Bal Kibirkaan & Gardaradaan ila arka & Siduu U goodinaayo Wasiirkii itoobiya.. Ma ilaabi doono!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Bal Kibirkaan & Gardaradaan ila arka & Siduu U goodinaayo Wasiirkii itoobiya.. Ma ilaabi doono!
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 143

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  17 днів тому +21

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @Ibrahimsomalimedia
    @Ibrahimsomalimedia 17 днів тому +16

    Kusaliya nabigeena Mohamed scw scw scw ❤❤

  • @Zeytun1
    @Zeytun1 17 днів тому +6

    Ilahay hanaga qabto itobiya wa cadowga wana necbahay wlhi sidey inaceb yihin inabadan , somaliya🇸🇴 ilahayow xiifdi ya raxman 🤲🤲🤲

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 днів тому +7

    Casharkaas 1977 kii inaad ilowdaan maba aha halyeeyadeenii u geeriyooday dagaalkaas ilaahay ha u naxariisto, eydii itopianka ahaa ee ku geeriyoodayna naarta ala haku fogeeyo

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 17 днів тому +3

    Allow noo gargaar is tusi oo quluubtooda isu keen soonaalida Rabiyow mideey cadowga dhinac kuwa uga soo wada jeesta naga dhig
    Shukran wa jazaakallahu kheyran sheekh

  • @sakiamino1261
    @sakiamino1261 17 днів тому +9

    Cadowgeda Somalia cadowgeda allah jabiyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @popular7493
    @popular7493 17 днів тому +9

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 وألف بين قلوبنا 🇸🇴

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 17 днів тому +6

    Cadaw , Cadaw waaye Ethiopia
    Waa yuhuuda Africa

  • @IsmailSuleyman-ur8jh
    @IsmailSuleyman-ur8jh 16 днів тому +1

    Asc walaalo waa runtaa Woorlordiskan ayaa dadkii u bahdilay ethopie Way u dhamaatay waqtigeedii ayaa lagaaray allah haynaga qabto yaga iyo munafiqiinta lashaqaynaysa jasakale khayr asc

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 днів тому +2

    Insha allah itopia way jabaysaa,waayo ilaahay dulmiga ma jeclo ,waa la ogyahay dulmilow meeshuu ku danbeeyo

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 17 днів тому +4

    ASC wall gaar ahan dulmi diid somaliya hogaamiyaal daacad ah ayey u baahanTahey iyo in diinTa islaamka loo noqdo ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA AAN KACABSANO NABIGANA AAN KU SALINO SCW

    • @Usman-v4o
      @Usman-v4o 17 днів тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤cvvcdxjupiiu❤❤❤😂❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂❤😂🎉🎉🎉❤❤❤🎉😮

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 16 днів тому

    Caqli lix saac abaalkiisu waa in afka laad looga jiido adoonkani soomaalida buu aqoon ulahayn haduu kajoogi waayo oromkani waalida wuu kashalayn doonaa inshaa alaah

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 17 днів тому +3

    اللهم انصر اخواننا في الصومال

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p 17 днів тому +6

    Allah siyaad bare aa meesha ka maqan sasa umahadleen way waa ninkii 24 hours raashia uga bixiyey wadan kaba la aan tarbuuka ilaa airport orod kutagay soomaali iyadaa isdhigtay meeshay taal llaahay muslimiin qaalis oo wadani ah hasiiyo intay goorigoortahay horor waraabaa heeraysan

    • @fayselhassen4681
      @fayselhassen4681 17 днів тому +3

      Allaw u naxariiso

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 12 днів тому

      Shacabka soomaliyeed
      U huray naftooda oo ku geeriyooday
      Allaha u naxariiso
      Danbigoodana alllaha dhaafo Amiin

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 17 днів тому +3

    Jabuuti iyo Itoobiya hoos bay kawada shaqeeyaan ee ha aaminin hadlka Wasiirka Arrimaha Dibada ee Jabuuti. Cida shirqoolka loodhigayo waa dawladda Somaaliyeed

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 17 днів тому +2

    HEEYHEEY NIMANKA SOMALIDA MUST RESPOND THIS MAN WARYAA MA ERTERIA AYAA NA MOODAY WE ARE SOMALI OK

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix 17 днів тому +2

    Ilaahoow noo hiili umadii soomaaliyeed waxay noqotay xaashi dabayluhu hadba dhinac u turaayaan inagaa is dhignay qabyaalada
    Iyo argagixisada ayaa u sababa jabkeena soomaaliyeey ama is kala qolo qoleeya ama is qarxiya , cadowgaagu waa cadowgaaga markay mid ja soo jeestaan bay kan kalana utagaayaan 😭😭😭😭😭 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 17 днів тому +1

    ishiish laga arko aa ushiish lagi tumaa dad naga qabto maheeysano ee ilaah hanaga qabato cadoowga amiin 😢

  • @Badmaceye
    @Badmaceye 17 днів тому +1

    Anaga ma ilobeyno ineey itobiya dhuul naga haysato

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 17 днів тому +1

    Asc, alle ayaa na wata oo noogu hiilinaya diintisa quduska ah in aan aamisan nahay, ee ma nihin dad wadaniyin ah, kan faa’ideysanaya kheyradka uu alle na siiyey, ilaa aan la iska daaweyn cudurka dilaga ah ee na aafeyey ( QABILKA) ah waa loo yaabaa wadankena iyo dadkeena.

  • @kafiyahabdihakim3070
    @kafiyahabdihakim3070 16 днів тому

    Diinta dalka iyo dadkaba difaacoodu waa waajib🇸🇴❤🇸🇴

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 17 днів тому +3

    Soomaliyeey masar halaga Faa.ideysto oo hub iyo Sanad military oo badan halaga iibsado.

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 17 днів тому

    Bal edebdaranaa mabad ayuu noo dhiibtay muu badiisa ka doonta 🇪🇷 mise wuxuu wadaa aabow ninka yar iga celi ninka weey aan iska celinee , waa ciil aduunyo xabashi in uu maanta sidaa noogu soo bareera
    xasbunallaahu wa nicmawakiil 💔 🇸🇴

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 17 днів тому +1

    Itoobiya waa ogtahay inaysan heleynin dhul Somali ama qaain ha u saxiixo ama xoog haku doonto.

  • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
    @kabarodadkasaaxiibkaa5165 16 днів тому

    Walaalo ma'aamin sanin in ethiopia lagu sooduulay lkn anaga oo soomali galbeed ah ayay guumaystaha ethiopia ee naguumaysto nagacelinaysay dawladeenii somalia

  • @User_19567
    @User_19567 16 днів тому

    Wa looyelay berke landhere!!!

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 17 днів тому

    WAA RUNTOOD 77 INEYXASUUSTAN LAAKIIN ANAGU WADANIYINA MAIHIN MADAX DULIYAA WAANA MAAMUSHAA AAWEY DOWLADII UJAWAABI LAHEYD UF XASAN MADAXUU UROGANAA TAARIIKHDOODA WAAKU QORAN LAKIIN ANAGU DHULKEY NAGAHEYSTENBAANBA ILOOWNEY

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 5 днів тому

    dad wadankooda burburiya ama midoobi waayo wadankooda waa laga qaadanaa

  • @cumaryuusuf7836
    @cumaryuusuf7836 17 днів тому

    Madaxdaan masakiinta allaah nagawado

  • @fmg63772
    @fmg63772 17 днів тому +1

    Way oo way maanta qandhicilay inay saas noola hadasho xasan sh ayaa noo keenay alla ciil badanaa

  • @gardodifardoodi
    @gardodifardoodi 17 днів тому +1

    Ragi 77 jiray sidee itoobiyan lagu cabadey

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 17 днів тому

    Dulmidid shaqo.ficana heysa jajusnimo kkkkkl wakaftan

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 17 днів тому

    In wexeena naloogu goodiyo Anaga isugu wacan.Walee haduu caqli jiro ha ku waano qaataan Dadkaan qabiil iyo dagaal dhexdooda u sacab tumaayo.

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 14 днів тому

    Dhulkeen ayeey. Naga. Haysataa. Ethiopia

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 17 днів тому

    Guul somaliland guul itopiya ❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 17 днів тому

    Eygan itopianka ah ee wasiir ku sheega ah badu ma xoogbaa ilaahay ba itopia bad ma siininee ,walee waa kaa xaaraan bad iyo dhul somali leedahay

  • @MuhuboIse
    @MuhuboIse 17 днів тому

    Ru. N mahan

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 17 днів тому +3

    Ethiopia waxey naga guleysatay markey 100 calan oo qabiil ah ino sameysay iyo mamul goboled ayaga danahooda utaagan waxaa nasiib xumo ah in Ethiopia aay manta Somalia jogto hadane waxaa nooga sii daran kuwa manta babi,inaaya shacabkii Somaliyeed iyo hantidoodana gubaaya

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 14 днів тому

    Yaa u jawaabayo Somali. Shib AAA Ku dhacaday. Meel Laga haysato manaaqno

  • @hamdimohamadmohamad1385
    @hamdimohamadmohamad1385 17 днів тому

    Sheekhow waxaan jeclaan lahayn Damiirkaan ku gubaayo inaad aad qaar siiso dawladaan lacalla haddi damirba lais deemin karo.
    Dadkaan waxa ku muqda uma muuqdaan Allaha ku barakeeyo

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 17 днів тому

    Dibka waxay ka immatay somalida o kala qaybsaan ukala qaybiyey siyassi qurun iya xumaan ay ka buxdo maanta ahaan waxa madaxweyne ka ah Hassan sheikh wax u jawaabayana ma jiro

  • @Exsagaaro
    @Exsagaaro 16 днів тому

    Shiqow bada jiniya kujiro hawenki laguma dawalan karo

  • @AxmedIidan
    @AxmedIidan 17 днів тому

    Siyaad.barre.ayaa.gardaro.kuu.weerarat.dalka.ethopia

  • @Xayd1982
    @Xayd1982 17 днів тому

    Waa ay waziiku

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 17 днів тому +1

    Xasan oo ah madaxweeyne jilicsan ayaa ithopia heerkaas gaarsiiyey. Waryo cunaqAbatayn inuu Skaro ayeey ahayd Qaadkooda.,diyaaradooda qaxootigooda sharci darada ku jooga dalkoo dhan, ciidankooda laga saaro dalka, siyaadiinyooda ama sirdoonkooda, iyo safaradooda.

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 17 днів тому

    HADA WAXEY ARKEEN IN MADAXDEENU TUUGO DACIIFA YIHIIN ILAHEY AYAAN LEENAHAY

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 12 днів тому

      Ma hubtaa madaxdoo dhan inay tuugo dafiic yihiin mase waad iska hadashaa
      Qaado hubka oo difaac
      Wadankaga yaa kaa xiga

  • @Afework-c1x
    @Afework-c1x 17 днів тому +1

    Anaga waxa ah wiil itoobiyan somalida muda dheer laa noola waxan idin arinka waxa wato oromo ku maseersan dhulka somalida

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 17 днів тому

    Haa waxa Halkaa Nadhigey kuwa madax isku sheega ee Naxukuma Xaqa umadeeda Gara La Ayaa ka danbeysa Cid Namay soo Habeeysaten Haday iyagu Noqon lahaayen kuwo Adag

  • @shamsaahmad3036
    @shamsaahmad3036 17 днів тому

    shekadaan wxeey ku dambene sida ruush iyo okreen ee ilaah aan qabnaa 😢

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 17 днів тому

    Shiiq soomaali dad jira ma ahan ninkaana wey u gaartay anigu waxaan oran lahaahala kala raaco itoobiyaiyo kenya arintaasi ciilkaay soomaali ku sugan tahay baa iga keenay itoobiynalayaab ma lahan soomaalidu waa dad aan kala dambeyn isna maqlin cadwgoodana jecel inay dabaordaan dhukaan rabi ha xafido ayagana shartooda rabi ha ku celiyo

  • @AxmedIidan
    @AxmedIidan 17 днів тому

    Somaliya.waxa.noodhaanta.itoopya.saaxiib

  • @NuueMacalin
    @NuueMacalin 17 днів тому +1

    Bad wey lahaayeen ee ayagaa iska jaray erteya ithopiyeey ka mid aheyd ma anagaa ka jarnay

    • @abassadan2541
      @abassadan2541 17 днів тому

      😂😂😂 Eritrea 🇪🇷 rag layirahdha baa meel saaray

  • @kingyaasin8580
    @kingyaasin8580 17 днів тому +1

    Lax walba meshay is dhigto alaagu quwraca marka somalia mar hore ayey jebtay marka alah ano maqan

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 17 днів тому

    Idha adakaa ma geel buu laqay

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 17 днів тому

    Raga , Doonaya Ee koonfur galbeed
    Ka waran 😢 Waa xoolo kuwa
    Ethiopia Doonaya.😢.

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 17 днів тому

    Barta arintu itobiya wado ka jirto dad badn ma fahmin weli lkn qayb uun la fahmy,

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 16 днів тому

    Dabcan, 1977kii Somalia iyadaa ku duushay Itoobiya oo ka gudubtay xuduudda ay aqoonsan tahay UNO.

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 17 днів тому

    Isnacaybka somalida iyo jacaylka cadawga waxaa keenay HOGAAMIYAASHA Kurisiga isku dilaayaa iyo qabiilada isdilyaa.
    Labadaan waa labo cudur oo cansar ah dalka diinta dadka cadawga u liiday.
    Ruux kasta oo Sida laba cudurna waa caawiyaha cadawka.

  • @NunowAbdirizak-tg5cs
    @NunowAbdirizak-tg5cs 17 днів тому

    Afxumada gadi.aad.daynwayso..wan.kysiqaban.doona

  • @SMShersi
    @SMShersi 17 днів тому

    Waxaan hore loogu maahmaahay ““ Nin kaa xoog wayn hortaa buu xanaqaaa “” markaa in ay Ethiopia saas u hadasho Somaliya ayadaa ku sugtay! Hoheey Somali hurudooy, dhalashada xagee laga badashaa??? 😌

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 17 днів тому

    Haa waxa aw dhahay ma iloobi doono weerarkii 1977 aan nugu soo qaadeen arinka bada aanu doonayno maka tanaasulayno khaastan bada aanu wada hadalka ka galnay waxaa aw ula jeedaa bada saylac

  • @CabdiFatax-ud9mn
    @CabdiFatax-ud9mn 17 днів тому

    Somalidu waxay ku mahmahdaa geed baayidhi
    gudunyahay imaad goyseene badhkay
    baa kulajira
    hadii ayna qayb inaga mada ah ayna
    ugacan haadinayn inama hawaysteen marna

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 17 днів тому

    Arinka heshiiska Egypt waa talaabadii ugu fiicaneyd Somalia sameyso waayo Siyaasiintii Oromo da waxay si cad umuujiyeen Qorshahoodii strategy ee Somalia uu burburiyo Somalia ay heleyso hub casri ah ooy ku burburiso dhamaan awooda military ay Ethiopia Somalia ku muquunineysay.

  • @yussuf-rs3gx
    @yussuf-rs3gx 16 днів тому

    Ninkas waxukujura Riya hun

  • @MariamAli-uq5zh
    @MariamAli-uq5zh 17 днів тому

    Kkk

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 17 днів тому

    Anaga kii wax BARTAY iyo kan JAAHILKA ah cuqdad baa na wada heysa. Dariskaaga markaad u soo kaxeysato mid ay is NECEB yihiin adiga ma badbaadeysaa.

  • @SakariyaDeeq
    @SakariyaDeeq 17 днів тому

    Ragow kibirka walagu.kufa ka hala ogaado marin hadey raban xogmiya

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 17 днів тому +1

    Itoobiya Hanoolato Nebigaa u duceeyey Raxanweyen guulesta
    Run buu sheegay Xabashigu

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 17 днів тому +5

      kkkkkkkk xayawaan baad tahay aan damiirlahaayn oromo ah oo afsoomaliga bartay

    • @jamalaxmed7412
      @jamalaxmed7412 17 днів тому +5

      Jaajus oromo ah ayaaa tahay jajuska Ayaa Dil Ka laga bilabayaa

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 17 днів тому

    Wuu saxsan yahay
    Somaliland guul

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 17 днів тому

    Aniga waxaan u maleynaa ninkaan waxa uu laqay geel nool oo socdo

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 14 днів тому

    anagaba. Ma hilmaamin dagaalkii 77 iyo. Dhulka ay naga haysato

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 16 днів тому

    Kama jawaabi karaan madaxdeena ragii ka jawaabi lahaay way dhamaaden waxa hada jooga waa waxmatarayaal

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 17 днів тому

    وزير الخارجية جيبوتي يقول أتمنى من إثيوبيا ان تأخد جز كامله من ميناء جيبوتي بلاش 😂😂😂

  • @kenadidosman7056
    @kenadidosman7056 17 днів тому

    Go to kenya.we don't care if they don't have a port or sea.

  • @mohamedhussien1418
    @mohamedhussien1418 16 днів тому

    Cajiib waxaa Inay itoobiya samayn doonto way ii muuqatay ma aha inaan qayb ogahay e siduu wax usocdo waxbaa laga fahmaa waayo
    Waxaan joognaa caalam xooga layskugu faano

  • @Commentkudhigle-s1g
    @Commentkudhigle-s1g 16 днів тому

    BAD MA AHN EE BARIGA SOMALIA XTA WAY MUDAN YIHIIN ITOBIYA.HAWIYE DAROOD IYO ISAAQ INA KA XUROWNO AYAAN RABNA.ITOBIYA NA XURENAYSO

  • @abdurahmanmabdikadir4808
    @abdurahmanmabdikadir4808 16 днів тому

    Hadee karaadso kenya iyo wadankale

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 16 днів тому

    Baddaada ereteriya ka doono

  • @yongsavvy9375
    @yongsavvy9375 17 днів тому

    Shiikhow dadkanq madax iyo oday dhaqameed isku sheegaa wadanka hdn laga qaban shishiye baa wax walba gacanta ku dhigaya

  • @khalifdahirali6391
    @khalifdahirali6391 17 днів тому

    Dulmi diidow aniga oo arday dugsiga share banaadir digital ayaa waxaan naloo qaaday ceel jaale 1982 ayay ahead waxaan istaagnay beeraha asluubta waxaa lagu falayay beertaas maxbuusta itoobiya waan la yaabnay waxaa na dheheen ciidankii ilaalinayay ogaada waa cadawgiina dhalinyarada soomaaliyeedey

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 17 днів тому

      Dadkii hore dagan xilgeenii hadana qofka soomaaligaa baa beeraha u qodaayaa intuu aado say u liitaan waxaana noo keenay waa qabyaalada iyo argagixisada

  • @AsmaAhmed-mx1nk
    @AsmaAhmed-mx1nk 17 днів тому +1

    Soomaali waa ayan daran ciilbay igu dileen

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 17 днів тому +1

    wuxuu arkay waxa dalka madaxwaaynahs ka ah ee xabaalaha qodanaya naagan dalja halga qabto walaahay hadii kalae soomsaliya waa udhamaatay nacaladi haku dhacdee baarlamaankan baa halkaa dalka dhigay illaahayoow kuwaa dalka ka qabo oo jahanaba abaalkooda kadhig baarlamaanka maanta dalka matala yaarabi god baay nagu rideene

    • @tj-mi2ix
      @tj-mi2ix 17 днів тому +1

      Adiga caynaaya madaxweynaha ayaa ka mida kuwa dumiyeey dalkeenauf

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 12 днів тому

      Nacalada iyo Cayda
      Adigay dib kugu noqon
      Hadaad aqoon lahaan lahayd dad ma nacaleed ee waxad tahay jaahil

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 17 днів тому

    asc waxa sharaf dara inshacabki uhogaminayay laftagareen ku khasbayo inetageran itoobiya osida uhanjabeso

    • @OMARAhmed-cd6ch
      @OMARAhmed-cd6ch 17 днів тому

      ACW HORAA LOO QUR'AAN ALIF KA XUMAADAY ALBAQRA KAMA TOOSO HOGGAAMIYE KOOXEEDYADII MID AAN ETHIOPIA SOO MARIN OO AAN HUB KASOO QAADAN MA JIRO, HOGGAAMIYE KOOXEEDYDAA MID KASTA DALKA XIL AYUU KA QABTAY, ILAA MAANTA WAXAA AY XILAL KA HAYAAN GOLAYAASHA DAWLADDA.
      1. XASAN SHEIKH WAA M/WEYNIHII UGU HOREEYAY EE BOOQDA JIGJIGA DHAANTANA KU CIYAARAY KAGANA DHAWAAQAY IN DHULKA SOOMAALI GALBEED UU YAHAY DHUL ETHIOPIA LEEDAHAY. 2. ETHIOPIA WAXAA AY CALANKEEDA KA TAAGAY VILLA SOMALIA IYO WASAARADDA GAASHAANDHIGA CALI MAXAMMED GEEDI AYAA AHAA SHAQSIGII KEENAY CIIDANKA ETHIOPIA. 3. SANBALOOLSHE WAA TALIYAHA NABAD SUGIDA HORAY WAXAA UU XUBIN UGA AHAA SIRDOONKA ETHIOPIA LAFTAGAREEN SABABTA U TAAGEERAY ETHIOPIA WAA: 1. CADAWGAADA CADWGIIS WAA SAAXIIBKAA. 2. XASAN SHEIKH WAXAA UU RABAA INUU CIIDANKA MASAR KU QABSADO GALMUDUG,KOONFUR GALBEED IYO JUBALAND SI UU U NOQDO DICTATER XOOG KU HAYSATO SOMALIA SIDA MACALINKIISA ISMAIL CUMAR GEELE UU JABUUTI U HAYSTO OO KALE. LAFTAGAREEN IYO REER KOONFUR GALBEED WAXAA AY KA HORTAGAYAAN IN AANEY DHICIN WIXII KA DHACAY SANADIHII 1991KII 1992KII IYO 1993KII IYO CAGA BARARKII AY SABANTEEDA LAHAAYEEN USC, CADAWGAADA CADWGIIS WAA SAAXIIBKAA WAA QAACIDO CAALAMI AH. REER KOONFUR GALBEED 100%MASLAXAD UGUMA CIIDAN MASAARI AH LA GEEYO XADKA ETHIOPIA. ETHIOPIANA WAXAA AY XAQ U LEEDAHAY INEEY ILAASHATO AMNIGEEDA QAWMIGA AH.

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 17 днів тому

    Sheekh dhulka soomaali baa degenayd oo lahayd boqortooyadii xabashida oo minilik ayaa qabsatay adari iyo gobolka soomaalidu degen tahay markan malaz yimi killilkii soomaalida ayuu yidhi marka soomaalidda ethiopian ma ahaan jirin haa hadda abaal abaal baan ku qabbnnaa ethiopian nimada oo wada kalle maaba jirto xaalku waa meel ha u dhaafin ethiopia waa haddiiba aad hesho ee waayo ayadii bay xabashi tigraay oromo ku cuyaarayaan oo malaz baa wadankii qabyaalad geliyay

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 17 днів тому

    Somalia is dead and gone brother
    Unfortunately there will be no country called Somalia in few years from now

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 17 днів тому

    Marka soomaalidu tidhaahdo bada anaagaa leh waa yaab
    Markad wax aad leedahay aad muran galiso
    Maxay hadal ula galayaan waa yaabe

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva 17 днів тому

    Dulmi did adiga waaye ninkii wadanka ka difaaci lahaa adigana meeshan ayaad jileec iila fadhidaa

  • @AdamhassanSheikh
    @AdamhassanSheikh 17 днів тому

    ASc ma waxaa xaqaaga ah dhul iyo bad aadan laheyn ,,,Adiga hadlaya iyo ciudankaad ku boorayneyso la kaalay somaliya somali baa leh walee inaadan nabad ku noolaneynin gudaha itopia xitaa ee soo dhawow aan ku cabsiinee biyo cusba ldh ayaad rabtaaye,,,

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 17 днів тому

    Ethiopia anagaa joogna meesha waxba kuma heyso ciidankeedu waa Oromo kaliya qoomiyadihii wey ka baxeen. Ee Soomaaliyeey waxba baalaxooftadooda yaa loo joojin. Tankale Ogaada Oromo waxay doonaysaa inay Ethiopia inteeda kale ka goosato. Axmaaro iyo Tigrey waxay si cad usheegeen inaaney Maamulka Oromo da ku taageersaneyn faragelinta Somalia.

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 17 днів тому

    Ethiopia xata kiro ma ogalin iskadaa waa siine

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 17 днів тому +1

    DAAROOD WAA JAAJUUS WALIGOODNA WAY AHAAYEEN WAANAY AHAAN DOONAAN ADEER KAA AFWEYNE AYAA ETHIOPIA U SAXEEXAY INAY SOMALI GALBEED QAATAAN HADANA ADEER CABDILLHI YUUSUF AYAA AHAA NINKII SOMALI ABID UUGU HOREEYAY EE CARO SOMALI DEGTO CIIDAMO XABASHIYA KEENAY MARKAA WIIL YAROO BEENAALE AH AYAA TAHEE ORODOO UMADA KA FADHIISO SOMALI HADA ISMA BARABAYSO EE WALIGEEDBA WAY IS TAQAANAY(BEENI RAAD MA LEH)👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽👎🏽

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 17 днів тому

    Your statement about North Eastern Kenya is not true and for your information border separations were done by colonial powers and not Africans

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 17 днів тому +1

    Dee doqon u jeeda 😂madax caada qaatayaal biidhi qaatayaal dalkooda beecinaya fiiri aaweye askartii soomaaliyeed yaa kala diray? Fiiri gobolada dalka sidey shacabka isugu hubeynayaan waar yaa dalka daafacaya? I believe soomaalia don’t have government hadal muxuu tarayaa raga soomaaliyed marka loo eego dalalka inala deriska ficlan weyka liitaan waayo unity ma laha wadani maha

  • @Mahad-b3l
    @Mahad-b3l 17 днів тому

    Waa sax inay eithopia bad hesho

    • @canabiinadia
      @canabiinadia 17 днів тому

      dabadaada sii Qaniisyahow nacala kuku taalaa bad ma heleyso axmaar injirley

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 17 днів тому +1

    Sheekh soomaalidii xorta ahayd ayay itoobiya quluubtooda qaadatay oo aad aragtaa sida ay u qabsatay maxaad kuwa ay maamusho kawarsanaysaa kkkkkkkkkkk

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 17 днів тому

    Somali cid walba iyaga ayaa is bara somali di hore wey nebaayeen xabashida waxay odhan jireen amxaar la aragyaa fanji xaaji macnaha cid ka xuni ma jirto ,77 dagaal baa lagu qaaday waa laysku baaba,ay waxba lagama soo qaadin saraakiishii somaliyeed intii ka hadhay siyaad bare toogta ayuu yiri waa la toogtay ka dib jahadii ssdf ayaa tegtay c/yuusuf ha ka qaban snm ,dhawr iyo sagaashankii c/yusuf ciidamo keenay ,farmaajoayaa hadana keenay waxay fahmeen inay somaalidu tahay dad is neceb oo aan wanaag isku quudhin daraasad dheer ayey sameeysey ithopia

  • @ubahjimale8666
    @ubahjimale8666 17 днів тому

    Ethiopia xoog kuma helayso badeena way iska riyoonaysaa mooyee

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 17 днів тому

    Soomaali ayaa itoobiya ku duushay dadka soomaalida itoobiyana waa dad itoobiyaan ah iyagaana doortay ka mid ahaanshaha itoobiya adna qof waalan ayaad tahay somalilandna waa dawlad dalkeeda maamulata reer muqdisho cagaha dhulka dhiga

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 17 днів тому

    wasiir waad kutaagantahay kusoco somaaliya hadaanu nahay ethiopia nama ixtiraamayso laakiin wey naga baqanaysaa

  • @saadaq2194
    @saadaq2194 17 днів тому

    War adiga hadalkaaga ayaaba ah labo labo ee naga aamus wax kamagashid wax kadhaxeeya soomaliya ethopia kucun ceeyrtaaada ingiriiska