oo ah laba hablood oo shaydaan ka dhex shaqeystay colaadna dhexdhigay waana wax lasameeyo ta ugu wanaagsan ajar iyo xasanaadba Allah kaga heleyso heshiiska aad dhexdhigtay laba walaalo ah oo colaadi dhexmartay murtiilow shaqo fiican baad qabatay adna Allah ceebtaada ha asturo waxkasto aad jeceshahayna Allah gacanta midig hakuusaaro.

  • @muwahib5079
    @muwahib5079 2 роки тому +1

    Masha allah ilahay haysu kiin daayo dhaman wllhy waan la ilmeeyay farax murtiile ilahay cimrigaaga haku barakeyo ajar baad shaqay sataye ❤

  • @ismoforever7167
    @ismoforever7167 2 роки тому

    بسم الله ماشاء الله تبارك الله عليكم 😥
    ilaahay ha idiin barakeeyo wallahi farxad baan la oynay😥. We love you 😘😘😘💕💕💕💐💐💐

  • @hamuudi3127
    @hamuudi3127 2 роки тому +1

    mansha Allaah tabaarakallaah heshiis qurux badan io cafis qiimo leh inti ka shaqeysay jzkallaah KHEYR wll faarax murtiile ❤

  • @kahinradia6592
    @kahinradia6592 2 роки тому +4

    Machallah tabarakallah waa jazzahoukallah khaire the best Farah Murtilleh

  • @lula_um-sahal8920
    @lula_um-sahal8920 2 роки тому +10

    MashAllah it make me tear. Alhamdulilah

  • @hamseyasiin5066
    @hamseyasiin5066 2 роки тому

    Reer konfuredku hablaha way la kala saftan anagu hadanuse nahay reer waqooyi wanu heshiisina thanks to farah murtile

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 2 роки тому

    Maasha allaah waa arin aad iyo asd ugu farxay in la ks cafiyo waxaan waa aduunyo waana laga tagaya farax ilaahey ajar ha ka siiyo wanaag sameeye waa idinku faraxnay fanaaniinteena somali dhan tusaale u tihiin gaar ahaan dhalinyada soo kaceyso thank you

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 2 роки тому +4

    Naima waa qalbi wanaag 😭😭😭😭😭🥰🥰🥰

  • @salaadaadangaaz7841
    @salaadaadangaaz7841 2 роки тому +2

    Mansha alaah aad buu u mahadsan yahay abwaan murtiile maadaamuu heshiisiiyay hablahii walaalaha ahaa

  • @jirtooabkeey2100
    @jirtooabkeey2100 2 роки тому +1

    Mashaaa allaah 👑 👑 👑 faraxa murtile illaah ha ka jiseyo waxaa subineso

  • @safiahussein8687
    @safiahussein8687 2 роки тому +5

    Mansha allah waa wax lagu farxo walaalken faraxna ajar allah ka siiyo aamiin

  • @malmo4235
    @malmo4235 2 роки тому

    Garac murtiiile nolooww Walahi waa geesi allow ku barakeey 👏👏🫶🏼🫶🏼🫶🏼

  • @aminamohamed9139
    @aminamohamed9139 2 роки тому +1

    Wan oyey manshaallah big respect muttile ❤

  • @saramahamed1901
    @saramahamed1901 2 роки тому +2

    Waan ooyay wallaahi faarax kheer allaha ku siiyo ajir baad shaqeeysatay jazaakallaahu kheyr 😢❤

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 2 роки тому

    Masha allaah farah murtile reer ku ka so jeda ku suntaan nabad donimada habar jeclo deqsinimo nabad jacaayl yaa salaam gulayso farax ajar badana allaah agtiisaad ka helaysa masha allaah

  • @samiraswety2115
    @samiraswety2115 2 роки тому +3

    Farax murtile wax fican osameye asaga iyo intii la shaqayse masha allah saas isku walashada illahayna ka cabsada habo nimco sharaf nolow hbo qali

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 роки тому +2

    Masha Allh Farax murtiile nooloow akhii gabdhahana waxan leeyhy Allaa idin waafajitay khaatumumada ee kuxamdiyah gabdhayahoow❤

  • @shukrisharaf5977
    @shukrisharaf5977 2 роки тому +2

    Masha allaah Wanag qiimalah busameyay Farax murtile Ajar allaha kasiyo

  • @hamdamohamud7018
    @hamdamohamud7018 2 роки тому +3

    walahay bilaahay waa'oyey Nimco wlhy waa gob inanta kalana gob bel eeg wxy ku dhihi dontaba ayadan filaneynin waayo imeeshaheega kadis Ahaa hadana qalpi adeeyg u wajahdey Alx Quluub shaydan ka fa'ideystay ahaayeen lkn wanagogi ka awood batay farah murtiile Alle jano ha kugu badalo wanagaas 🥺🤲

  • @Gory-ali
    @Gory-ali 2 роки тому +1

    Maasha allaah. Aad. Baan. Ufarxay. Waana. Oo yay. Faarax. Qayr allaha kusiiyo. Soomaalida. Allaha. Mideeyo

  • @zahraosman3504
    @zahraosman3504 2 роки тому

    Mahadsanid faarax murtile walaal soomaali dhamaan heshis noqo nabadoon soomaaliyeed faarax soomaali isku keen

  • @cumarxasan9902
    @cumarxasan9902 2 роки тому +2

    Maasha Allah waxay Tusaale Fiican u yihiin umadda soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan wey is wada dulmiyeen ismana cafin waad Arkeysaa ilmada Farxada ah ee ka dhacaysa labadoodaba illaahay intii isku hawshay Arintaa Khayriga ah miisaanka xasanaadka ha u saaro inshaa Allah wad Mahadsan tihiin

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 2 роки тому +3

    ManshAllah ManshAllah mabrouk jzkhaire best thing to do wow wow legend Farah keep it doing two lovely ladies got good heart ❤ mabrouk beautiful.

  • @ilwaad9413
    @ilwaad9413 2 роки тому +2

    Faarax murtiile iyo team ka ka shaqeeyay labada hablod in ay heshisiyaan bilad sharaf bay istahilan Manshallah halka ka wada 🎉❤

  • @batulaabdulle3085
    @batulaabdulle3085 2 роки тому +1

    Maasha Allaah Tabaarakalaah Faarax Murtiile, Maasha Allaah Tabaarakalaah All of you❤️❤️❤️⭐️⭐️⭐️⭐️💯💯💯💯🥰🥰🥰🥰., Nimca yaasiin Abaayo Qof wanaagsan ayaan tahay🥰🥰❤️❤️❤️💯💯💯💯⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️⭐️.

  • @shukrisabriye5385
    @shukrisabriye5385 2 роки тому

    Maasha allaah ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo abwaan faarah murtiile wlh qalbigaa ka farxay

  • @nasrifaarax
    @nasrifaarax 2 роки тому

    Wlhi wan ilmeeye 🥺😢abti faarax murtiile waa qof qalbi wanagsan maasha alaah abti👌❤️😍🥰😘

  • @abukarabdi7612
    @abukarabdi7612 2 роки тому +2

    Wlhi waan ooyay somaliweyn sorry lagama helo alx thanks to murtiiila faiza we need more I love you sister

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 2 роки тому

    faarax waa nin wanaagsan oo ahlu jannah wlhi 🌼
    Allaha daayo, dadkeyga waa boqortooyo

  • @fatimamohamed366
    @fatimamohamed366 2 роки тому +3

    Manshallah arin lagu frxo wlhi 😭weye anaaba qiiroodey wlhi laki xaaji wceys faarax kftn is heshii siii biliis Iga codsi

  • @omarhero
    @omarhero 2 роки тому +7

    Maasha allaah
    Abwaan faarax murtiile ilaaheey qeer haku siiyo waa ka baxsateeee

  • @hdare4558
    @hdare4558 2 роки тому

    Mashallah beautiful nabada wax ka wanaagsan ma jirto ee Somali Allaha barakeeyo