Riwaayadii Sixirka Part 4 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 734

  • @HOBFILMS
    @HOBFILMS  Рік тому +312

    *Asxaapta Channelka Ku xidhan Waad salaamantihiin Salaan Ka Bacdi Filimka 2 Cisho dhaaf ayaan usoo galinaa Sidaas Ula Socda Subacribeta Iyo Liketuna Waa Halkiina Waad mahadsantihiin*

    • @maxamedaxmed9600
      @maxamedaxmed9600 Рік тому +1

      Wᴀʀ ᴡʟʟ ᴋᴀᴅᴀʏᴏ ᴍᴀʟɪɴ ᴅʜᴀғ ᴋᴀ ᴅʜɪɢᴀ

    • @faadumoyuusuf1415
      @faadumoyuusuf1415 Рік тому +2

      Wakaqadny diyar waye nosobosiya hal hal ula sucdaa wasuge waaya xita wamhdsantihin🙏🥰🥰

    • @gldlyrics66
      @gldlyrics66 Рік тому

      Hᴀʟ ᴄɪsʜᴏ ᴋᴀ ᴅʜɪɢᴀ

    • @Suhaibtv.
      @Suhaibtv. Рік тому +4

      Ok

    • @xamdahussein644
      @xamdahussein644 Рік тому +3

      Diyaar waaye ❤

  • @Hunter.tv_
    @Hunter.tv_ Рік тому +260

    Ku saliya xabibkena muxamed scw🥰❣️

  • @maryamadhooljeyte8792
    @maryamadhooljeyte8792 Рік тому +36

    Allh hoyooy beerka😂😂😂😂😂 war wllhi wa dhimn rabaaa hello rer hargeysa wllhi muqdisho ayan dhex rfnaaa allh suxayeey😂😂😂😂

  • @shaficiismail2880
    @shaficiismail2880 Рік тому +76

    Team HoB flims film ku waa top balse waxa yara fiican inaad wixii aan haboonayn aad ka reebtaan sida wllaha beenta ah oo kale wax kale ku bedela wallahana waad garanysaan in aan run iyo Beantoona laagu dhaaran shay daruuri ah mooyaane waxaan rajaynayaa inaad iga qaadataan kaliya waa iga saxitaan iyo dardaaran uun waxaan kamid ahay old funs kiinii hore talo iyo toosin waalaysku leeyahay asc dhalinyaro 🖐

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 Рік тому +85

    Director ka filim kan mowjadaha haweenka iyo wareerka dunida ayuu la noolyahay kitaab anu cumaamadiisa waan tuuray Walaahi 😂😂

  • @hondiizosman9729
    @hondiizosman9729 Рік тому +78

    Iga so dhaqsada yaqeyo Team Muna Io yahye farta taaga 😍😀

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Рік тому +47

    Team Yahye tiger ismuujiya ❤👍👈

  • @fathyaahmed3487
    @fathyaahmed3487 Рік тому +11

    Fadlan akhyaarta qaaliga sifiican ayaad wax ujilaysaan ee dhaartu waa axdigii ilhy ee kareeba dhaarta riwaayada fadlan

  • @vaarkudhiigle
    @vaarkudhiigle Рік тому +32

    Inta madar taageerta like saara 👍♥️

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Рік тому +17

    Masha Allah my team Hob films hore uu socda dhamantiin waa mahadsantihiid walalahay 🥰🥰🥰😊😊😊😄😄😄

  • @fathyaahmed3487
    @fathyaahmed3487 Рік тому +21

    Muni waa sunta hargaha ee lasheego wlhi waa jilaa fiican nasab dhamaan groupka wxn leyhy keep going

  • @Shamuureoffical
    @Shamuureoffical Рік тому +74

    😂😂😂munay funny dib by karidi mesha

    • @asmakaaba8911
      @asmakaaba8911 Рік тому +1

      😂😂🤣😭😭🥱🥱😭😫🥱🤑🤑😝🤑

    • @rodaqani4704
      @rodaqani4704 Рік тому

      ​@@asmakaaba8911 😢😢😢😢😢😢😮😢😢😢😢😢😢

    • @rodaqani4704
      @rodaqani4704 Рік тому

      3rd person in my email is fine 🎉

    • @rodaqani4704
      @rodaqani4704 Рік тому

      Gegsg😅

    • @rodaqani4704
      @rodaqani4704 Рік тому

      ​@@asmakaaba8911 31qaqwqqrgu🎉

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Рік тому +28

    Madar wax wayn ayaa haysta hablahana waa laku dhex waasha illahay ha sahlo
    Keep going my favorite teams 👏💯🥰

  • @balqiishappy5810
    @balqiishappy5810 Рік тому +13

    P5 iyo 6 lasoo dhaqsada hppiyaal🥰 muna iyo madar waan idin salaamay adinkiyo asxapta kle🙏

  • @fadumocabdilahi8143
    @fadumocabdilahi8143 Рік тому +70

    Team mona dabka dabka 🔥😂

  • @memr7493
    @memr7493 Рік тому +2

    Masha allaah nice ruwayad keep going brother & sisters 👍🥰🥰

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Рік тому +48

    😂😂😂😂😂 muuna faysal way igaqoslisay walahi 😂😂😂😜😜😜 soobadi

  • @maanqaboojiye479
    @maanqaboojiye479 Рік тому +25

    Nio wlahi wixiipa waxaa nagaga dhigten qof suliga upaahanoo lagaga raagay calooshuna saayid u xanuunayso xanuun wlahi😁

  • @inacalihmuhumad256
    @inacalihmuhumad256 Рік тому +12

    Siduu meesha madar uga dhacaYyyyy wllhi I can't stop laughing 😂😂😂🖐

  • @kaabahamud1168
    @kaabahamud1168 Рік тому +5

    Yaxye anuu ma hanbo laayan ahay markaa 😅 keep going my team HOB filims 🥰👍

  • @mahamudabdirahman6984
    @mahamudabdirahman6984 Рік тому +11

    Walee madar ooyin inyar ayuu u jiraa😁i cant wait it😁eposide 5

  • @XasanfoosiMaxamed
    @XasanfoosiMaxamed 2 місяці тому +2

    Wax walba.way dhacan❤❤❤❤

  • @cabdullaahikhaliif8687
    @cabdullaahikhaliif8687 Рік тому +2

    Mash alah muna faysal Wan kuwataa wllo

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Рік тому +12

    Muna wan wata dhibki madra ku soco😂😂

  • @nimcoxasan1452
    @nimcoxasan1452 Рік тому +8

    Muuna wlhi funny way dhaaftay 😂😂😂😂😂😂
    Madarna 😂😂😂hoomay ban ka dilaacin ku lahaaa 😂😂😂😂😂

  • @hiboyacoubaden3802
    @hiboyacoubaden3802 Рік тому +16

    Yahye waa funny kii oo qof ah 😂🇩🇯

  • @hanadfarhan5976
    @hanadfarhan5976 Рік тому +7

    Tiinbay Ku Dilaaci Muna Faysal 😭😂😂😭😭😭😭

  • @hamdanaazir3502
    @hamdanaazir3502 Рік тому +27

    Hadan warejin wayo riyadi jinka xasustayyyy 😂

  • @Munira_Abdi
    @Munira_Abdi Рік тому +19

    Naag adag weeye Muni😂

  • @osaameaxmadhindi153
    @osaameaxmadhindi153 Рік тому +4

    markaad maqashid jacayl indho maleh waa iska sidan hobfilms keep going👏😂

  • @halimahashaash2571
    @halimahashaash2571 Рік тому +8

    Alla Dhakadaas Naagta ka shakisid Lambarkas Sxpka ba laga wacca Si àad u aragtid inu usave gareysan yahy in kale 😂😂😂 Team Hinaaso Iuo Faji Waa Walalo😂😂
    Mida kale madaroow Xaggad Yahye uga dhagaysaa Ma asaga Muna Dhalay🤣

  • @maahircadde9031
    @maahircadde9031 5 днів тому

    Yaxye tiger 🐅 best actor 👏

  • @hudafarhaan2355
    @hudafarhaan2355 Рік тому +4

    Kulahaaa mahashan ilkaha dheerle madax wllhi waa fanny🤣🤣🤣🤣🤣

    • @Nouradin3068
      @Nouradin3068 Рік тому

      hop filims teamka kaliya an tagero🥰🤪🤑

  • @najmajamac6217
    @najmajamac6217 Рік тому

    Hhhhh😅😅Alla beerka😂😂😂Madar wa Funny wllhi🤣🤣

  • @cabiiraabdilaahi2952
    @cabiiraabdilaahi2952 Рік тому +1

    Muna qurux fariid legend hore u soco hupi

  • @منىعبدي-د9ن
    @منىعبدي-د9ن Рік тому

    Eshcala rowayad noso badiya dee Mouna iyo madar i love you toooo

  • @maxamedcfataax809
    @maxamedcfataax809 Рік тому +10

    "Imisanaan rabin oon wadana uun"😅

  • @YahyeYamani
    @YahyeYamani Рік тому +3

    Waa nagu badh jarteene noo soo badiya

  • @HilaalHusein
    @HilaalHusein 15 днів тому +1

    Yaxye m.Allah ❤

  • @amiiraasli4011
    @amiiraasli4011 Рік тому +10

    FADLAN KHALADAADKA NOO SOO GALIYA 🙏🙏🙏😂😂😂

  • @Kokokayf
    @Kokokayf Рік тому +10

    Walalyow hurta ilhy ka baqa anaga naftad no keenten waayo musalsal bila weysan dhaxbartan nagu kala jaraysaan musalsal no dhaameya bila calaykum🥺🥺🙏

    • @Samiirluckymusic
      @Samiirluckymusic Рік тому

      😂😂😂😂😂😂 Wll waxa loo bahan yahy Meel fican Iyado ku mareyso inuu kala go.o hhhhhhhh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @craxiinhassanaadan32
      @craxiinhassanaadan32 Рік тому

      HyE wll Hoyadaa nacalaaa Hoyadaa ku yaaaLe😂

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Рік тому +5

    Waaar aawey dee mawliit hargaysaawiyo

  • @wacanmuuse107
    @wacanmuuse107 Рік тому +7

    10 jeer Ayaanku.soo Cesheday wlhi.
    Kute Qoftan ilkaha dheerle 😅😅😅

  • @Sam_Sam_Dhamays
    @Sam_Sam_Dhamays Рік тому +5

    Masha Allah muna faysal

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Рік тому +10

    #HOB_FILMS CUMAAMADA🧣🧣💯 INTA IGULA TUURTAY GAAR AHAAN DIRECTOR KA FILMKAN #LIKE👈ISKU MUJI

  • @najmadheeg605
    @najmadheeg605 Рік тому +28

    I CAN'T WAIT 😜😜😜

  • @gabadhizaaqa6669
    @gabadhizaaqa6669 Рік тому +7

    Ma Ana dhalay kulahaa orod rerkoda ❤🤣🤣🤣

  • @khadijomahamud3042
    @khadijomahamud3042 Рік тому +22

    I can’t wait part 5😂

  • @Wardaofficl
    @Wardaofficl Рік тому +2

    Zxp yaxye Ahmed keep kind 🤴❤️👍👍👍👍

  • @amiiraali
    @amiiraali Рік тому +13

    Munaay indho adayg badnidaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Umulkheir_khader_Adem
    @Umulkheir_khader_Adem Рік тому +4

    Alla sidaan idiin sugayay Lee 🥺💙

  • @baashecade8200
    @baashecade8200 Рік тому +5

    haaye wllyal dholgaraska usiii dayaaa🙏

  • @abdifataxabdilaahi4099
    @abdifataxabdilaahi4099 Рік тому +1

    Muddo sanado ah xiddigihii hargeisa
    Madar
    Najma
    Muna faysal

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 Рік тому +5

    So funny walahi beerka I cadaaday dayax aaway haaye

  • @nimcocabdicali4928
    @nimcocabdicali4928 Рік тому +20

    Hanad waa qiyaanoole wxiiba iskoo og buu is dhfinyaa🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedoffice
    @maxamedoffice Рік тому +1

    ❤️jacylka jidkiisa haduu noqon waayo jab janada kamida adaa jamaalow jamilay kadheraatay🥰🥰🥰

  • @apdirzakmaslax1259
    @apdirzakmaslax1259 Рік тому +4

    Filinku waa best movie ee lasoo dhakhsada bila caleek

  • @ibrahimmariam7397
    @ibrahimmariam7397 Рік тому +1

    I liked the video😊 so much Keep it up

  • @NashadTigerofficial
    @NashadTigerofficial Рік тому +1

    Ala hop flims waa uxisey wlhi muna mader najma yahye❤❤

  • @Ahmed_somali_6
    @Ahmed_somali_6 Рік тому +13

    4:47 imaba fahmeysid ina adeer qalbiga ku fadhiya imaankaad la dahay 🤣🤣🤣
    7:01 bahal dhintey baad tahay imaan la aan baa ku heysaa lacag baad saas noo weydiineysaa 🤣🤣
    10:40
    muno : waxay ku tiri madar
    Madar: xooga amusnan ah ka dib ha ha ha ha ha 🤣🤣

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Рік тому +9

    Team Yahye And Madar❤😂

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye Рік тому +1

    MADAR SXBKII MR HUSH
    WAA JILAA IGU CUSUB LKN WAA LOO BAAHAN YAHAY CODKIISA IYO ARAGIISU ISMA LAHA HILIB GEEL IN LAGU CANQARIYEY AYAAD MOODAA ..MAANSHA,ALAAH

  • @nimcocabdilahi8128
    @nimcocabdilahi8128 Рік тому +1

    Muna si umad galin madar ax najma waan ka xumahay

  • @faatimohusen4526
    @faatimohusen4526 Рік тому +3

    Nio teamkan wa qosol ❤😆waxa so xasusanaya riwayadi jinka 😆😆

  • @nuurasaleebaan7411
    @nuurasaleebaan7411 Рік тому +3

    Max dhacye want ragsanye🥰🥰

  • @ugbaadmaxamed595
    @ugbaadmaxamed595 Рік тому

    Asc wll dhaarta beenta ah iska daya wan idiintageera hore usocda

  • @xamseabdi8287
    @xamseabdi8287 Рік тому +1

    Sowinga wadnha Ridy ku laha😂😂

  • @abshirocabdirisaaq8791
    @abshirocabdirisaaq8791 Рік тому +5

    Jinka u eg ee dhakada dheer😭🤣🤣🤣🤣

  • @muhiimaxmedmuhiimaxmed
    @muhiimaxmedmuhiimaxmed Рік тому +5

    Muna so funny wlhi Waa waxkale😍😆

  • @kalethassanmohamuud507
    @kalethassanmohamuud507 Рік тому +10

    Waxaas oo buuq iyo qaylo ah waxa aad kaga baxi karta markaba qofka kugu cusub inaad Uga qisooto nolashaadi hore😀🤣🤣🤣😅

  • @sumayaaliabdi4583
    @sumayaaliabdi4583 Рік тому +2

    Maseerkaas oo run ah aniguu iwalay xaqiiqdii😩😂😂

  • @ENG_MOHAMET1
    @ENG_MOHAMET1 Рік тому +17

    Ana saasaad igu waysay iyadana saasaad kuwayday aar xaasid sanaa🤣🤣🤣🤣

  • @aslikeyse3877
    @aslikeyse3877 Рік тому +1

    Muna feysal wa farid

  • @maryanfarax7793
    @maryanfarax7793 Рік тому +1

    Wlhi funy weye kuwan 😂😂😂😂

  • @sadiqmoha9284
    @sadiqmoha9284 Рік тому +5

    Muna funny wye😂😂😂❤

  • @bahjabahjabilan5161
    @bahjabahjabilan5161 Рік тому +2

    Allll munayyyy wll noso badiya

  • @nimcocabdilahi8128
    @nimcocabdilahi8128 Рік тому

    Thank you wll part 5 meeday

  • @khalidaxmed444
    @khalidaxmed444 Рік тому

    Qosol badnaa laakinse camera iyo graph ima wa xoogaa pouring laga dareemayaa

  • @richmann7835
    @richmann7835 Рік тому +2

    Waa film fiican wlhiye Soo wada ilaa dhamaadka

  • @MaxamuudMuuse-zu1el
    @MaxamuudMuuse-zu1el 10 місяців тому

    Filimada yaa inii sameeya maxkaxda ila.wadaaga?

  • @sulekha9249
    @sulekha9249 Рік тому +8

    I can't wait part five😅🙈

  • @maalintiiciida5122
    @maalintiiciida5122 Рік тому +3

    Muna faysal waan wataa wllhi iyo madar kulahaaa hadaan saas uwareejin waayo 😂😂😂😂

  • @hamseyuusuf8964
    @hamseyuusuf8964 Рік тому +4

    Dee riwayada waad nagu badh jartane soo dhameyay bahasha 😂😂

  • @ayaanmawlit8547
    @ayaanmawlit8547 Рік тому

    Yahye i like you hppi🤴😂😂❤️😂😂

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 Рік тому +2

    Mash Allah Keep going Wll 😘👍👍👍👍🌹👍😍

  • @maxamedoffice
    @maxamedoffice Рік тому +1

    Hanad jacyl samyay wali ma arag 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @hindacarab5882
    @hindacarab5882 Рік тому +6

    Muuna wlhi sidii naag nin looga qaadi laha ka bartay maanta 😂😂🥰

    • @marwaqalanjo4902
      @marwaqalanjo4902 Рік тому

      Maxada ka faidi qof ada qofkale kasu qadi marnaba qimo kuma hayo

    • @Samia123dhdyd
      @Samia123dhdyd Рік тому

      Wlhy Runtii Madar io Najma Io Muna Waan idin taageeraaa Runtii Keep Going Zhpyll

    • @Hanmor3412
      @Hanmor3412 Рік тому

      @hindacarab anba sido kale🤣

  • @Zuhaipmahad3372
    @Zuhaipmahad3372 Рік тому +2

    Najma wataaa wlho

  • @sadiiqqamar6202
    @sadiiqqamar6202 Рік тому +1

    Wllyal nola so dhereya riwaayadu xamasad bay ledahy daqiiqadahana kordhiya 22 kadhiga pliz partiyadana dheereya aad ban idin jeclahy wllahy hop films

  • @asmahappy4846
    @asmahappy4846 Рік тому +7

    dumarku waa wareer caadiya😂😂

  • @muriyagaanax1871
    @muriyagaanax1871 Рік тому +1

    😂😂😂waxani flim waa dhafy wllhi

  • @xamdahussein644
    @xamdahussein644 Рік тому +8

    Waaaaaw🥰🥰 masha alla

  • @camaarcabdi3397
    @camaarcabdi3397 Рік тому +9

    War filimka cumamadiisa Wan Tuurayy😂😂

  • @Mustafaaa121
    @Mustafaaa121 Рік тому +1

    Najma ohh my jealous 💔😭🤣🙌

  • @ifrahabdi8699
    @ifrahabdi8699 Рік тому +3

    😂😂😂😂 ma anaaa Dhalay reerkood uso sheeeg funny

  • @maxamedyuusuf7203
    @maxamedyuusuf7203 Рік тому +1

    Wacani riyaawad maaha ee waa muran. Fadlan iska hagaajiya.

  • @AxmedKayse-f8p
    @AxmedKayse-f8p Рік тому +1

    Asc zxb ❤❤❤

  • @fardowsoali4935
    @fardowsoali4935 Рік тому

    Mahad sanidiin walalayaa❤❤❤❤❤

  • @abdiazizziize5717
    @abdiazizziize5717 Рік тому +1

    Muna feysal ciisu diin ayaan wataa aniga. Wa ay aqli bdan thy __I love you__muna

  • @khadratufaaxo7678
    @khadratufaaxo7678 Рік тому +2

    Muna iyo madar kal iyo laab ban idin salamay 🙏