Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

IN CALANKA SOMALIYA AMA CALAMADA KALE LOO ISTAAGO DIINTA MAXAY KA QABTAA || SHEEKH MAXAMUUD SHIBLI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

КОМЕНТАРІ • 12

  • @abdirahmanbukhaari4987
    @abdirahmanbukhaari4987 3 роки тому +4

    Maaasha Allaaaah Sheikh Mohamud Shible illaahey Haku barakeeeyo

  • @Layla6793
    @Layla6793 3 роки тому +7

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p 3 роки тому +4

    Macalin ilaahay ha ku xifdiyo .
    Garaad ka iyo sida fiqiga meel iska dhig ty alle ha kuu barakeeyo anagana sidaa iyo si ka sii saraysaba alle hana gaadhsiiyo himadeeda iyo camalkeedana hanagu arsaaqo aamiin

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 3 роки тому +2

    M.a

  • @cabdiyareofficial117
    @cabdiyareofficial117 3 роки тому +4

    Asc sheikh quraanka hadaan xifdisaneen lkn kitaabka aanka aqaano mawaajibaa inaan xifdiyo

    • @abuusalmaan9961
      @abuusalmaan9961 3 роки тому +3

      wll may waajib inta kugu ah wa suuratul faatixa oo kaliya maadaama salaadii waajibka ahayd ay ku xidhantay .
      lkn quraanka barashadiisu ma waajibaa kaga eegine
      fadli badan aya quraanka akhrintiisa iyo barashadiisa laga helaaye quraanka baro wll hadii jaanis aad heshid jaanis aad ku baratid
      waliba quraanka macnihiisana ku dadaal barashadiisa

    • @cabdiyareofficial117
      @cabdiyareofficial117 3 роки тому

      Waad mahadsan tahay

    • @bukari3691
      @bukari3691 3 роки тому

      Maya lkn wa wax fican

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 2 роки тому

    Hadalkiisu ma caddo
    ( ma gaalnima mise maaha gaalnimo?)