NIMCO YAASIIN Dhaxal Jacayl NEW YEAR SHOW 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @masterflava2334
    @masterflava2334 4 роки тому +32

    Actually she has sweet voice
    Really I support her Nimca yasin keep going
    Codka 100%
    Erayada 100%
    Music 100%
    Laxanka 100%
    Who agree with me
    Liketa kuqabo wll ❤💓

  • @FartuunmahomuttAbdala
    @FartuunmahomuttAbdala Рік тому +2

    Heestaan habeenka aanan dhageysn nolosheyda wxba ka maqn murug farabadana wn dareema 😢😢😢 manta ilama jogto lknse wn ilahy kag abaryaaya in uu su aasha kufududeeyo 😢😢

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 4 роки тому +15

    ilahay amarkii gabadhaan nimco yaasin ah waan iska jeclahay
    noolow sxb

  • @kausamohamed
    @kausamohamed 4 роки тому +8

    Waa qofkii jaceyl wax yaqana bas uu fahmayo aaax waxaas aya cod ladhahaa
    You did that sis congrats 🥳

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 роки тому +11

    Nimco yaasin caraale waa qof Reer magaal ah dadkeedana isku wadata kan xun iyo xabxabka ah waa naag quruxbadan uudgoon badaneey salaan sare baayo 😘😘😘

  • @miskimoha2645
    @miskimoha2645 2 роки тому +3

    Anaa sida dhibicda rob ilamada iga soo dhacda aniga dhankayga qoyasaa Dhiigayga anuu shubtoo anuu dhamac igashadoo ladhuubto jacayl idilay 😪😪😭

  • @zaajinabees8025
    @zaajinabees8025 4 роки тому +36

    Nimco yasin caraale waxaan u aqonsanahay boqorada codka hablaha reer hargaisa waa salaamaya love isaara reaplydana wa iso geli kartaan from casimada dalka puntland abni badanti garowe ahyd😍✌👏

  • @moulitdabaare7442
    @moulitdabaare7442 Рік тому +1

    Jaceylka dhaxal baan helay ❤

  • @Somdoc
    @Somdoc Рік тому +1

    Heestan marar badan ayaan dhagaystaa. Waan jeclahay❤

  • @HanailyaasXuseen
    @HanailyaasXuseen 2 місяці тому

    Heestan way igu socota❤😢

  • @ikranfani6835
    @ikranfani6835 4 роки тому +5

    Nimco yaasin aleh haku sharfo mom

  • @jamacahmett7885
    @jamacahmett7885 4 роки тому +5

    Really i support her

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 4 роки тому +10

    Mamo la fariisto hees wan ku jeclahay lkn qaatumadaada Quran iska baro

  • @sahnibrahim4637
    @sahnibrahim4637 4 роки тому +7

    qofkii 2 aad bn ahay like isaar plz sanadka cusub wax khayr qaba ilah ha kusiiye

  • @qaalimohamed8498
    @qaalimohamed8498 4 роки тому +4

    Jaceylka dhaxal bn u helay woof caleyk Naima Yassin Araale boqoradda codka iyo hooyadda jaceylka

  • @ikranabdillahi978
    @ikranabdillahi978 4 роки тому +3

    Wooow boqorada codka keep going honey 😍😍😍

  • @amun5155
    @amun5155 4 роки тому +10

    Isku waara wixii is jecel

  • @lynieh7538
    @lynieh7538 4 роки тому +3

    Ishcalaa Hees ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍💕💕💕💕

  • @eidfoodeid4388
    @eidfoodeid4388 3 роки тому +1

    Anigu wan u Dhago Nugloo Dhawaqiisan Maqlaa❤💍👑

  • @kingkhalid511
    @kingkhalid511 4 роки тому +11

    imisa qof ayaa jacayl Shaba kudhacay oo shegan kari wayay farta taga like me👍💕

  • @abdullahomar9828
    @abdullahomar9828 2 роки тому

    I support nimco yassin

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 4 роки тому +6

    Nimco yasin love ❤️ kugu jclahay

  • @mahadxidig795
    @mahadxidig795 4 роки тому

    Mama mahadsanid

  • @MusTafa-wp1nt
    @MusTafa-wp1nt 3 роки тому +1

    Ar somaali iyo jacayl jacayl aa hindida waa ka da daran yihiin, anuu dhiigayga shubtay ku lahaa, ma mid dambe ayaan jeclaadaa tii isoo martay anoo o'g. Nacalaa jacayl ku yaal

  • @zainabsulman8712
    @zainabsulman8712 3 роки тому +1

    Niciimo Yaasiin you are so romantic 🙏👑

  • @amun5155
    @amun5155 4 роки тому +8

    HEESAHA DAREEN U QAADAAA WAA RUNTA IYADAA DHABTEEDA KU BARBAARISAY WELIBA HADA JACEYL DHAXALGAL AH BEY HEYSATAA SANADWALBA SANNADGUURO U SAMEYSAAA
    HAWAARO JACELKA

  • @sirdoon1
    @sirdoon1 4 роки тому

    Sandku jaceyl ju dhamaado laheyd 2020 cudur ayuu ku dhamaanayay covid 19 allow sahal

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +2

    Niyoow ninkan abdirahmaan soomali
    Camera man iska socdey weeyaan
    Ninka haatuf abdi meel iska saarey

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka 4 роки тому +1

    Eedo guulayso

  • @nagiibnuur5119
    @nagiibnuur5119 4 роки тому +2

    Dhaxal ayay u heshay waayo muddo sheet ayay Soo waday

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +23

    NIMCO YAASIIN KULAHAA HEES JACAYL AH BAN INOO QADAYAA SANADKAN JACAYL HA INOOGU DHAMAADO🤣🤣🤔🤔

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 4 роки тому +2

      Ha inoogu bilowdo

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man 4 роки тому +1

      Dadkaan UA-cam ka miyay qutaab way dhex fadhiyaan

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 роки тому +1

      Farah. Adi jacaylka imisa jeeer buu sabaaxato kula kacay

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 роки тому +3

      @@alisaladahmed424 hal mar wll😵🙈

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 роки тому +1

      @@amiiraadan3017 .haye hada ma guursaty mise wali orginal tahay ukhtii

  • @siciidofarah2652
    @siciidofarah2652 4 роки тому +1

    My dumaashi nimco yasiin noloow wax nool

  • @naasiribraahin323
    @naasiribraahin323 4 роки тому +4

    Eraydii aadan tarabi
    Laxanki daa,uud cali masxaf
    Codka nimco sharaf
    Waa hees dad waawayn
    Looma kala hadhin

  • @qumansabban7117
    @qumansabban7117 4 роки тому +6

    Islaanta bidaarta leh ee ka ag ciyaaraysa alla ma nooli

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 4 роки тому

      Uss.bidaarta Allah ayaa siyeey

    • @qumansabban7117
      @qumansabban7117 4 роки тому

      @@zamzamabdi5279 ma adigay ahayd Islaantu bidaar dheer belaayo qaab daran 👩💬Cool💫
      👚👏💥
      👖
      👠👠

    • @zamzamabdi5279
      @zamzamabdi5279 4 роки тому

      @@qumansabban7117 diib malee.allah wahiid

  • @baackhaled883
    @baackhaled883 4 роки тому +3

    Illahay ka baqoo fadhiiso 80jir baa tahee khatumayso

  • @fardoowsatiinaaofficial6300
    @fardoowsatiinaaofficial6300 4 роки тому +1

    Www mamo nimco mush caadi

  • @apdilahikuuz5352
    @apdilahikuuz5352 4 роки тому +4

    Inta apdiraxman somali tagerta like saar

  • @waleedosman1259
    @waleedosman1259 4 роки тому +1

    Waladheyd Adego bay in girtey qabiilka waa anas

  • @ladna.mowliid9283
    @ladna.mowliid9283 4 роки тому

    Heestan xasuus Ayaan galaH markan dhagaystoh

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 4 роки тому +1

    Nimoy nolow hawaro jacyku

  • @mahadxidig795
    @mahadxidig795 4 роки тому

    Mama nimco yaasiin

  • @amun5155
    @amun5155 4 роки тому +5

    SOMMALIYEEY MARKAAN IS DHAHO WAA KAN KII DHABTA AHAA SI KALE UN BUU HADANA NOQONAYAA YAAB.COM

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 роки тому

      Ayaanbadan. Waxaaagu waa xiiso iyo xanjaf xanjaf maalmo yar

    • @amun5155
      @amun5155 4 роки тому +1

      @@alisaladahmed424 wlhy ma ahan malaga waxaan ka Raadineyay baan ka waayaAa

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 роки тому

      @@amun5155 . Intee ku nooshahay wl 🙋‍♂️

    • @amun5155
      @amun5155 4 роки тому +1

      @@alisaladahmed424 Germany

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 4 роки тому +1

      @@amun5155 . Haa sax bal jacaylka aan ku baree intee ka xiriirnaa whtsupp ma leedahy

  • @MohamedAli-tq9uh
    @MohamedAli-tq9uh 4 роки тому +1

    Qataaar

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Рік тому

    💔😭

  • @zakariamohammed5094
    @zakariamohammed5094 4 роки тому +2

    I was there that night and there was no food Lol and I went home hungry

  • @samsamahmed3649
    @samsamahmed3649 4 роки тому +3

    Nimcooy hada Waxa Jecel ladhaho majiro jecelkii Hore ba wcna ba ladhahaa Hada jecl majiro labo Qof oo daacad isu ah way yar ihiiiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ahmed-t4g7h
    @Ahmed-t4g7h 8 місяців тому

    😮

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 4 роки тому +2

    Aduunyo rogman rabto ayan jogtaa bal eeg mamadaas surwalka wadato o nikineysa cimriga u allah garsiyay o towbad xumada heysata

    • @moshaf2132
      @moshaf2132 4 роки тому

      kkk ciyaal xaafo weynatay weyan

  • @mohamedhuruse754
    @mohamedhuruse754 4 роки тому +1

    Hhh UK Ileen Waa Meel Lagu Rogmay Islaanta Mamada Ku Meerysa Ee U Eg Haynoga Mar Dhacay May Iska Nasato Tan Kale Toronto London Ayaa Ka Islaamo Badan

  • @saligiirasulkiyosaldhigeen4900
    @saligiirasulkiyosaldhigeen4900 4 роки тому

    S

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 4 роки тому +7

    Jaceylka dhaxal baan u helay❤️