Batuulo Gabale" Reysul wasaare kaalay na jiid oo xoog nooga saar Guriga Hooyooyinka "

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 січ 2025
  • Batuulo Gabale" Reysul wasaare kaalay na jiid oo xoog nooga saar Guriga Hooyooyinka haweenka kama aadan Xishoonine.

КОМЕНТАРІ • 60

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 День тому +1

    Islaantaan laftugeedu waxay iska dhigee qof u doodaya dawladda lkn waa daneyste gaara waayo gurigaan ay u doodeyso hal xafiis oo ay iyadu fadhiisato iyo hoolka shirarka oo kaliya ayeey ka degganyihiin dumarku inta kale waa kiraysantahay oo shacab gaara ayaa maqaayado iyo dukaamo ku leh hoos oo dhan korna waa xafiisyo iyo shirkado iyo ifaacado oyo tv yo waxaana laga qaadaa kilroo aad u badan waxaana qaata islaantaan iyo afar dumar ah oo af miishaaro ah wax dib uga soo noqdana ma jiraan

  • @xasanadan573
    @xasanadan573 День тому

    Cafimaad iyo cimridheer Alaah hakugu noleeyo jir oo joog ,hadad Dhimatana, guri jano ku nolow, hadalkaga buga dunida ayuu ku qormay, hooyo nolow

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 День тому +1

    Ogaada markii goobe lagadhigay wasiirka haweenka waxaa yaabay umda oodhan ileen wax ey rabeen inay xaraashtaan guriga hooyooyinka waa tuugo cad ee kawaran nijaastaas

  • @abdikadiribrahimali8868
    @abdikadiribrahimali8868 День тому +1

    Oohinta batuilo gabale waxay dhibaysaa umadda soomaaliyeed gurigina astaantii haweenka soomaaliyeed ay dalka ku lahaayeen guriga iyo xaawo taako rw.waxaad ka oohisay hooyo kasto soomaali ah

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому +1

    Wasiiardda Qoyska xafiisyo halaga siiyo Guriga,Gurigana haloodaayo Hooyooyinka wixii kakhaldanna halaga saxo.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День тому +1

    Haladdaayo Hooyooyinka DF iska dayso jiingada fuqsiga.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 День тому +2

    Abgaalow unukaa leh meelkasta Mukulaal madowda ka soo jeeda

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 День тому

      Xoolihii dawlada horay ayay u kaash garaystteen hawiye

  • @warsameahmed4633
    @warsameahmed4633 День тому

    waa in islaan taan la xiro oo ay liinta ku cabto xabis.

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 День тому

    Batuulo Xanaaqa waxaa ka keenay waa in nin aan u qalmin hadlay!!

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 День тому

    Habar Batuulo iyo habar Xamze Barre dagaal baa ka dhex qaraxay. Waar habraha kala qabta gurigana quful ku jabiya inta dowlada dhaba laga helayo.

  • @DahirJama-w4g
    @DahirJama-w4g День тому

    Amarkii raysulwasaaraha habartan diidan madaxweyne miyaa ?

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 День тому

    Dhulkan Maxamed SIyaad Barre ayaa lahaa lama taabankarro Ilma Maxamed Siyaad ayaa sheegay waana lagu dacweynayaa! Maxamed Siyaadna Hooyooyinka ayuu siiyey!

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 День тому +1

    Qoftaan mesha ha la dhaafiyo hadii dowlad jirto

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      @@allahadoonkiisiiayaanahay27 meeqaa lagu siisey in aad xaabaalo qofta taageerto?

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 День тому

    Hawiye markii horaba xoolaha dawlada way boobeene iska haysta

  • @HassanAliAhmed-f2d
    @HassanAliAhmed-f2d 22 години тому

    Waar ninkan #Xasan Sheekh ilaa dadkii buu iibiyey. Carbuun buu sii qaatay. ALLAH ha sahlo.

  • @dalmarhaashi8331
    @dalmarhaashi8331 День тому

    Baadidii iska kaa agtaal inaa leedahay ayaad moodaa? Maamadaan yaa latartamay mise doorashaba maleh jagadaan? Waa Ahmed madoobaha haweenka maamadaan.

  • @MohaBille-vs4ni
    @MohaBille-vs4ni День тому

    Guriga hooyooyinka inlataabto maaha.dhulkii danta guud waa laboobaya.

  • @Cadar49
    @Cadar49 День тому +4

    War naagtu xushmad xumaa

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      Adiga xushmad miyaad Ku hadleysaa lo' yahay?

  • @yuusufmayow3950
    @yuusufmayow3950 День тому

    Xukun jecel heerkan hadduu gaaro waa jiro

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 День тому

    Hassan sheikh dhoo la cadee ye ayaa ka da Mee ya

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 День тому

    Hal Malin maka hadashay ikran tahlil arinteda nolol iyo Geri, ikran waxay ahayd geber aqon yahan somaliyed, guriga umba kula wayn miya, manta ka hor ya ku arkay, xage ku aragtay Mel dawlad xukumin, murayad garad yay hostegi jirtay mamul ahan, sida ururka dhalinyarada, iska shatoyinka danwadagaha, weli dadba nool, maskaxda hanaga dhiqaynin,, dawladnimada Yan lo gefin, hoyo lama inkirsana, lkin dawlada ma aqan, wa dhaqanki USC da

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 День тому

    XAMSE IYO BATULO
    WAR GABDHAHA KALA QABTA

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 День тому

    Tanoo kale lama arag waa ayax ileen dowladu inay xaraashtaan ey rabaan miyaa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 День тому

    Habrtani 80sano jirka ah oo dhacdey Guriggii Hooyooyinka oo tuugada ah Hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      Guriga hooyooyinka haweenka ayaa iska leh, dawlad iibsan kadhana maleh!

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 День тому

    Dowladnimo ma dhawa

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому +1

    ,batuulo wareeji guriga wasarada hawenka bashir waa laga qaday hada gabara loo magacabay kabax guriga halogu shaqeye hadad xoog ku hesato shegeg adigo gabar soomaaliyed udodayo marag wixi tacadi loo gesan jiray kabax batuulo

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 17 годин тому

    Hadi ad hoyoyinka matasho why eybu oynoyan hoyoyinka muqdisho tuugayahay

  • @SacdiaSheikhqasim
    @SacdiaSheikhqasim День тому

    Aqas,xamsow,wadcebowday

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 День тому

    Qarankaa ubaahday kabaxa qarankaa waxwalba kahoreeyo doowlada dhaqaalaxumaajirto qarankaa loogadayaa guriga fadlan isfududeeya

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      @@ismailabdi4115 qarankee, xaabaalo qoftii ayaa rabtaa inay xaraasho maa tiraahdid?

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw День тому +3

    Xamza marxuum 😂

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому

    batuulo sharafta hiska qadin gabadha lamagacabay lashaqe kana bax guriga madaxda haflagaden

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz 22 години тому

    keep your mouth, mom. please

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 День тому +2

    Xukumadan wa fashilantay

  • @Shar-shaari
    @Shar-shaari День тому +2

    Islaantaan xoog ayey wax ku rabtaa dumarkii somaliyeed way ceebaysatay xagay joogeen dumarkii somaliyeed ee dhisan kartay gurigaas xukuumaddii hantiwadaaga waa la soo dhaafay habartaan hala xiro yaanan waxba laga lex leexane

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 День тому

    Dhul boob tuug tuugo dhashay

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 День тому +1

    Ilaahoow xaaraan ha na cunsiin sida habartaan waqtiga qaatumada joogtaan maryaha u xooran lahaa sidii aan xaaraanta u dhuuqo Ilaa uu Malakal Moowtku ii imaanayo. 14 sano ayay dabaqaas ijaar ka qaadanaysay welina ma dhergin waxaa meesha ka cad in aan xaaraan lagu dhergin ee lagu gubto.
    Nin booli cunay baluu ka dibiray waa tii horay loo yiri ee Batuulooy meesha baneey

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому +1

      Qof hoyadaa le'eg ayaad aflagaadeyneysaa. Isku xishood cawaandi yahow!

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 День тому

      Hooyadeey Xaaraan weligeed ma cunin Subhanalah anigana maan cunin oo Ilaahay baa naga kaafiyay. Ha la meel dhigin hooyaday qof tuug ah oo xoolo xaaraan ah u ooynayso iyadoo joogto waqtigii ay masjid intay gasho ay ka toobad keeni lahayd.
      Kulama yaabayo inaad difaacdid waayo waxaad tahay dadkii guryaha xaaraanta ah lagu dhalay ee ku soo bar baaray ama kuwii doowladii hore ee booliqaran ee canshuurta shacabka xaaraanta lagu quudin jiray. Dalkaan wuxuu la degi la yahay waa umad asn xaaraanta iyo xalaasha faqriga u dhaxeeyo la barin oo xoolaha qaranku inay xaaraan yiiin ogayn.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 День тому +1

    Habrtani 80sano jirka ah Deemeerda hala seexato halaga jiido haweenka aad sheegeyso Canada ayaad Ceyr ka qaadataa beenta kada shacabka tuugayahey

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      @@saidmussa6461 Adiga qof kaa tuugsan aduunka kuma noola ee maamada Ka leexo rufyaan yahow.

  • @WorldNews896
    @WorldNews896 День тому +1

    Habar mooryaan ka soo jiida bililiqo ayeey ku haysataa guriga

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 День тому

      Adigaa Mooryaan uray ah, maamadan in maamo daacad ah oo wiilasheedee Ku weyday inay Tahay Somali waa u ogtagay?

  • @Hawa-m5o
    @Hawa-m5o День тому +1

    Waaba waakatey Islaanta.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs День тому +1

    iskaceliya maxruumka wa nefe muxu qabta dumarka soomaliyed baba soomali u adeegaye

  • @halimomahamed894
    @halimomahamed894 День тому

    Abaayo u sheeg in uu kooyto yahay, wuxuu ahayn is mooday!!!
    Xamar idinkaa leh , Doqonka yuu is mooday

  • @abdirizakahmed5368
    @abdirizakahmed5368 День тому +1

    😂indha cadeys iyo aflagaado beenley