FAARAX MURTIILE ILHAN XARAGO AYAAN TOROMSO SAMA WADA FILMKII SHUKAANSI XUME 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Welcome to Faisa Amir Channel Best Somali Video Production
    I create Music Videos,Short Films Editor & Photographer working Somali National Tv Please Subscribe My UA-cam Channel Thank you For Watching

КОМЕНТАРІ • 327

  • @qosoliyoqaraaxo9057
    @qosoliyoqaraaxo9057 4 роки тому +41

    First comment like dhac igu siiya

    • @salahjama1069
      @salahjama1069 4 роки тому +1

      Waxaan idin sheega riwaaydiin wax badan baa ka qaltaan.
      1. Faraax gabaydiisaa wuu hilmaamaa.
      2.Waad iska daba hadleeysiin oo hadalka iskama sugeysaan.
      3.Hadaalkiin waxaa u badan qeylii ama hadaal dheer.
      Dhamaan wexeey ila tahay in diyaar garoowgiin yar yahay.

    • @abdib6854
      @abdib6854 3 роки тому +1

      @@salahjama1069 111111,s2,th the

    • @halgamagasomali6298
      @halgamagasomali6298 3 роки тому

      @@abdib6854 tu

  • @sulekhoahmed8784
    @sulekhoahmed8784 4 роки тому +11

    Subxanallah ilahay hano naxaristo diinti dhaqankedi la ilowye 😭😭😭😭😭

  • @abdirahmaansamow7635
    @abdirahmaansamow7635 4 роки тому +61

    inta dhipsatay hanjada ismujiya😢like🖒 ruwayatlagasoshaqeyay m.a🙏

    • @farrrrrahh
      @farrrrrahh 4 роки тому

      Akhas me
      🤮🤮🤮🤮 I hate it

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому +22

    Faarax murtiile funny Comedian jokers hoyadaa malaqabaa 🤣 ilhaan xarago kulahaa haa abaahay baa qaba🤣 hore usucda👍♥️♥️♥️👏

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 роки тому +37

    Naagtu qaab daranaa ma qurux bey ismooda yaab bdnaa allow qatumo xumo ha no dilin😓😰

    • @aminadhere8875
      @aminadhere8875 4 роки тому +1

      maryan happy ceeb gabadha mexee kugu sameyse sis idhaha ka firso dadka ha cayin maxaa ka kalay labiskede

    • @fuadmohamud4801
      @fuadmohamud4801 4 роки тому +3

      @@aminadhere8875
      wll wixii xumaana waa in la sheega oo la idhaa waa xumaan
      lkn wll adu mad ku tagersantay gabadha saa isu eekaysiisay

    • @aminadhere8875
      @aminadhere8875 4 роки тому +1

      @@fuadmohamud4801 walaalo macaan kuma dagersani gabadha wa jileysa bas le lakin nolasha yurub dalo ayey ka hadlesa walaahi wana arge dad nolasha ka xun o san u dhaqmayo ayago jidka socdo isla hadlayo marka ha ku mashqulina nolasha dhabta yurub iyo amirica dalo wa tan ogalay

    • @najaxsiyat5944
      @najaxsiyat5944 4 роки тому

      Kkkkkk qof kasta qumanahisa qorta ugu jiro sana qurux ee modey

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 роки тому +1

      @@aminadhere8875 hhhh qaabka ayadaa iska xumesay dharka aay xiratay timaah aay sida xun uu jaratay ban folxumo ka dhigay marka mxa ka gaalaay xaa la dhaha Somalida qofka marka sida xun uu dhaqmo hda wx dhadiid baa mid baa so oordayo oo ku leh ha ku mashquulin iyo mxa ka gaaalaay yaab xumaanta aayaabaa ku tageere siidey uu laabisan thy wabaa rabta miya yaab aduun wyeh adnah fikirkeyga mxa ka gaalaay afkeyga miya ila lee dahy qof walba iyo akhiradiisa hda tageer san thy qoftan neh waa go.nii sidan dhaqanka xun hda ku rabto yaab wyeh😓🤯🤯🙄😳

  • @jaamaccartan2354
    @jaamaccartan2354 4 роки тому +2

    Farax murtiile abwaanka iga qosliya iyo inta shaqaaysa mahadsani tahay sidaad nogu dadaashan.

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +38

    *HADAD LAYABAN TAHAY IN FARAX MURTILE TIMO BADAN YESHAY LIKE TA HAILA DHAAFIN*

    • @hadiyaxuseen1691
      @hadiyaxuseen1691 4 роки тому

      Timihisu awalba bilaa jihay ahayen imikana no barbar 😜

    • @calizaki
      @calizaki 10 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 роки тому +3

    gabadhan xanjada calashaneYsa Afsomali wey ka wata Alla yacizak magaceeda Noshega iyo Youtupkeda

    • @dacwodumar9171
      @dacwodumar9171 4 роки тому +1

      Hi magacedu waa SAMAWADO Leyla palmqvist
      Linked in Leyla palmqvist
      Facebook Dumar LAND Goosney

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 4 роки тому +19

    Faarax murtiile 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Adeer alle hakaa farxiyee waad iga qoslisay

    • @faadumohibaaq3461
      @faadumohibaaq3461 4 роки тому

      💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💙💖💙💖💙💙💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @faadumohibaaq3461
      @faadumohibaaq3461 4 роки тому

      Ddcfffft wararki t r Ale has tryst wararki garada t y Manish Tim y Manish vcdfhvsshkcd rfvbbffhhenn💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖👎👎💖👎💖💖💖💖💖💖💖💖dhfhfgdgyddyfofjfnfhdhudidihugytjgg wararki. wararki garada t y tatty type ttp ccggg ggg hj

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 4 роки тому +44

    Ruwayadda waxa ka dhagesan la ahay nag ta xanjada ruugeyso plz xanjada tem be ledahy tem keeda ha ruugto plz

  • @khaalidibra3923
    @khaalidibra3923 4 роки тому +5

    ayaaan toromso funny ruwayadaheda noo soo badi faiza amir ❤

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 4 роки тому +1

    Anigaa fadumo miini iyo farax murtiile markeey islaa dhigayan ayaan qooslaa

  • @aasaaymurtiile3163
    @aasaaymurtiile3163 3 роки тому

    Heesta afka hore saaran magaceed faaraxow saxibada idiin salaaamay waa murtiille yare

  • @fmohamud2237
    @fmohamud2237 4 роки тому +8

    Here for Farah murtile ❤️❤️❤️❤️ love him

  • @suleekhasaleeban3763
    @suleekhasaleeban3763 4 роки тому +6

    Farax murtiile waa iga qosliyay

  • @asmafarah8109
    @asmafarah8109 4 роки тому +3

    Keep going farax murtile wan ka helaa😍😘

  • @kralicelerinkralicesi2113
    @kralicelerinkralicesi2113 4 роки тому +11

    Faiza best camera woman keep going

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 роки тому +27

    😂😂🤣 Farax murtiile kulaha Gorma Halelaya naagta Malinti shaqo Habenki WA jiifa 👌🤣

  • @halimasacdia6038
    @halimasacdia6038 4 роки тому +2

    Farax murtile kulahaa naagta goorman haleelayaa maalintiina waan shaqeyaa habeenkii waan hurdaa

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +7

    Naa iga tag culays haisaarine guurkaba waa laga sohor jeedaye👐😂

  • @deeqaismacil9653
    @deeqaismacil9653 4 роки тому +6

    Kkkkk Faraax murtile waa xarabo walahi 😂😂😂😍

  • @safaaragsan8446
    @safaaragsan8446 3 роки тому +1

    mawaydiiyaa badana mayway diiso faarax kutaareeraa from burao dalkaagii

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 4 роки тому +2

    Sheekadan wax ku so xasuustay ruwayadii qabyo 2 oo sameye abwaan sangub allah u naxriistee

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 роки тому +3

    Farax murtile caadi mahan

  • @fuadmohamud4801
    @fuadmohamud4801 4 роки тому +4

    fadlan somaliyay dhaqankeena ilaaliya waliba haweenka
    waayo haweenku baaba aan umaduna way baaba aysaa

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 роки тому +2

    Faarax murtidiin waa dhamaaday abti garaabada iskadaa

  • @axmedshariif515
    @axmedshariif515 4 роки тому

    Ayaan toromso riwayadaha noso badi Walahi fany ayaad tahay keep going

  • @abdirzakatosh26
    @abdirzakatosh26 4 роки тому +3

    Wuxu gabyaba wuxu uguso gaabshay
    "Hadii aan qolka seexdo adna daarada seexatid" hehehe 😂😂😂

  • @lajecelnaftauroon2498
    @lajecelnaftauroon2498 4 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkkk kk faarax murtiile gacan aanku tagay naag gaaban wa jin

  • @ruxiiisaxaq5466
    @ruxiiisaxaq5466 4 роки тому +6

    Hhhhhhh Ala beerka farxow qosol

  • @famousking447channel5
    @famousking447channel5 4 роки тому +2

    Farax murtiile wax kale waye
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +3

    Faarah murtiile waa nin jira. Waa mualif

    • @princessajmalmohamed9711
      @princessajmalmohamed9711 4 роки тому

      Aaaaamiin😭😭halaag ba lgu suganhahy wlh bl naagatan weynaatay sdey isku gashey cajiib mrka dhlinyarada mxa lga maleyn nocaan oo miiran bay ku dayanayane subxanallah

  • @fartunhassan382
    @fartunhassan382 4 роки тому

    Hesta filmku kuso galaa e abwanka farax murtile ishega intaa ka hela faisa walashey

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 2 роки тому

    Waaaaw dada hore hore uscda

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 4 роки тому +2

    Alla faraaxow❤ kkkk kkkkk kkk

  • @nimcoahmed87
    @nimcoahmed87 4 роки тому +1

    Walee ilhaan xaragoy farax murtile ayaa idinkaraye waa kasban wandhaful

  • @cudoondhuux5185
    @cudoondhuux5185 4 роки тому +6

    Nagaha Europe joga maxishodan ayago wawen bey surwal xiranayaan xishot darana rer surwal iska rali ahada iyaha

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 4 роки тому +8

    Kkkkkkk. Alla in badan baan arkay naag gaabanoo imtixaana😂😂😂😂

  • @mohamedabdiabdullah9764
    @mohamedabdiabdullah9764 4 роки тому +3

    Faiza Amiir My Sis ❤️ Waan Ku Jecelahay Walaaalo Mcn

  • @yussufosman7881
    @yussufosman7881 4 роки тому +5

    Abwaan murtili
    Salan sare

    • @gamuute
      @gamuute 4 роки тому

      12345678910

  • @haldoordumar6770
    @haldoordumar6770 4 роки тому +1

    Nagtan qawan xanjada calashanayza naga hagaajiyaa

  • @nashaadcr7725
    @nashaadcr7725 4 роки тому +1

    Keep going faiza

  • @mursalyare1538
    @mursalyare1538 4 роки тому +3

    farax murtile markan arko qosol beerka waa Fanny 🤣🤣

  • @Acook410
    @Acook410 4 роки тому

    Alhdulilaahi alle aya naceeb astuuray kuqaab darana suurwalka nagaha somalida shaalaqaaq baynoqdan waliba marka ee dhanal

  • @usamailaahayjanadahakeeyoh7967
    @usamailaahayjanadahakeeyoh7967 4 роки тому +2

    Walee waan qos lay maskaxda ale hakuu daayo faarax murtiile hhhhh

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 роки тому

    Alla naagta ugu horeeyo waa saqajaan sida ay xanjada u cuneeso aqas. Dhaq dhaq maxay tahay EE furaha raadineso gets ka xiiran qasiisad dheh

  • @mohamedaden5209
    @mohamedaden5209 4 роки тому +9

    Asc kooxda Horumar aad ayaad ufican tihiin waxan idinla wadaagi lahaa waxooga camerada ayaa dhaqdhaqaaq ku jiraa halkaas inaga saxa sida kale waa okay waxaannodin leeyahay dhamaantiin keep going waad iga gadan tihiin aniga

  • @xabiboyusuf4523
    @xabiboyusuf4523 2 роки тому

    Wow wan idin salamy faninta somaliyeed

  • @abdfetah009
    @abdfetah009 4 роки тому +4

    Keep going faiza Amir good job

  • @yousufdarajo6879
    @yousufdarajo6879 4 роки тому +6

    Intii heestaan aragtay Like igu sharaf please

  • @mryes6893
    @mryes6893 4 роки тому +4

    Tiinee ilka waawayn kulahaa😁

  • @qabyaaladimaxaykuuqaban3825
    @qabyaaladimaxaykuuqaban3825 4 роки тому +7

    Wall markad jilayso Xanjada afka ka daa

  • @hiboabdirizack3817
    @hiboabdirizack3817 4 роки тому +1

    I really love ilhan xarago❤️❤️

  • @maryan8798
    @maryan8798 4 роки тому

    Best camera womannnnn ❤💋❤ wuuuw

  • @shacnisharaf6798
    @shacnisharaf6798 4 роки тому +1

    Wee na gashay naagaha dheer dhug maleh😁😁😁😁😁

  • @safowchannel7778
    @safowchannel7778 4 роки тому +1

    Mash allah abayo horey usoco

  • @munocabdi8166
    @munocabdi8166 4 роки тому +6

    qofki shanad ayan ahay ee waxaan noo bilowdan filimo taxana sida musasalka waa iga codsi horay uu socoda

  • @sharafhanduleh8116
    @sharafhanduleh8116 4 роки тому +1

    Xanjada may tuurto.subxanallaah

  • @ayaanbadan9301
    @ayaanbadan9301 4 роки тому +4

    Keep going

  • @zakariyemohamed6085
    @zakariyemohamed6085 4 роки тому +3

    Faarax murtile nin aan iska jeclhy qosol u dhintay 😂😂😂😅😅😅

  • @raaqiyagaraadgaas1163
    @raaqiyagaraadgaas1163 4 роки тому +1

    Naya ha magin gabdhaha dheer waycka sharaf madan yikin adiga qof dhuglaa u eeg

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 4 роки тому +1

    Wll codsi noso badi walahi waqosly

  • @hubsiimojslhubsiimojsl6975
    @hubsiimojslhubsiimojsl6975 4 роки тому +2

    Faarax murtiile nin raga

  • @fardoowsatiinaaofficial6300
    @fardoowsatiinaaofficial6300 4 роки тому +5

    Uf qandho daba weeyn xanjo cunoow uf

    • @duvacandy5673
      @duvacandy5673 4 роки тому

      Dabada wayn waa Quruxda dumarka Aduunka wala sameysta xbbti

  • @raaqiyashekchannelchannel8657
    @raaqiyashekchannelchannel8657 4 роки тому +1

    Waaaaw horey osoco

  • @ikraanmhd2153
    @ikraanmhd2153 4 роки тому +1

    Gormaan gabadha halelayaa

  • @umusaabirsaabir9168
    @umusaabirsaabir9168 4 роки тому +1

    alla naagtaan maxaa ka qaldan allow kusoo hanuuni weyba soo dhar dhigatee tan iyada ayaaba soo waalatee dad ayey leedahay wuu soo washtee yaab ayaan araknay

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

    Anigana isciyarsinay farax murtiile🤝🤗🤣🤣🤣

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 4 роки тому

    Naagta makhaarka madow madexa ku sidata waan ka helay

  • @mounaabdillahi5629
    @mounaabdillahi5629 4 роки тому

    Faiza amir good job

  • @ayaancadey1312
    @ayaancadey1312 4 роки тому +1

    Soomalidu isma odhanayso dharkaad xidhan tahay ma ku soo baxaysa horta ayadoo xalusku xagee marayo bay shaadh iyo surwaal xidhanaysaa dhaqankeena wax ka fiican melh

  • @maryan8798
    @maryan8798 4 роки тому +1

    Love Ilhaan ❤

  • @ifaaxxasan4819
    @ifaaxxasan4819 4 роки тому +1

    Kkkkkkkk wlhi wn qoslay wllo ayaan toromso riwayad ay jilayso aidaan u sugayay gabadhaa igu salaama

    • @missmushtaq6566
      @missmushtaq6566 4 роки тому

      Anaa kaa daran😂kkk wan jeclahay gabdhaa

  • @sarardawa1409
    @sarardawa1409 4 роки тому

    Nuux gaagaale walahay waa awowgay

  • @ayaanlesuldaan6979
    @ayaanlesuldaan6979 4 роки тому

    Walaahi aadbaan u qoosley

  • @ilisacasayr4158
    @ilisacasayr4158 4 роки тому

    Adunyadan aan jogno kuma wareyno cafimadkan manta heysano beri waan wayi karna gabdhahina somaliyed waxad tahiin islam diintana waad taqanin plse is astura illahey heyna asturo dhaman teyn oo heyna hanuniyo

  • @hiboaden5551
    @hiboaden5551 4 роки тому

    ManshAllah. Faiza.Amir

  • @najmoukash6294
    @najmoukash6294 4 роки тому +10

    Kkkkkkkkkk

  • @mr.ismail6713
    @mr.ismail6713 4 роки тому +6

    Waa dayacantahay🤔😂😂

  • @foos7330
    @foos7330 4 роки тому +6

    Asc asxaabta walahi waa qoslay 💕🤦‍♀️🤔

  • @nimashine8475
    @nimashine8475 4 роки тому +1

    Ilahan way cayday faarax aabaha wase ayay tidhi ceeb

  • @sanashan9093
    @sanashan9093 3 роки тому

    Balnaagtaas sida ay xanjada u cuneso dhaqdhaqda kayeereeso e dhugursangeeska xiiran Walaahi qnaiisiinti weeyan

  • @hodanxassan1476
    @hodanxassan1476 4 роки тому +2

    Kkkkkk ku Kala hormara murtile 😀😀 war ma nin kale Mala waayey. Kkkkk murtile gabadhi,hii waa wada maray. War naga qabta 😀😀

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 4 роки тому +1

    Kk uunsi ma ii shididoo suu udhahayo ayaa iga qoslisay farax murtile

  • @hamze5225
    @hamze5225 4 роки тому

    Ayaaney sidad waji u cadaysay cagahana maadnaga cadaysid iska dulqaaado varta xun somaliban u nahee

  • @samiiirosiman3951
    @samiiirosiman3951 4 роки тому +1

    Ruwayada magaceed

  • @huudomar3030
    @huudomar3030 4 роки тому +1

    Somalia waa la isku cayaya

  • @fardowsahassan321
    @fardowsahassan321 4 роки тому

    Hori usoxdaa

  • @kayseamin9452
    @kayseamin9452 4 роки тому

    Alla dadbay lasheekaysata doqontu kulaha

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 4 роки тому +4

    Faarax murtiile DUMAR SHANEEYE! 😂😂😂

  • @leylahaji2029
    @leylahaji2029 4 роки тому

    Heestan aya kahelay wana wayey yaa I sheegi karo plz🥰

  • @khamaysfilms6945
    @khamaysfilms6945 4 роки тому +7

    Meesha caruurta waleyga xiray waaku ciyaari lahaaye 🤣🤣🤣😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +8

    Ciradaa Coontay Ayaan maqlijirey 😂

  • @world-cz6fk
    @world-cz6fk 4 роки тому +1

    Vaarax murtiile wuuna waalay uunzi ma II zhididoo👈😅😅😅😅😅😅🇭🇺nin purco ah pilhay waa waali😅😅😅

  • @nuuradinabdi1539
    @nuuradinabdi1539 4 роки тому

    ""NAFTA WAXAAD U YAABTAA MARKAAD NAAGO MUDATAAYE""

  • @yaxyehazzan9388
    @yaxyehazzan9388 4 роки тому +1

    Style ka kaxun inanta

  • @liizabella9293
    @liizabella9293 4 роки тому

    M.a keep going sister

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому +10

    Maxaa dirac kuu diiday kkkkkkkkkkkkkk

  • @sadiiqhassan2490
    @sadiiqhassan2490 4 роки тому

    UK garoobo ubadan saas u arkay badanaa kola wixii soo furay aaway

  • @sagalyusuf7192
    @sagalyusuf7192 4 роки тому

    Ayaan sobadi riwaayadaha walalo