HA MURUGON WEY IMAAN DOONTA MAAINTA AAD FARXI LAHEY ILLAHEY KUGUMA QADINAYO BARYADISA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лют 2025
  • ILLAHOW NASII WAX WALBA OO KHEYR AAN KU WEYDIIANO

КОМЕНТАРІ •

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 5 місяців тому +2

    Masha Allah amow habo aad baan ku dhegeystaa ilaahay ha ku xifdiyo xabiibti qaali suratul baqra ayaan wadaa insha Allah murad baan leeyahay isoo duceeya dhamaantiin barakallah fik insha mahadsanid ❤️🙏❤️🤲🤲❤️🌹🌹❤️

  • @sacdianur4528
    @sacdianur4528 5 місяців тому +13

    Whi in bdan ayaan murugooday lakiin waa guuleystay murugadeydu wexey eheed sixir ihaleelay whi waxn is dhihi jiray wad daashay sidaad u duceysanesay 😢😢😢 lakiin 8 sano kadib waa guuleysatay oo murugadii ayaa I deeysay whi caruur iyo maal aduunyo qof ku fikiraa hadaad argto waa qof caafimaad qaba suuratul baqara iyo istaaqfaarta iyo yaa duljalaal wal igraam yaaxayuu yaaa Qayyum iyo aman yujiibul mudaraaa idaa dacaaa waa ducooyin cajiiba 😢😢😢😢😢😢😢😢 kma sheken karo muragadeydii 😢😢😢 iyo farxada Kadan beysay 😊😊😊😊😊 alxm

    • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
      @abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 місяців тому +1

      Mashallah allow ku xafid walashay subxanallah

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 5 місяців тому

      @@abdurrahmanHarbi-cy8hy aamiin walashey

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  5 місяців тому +2

      Asalamu Caleykum Waraxmatullahi wabarakatu Walaashey Sacdiya wallahi waan farxay dartaada Illahey haku siyaadiyo wax walba okheyr ah aad heysato aduun iyo Akhiro ❤❤❤❤❤❤❤

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 5 місяців тому

      @@aminoshiiqunaa wcs walaashey aaamiin adiguna sidookale alle haku xafido whi ciwaanka hamurogoon ayaa iga ilimeysiiyay lakiin hada ilimadu waa farxad 10 sano oo murugaaa 8sano oo ducaaa alxm adigana jisadaada jano allaha kadhigo

    • @sacdianur4528
      @sacdianur4528 5 місяців тому

      @@aminoshiiqunaa sidaad igu faraxday alle hakugu farxo

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 5 місяців тому

    Ilaahow xaasidiinta iyo saaxiriinta naga qabo oo naga xifdi shartooda alahuma amiin

  • @Ikran24924
    @Ikran24924 5 місяців тому +2

    Aamiin yaa rabi, Mahadsanid xabiibti murugo aan dareemayay ayad iga yaraysay ilahay ha ku xifdiyo caruurta iyo sawjkana ha ku xifdiyo ❤❤❤

  • @drsayaanmohammed4725
    @drsayaanmohammed4725 5 місяців тому +1

    Ilaaahow guur wngsn iyo awlaad baari ah isii
    aamiin iidhaha walalayaal❤

  • @SuaadomohamettAli
    @SuaadomohamettAli 5 місяців тому +4

    Dadka qaar hadey ogaan lahayeen side istiqfaarta nolosheda ubadaleyso wlhi wey samey lahayeen alxamdullh

  • @suleimanabdillechannel
    @suleimanabdillechannel 5 місяців тому +3

    اختي الكريمة احبك في الله، الله يبارك فيك ويسعدك ويوفقك في كل خير ويحفظك من كل شر من العين والحسد

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 5 місяців тому +1

    Alxamdulillaah calaa kulli nicmatin❤❤❤

  • @FatuushTeeena
    @FatuushTeeena 5 місяців тому +7

    Wallhi istiqfaarta wax bdn ayey nolosheyda ka badeshey wan aamini waayey alxd kudadaala

  • @Faduma-k9s
    @Faduma-k9s 5 місяців тому

    Mnsh Allah walashay qali ❤❤❤❤ aamina Allah ku xafido markastaba waad nag farxisa wllo ❤❤ Allah ka farxiyo ❤❤❤❤

  • @Dagan_Ibrahim
    @Dagan_Ibrahim 5 місяців тому +2

    Walhi wan ilmeyay sadex ilmo ayaa ilahay ii siisay ilahay waa dhibsan jiray 😢ilahay ilahow ii dambi dhaaf nacayba igama ahayn lkn daruuf ayaa ii haysatay markas hda wali uur wali ma yeelan ilahow ilmahaygii hda midna ilama jooga ilahow awlada ii nabad keen awlad kle ii igu dar amiin amiin yaa rabi 😢❤❤❤

  • @raaxoaxmad5914
    @raaxoaxmad5914 5 місяців тому

    Allahuma aamiin yaa rabbi

  • @AishaAbdalla-r6d
    @AishaAbdalla-r6d 5 місяців тому +1

    Mashaa alaha abaayo alaha ku barakeeyo caafimaad taam alaha ku siiyo runtii sidan kuugu so biray una bilaabay suratul baqara wax aad u wayn bay iga badasha tan manta aad ka hadlayso wa tan ku taamayo alaha ii sakhiro

  • @AyFaayow
    @AyFaayow 5 місяців тому

    آمين يارب العالمين 🤲🤲

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 місяців тому

    Maasha Allaah jzklh kheyran ukhtiiy kariima baarakallaahu fiikum qof walboo illaahey owlaad siiyey allaha uxafido intey uhanuunsan tahey hanuunka allaha usiyaadiyo inta kudhibana allaha usoo hanuuniyo inta aan owlaad heysanina allaha siiyo owlaad saalixiin ah ay ku indho qaboowsadan anaga iyo intii muslim ahba owlaada allaha noo barakeeyo wadada toosana allaha noogu hanuuniyo yaa arxama raaximiin

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 5 місяців тому

    Aamiin ayaa rabi

  • @Faduma-k9s
    @Faduma-k9s 5 місяців тому

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @IdilMaxamad-ps9cv
    @IdilMaxamad-ps9cv 5 місяців тому

    يا الله intaan oowlaad heeysan owlaad baariyaal ah oo barakeysan ku arsaaQ

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 5 місяців тому

    Masha Allah

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 5 місяців тому

    Jasakllaah janatul firdaws

  • @KhadroKhadroaxmed-nq9iu
    @KhadroKhadroaxmed-nq9iu 5 місяців тому

    Masha allaah abayo mcn

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 5 місяців тому

    Mashalaaaah

  • @cabdirisaqxasan4619
    @cabdirisaqxasan4619 5 місяців тому

    Allaha kusharfo abaayo

  • @H-Abdull
    @H-Abdull 5 місяців тому

    Amiin amiin ilahow owlad salix ah isii aniga iyo inta ila midka ah

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  5 місяців тому

      Allahuma Amiin illahey hakaa farxiyo farxad aad la oysid macaan keeda❤

    • @H-Abdull
      @H-Abdull 5 місяців тому

      Amiin amiin ya rabi

    • @H-Abdull
      @H-Abdull 5 місяців тому

      ⁠@@aminoshiiqunaa❤❤❤

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 5 місяців тому

    Ascww abayo allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin allahumaa amiin

  • @lakimahad5270
    @lakimahad5270 5 місяців тому

    Abaa ado mahadsan ducada nosoqor ado raliyaa zaida ugu bahanahay

  • @umurufaydah7768
    @umurufaydah7768 5 місяців тому

    Ilahow musliminta dhan sii owlaaad baaariya ilahow haka xarimin

  • @asmawarsame2647
    @asmawarsame2647 5 місяців тому

    🎉❤

  • @Bushra11-fb7yy
    @Bushra11-fb7yy 5 місяців тому

    Illahay garab haygu siyo korinta owlada wll amina qalbigan ka oyay marka muqalkan dawaday owlad an abo kula korinaynin xanunkeda qofki heysta unba og farxadna qofki owlad heysta unba og inta owlad la.anta ah alaha siyo inta bugtana alaha cafiyo

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  5 місяців тому

      Qaaliyeey manta wa maalin barina waa malin kale waad ku liibani doontaa caruurtada u dhabar adeyg

  • @AyFaayow
    @AyFaayow 5 місяців тому +1

    Asc amina jarmany ayad i jclesineysa melahan quruxda badan ani leyma tuso

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  5 місяців тому

      Ay fayow😂😂😂😂😂😂 intee joogtaa

    • @AyFaayow
      @AyFaayow 5 місяців тому

      Somalia joga adine melo indhaha uroon a ituse kawaran inan so tahripo marabtaa😂😂

  • @MukhtarHassan-d3z
    @MukhtarHassan-d3z 5 місяців тому

    Wllo waad mahadsantahay.....lakin bal kawaran adigo wax walbo haysta kuna xamdi iyo shukri qaba oo bini adam lagu imtaaxami

  • @sacdiyanaasir8157
    @sacdiyanaasir8157 5 місяців тому

    Shukran mama Snap ma leedahay

    • @aminoshiiqunaa
      @aminoshiiqunaa  5 місяців тому

      Haa snap keyga waa magaca aamina shiiqunaa wa sida magaca UA-cam ka