JEEKEY OO TARTAN QABTAY KADIB MAXAA DHACAY?!?🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2019
  • JEEKEY OO TARTAN QABTAY KADIB MAXAA DHACAY

КОМЕНТАРІ • 315

  • @kamaalmaxamedaxmed7332
    @kamaalmaxamedaxmed7332 4 роки тому +291

    Inta qur'aan jcl like

  • @nurtoibrahimofficial5830
    @nurtoibrahimofficial5830 4 роки тому +33

    Inta muslim ah like mahadsanit

  • @bakarinhoofficail465
    @bakarinhoofficail465 4 роки тому +15

    inta baahan o daawaneyso like bac igu sii

  • @jeoasiis9452
    @jeoasiis9452 4 роки тому +40

    "Waa iga taala" kulahaa meesha xalwo iyo gaxwo in lacunaayo maa uma leenaysay 😂😂😂

  • @baabaabaa910
    @baabaabaa910 4 роки тому +14

    Hhhhh jeekey mid dhulka fiirinaayo aad keentay wax cunoow ma yaqaan meesha amiin ayaa u qatarsan

  • @abdelrahimabdalla3309
    @abdelrahimabdalla3309 4 роки тому +11

    Sidi dumarka aya wax locuna biya lasiiqubana hhhhhhh jakey caruurtaan meesha kakici waa weynka Ken

  • @AdanMusic-r6o
    @AdanMusic-r6o 4 роки тому +14

    Asc Macalin Jeekey, waan idinsalaamey Dhamaan Sheeko Yar Official Tartanka maanta caadi ma ahan laakin WALLAHI 1/12 Xita madhameeyn karo

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +30

    Amiin labo gacan macalin jekey see cml hee 🤜🤛👇

    • @beec_waaye
      @beec_waaye 4 роки тому +2

      plz isaar subscriber plz

    • @shaka214
      @shaka214 4 роки тому

      yaasiin Arts subscibe jeecla

    • @beec_waaye
      @beec_waaye 4 роки тому

      @@shaka214 quf aa subscriber jiclin maajiro war isaar subscriber plz

  • @mychanneltv6905
    @mychanneltv6905 4 роки тому +4

    Masha allah ilahey hakudaweyo walalal

  • @muqdishomedia5970
    @muqdishomedia5970 4 роки тому +5

    Jeekeeyuw in aat iibalamisid amiinoow

  • @anushkahassan6952
    @anushkahassan6952 4 роки тому +4

    Amiinow hhhhhh unakula Kama fisi kkkkk full respect ❤️❤️❤️❤️💯😆😆😆

  • @umuladanabdulaziz1213
    @umuladanabdulaziz1213 4 роки тому +15

    Jekey wilka kale kaligisoo cunay lakin aminoow waaloo haafeyay kutashahee

  • @maxbuubaismaan680
    @maxbuubaismaan680 4 роки тому +7

    ‏ما شاء الله تبارك الله بالعافية

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 4 роки тому +1

    Abowe jekey away gabadha u hadasha moli iyo wiilka kamaal u hadla abowe inoo soo Fadhisi fadlan 😉😉

  • @ashamohamed7972
    @ashamohamed7972 4 роки тому +2

    Masha Allah Amiinow katarbiil qurux badaan can finish all of the food in 1min and his funny and he's cute Masha Allah

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 4 роки тому +18

    Jemcaha dambe aniga imanayo gabar kale hala ii diyariyo

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 4 роки тому +1

    Masha allah iminoow ilaah haku xafido il ilaah ahku qabto kal iyo laab yan u qosoli 🤣🤣🤣🤣

  • @queenlamaaz3790
    @queenlamaaz3790 3 роки тому +2

    Been hdii la shegeyn wiilka yr oo fanaanda cad aa guleystay🥰💖

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 4 роки тому +2

    Jeekey kan muufada ani igudar anbo kayaabsade😂😂😂 muufo iyo calooley kadhig hee yaaah😋😍

  • @fatmaficankitchen8903
    @fatmaficankitchen8903 4 роки тому +3

    Mohamed qosol igu ridii walalkeyga Aminow ralyi kawadina lawadey gacan tihiin Abigey wilashisa❤❤❤🤣

  • @ismacilhaashiceptown7005
    @ismacilhaashiceptown7005 4 роки тому +4

    Kan wala gaday sababto ah hal saxan ayey labo kucunen asiga ayaa guul garay ☑️☑️

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому +2

    Masha allaha keep going walkey kkkkkkk

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 4 роки тому +7

    Amiino qosol igu dishen adi ii jekeey😂😂😂

  • @tiinaaden8291
    @tiinaaden8291 4 роки тому +7

    Masha allaah amiinoow

  • @kaahalaki4808
    @kaahalaki4808 4 роки тому +2

    Mash Allah keep going sheego yar official

  • @fartuunxasan4816
    @fartuunxasan4816 4 роки тому +7

    Mashallah

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +2

    21:33 🤣🤣🤣jekey war ka i maaday 🤣🤣🤣🤣bax kulahaa

  • @aalaamiinali871
    @aalaamiinali871 3 роки тому

    Guul ayn idin rajaynayaa sh.yar official
    From borama Awdal somalia

  • @faizasaleh7931
    @faizasaleh7931 4 роки тому +8

    Shekoyar official keep going ilcadaw kuma aragto Libaax💗

  • @abshirhirabe1137
    @abshirhirabe1137 4 роки тому +10

    Keep going mcln jakey

  • @abdiziizmohamedm631
    @abdiziizmohamedm631 4 роки тому +2

    Maclin Jekeey amiinoow anaa diyaar ueh sadax kilo aalagagacay lawakiilo malodaahaa

  • @channelkaummada6498
    @channelkaummada6498 4 роки тому +1

    Illeen dalkeena nafaqadarada haysato kuwaana kadambeeya dowlada waa inay tahriibisaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @muwahibaahmed4929
    @muwahibaahmed4929 4 роки тому +1

    masha alaha ilahay ha ubarakeyo huguriga

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 4 роки тому +2

    Kkkkk yar yariska walhi waa dhiden ar macalin jekey kkkkk

  • @jiheeste
    @jiheeste 4 роки тому +2

    Jeekeey caawa waad iga qoslisay

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 роки тому +1

    Challenge gaan caajis wayen runti jeekey nimankan xishood aya kamuuqdo sidaan lama rabo si xayi wax ucuna tartanba uma eka wax cunista kakaca meesha ciyaal xamar meesha

  • @simandagan1338
    @simandagan1338 4 роки тому +2

    Amiin mahsaAllah

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 роки тому +1

    Masha Allaah cafimaad ku cuna inshaa'Allaah

  • @mohamudhassan8427
    @mohamudhassan8427 4 роки тому +1

    RIKOOR Dhamaaday Cml Ku Lahaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aminaomar7320
    @aminaomar7320 4 роки тому +1

    Masha allah amiinow cadi mahan

  • @faraxsanfarxsan3413
    @faraxsanfarxsan3413 2 роки тому

    Waaw m.a amiinow wa wataa walhi 🥰🥰💋

  • @abaasmahamud6067
    @abaasmahamud6067 4 роки тому +2

    M.a alla aa umatiika ufuray

  • @duniaali5665
    @duniaali5665 4 роки тому +1

    inta intaas aaminsan oo arkooso jekey waxa u sameynoyo gacanta tagta

  • @sadiobilanoffcial9544
    @sadiobilanoffcial9544 4 роки тому +1

    Waaw waa tartan inaba caadi aheyna macalin jeekey waxaan kaa codsaneynaa chicago tartanka kusoo dar qarashka anigaa qabo

  • @yyyyyhhu7874
    @yyyyyhhu7874 4 роки тому +1

    Ok.👍 😂 😂😂😂🐐🎙

  • @xaliso
    @xaliso 4 роки тому +2

    Kkkkkkk ilmo aabahood cunto siinaayo BAA moodaa

  • @khadraofficial4074
    @khadraofficial4074 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @safiyaahmedmaxamed6654
    @safiyaahmedmaxamed6654 4 роки тому +1

    Kkkkkk Kkkkkk kkkkkkkkkkk AR jekeyaaa caadi Matihid

  • @mohamedabdiosman4707
    @mohamedabdiosman4707 3 роки тому +1

    jeekeey waan ka xumahay sxb waa muuqaal qurux badan laakiin lacagtaas 35$ kuma bixin. tan kale muuqaal kaan wuxuu fashilmay intuusan 6 daqiiqo gaarin qiyaastii 5 daqiiqo iyo 53 ilbilriqsi. kadib markaad gacanta lagashay saxanka bacumar. fahan sheekadeeyda

  • @fatimasundus5567
    @fatimasundus5567 4 роки тому +1

    Bariiskiii somalia wan uxiisay furfurka aha qurbaha waban ku Karin wayay bariiskaa

  • @rukiamaashaallha2020
    @rukiamaashaallha2020 4 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi cusul maigu harin

  • @ruqiya1067
    @ruqiya1067 4 роки тому +6

    Wawa sura mabenzele

  • @qosoliyomaad7495
    @qosoliyomaad7495 4 роки тому +12

    Jeekey baahi aa heeso hadaa ila aragtay comment Haa kusoo qor 😂😂😂

  • @hsdhbdbdhd8644
    @hsdhbdbdhd8644 4 роки тому

    masha allah jekey wilka wadadalay niyada haka jibin wacuni wixi tawartis alx dawo alah uga dhigo amino gadalo kayimit

  • @hussainm9290
    @hussainm9290 4 роки тому +2

    king jeekey iyo tiimkiisa dad shidan iney yihiin ma igu raacsatihiin

  • @oldisgold4459
    @oldisgold4459 4 роки тому +18

    War anaa baahi iqabatay seecml😂

  • @sabirmaxamedibraahim1098
    @sabirmaxamedibraahim1098 4 роки тому +1

    Jeykey ani aa diyar aha

  • @mosalah6123
    @mosalah6123 4 роки тому

    Jekey bro horay usoco

  • @fatmaficankitchen8903
    @fatmaficankitchen8903 4 роки тому

    Mohamed keep going

  • @caashomahadhasa8255
    @caashomahadhasa8255 4 роки тому +1

    Maasha allaah

  • @mohameddeco7788
    @mohameddeco7788 4 роки тому +2

    Jakeey sweden aa jooga ma ibalansanee?😂😂😂 Aminoow u sheeg deeqoowa ku soo socdo dheh😂😂

  • @umaaofficiall6338
    @umaaofficiall6338 4 роки тому +1

    Markee shekada mareeso muufada iyo jarjarkahaliso qabto macalin jeekey waxaan joogaa afarta darjiin macsalaayo macalin jeekey

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 3 роки тому

    Hhhhhhhhh jeekey wlhi wuuka qoslinaya

  • @abdiaziizahmed2610
    @abdiaziizahmed2610 4 роки тому +4

    Jekey

  • @kingak7087
    @kingak7087 4 роки тому +1

    Ani bariiz cunow aan ka qeyb galaa macalin jakey😉☝️

  • @muufocaddeofficial9761
    @muufocaddeofficial9761 4 роки тому +1

    macalin jeekey war amiinow ani ibalame lamo kilo baarees ayaa cunaa

  • @cabdinaasir5271
    @cabdinaasir5271 4 роки тому +2

    Tartanaa la isku ogaa ee macalin jeekey hilip cunow galjee inata ila aragtay like dhac

  • @MohamedAhmed-vx8ku
    @MohamedAhmed-vx8ku 4 роки тому +2

    They made me laugh

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 роки тому +1

    Cunada si sharaf leh aya loocuna sida wiilka dambe amiin uu ucune okele lakin kuwaan aad mesha keente cunada xaq aye kagaleen

  • @yasmiinmaxamud4228
    @yasmiinmaxamud4228 4 роки тому +3

    Cuntada saas layeelaayo msakiin gaajesanaa jidha plz respect

  • @xuseencabdi6760
    @xuseencabdi6760 4 роки тому +1

    Jeelek xariif hilbka kugu ogahay Masha allah

  • @omarabdinasir7208
    @omarabdinasir7208 3 роки тому

    Waqtiga lagu dhameenaayo mashegin jekey👍

  • @abdikadirali6862
    @abdikadirali6862 4 роки тому +3

    Baa cumar sankaas ka Kenya kkkkkk

  • @AliOmar-qj9os
    @AliOmar-qj9os 4 роки тому

    Tan cadaalad ma ahan wiilka kaligiis ayuu ahaa laakiin amiinoow haaf ayuu ku soo gaaray haduu run sheegaa labadooda isu balami macalin jeekeey cadaaladda ayaa sidaa ah

  • @ZakiZaki-yh4us
    @ZakiZaki-yh4us 4 роки тому +2

    Wllhi mid baahan ayaa wacday jeekey kan wuu iga raayey

  • @garaareofficialchannel462
    @garaareofficialchannel462 4 роки тому +2

    Jekey wan ku salamay sxp

  • @faizasaleh7931
    @faizasaleh7931 4 роки тому +2

    Masha Allah harta lkn ogda in cawo wosol dhulka lajiiifo😂😂😂😂

    • @xoorchannel9058
      @xoorchannel9058 4 роки тому

      Wosol nuuc qosolka kamid eh miyaa🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤣🤣🤣

  • @samiyaismaaciil7438
    @samiyaismaaciil7438 3 роки тому

    Eriga asoo dhintay oo yeerooyaa kulahaa ar mclin jeekeeyaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hussainm9290
    @hussainm9290 4 роки тому

    chanelkaan sheko yar official mudo badan ayaan fiirsanaayey waan ku qancay waad mahadsantihiin hor u socda

  • @hodancumar2857
    @hodancumar2857 4 роки тому +1

    wlhi macalin jekey anigoo aan qaan gaarin ayan daawan jiray illaa hada kama caajisin hadii aan noqday mama xitaa

  • @ozmanbazhiir6588
    @ozmanbazhiir6588 4 роки тому +4

    jeeekay kan ani iibalami

  • @beernocumar8808
    @beernocumar8808 4 роки тому +2

    Kkkk lacib amiinow

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 4 роки тому +1

    Salaan dhamaan tem sheko yar darag tarkena ween luqa cml your phone . Labardii waa iga dhumeen tks all

  • @xoogsade13
    @xoogsade13 4 роки тому

    waabari joga labo saxan meel dhigo anaa meel saara 😅😅😅👊

  • @ismacilhaashiceptown7005
    @ismacilhaashiceptown7005 4 роки тому +4

    10☑️☑️🤣🤣🤣🤣

  • @muhudiinmuriidi4294
    @muhudiinmuriidi4294 4 роки тому

    Waaw laakin jeekey adaa larawaa in aad Tartantid marka kale cunoow Gacan aaniigu taagay

  • @ayaandhoolayaan8248
    @ayaandhoolayaan8248 3 роки тому

    Wllhy waad iga qoslisy jeekeye

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 роки тому

    Hahahahaha tartankaan waa inan kasoqeebgalo markan muqdisha cadeey imaado

  • @daahirahmed4111
    @daahirahmed4111 3 роки тому +1

    M.a saa kuwada hooy

  • @faadumoomar4565
    @faadumoomar4565 4 роки тому

    Macalin jeekeey biyaha aad soo yareeysay

  • @cabulahicabdidahir5963
    @cabulahicabdidahir5963 4 роки тому

    Macalin jekey ana diyara___

  • @bossmanfahad25
    @bossmanfahad25 4 роки тому +1

    Macalin jekey cuntada lugu tartamayo igu daar...lakin waa iino aa hadaa 2 saxaan full

  • @shantiofficial6210
    @shantiofficial6210 4 роки тому +3

    MashAllah wallah you eating all the foods wow 😍😍😂😂😂

    • @BintibeellaOfficial
      @BintibeellaOfficial 4 роки тому

      00252682611678 wakasa melkale igu so qortay numbar kaga isoqor

  • @seinabhassan3452
    @seinabhassan3452 4 роки тому

    Kkkkkkk Walhi qoslka iga dhmdy

  • @ikraanzalleepan5421
    @ikraanzalleepan5421 4 роки тому

    jekey walhi dad masakina ayd no kentay😅😅😅😅

  • @sufiahmed8684
    @sufiahmed8684 4 роки тому +2

    Lakinse jeke saan dulun waye maskinka kaligisa waye 2 qof aykugoobteen

  • @mahadmohamednuur5933
    @mahadmohamednuur5933 Рік тому

    Masha Alla

  • @abadallajilao8651
    @abadallajilao8651 4 роки тому

    Anaa diyaar eh labda saxan kaligee hhhhhh

  • @hooyogadudey4312
    @hooyogadudey4312 4 роки тому

    Xariifkan baa cumar ladhaho intuu dhuusey ayuu isku qosley 😁😁

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 роки тому +2

    wilisha Caloosha haka jeexin