Tartanka cunto cunista S.Naayag Vs Ali shandile

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 210

  • @SafiyoAbdi-gf6vh
    @SafiyoAbdi-gf6vh День тому

    Inteejoogtiin waarabaa tartanka❤❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @anushkahassan6952
    @anushkahassan6952 4 роки тому +4

    6qoof saxanki eycuni lahayen aa towfiq hhhhhh waan ladacay tartankan nosobadhiii abowe waiga codsii 🙏🙏🙏🙏💯💯👌👌👌

  • @ozanoofficial6332
    @ozanoofficial6332 4 роки тому +3

    Show gaan west Africa ayaan ku arkay lkn msha Allah asoo Somalia Hadaad keenten

  • @abdiallah614
    @abdiallah614 4 роки тому +33

    Brother ciyaalka taageerasha waxaa laga yabaa iney baahi hayso inaad cuno u sanayso waaye maalinta uu tartan jiro

  • @tjgaming2.0
    @tjgaming2.0 4 роки тому +17

    Dhalinyarada yaysan kugu dhiman saxan bariis ah oo boobsiis lagu dhameenayo waa qatar wayn
    less than 10min, it's big risk bro☹️

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +5

    allaha sahlo kan okiyalaha wato maasha,allah cunay weyn waaye

  • @ahmedhasan6318
    @ahmedhasan6318 4 роки тому +3

    Masha allah horay u socda towfiiq filims

  • @kampalapi1256
    @kampalapi1256 4 роки тому +2

    Hhhh wlhi Anaa ka maqan meshaan war igu dara nh 🤩🤩

  • @maranosmanosman9383
    @maranosmanosman9383 4 роки тому +2

    M.a toowfiiq films keep going
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamoudmohamedali5977
    @mohamoudmohamedali5977 4 роки тому +4

    Keep going dhamaan reer taw fiiq🙏🙏🙏

  • @aweeshussien5687
    @aweeshussien5687 4 роки тому +4

    Hormar wacan. Booto badnaa kan ookiyaalaha wato kkkk

  • @abdirahamanali1004
    @abdirahamanali1004 4 роки тому +4

    Sadaar naaki iyo mr josey ayaga halisku aadiyo

    • @mohaasifamily7935
      @mohaasifamily7935 Місяць тому

      Sadar Nayak Jose wamaclinkisa umabixikaro walagabainya

  • @samiiramiirullqalbi9054
    @samiiramiirullqalbi9054 4 роки тому +3

    Sadar waxaaba taagero u eh macalinka ween ee badar cunowha jonsi waraajiro kuwaan aniga yeey marti isoonaqanlee

  • @hkrhkr6866
    @hkrhkr6866 4 роки тому +2

    Ilmada adeerayaalow Hadaad waxaas oodhana cuntaan Maxaa saas idii qumbabiyey waayaabe

  • @Peacefulpath2
    @Peacefulpath2 3 роки тому +1

    Man that is beautiful

  • @mohamedabaas5776
    @mohamedabaas5776 4 роки тому +3

    Tartaan kaan aad iyo aaad igu heystaaa wax kle wayy koleey dadkaaa umadeynaa ma ahan waa umadaa 2020 hore usocdaa kkkk

  • @calimahamedcumar6384
    @calimahamedcumar6384 4 роки тому +3

    Gabdhah lalefoga nokeena

  • @umunasra5401
    @umunasra5401 4 роки тому +7

    Hore usoco wllky Jose noso celsha

  • @bashkayoung7330
    @bashkayoung7330 4 роки тому +5

    😅waaaw masha alah hore usocoo bro magacaa towfiiq subscribe ku sareey ex towfiq ahay Germany kaso salamay aryaaadaa

  • @EDIT.MAHRES
    @EDIT.MAHRES 4 роки тому +2

    Keep going pro 👊👊💪☺️❤️

  • @rubinyare1251
    @rubinyare1251 4 роки тому +1

    Hambalyo towfiiq waxn joga baldweyne waxn idin ah tageere hadaa imado xamr wan idinsoo poqondonaa insha alaah waa sxibkiin oo inku dhfaa cidwngsn

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 4 роки тому +4

    Jose markle soo ciyaarsiii Nio

  • @Salman-jk6li
    @Salman-jk6li 4 роки тому

    Towfiiq Bariiska dhacaanka haloobadiyo si aysan ugu fariisan raga

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 4 роки тому +14

    War ilahay kabaqa sidaan ookale mafiicna naftiina hadilina 🙄 caruuta baahan siiya cuntada caruurtas gadal jogta waxaa laga yaaba iney gaajo heyso siiya cuntada

    • @axmedcabdi9670
      @axmedcabdi9670 4 роки тому

      Kkkkkkkkk

    • @maxamedsiciid7930
      @maxamedsiciid7930 4 роки тому +1

      Maryam Cumar waan kugu tageersanahay dadka ka qablay ee ku tartamaya ayaa waalan isagana Views baa waalaya

    • @dajiyejamaal9453
      @dajiyejamaal9453 3 роки тому

      Walal adiga lacagta internet ka ku isticmalaysid dadba u bahan sii internet ka iska daaaaaa

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 4 роки тому +8

    Barnaamijkan africaanta ku fiirsan yiray hada somali🇸🇴 nice Walhi i just funny HAAHAHAH somali caadi maahan

  • @leetatechnology2627
    @leetatechnology2627 4 роки тому +3

    A.NAYAG VS ALI # Kulan adag igadheh camaamadiina maheesti # TOWFIIQ FILMS & MOALIN YUU, Camera man and all members.

  • @strawberryshiham218
    @strawberryshiham218 4 роки тому +3

    Thanks my birthday 💯💯💯🤩🤩

  • @cravenhed1081
    @cravenhed1081 4 роки тому +3

    Sxp halkaas kahaaye waxaan kurajeyenaa guul iyo melesare

  • @indhoderaleey9825
    @indhoderaleey9825 4 роки тому +3

    Masha Allah canugan caadi mahaan

  • @zuhuuryusuf639
    @zuhuuryusuf639 4 роки тому +18

    Kkkkkkk Towfiiq films inaba caadi ma tihiin 😂😂😂

  • @khaalidismaan7522
    @khaalidismaan7522 4 роки тому +2

    Waa loo baahanyahay tartsnkaan

  • @PubgDoctor1
    @PubgDoctor1 4 роки тому +3

    Anoo soman fiirsanooya wlahi AHAHAHHA

  • @rubinyare1251
    @rubinyare1251 4 роки тому

    Towfiiq filmis ciid wngsn waa saxibkiin abdulahi balad weyne taagera weyn

  • @user-fn9ye1nn8q
    @user-fn9ye1nn8q 9 місяців тому

    Ayyy ku soco pri❤❤❤

  • @zakariahusein8888
    @zakariahusein8888 3 роки тому

    Walahi barmamujkan aadban ugu quslaa

  • @ibraahimabdiataaka2858
    @ibraahimabdiataaka2858 4 роки тому +6

    Macllimuu mr joose dad noku sooceli🤣🤣

  • @khaalidxuseen3901
    @khaalidxuseen3901 4 роки тому +2

    Hore usocda walaalayaal

  • @ibraahimabdiataaka2858
    @ibraahimabdiataaka2858 4 роки тому +2

    Keep Going macllimuu You

  • @zuleimanmoha7214
    @zuleimanmoha7214 4 роки тому +2

    HorumAr wcn legends 👐👐👐👐👏

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 роки тому +6

    Waar ninkan cazi cantuugo weyne pizinka 🤣🤣

  • @zuhuuryusuf639
    @zuhuuryusuf639 4 роки тому +1

    Keep gong pro

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 4 роки тому +4

    War caadi mA tihidin niman Yahoo hore hore usoco wnaksan

  • @Samiir881
    @Samiir881 4 роки тому

    Zhp mr.Jose kulanka xiga noo balami

  • @filmschannel9530
    @filmschannel9530 9 місяців тому

    Subxana allh 😮😂 Masha Allah 🥰😂

  • @papasidka6893
    @papasidka6893 4 роки тому +1

    Wlhi plhi sadar Nike ku tageraa kal iyo laab zxp rag rag dhaly tahy guleyso wliga zxp

  • @strawberryshiham218
    @strawberryshiham218 4 роки тому +2

    Kkkkkkkk nice 👌

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 2 роки тому

    👍👍👍

  • @lastkinge6641
    @lastkinge6641 4 роки тому +4

    Macalin jose aya ka abo ah

  • @utun_jaceyl
    @utun_jaceyl 4 роки тому +7

    Pin isaar Koow koow like ta isiya👍

  • @neimahusseinyoonis5689
    @neimahusseinyoonis5689 4 роки тому +4

    Kkkkkkkkkkkk wlhi marakan daawado gaajaaba iqabato keep going rer cunow Kkkkkkkkkkkk

    • @dailyxiin
      @dailyxiin 4 роки тому +1

      🤣🤣🤣🤣

  • @abdinasirjr8820
    @abdinasirjr8820 4 роки тому +1

    Waa fahantaa umaleeyay waan ku salaamay 😂😂😂

  • @marinaqueenk2812
    @marinaqueenk2812 4 роки тому +3

    ❤️❤️💖😥

  • @abdullahiabdi9729
    @abdullahiabdi9729 4 роки тому +3

    Kkkkk nice wan kaheley chanelkan

  • @ziyoriinappealove405
    @ziyoriinappealove405 4 роки тому +1

    En firi aboo marak tartan kujirtin waa inad is kawatin ilmaha hadii kale badarka aad cuno sin ayey niku dhajinayan

  • @abdallaomarion6986
    @abdallaomarion6986 4 роки тому

    Keep going pro 6daqiiqo saxan pariiso

  • @lastkinge6641
    @lastkinge6641 4 роки тому +3

    War mesha jose aya ka maclin ah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 роки тому +2

    maasha,allah kan garanta wata aan ka daran leh🤔🤔🤔

  • @samiiramiirullqalbi9054
    @samiiramiirullqalbi9054 4 роки тому +2

    Lkn 2dooduba 10min kayar ayeey ayeey kuguulesteen ee midka kale isagana maadama waqtiga uu kucunay halasiiyo qeeb isagana xitaa kaarkiisa

  • @nurinhojr7244
    @nurinhojr7244 4 роки тому

    This is real dengerous wlh😪😪

  • @fatimashabakan9814
    @fatimashabakan9814 4 роки тому

    Subxanallah dadkan waa dili rabti wllhi

  • @awilyusuf6553
    @awilyusuf6553 4 роки тому

    Talent aan cunto ahaynoo kale ma lihidin miyaaaah

  • @cabdibasidanakhlan9821
    @cabdibasidanakhlan9821 2 роки тому +1

    jareerta nafatada ku furan wxay toban qof cikaran ayay hal qof ku cunayan

  • @samiiramiirullqalbi9054
    @samiiramiirullqalbi9054 4 роки тому +2

    2 daqiiqo leesku dhaafay 2 daqiiqadba siyaarada tariinka wuukaaga taga hubaal Cali daganaan uuba kucanay sadar cafimadaro soo wajahi rabtayba

  • @jamacabdi6630
    @jamacabdi6630 4 роки тому +2

    The other guy win.. bcoz he didn't eat the tuna

  • @libanhussein2138
    @libanhussein2138 4 роки тому +2

    Sxb wax yar hadii aan ka hadlo tartamaha ku guuleytey wax yar oo qiyaama ah ayaa jira aawey mooskii iyo maleygii muu cunin Ninka sxbkii ayaa qaadey hada kadib waa in aad u fiirsataan waxa maqan sida kale aad iyo aad baan ula dhacey barnaamijkan oo dhiiri galina

  • @stevob1793
    @stevob1793 4 роки тому +1

    Nayag ciyalka xafada le ha cunin😀😁

  • @muqtaaryare9368
    @muqtaaryare9368 4 роки тому +2

    Axmed dey vz Mr Jose
    😁😅

  • @nurinhojr7244
    @nurinhojr7244 4 роки тому +1

    10:33 maskiinka dhuunta uga istaagay bariiska halis waaye wlh cuntada aan ayadoo la burburinin dhuunta lamarsiinaayo😱😱😱😱

  • @adanfarah8200
    @adanfarah8200 4 роки тому

    Wow waa tartan aan kahelay wlhi

  • @zalmaanisack6139
    @zalmaanisack6139 4 роки тому +4

    Kuwan Hunguri Xumo ayey u dhiman Doonan wlh ilahow Kuwan oo Abaar dhacdey Meel Ha ila Dajin 😂😂😂

    • @aliboy873
      @aliboy873 3 роки тому

      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😁😁😁😁😁🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @daganlovehoyofatima1203
    @daganlovehoyofatima1203 4 роки тому +7

    The other boy win to❤️

  • @sadiamaxamed366
    @sadiamaxamed366 4 роки тому

    Towfiiq waa iga badiseen

  • @jorjinhobaas1011
    @jorjinhobaas1011 4 роки тому +2

    25 july miya mise 20 July

  • @hishaamofficial1780
    @hishaamofficial1780 4 роки тому +2

    MAAN SHALLAH PRO

  • @abdihakiinyare9362
    @abdihakiinyare9362 4 роки тому +2

    waaba helise kan yarki naqaskaaba ku dhagye wrnow

  • @simansamanbadan8344
    @simansamanbadan8344 4 роки тому

    Tartankan waxan kacabsana dadbadan ina isbidal lola ordo wax cishto malahan dadkan anaga yab arakney

  • @king__talaash8846
    @king__talaash8846 4 роки тому +9

    Hhh pro dadkaan yeey kugu dhiman waa iga talo

    • @caishamaliindi4784
      @caishamaliindi4784 4 роки тому

      Kkkkkkkkkkk tiirka le la geena isagana

    • @tjgaming2.0
      @tjgaming2.0 4 роки тому

      Ninwayn baatahay oo indheer garad ah waa intaan dhihi lahaa, saxan bariis ah oo waliba boobsiis lagu cunaayo wax kayar 10min waa risk wayn bro

    • @saalahabdullahi498
      @saalahabdullahi498 4 роки тому

      Kkkkkkkkk

  • @mrzombie6045
    @mrzombie6045 2 роки тому

    Crazy

  • @ducomedia1737
    @ducomedia1737 4 роки тому +3

    asc towfiiq filimis waa barnaamij fcn lkn hal kaan cilada iska bi,iya oo aha in biyaha caafiga lagu so daro galaas sabab too ah waa dhib in caaga kor loo qaado marka galaas so raaci adigo raali ah mahadsanit

  • @daadirmeeteofficialchannel874
    @daadirmeeteofficialchannel874 4 роки тому +2

    Eebow see igu yeelosiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👍🏽👍🏽👍🏽

  • @aalaamiinali871
    @aalaamiinali871 2 роки тому

    Ka okiyaalaha xidhan al shaab u eekaa

  • @culusowmadaxwashkax9912
    @culusowmadaxwashkax9912 3 роки тому

    Walahi shandile asakaba mashar yaro

  • @abdiazizali1522
    @abdiazizali1522 4 роки тому

    Wlhi marki igu horeysay wa ka naxay

  • @xamdimaxamed1258
    @xamdimaxamed1258 4 роки тому

    Yaahuu ma fiicno waxan oo kale 😏😏😏😭😭

  • @sihamm908
    @sihamm908 4 роки тому +3

    Awo awo horror miya😂😂🤣

  • @yuusufhassan2664
    @yuusufhassan2664 4 роки тому

    Halis waayay iney badarka ku saxdaan

  • @sagaro143
    @sagaro143 2 роки тому

    Waxaad soo daawatiin ninka ugu cunta cunista aduun matt stonie

  • @queensaara3756
    @queensaara3756 4 роки тому

    zxp tartanka xigo bisbas kadhig

  • @mohaosman406
    @mohaosman406 3 роки тому +1

    Kan Garanka WaTo WUu dhiman rpaa ma iLa argtaa 😂😂😂😂😂😂

  • @deeqyareyare613
    @deeqyareyare613 4 роки тому

    War dada kala guleysta lacgta ukala badiya tusle qofka waqtigisa ku dhamya half hala siyo kan waqtigii oo aan lagarin dhameyana lacgta haloo dhamyo sidey kalinta kobad iyo kalinta labad isku xuquuq u noqdan

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 3 роки тому

    Waaku raggu 👍👍😂😂😂😂 meeshan tartan ayaa ka socda 😂😂😂😂

  • @bc8447
    @bc8447 4 роки тому +1

    Wll dadka duruufta ha ooga faa iideesan

  • @wadanimedia8174
    @wadanimedia8174 4 роки тому +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 way adag yihin wllhi 😂😂 Mxa maqli jiray gacantada yaysan kucilin watana 😂😂😂

  • @farhanhersi7009
    @farhanhersi7009 3 роки тому

    Mida dhima rabe kkk

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 4 роки тому +2

    Aniga markaygaan sugayaa 2 minutes ayaan kaga dhex baxayaa ciyoow cunoow ayaan ka samays nagay

    • @quruxoday533
      @quruxoday533 4 роки тому

      @Walaal Paul Pogba thanks you me and you ok

  • @BINGO707_
    @BINGO707_ 2 роки тому

    3:56

  • @cabdallacade9170
    @cabdallacade9170 4 роки тому

    Keep goin

  • @cabdirisaaqcabdidaahir7695
    @cabdirisaaqcabdidaahir7695 4 роки тому

    Saan cunto cunista caan ayaa lagu noqdaa aniga neh waa ina bilaaba tartan cunto cunis ah

  • @aminamohamed9010
    @aminamohamed9010 4 роки тому

    Tuna muu cunin wiilka bariiska hor dhameeyay ka kala guulaystay

  • @baxarozcade5185
    @baxarozcade5185 4 роки тому +2

    BrOH Kan kale ayaa guuleystay maxaa yeelay wixi saxanka la saaray waa cunay lkn Kan kale ansalaato ma cunin ❤️

    • @abdulasiismahamud4821
      @abdulasiismahamud4821 3 роки тому

      Muhiimada waan in bariiska meesha laga saaraa. Ansalaatada se ma calool buuxinee