TARTANKA CUNOWGA ! SOOR IYO MAKIN MALAAY (FUNNY CHALLENGE)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лис 2019
  • TARTANKA CUNOWGA ! SOOR IYO MAKIN MALAAY

КОМЕНТАРІ • 370

  • @izmail9699
    @izmail9699 4 роки тому +11

    Kan markaan fiirsaday anaa dhargay wllhi😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 4 роки тому +21

    Aniga marka rabo cunto in aa cuno sheeko yar offecel aa imaadaa masha alaah 🤣😂🤣🤣

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 роки тому +9

    Wwwww mash Allah cafimaad ku cuna lakiin macalin jekeey qolka sunta biif baafta ku buufiya muqalka kahor

  • @ashaaweis6563
    @ashaaweis6563 4 роки тому +12

    Brother I can't believe this and mashllah may Allah bless u Both them and k live in Canada🇨🇦 so let me try it!? I love you guy's💕💕

    • @saidadenali1175
      @saidadenali1175 4 роки тому

      Canada hakee ka sii joogtaa ani iyo adi ayaa tartamayno huuno qarashakana anigaa qabo

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 3 роки тому

      ali waxey CANADA ka jookta Calgary waa garatay so ma ahow

  • @omarahmad5053
    @omarahmad5053 4 роки тому +6

    Waar jeekey binti beela boqorada banaadir 👑 haka qaab galinin dadkan caadi ma ahow salaan sare cootki soota raaxma binti beela tagaaro buxdo abaayo ❤❤♥️♥️🌟🌟🌟🌟🇨🇦🇨🇦🇨🇦💖💖👍👍

  • @bashiiroromo7689
    @bashiiroromo7689 4 роки тому +2

    Kkkkkkk inaalilaahi wa inaa ilaahi raajucuun illaahey iga ma horkeeno dilaayoow dilbaa kuudambeeyo runtii

  • @hifzclassabdinoor8642
    @hifzclassabdinoor8642 4 роки тому +7

    I was waiting for this oh my days. waan dararayaay tartankan

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 4 роки тому +19

    Muriidi inthe house waa wataa wlhi raged lafihi hore😂😂👊

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 4 роки тому +9

    Boqorda weey xishonesaa binti bela nolow yaqeey love you my sister

  • @maanafofficial9883
    @maanafofficial9883 4 роки тому

    Kkkkk jamaaga tabeebaha wato funny Waaye dilaay Waaye haisoomarin

  • @Iam03Ali
    @Iam03Ali 4 роки тому

    tartan oo canto la isla cunaayo , yaaaab aniga . hoye usoco aguas Jekeeeeey

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 3 роки тому +1

    Masha allah wiilka aan abtiga uahay ahaa maxamed muriidi insha allah guul wiilkeyga

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 4 роки тому +10

    Walaahi deg deg aan soor ku karsadey
    baahan soor oo I haaynin ey igu rideen

  • @zahuurachannel6808
    @zahuurachannel6808 4 роки тому +14

    Iyaa ma kan gurigiisa wax Malaga kariyo miyaa sida u dajinooyo suunka ayaa furahaa kuyi 🤭🤭🤭

    • @beelodagan4713
      @beelodagan4713 4 роки тому +1

      ma araktay

    • @jerryjerry6468
      @jerryjerry6468 3 роки тому

      Saas ha dhihin somali poor adaa eh nayaaa waxaan run maa u maleysaa meesha baahida adi ku heeso mataal ee waa qosol iyo qaraaxeysi gurigooda cunto malaga kariyo kulahaa jooji shekadaas

  • @abyanqurux5588
    @abyanqurux5588 4 роки тому +1

    😀😀😀😀😀😀amiinoow cawo wuku dhacy ukun balay walikey ma arag weyni badna

  • @kaamilshire6959
    @kaamilshire6959 4 роки тому +1

    wiilka fanada cad wata wlhy waa maskiin. Laakiin kan marada casanka ah madaxa ugu xiran bahal waa ka daran yahay😂😅

  • @abdirahmanaden785
    @abdirahmanaden785 4 роки тому +12

    Macalin jeekey, mesha anigaa kamaqan sxb, masha allah.

  • @idris6903
    @idris6903 4 роки тому

    Bismallahi kaas maa shaa Allah waa dilaa Ilaahay ha idin daaweeyo.

  • @baabaabaa910
    @baabaabaa910 4 роки тому +1

    Jeekey busbaas malisku diido hunguri ma aha kulahaa hhh arjeekeyaa

  • @farxaanxassan2473
    @farxaanxassan2473 4 роки тому

    ```Adi naftirkaa yariista ila soo fadhiisi madhaheeninoo ina qaadaheesid maa umaleeneesay soor lee kula cuneesay'''
    😂😂😂😂jeekeey meey ku dhaheen😂😂😂😂

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 роки тому +2

    Waaw fin masha allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @deeqomohamed2698
    @deeqomohamed2698 3 роки тому +2

    Allah jekey kujecliya

  • @bossbosaso9733
    @bossbosaso9733 4 роки тому +1

    Kkkkkk jekey kulaha ani wax macunaayo hhhhhh

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 4 роки тому +3

    jeekey waa khiyaayamo😂

  • @IbrahimHassan-sj5cu
    @IbrahimHassan-sj5cu 4 роки тому +2

    Cuuc cuntada inta ila aragtay in cantuf kudhadhaceso farta tag like marabi

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 4 роки тому +4

    Binti beela. Maskiin waaye wax macunto.
    🤯🤯🤯🤯🤯boqoradeyna. Heesaha banaadir. Binti beela ❤️😍🌹🇨🇦💕💕💕💕💕💕💕💕💕🇨🇦🇨🇦🇨🇦💕🌹❤️😍🌹

  • @sagalsagal852
    @sagalsagal852 4 роки тому +1

    Eya abow second wad kudhameysey maskinta binti Bela horta wan kaxumahay askar aya dhaxda lagagiliyey jeekey

  • @mishtiimaxamed4803
    @mishtiimaxamed4803 4 роки тому +1

    Amiinoow xabada shukaansi maa kadhexeeyo amiinoow saan caadi maku ahan

  • @abdulkadiraliamin3658
    @abdulkadiraliamin3658 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Ilmaha alaga ilaaliyo. Jeekey. Meykudheheen.

  • @miskicali8360
    @miskicali8360 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk gabadha xijabka madow wadata, qabkeyga wax u cunesa qosol miran ah , sideey raashinka u rugeso ama u calanjineso

  • @Tayba283
    @Tayba283 4 роки тому

    😃😃😃😃 halmar madaal soor ah ka tuuur allha ku dhaaafo calooshada

  • @omarmunieofficial572
    @omarmunieofficial572 4 роки тому

    Jekey maskiinka waa gaday amiino nin jowhar ka imaaday maala tartamee soorle ku quracanayay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @fartunali7366
    @fartunali7366 4 роки тому +1

    Masha Allaah cafimaad ku cuna inshaa'Allaah

  • @leylomohamud5370
    @leylomohamud5370 4 роки тому +3

    Amiirow malaga raayn laheen laakiin haduu jira kasoo kacay igaarkeeey

  • @naciimocadey3721
    @naciimocadey3721 4 роки тому +1

    No aminow waan kaxumahay wlh maanta walaga gulestay

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 4 роки тому +1

    Appetite Aya iga xiiran🤣🤣🤣🤣

  • @cabdilaahifarey8613
    @cabdilaahifarey8613 4 роки тому

    Muriidi inde bildhin ninkaz ciyarciyar magalo runti xfda badarki lokariyo isagey ku dhanthy dhmn bahda jekey wan idinsakamaya inda bildhin iyo xfdisa xamar jajab wan salamey zxbkey inda bildhin 👍JEKEY adna salanta khas uledahay Horey usoco 😍 😍

  • @bakarinhoofficail465
    @bakarinhoofficail465 4 роки тому +3

    youtube wx cunow laso dhigayo kow kow 😂😂

  • @funnyguymooha3746
    @funnyguymooha3746 4 роки тому

    Hhhhhhh jeekey waxkasta waa keena filimaanta qosol kow nooga siisaye soorma nooga daree

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 роки тому

    Lanbarka marada guduudan madaxa ku xidhan armuu xataa daka cunaa 😁😁🤣🤣🤣🤣

  • @xussendiya286
    @xussendiya286 4 роки тому +1

    Ww heestaas yaaqaaday super✌❤❤

  • @xasanxuseenzabriye3589
    @xasanxuseenzabriye3589 2 роки тому

    Amin Wax macunaayo kkkkk ani inaa kujiraa ficned macal saxan kaa kudarsanaa jekey waad yaabi

  • @shegoowtv9198
    @shegoowtv9198 4 роки тому +7

    jeekey: Binti beela soor see isku tihiin
    Binti bella : ma isku fiican nihin lakin waa isku fiican nahay......
    Bínti soorta maad ku maqneet jawaab gadigadi usocoto aa soo tuurtiye. :D :D :D

  • @ashamohamed7972
    @ashamohamed7972 4 роки тому +2

    Masha Allah soor waa loo cunnaa

  • @hamzaesmail7865
    @hamzaesmail7865 4 роки тому +2

    Macalin jeeke ninkan yackoo unba la tartami kara umalaynah amiina izaga u aargoyn kara marka malinta danbe yackoo hala keeno meezha. Hhhh

  • @dalnuurshe7434
    @dalnuurshe7434 4 роки тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 jeekeey iifooti nh

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 роки тому

    Gabadha cabaayadda wadato Masha Allah sidii raggi ey u cuney

  • @sosbaska4366
    @sosbaska4366 4 роки тому +8

    War waad iga qadiseen my lovely sister binti bela are abyadeey binti bela love you yaqeey 😂😂😈😈

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 роки тому

    Soor cunow aa shaash loosoo xirtey.funny waaye

  • @fatushjamal6217
    @fatushjamal6217 4 роки тому +4

    Makiin uxiisay wlhi 😭

  • @farxsaneeyfaceedkaroon8310
    @farxsaneeyfaceedkaroon8310 4 роки тому +3

    Inta fiirsanye dhowr lalabo ayan ku arakay farxalka oo baquli gacanta isla gashanyan hadane cuntada inta afka la galiyo kista kalena saxanka lagu so celinyo waxas waa lagu mataga if mideda kale xiishooda gabdhaha ka daya wiil lee balamiya

  • @maryanroon2671
    @maryanroon2671 4 роки тому +3

    Yakuso firinoyo😂😂😂😂

  • @walalshafiano3290
    @walalshafiano3290 4 роки тому +2

    macalimuu jekey meshan maxad iga wici weysay wlhi ka dhax bixi lahaa

  • @abdirahmanmohamad9682
    @abdirahmanmohamad9682 4 роки тому +2

    4:34 biniti say muridi u furinaysa maxa waye wa ka ka yabtay hhhh

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 4 роки тому

    hhhhh wallhi xarifakn yar wucaln cale hhhhhhh

  • @afuufoowflims1161
    @afuufoowflims1161 4 роки тому

    Jekey shash aa loo. Soo xirtey sorconow kulahaa😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @ashashego3474
    @ashashego3474 4 роки тому

    Gurigaan malay lee cunaa badana waa sumeysantahay Allah Karim

  • @khalidabdiomar8753
    @khalidabdiomar8753 4 роки тому +2

    Jekey bahi igudisha wlhi 😭😭😋😋😋

  • @rumanahm5634
    @rumanahm5634 4 роки тому +3

    Kkkkkkkk ma shaa Allah

  • @abdullahidris6611
    @abdullahidris6611 4 роки тому

    jekey sxb allah hakudaweyo kamiristaha aya mesha kuqadet

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 4 роки тому +1

    Masha Allah ❤️😍😍😍😂😂😂😂👌

  • @queenaminalove9196
    @queenaminalove9196 4 роки тому

    Amiino aniga aya kaa maqan sor hal kuma rewi laheynin wlhi sorri abowe mar kale aya kaa renee☺

  • @iqradagninamohamed189
    @iqradagninamohamed189 4 роки тому +1

    Dulqaad badanaa binti beela iga tag dheh laba labadas wax kuma cuni karo yaahuu ee

  • @muqdishomedia5970
    @muqdishomedia5970 4 роки тому

    Jekeey waan ku salaamey waxaan kaarabaa in aat ii balamisid muriidi soorta madaalka

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 4 роки тому

    balayo martiya wacad alle kuwan guri aan joogo haday imaadan waa uuga baxsan laha sidan wax u karinaayo shooladan u eekan laha 😂😂😂😂

  • @osmantmkyaranitmk9482
    @osmantmkyaranitmk9482 3 роки тому

    Keep going brother 💞💖😃😃

  • @amaljuju7625
    @amaljuju7625 4 роки тому +1

    Gabdhaha we xishonoyin🥰

  • @mumumaow9779
    @mumumaow9779 4 роки тому +1

    Jekeyow aminow wad gaaten maskiinka soor macunyo Ee bariis ubalami ninka meel lasaara hee

  • @osmanalimohamed1811
    @osmanalimohamed1811 4 роки тому

    Waa kasa tahiroo walal kiisa waaye

  • @foos7330
    @foos7330 4 роки тому

    Asc asxaabta maasha alah walahi inaan marka cadey joogo aan umaleeyay malay yuunbi iyo gaduudoo iyo qashaar aa ka maqan kkkk

  • @aminoamisha3739
    @aminoamisha3739 4 роки тому

    Binti jekey sotartama halmar piz 😅😅

  • @abdul-qaderabdul-qader3710
    @abdul-qaderabdul-qader3710 4 роки тому

    Kkkkkkkkk Kan ilmaha diriska halaga ilaaliyo

  • @khadraali7062
    @khadraali7062 4 роки тому

    Woo isku roonyahay jeekey malaayga dila aqli badana odiga

  • @saakowmediaaction5409
    @saakowmediaaction5409 4 роки тому +5

    Cuno mcn hda rabto reer xmr weyna u marti

  • @jiheeste
    @jiheeste 4 роки тому

    Niyow muridi madaal soor wow kugu maqan yahay ee maxaa u cayiliwaysay

  • @weareone1837
    @weareone1837 4 роки тому +3

    Cambuulo bariis iyo bun daango shaax cadees

  • @sabirinamohamed5380
    @sabirinamohamed5380 4 роки тому

    bismilah sidaa qof wax u cunaya weligay man arkin meel kasta ayey ku tirayaan si fiican faraha maloo dhiqin gacanta afka la gelinaya cuntada si akhlaaq leh ayaa loo cunaa kuwan cunto ayey i nacsiiyeen

  • @maanafofficial9883
    @maanafofficial9883 4 роки тому

    Gabdhaha waaso qaladen walahi siiba tan turaaxda balack ah

  • @aragsanali949
    @aragsanali949 4 роки тому +4

    Ukun Malay Macaan miyaa Tollow Hunguri weynaan Malaaya Sab uku dhacaa maqli jiray Lkn Raadiyo lee jirto 🤣🤣🤣🤣

  • @udgoonomar141
    @udgoonomar141 4 роки тому +3

    Jeekey we love you 😘

  • @sabariinasamra7224
    @sabariinasamra7224 4 роки тому

    Jeekey makar foon ka igu diyashay😂😂😂

  • @samraamiin5453
    @samraamiin5453 4 роки тому +2

    Amin bariis bu jecelyahay
    Manta waa LA gade
    Aminkeyga sorry amiin😭😭

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 роки тому

    Dadka yurub jooga kulahaa 24 $ isbuuc bay cunaan aar sxb ma cunee 24 lacag ma aha kafee ayaa lagu cabaa 🤣🤣🤣🤣😁

  • @xasanxuseenzabriye3589
    @xasanxuseenzabriye3589 2 роки тому

    Jekey boojo badnaa oo shib badnaa kkkk hhhhh

  • @JEEBANE
    @JEEBANE 3 роки тому

    Tan tartan ma ahab ee wax kale waye mcln jekey naga daa ciyata adigaba waxada daba joogee waa jeebane oo kampala jooga hhhh

  • @xudeyfamohamed1814
    @xudeyfamohamed1814 4 роки тому +1

    Wlhi macalin jekey xarfan hababasan nokentene

  • @Masterarizona
    @Masterarizona 4 роки тому +1

    Sera B iyo Sera A aya iskukente jeekey ciyaarta cadaalad maha ninkan wa ina macaani ubalamisaa jeekey challenge markasu sax noqona wiilkan yar cunaaye uma eka wuu yara xishoonaya

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 3 роки тому

    Jeekey wlhi waaku qoslina runti caadi ma.ahan

  • @BintibeellaOfficial
    @BintibeellaOfficial 4 роки тому +2

    Amiino maskiin ka gacan ayo tagay 😂😂😂

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 роки тому +1

      Binti beela abaayo guul wacan boqorada banaadir 👑👏👏👏👋👋👋🌟🌟🌟🌟♥️♥️♥️💖👍👍🇨🇦🇨🇦

    • @BintibeellaOfficial
      @BintibeellaOfficial 4 роки тому

      @@omarahmad5053 lkn kuso qoray numbarka

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 роки тому

      @@BintibeellaOfficial ok abaay macaan mahsanit boqorada banaadir 👑

    • @hanadofficialmedia9937
      @hanadofficialmedia9937 4 роки тому +1

      Binti Bella boqorada bandir jir o jog an Ku leahy

    • @sabariinasamra7224
      @sabariinasamra7224 4 роки тому

      @@hanadofficialmedia9937 thanks you wllo qaali igu ah inolow ❤🖒

  • @samiyahusein4076
    @samiyahusein4076 4 роки тому

    Amiinow wax ka taran aya la kenay amiinow wa laka gulesday

  • @xilkaschannel7829
    @xilkaschannel7829 4 роки тому +3

    👏👏👏masha allh

    • @riverreece9979
      @riverreece9979 2 роки тому

      You probably dont give a damn but does anybody know a way to get back into an Instagram account..?
      I somehow lost the login password. I appreciate any help you can give me.

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 4 роки тому

    Ee soorta waalagu fuuraaye xaasid sanaa labada nin maba isku dhigmaane

  • @aliibrahimsheikh8195
    @aliibrahimsheikh8195 4 роки тому

    Maxaaa idinka leee dhameeyseeyn beeeh tartar meesha maba jiro beeeh

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 2 роки тому

    Ugaalidii oo qaraxa buu cunuya midka madow ninba ninkuu kamadowyahey waaa ka cirwaynyahey

  • @yaasirtikle.
    @yaasirtikle. 4 роки тому

    Si sharaf leh haloo cuno awowgin alle qadye

  • @illarapoi746
    @illarapoi746 4 роки тому +1

    Uul ba uul aa kaweyn ilmo neh aabahod amiinow ninkaan kabtiisa kuuma gasho muriidi in the buush 😂😂😂😂😂😂

  • @bintunasra8430
    @bintunasra8430 4 роки тому +1

    Rali iga noqda lkn waxaa fcnanlaheed in faraxasha biyaha korlogashubto gamcaha,garafo kushubta fadlan

  • @hanadofficialmedia9937
    @hanadofficialmedia9937 4 роки тому +3

    Niyow kan markaan fiirsadaay sor sor JCL igu bilwday bee

  • @zakariyeabdi6933
    @zakariyeabdi6933 4 роки тому

    Shimbir ayu soowatay in lasiinayo muu umaleynaaye beerka beerka hhhhhhhhhhhhhh

  • @Hashimyoga143
    @Hashimyoga143 4 роки тому

    Mcln jekeey jimcadaan malagu jiraa Aniga 8kiilo bariis waan cunaa hye maleega hormaray

    • @Hashimyoga143
      @Hashimyoga143 4 роки тому

      Maclin jekey Allah ku dhoowro Anigana Waan ku taageersanahay Guuleeso waligaaa