Riwaayadii Sixirka Part 5 2022

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 938

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed Рік тому +392

    *intee baa kuugu Qosol badnayd asxaabeey*

  • @khadarmaxamed4542
    @khadarmaxamed4542 Рік тому +267

    Intii Madar maxamed ayaaNle TagerTa Love ka❤🎉

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +40

    Rasuulka ﷺ wuxuu yiri "ninka mar aniga igu saliya 10 jeer buu alle
    u Naxarisanayaa."
    Ku salli nabiga Scw❤️
    #loov saar soo dhehe mahadsanidAniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲

    • @mahamedfaarax7436
      @mahamedfaarax7436 Рік тому

      Sallallahu calayhi wasalam

    • @asadlionish
      @asadlionish Рік тому

      صلى الله عليه وآله وسلم

    • @raxmacaday727
      @raxmacaday727 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw.scw.scw.scw.scw.scw scw scw scw

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +181

    Madar qayladii o qof ah😮😂
    muna qasabkii o qof ah☹️😂
    najma masyrkii o qof ah😑😂
    Yaxye isku dirkii o qof ah😆😂
    Team socday Hob films😍

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Рік тому +53

    Muna wan daremayna dhibta haysata lkin inay waxa samayso May ahayn🥺 Jacaylku ha waaro meelkasto joogo💯👫 keep going my favorite teams

  • @kaapacudon8009
    @kaapacudon8009 Рік тому +52

    wlee teamkani wuu socdaY cid jilitan idinku grta mjirto💯talentigina ayad social media kujogtan🙏
    najma masyr iyo bila dulqadki oo qofa xta hdalka inta loo dhmynayo mzugyso hhh😍😍

  • @anasnoor5361
    @anasnoor5361 Рік тому +22

    Inta munal Feysal cisse taageero haisoracdo🥰🍉

  • @fadumocabdilahi8143
    @fadumocabdilahi8143 Рік тому +57

    Waxan Samayno ya samayn kara team mona is mujiya🔥😘

  • @mohammedabdisalancali2051
    @mohammedabdisalancali2051 Рік тому +31

    I can't wait part 5😁 lso dhakhsada zxbyl
    Hob films waan idin wataa kooxda keliyee wx caadiya jili kra keep going 🥰🥰

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma6999 Рік тому +11

    yaxye tiger waa ninka kaliyee ruwaayda ku jira dakharka anaa kaagii cabee Iska daa kulahaa😂🥰

  • @fadumafarxan8788
    @fadumafarxan8788 Рік тому +18

    Haday tagtey mxa so celiyey may dhimato ama yurub gasho najma wa funny wlhi😅😅😅

  • @nasradaahir762
    @nasradaahir762 Рік тому +8

    Inta dhirbaxda ka naxday love😌🥺

  • @mubarikabdirahman7924
    @mubarikabdirahman7924 Рік тому +31

    Filinkaba mcnkisa hadu bilowday 😅😅munay hawsha wad wllo qebta filinka so deynaysay wllo daqiqadaha nobadiya 😭

  • @wandaba90
    @wandaba90 Рік тому +40

    Loooool love this riwayad! Watching from Toronto Canada

  • @mahamudabdirahman6984
    @mahamudabdirahman6984 Рік тому +11

    Kani wuu jaceyl dhaafay waana la isa sixrayaa hooooy.
    Jeep going brothers and sisters i cant wait eposide 6

  • @muna__hasan208
    @muna__hasan208 Рік тому +16

    Yaxye markii Hore MadaR ku LHaa Naag la.aan Ma mglda ka jirta Hadana Muna Kulahaa Ma nin la.aan ka jirta mgLda Waji Ma leH😂😂😂😂😂😂

  • @niemanchideh9231
    @niemanchideh9231 Рік тому +3

    Kkkkkkk war hahahaha hore igu gali fargalka wlhi si kal iyo laab ah ayaan u qoslay ee keep going team hob films from Djibouti 🇩🇯

  • @aliyare9056
    @aliyare9056 Рік тому +13

    Inta rabta filimka in malin dhaf laga dhigo like isaara

  • @mahadxaragooffical8877
    @mahadxaragooffical8877 Рік тому +20

    Beauty attracts the eyes
    But personality attracts The heart ♥
    Clear rejection is better Than fake promise

  • @barkhadsheekhcali-cw6cj
    @barkhadsheekhcali-cw6cj Рік тому +1

    Muna faisal ciise diin wll iqoor waxan doonaya Inan hob films koo soo biiro ee lambarkaka isoo qoor fadlan❤❤❤

  • @khadratufaaxo7678
    @khadratufaaxo7678 Рік тому +19

    Muna waa gabdha qudhe Aan tageero u ahay😘

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Рік тому +20

    War waxa nagala soo dhakhsada 😂 waa macan dhafee ❤

    • @MSN1-r4s
      @MSN1-r4s Рік тому

      𝖺𝗇𝗂 𝗂𝗈 𝖿𝗅𝗆𝗄𝖺 𝗒𝖺𝖺𝖺 𝗆𝖼𝖺𝖺𝖺𝗇🤣

  • @samiranaasir9378
    @samiranaasir9378 Рік тому +11

    Oo maad iska celisid kulahaa 😂😂😂 yaxaye isku dirkii oo qofa 😂😂

  • @xamdahussein644
    @xamdahussein644 Рік тому +17

    Team hob films runtii team aan taageero hormar wanaagsan

  • @heeso586
    @heeso586 Рік тому +3

    dhalinyaro talent leh horay u socda team HOB FLIMS waa wllkiin MAAME

  • @mahadyuusuf4770
    @mahadyuusuf4770 Рік тому

    Film kani message qaldan ayuu xambaarsan yahay 😳Kollay inta indheergaradka ah ee caqliga u saaxiibka ahi wey fahmayaan lkn jilliinkiinu waa top waanad fiicanthin 👍 good job

  • @alihassanhaider1767
    @alihassanhaider1767 Рік тому +3

    Masha Allah brother you're amazing legends tankale Runtii riwayada qiso dhab igu dhacday waaye runtii

  • @zushsikatun4532
    @zushsikatun4532 Рік тому +7

    Nagtiina kutee najma wa qofkii oo funny ah 😂😂😂😂😂

  • @rahmaabdirahmaan706
    @rahmaabdirahmaan706 Рік тому +17

    Gabadha yar ee kusanbaa jeclhy😂😂😂

  • @diinaari6842
    @diinaari6842 Рік тому +7

    Muna iyo najma iyo madar JILINKOODU inaba caadi maah WLLHI💯

  • @abdukhadirilyas6340
    @abdukhadirilyas6340 Рік тому +9

    Muno funny wlhi keep going waku wota gar iyo gar daro wlhi 😇

  • @ahmedshakir4447
    @ahmedshakir4447 Рік тому +2

    Sxpky pigaze ayaan wataa 4 sano isku class ahayn legend thy sxp hore usocda🤣🤣🤣

  • @kaysecabdirahman3011
    @kaysecabdirahman3011 Рік тому +16

    We Can`t Wait Part 6 Wllhi Lazo Dhakhzda🤣☠️☠️

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 Рік тому +1

    War niyahow dumarkan ma waxaad rabtaan inay password ragga kuwada xidhaaan, waan baqaye

  • @manalita
    @manalita Рік тому +14

    Yaxye wa qosoal midhan Ilahey iga sawaap dheh 😂😂

  • @hilaalphotography52
    @hilaalphotography52 Рік тому +2

    I like..hob filimes

  • @simraandahir7929
    @simraandahir7929 Рік тому +32

    I can't wait part 6 😂😂😂

  • @Supr93
    @Supr93 Рік тому

    Which one was yours

  • @zakariemohamed8279
    @zakariemohamed8279 Рік тому +11

    Inta taageersan Yahye tiger in lagu beddelo Dayah likes ii saar gacantana taagw😊😂

  • @nimcocabdi9644
    @nimcocabdi9644 Рік тому +2

    Nabiga ku saliga scw scw

  • @hamzemedmoud9201
    @hamzemedmoud9201 Рік тому +13

    4 minutes only🥰 I can't wait😁😇🤦‍♂️

  • @sakariyeanelka8841
    @sakariyeanelka8841 Рік тому +2

    Hob films the people injoy the talent you have keep going

  • @lajeclaydashidan441
    @lajeclaydashidan441 Рік тому +9

    Muuni waxay wada aniga kulahaa markii hore 😂😂😂 qasaban kugu raba 😂

  • @kaahiyefilms6858
    @kaahiyefilms6858 Рік тому

    best movies and actors ever recorded

  • @najmamaxamed5052
    @najmamaxamed5052 Рік тому +3

    Cadnan wllhie waa funny 😆 😄 waa ninka kaliya ee darti udawado 😅

  • @adnaibrahim4821
    @adnaibrahim4821 Рік тому +1

    Ooo maad izka jecelizid kulaa Team yahye izku dirkii oo qofa 😂😂🤚🔥🤴

  • @hafsahuppi1753
    @hafsahuppi1753 Рік тому +5

    Gabadhaa yaree kuusan bn jeclahay 😅😂😂😂😂😂😂😂

  • @caamir123
    @caamir123 Рік тому +1

    Mee Horta nio legendkii Dhana ee maxamed dayax

  • @asmaaxmedcismaan2687
    @asmaaxmedcismaan2687 Рік тому +12

    Najmi waa. Naag walan armad igu labaysa dhagayso 😂 hhhh ilahay qurato hayga dhigo kulha najmay wad naxde maro.hagagsan so.xidho

  • @naciimodacal3829
    @naciimodacal3829 Рік тому

    madar iyo muno dhamaantin inta filimkan wada waa idin salaamay taageero weyn ban idiin ahay filmaanta noo soo badadiya 🙏

  • @apdirisaaqpersio9833
    @apdirisaaqpersio9833 Рік тому +4

    La zoo dhkhzada

  • @xasanclaahi3119
    @xasanclaahi3119 Рік тому

    Waw Caawan sia wcn ula Jan qaadey ileen Riwaayadii Hore wan ku bargo ey

  • @suldanbadel4389
    @suldanbadel4389 Рік тому +3

    Ma qalbiga kutagan ooo ma bilaa dhiig ayaaa tahayna😄😄

  • @apdrahmzmal7230
    @apdrahmzmal7230 Рік тому +2

    Ba'ayo Ba'ayayy kuLaha, Haaa haa, aLa Najmaayy😂😂

  • @ayandahiye7318
    @ayandahiye7318 Рік тому +29

    I can’t wait part 6 😂😂😂😂

  • @saidaapdilahi1897
    @saidaapdilahi1897 Рік тому +1

    Wartan maseer badanaa oo wumayeysanaa😀😀😀😀

  • @mcphotographer1236
    @mcphotographer1236 Рік тому +5

    Nio ama malin walba soo galiya ama naga daya wax xidhiidh ka dhiga waa filimo macane

  • @Longing127
    @Longing127 Рік тому

    Riwaayad shidan 🙌🏾

  • @abdi_arab1432
    @abdi_arab1432 Рік тому +14

    Waar hob filimseey bahalka heebeenkasta soo daaya nio

  • @aishamohamed3708
    @aishamohamed3708 Рік тому

    Alla ba.ayey ba.ayey haah igali farantiga

  • @sacadhassan4911
    @sacadhassan4911 Рік тому +4

    Allah is one 🙏🙏🙏💯❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Longing127
    @Longing127 Рік тому

    Sixirlow Sheikh ah dunidan wa la arkey 😢 La xawla wa la quwata ila bilaah

  • @Oofwareen
    @Oofwareen Рік тому +7

    Najma iyo madar waaa aniga iyo midhkayga wlh😂

  • @yurubbile8795
    @yurubbile8795 Рік тому

    The legend cadnaan oo maad iskacelisid kulaha

  • @zumayamahamuth3735
    @zumayamahamuth3735 Рік тому +3

    Team aan jeclahy keep going 💪 ❤🥰

  • @miskiin
    @miskiin Рік тому +2

    Team yaxye tigir waa ku wataaa wllhi

  • @khalidibraahim1513
    @khalidibraahim1513 Рік тому +16

    ILahow hinasaha gabadhas oo kale ayaanu kaa magan gaLnay 🤣🤣🤣🤣

  • @mahamedfaarax7436
    @mahamedfaarax7436 Рік тому +1

    Dhamantin wan idin salamay .kooxda magaceedana igu Taabta .
    Muunana waxan leyay Horti waa ku Tageera sidaa filmka ujisho .lkn Jaclkii Hore waa tahriibsy hhhhh waa kaftam Hadda

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Рік тому +4

    Najma wa anoo kale 😂😂😂😂

  • @HindaSaar
    @HindaSaar 3 місяці тому

    Wankaheela riwaayada🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @abdisheekhrozey8538
    @abdisheekhrozey8538 Рік тому +3

    haaye Waxa Laba Cisho Waa raage Anaga Na Tix Galiyoo Bahasha Nooso DadaJiya

  • @amnaeid9857
    @amnaeid9857 Рік тому +1

    Hoogayoo ba ay magacii hoyady suleqa axmed Aamina waamagacayga ba aaaa😅😅😅😅

  • @abdilahicabi
    @abdilahicabi Рік тому +5

    Riyawadaba Yaxyaan u dawanaynaa😅 madar iyo muna dhexdoda Ninkasa shidaya

  • @pandit_shankar_datt
    @pandit_shankar_datt 3 місяці тому

    Very nice 👌

  • @farduusmaxamud2463
    @farduusmaxamud2463 Рік тому +3

    Munaay wllhi hooyadey baa suleekha ahmed ladhahaa hooyaday wllhi hadan wax yar oo dhiba ku arko waa wajigaaga 😁😍♥️

  • @ckariimadoshhande8548
    @ckariimadoshhande8548 Рік тому +2

    Cadnaan
    Horta reer burco miyaa horta
    Legend waan ku salaamay

  • @zahrashafali1890
    @zahrashafali1890 Рік тому +5

    can't wait part 6 I.A 😊

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Рік тому +2

    Waaw beautiful wllhy film❤️🔥🤩

  • @ciiltire8
    @ciiltire8 Рік тому +6

    I can't wait part 6😂😂😂
    Najmay🤣

  • @cabdiraxin4806
    @cabdiraxin4806 Рік тому

    Mansha allah hore u socda

  • @idilismaelahmedidilismaela7543

    King going 😘😘😘 woow maschaallah

  • @يهيابنسهل
    @يهيابنسهل Рік тому +2

    Wow 🤩 meel xasaasiya ayuu maraya wlh I can’t wait part 6🤯

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +3

    My Team hob films wan idin la socda Madar iyo Muna maxa kala heysta❤🥰

  • @Chardidos
    @Chardidos Рік тому +2

    Mouna jilayad jirta. 😍😍
    Qasab mxaan anu kuu rabaa ood adu ii rabin ku lahaa 😂😂😂

  • @abdiyaxye8985
    @abdiyaxye8985 Рік тому +3

    Aar nagaLa soo dhakhsada ragiinan soo galiyoW 😅🤣

  • @Bildhaan2020
    @Bildhaan2020 Рік тому +1

    Arinkaas anngu haddaan reer Lafa-ciise nahaya Mustafayn baan u naqaanaa
    Wallahi waan qoslaya kkkk
    Waxaan rajayanayaa in illaa 250 xalqadood noqdo film kani
    Waan hambalyaynayaa dhalinyarad isku hawshaya ee soo diyaarsayay

  • @moofficial839
    @moofficial839 Рік тому +5

    Vaar 4:24 Madar Ilaahaybaa Beenta Jecel Kulahaa Subxaanalaah

  • @nuurmahamed
    @nuurmahamed Рік тому +1

    Qebti 6had kudhaqsada malintin 2ba part sodaya daqiqadana kordhiya 30tim kadhiga thanks hore usocda

  • @maalintiiciida5122
    @maalintiiciida5122 Рік тому +10

    Kulahaa caruuran dhal dhalaynaaa madar waa funny😂😂😂😂😂

  • @clsalaannaasirmaxamed9501
    @clsalaannaasirmaxamed9501 Рік тому

    Keep going Lkn waad raajinaysaane ku soo dhakhsada one love

  • @mohamedaynan8989
    @mohamedaynan8989 Рік тому +3

    Horay uzoogaliya

  • @Kowtharkiin
    @Kowtharkiin Рік тому +1

    Hob films waxan jeclahay inaan jilayaashaan kusoo biiro miyaa lay aqbalayaa wll

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Рік тому +8

    😂😂😂😂😂😂😂 Riwayadaan riwayad weydhaaftay jilayaal cajiiba Muna dhibka kadaaa dadka 😂😂😂

  • @najaxmohmed2979
    @najaxmohmed2979 Рік тому +2

    Mrkuu madam romantically isk dhigayo afka sida la leeyhy jah🤣😂😂😂😂

  • @wife_jeongin__straykids3184
    @wife_jeongin__straykids3184 Рік тому +5

    waa is waalaysa maxa iga badalaysa😂bash bahal dhar baxa😭😂😂😂😂😂😂😂

  • @ikraangojax8108
    @ikraangojax8108 Рік тому +2

    Najma wllo ninka mobilka ka qaada ooo adagu hayso😅😅😅 najmo hinaasoo

  • @zzzzkhiyali6122
    @zzzzkhiyali6122 Рік тому +4

    😂🤣🤣🤣dhagtu qarxiyey😭😭🤣

  • @ashrafmahamoud8978
    @ashrafmahamoud8978 Рік тому

    Walaahi waa legend najma

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому +4

    Muus Iyo Qorato haygadhido Kulahaa Najma 😂😂😂😂

  • @mohmetbk6975
    @mohmetbk6975 Рік тому

    Wlh Muna faysal wa muzipo 😁 Seed i rabayn kulaha khasab