sida loo sameeyo ai avatar (ai talking) si fudud sameeyso kaartooniska hadla (carton talking)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 чер 2024
  • Waxaan rajaynayaa in muqaalka wax un aad ka faaiday fadlan nagu so biir oo channelka subscribe saar Mahadsanidiin dhamaantiin
    Website links ⬇️
    Learnado ai
    leonardo.ai/
    HeyGen
    www.heygen.com/
    Promptuga hoos ka koobiyeeso ⬇️
    (I strongly recommend you edit this prompt to get better result.) a 20-year-old somali man friendly-looking boy sitting behind a desk in a futuristic studio, wearing a blue hoodie. window background, smooth, soft, ultra-sharp, detailed, looking straight forward, centered in the image, straight, front-facing a camera.
    FG: sawirka meesha somali man waa iska badali kartaa oo waxaad ka dhigan kartaa man oo Kaliya Hana Isku dayin in aad ku qorto luuqada somali Kaliya waxa uu yeelaya luuqada English
    Social links ⬇️
    🟧 Instagram
    invitescon...
    ⬛ Tiktok account
    www.tiktok.com/@eissa.abdalla...
    🟦 Telegram
    t.me/eissaabdalla
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 48

  • @Xikammedia
    @Xikammedia 15 годин тому

    aad iyo aad baad u mahadsan tahay

  • @mohammeddiab5308
    @mohammeddiab5308 Місяць тому +12

    Hello, I need a free tool or website that translates the words that are said in foreign videos into any language I want in the form of writing that appears as a translation, and I do not mean automatic translation within UA-cam.

    • @Shakaal-tc7qi
      @Shakaal-tc7qi Місяць тому

      Hgg

    • @KHAALIDCABDIAADAN
      @KHAALIDCABDIAADAN Місяць тому

      Nio la family mahayo😢

    • @Jibriloss
      @Jibriloss Місяць тому +1

      Hello, I need a free tool or website that translates the words that are said in foreign videos into any language I want into from of writing that appears as a translation,and I do not mean automatic translation within youtube

    • @user-pk2lq1gn5b
      @user-pk2lq1gn5b Місяць тому

      Captions isticmaal wll

    • @user-pk2lq1gn5b
      @user-pk2lq1gn5b Місяць тому

      Do you mean translate as a Subtitle

  • @abdirahmanmohamed298
    @abdirahmanmohamed298 Місяць тому +3

    My pro guleyso 🎉

  • @CalimaxamadCabdiraxman
    @CalimaxamadCabdiraxman Місяць тому +3

    2:36

  • @MaxamedCadow-zp6qe
    @MaxamedCadow-zp6qe Місяць тому

    Mahadsanid

  • @imandaahir9787
    @imandaahir9787 Місяць тому

    Ustad abduwali Thank

  • @user-lf8fe6rd9g
    @user-lf8fe6rd9g Місяць тому +3

    Wll plese codka muuqlada Naga caawi ❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Місяць тому

    Thanks sxb

  • @IsxaaqSheikh
    @IsxaaqSheikh Місяць тому

    Legend speed ayaa ku socotaa waxa ku rajaynaa horumar bdn i.a

  • @FiiqowCariif
    @FiiqowCariif 29 днів тому

    Thanks

  • @AbdiAbdulahi-og7rx
    @AbdiAbdulahi-og7rx 12 днів тому +1

    Sxip kama haye magaca Leonardo ai

  • @mohazonline
    @mohazonline Місяць тому

    M.a nin social media la socda ayaad tahay kaptan hormar wacan

  • @Kingdaxmo1
    @Kingdaxmo1 Місяць тому +1

    Zxb taransishanka group so dhig

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 Місяць тому

    Saxiib sound effect iyo transition hal cashar kasoo samee anni waan fahmi waaayay.micnaha sound effect kaa kolkna wuu iga hormara kolna wuu iga dib dhaca

  • @Life-motivationxfd
    @Life-motivationxfd 8 днів тому

    Free maahan wll

  • @Abdala-gamer
    @Abdala-gamer Місяць тому

    Wa dag dagysa lkn hda dag dagto wax muhiim ah ba ka tagysa😂

  • @DunikaabOfficial
    @DunikaabOfficial Місяць тому

    Sxp prompt ga aad isticmashey xagee soo dhigtey

  • @xasanabdirahman487
    @xasanabdirahman487 Місяць тому

    Wax mihiim ah ba aka tagtay qoraalka codka sameen lahaa, ku laabo muuqalka.

  • @Mustafecabdimaxamuud464
    @Mustafecabdimaxamuud464 Місяць тому +1

    Hello, I need afree tool or website translates the worlds that are said in foreign videos into any language i want in the form of writing that appears as a translation, and i don't mean automatic translation with in UA-cam

    • @CabdirisaaqQarare
      @CabdirisaaqQarare Місяць тому

      Hello, I need afree tool or website translates the world's that are said in foreign videos into any language i want in the form of writing that appears as

  • @Malloofficial1
    @Malloofficial1 Місяць тому

    can you help me bro 🙏

  • @ayzokaafi1578
    @ayzokaafi1578 Місяць тому

    Sxb gulyso

  • @user-yc9yc5nq3s
    @user-yc9yc5nq3s Місяць тому

    Tayliye nishiyuuga mesa ku qorte aawe

  • @KHAALIDCABDIAADAN
    @KHAALIDCABDIAADAN Місяць тому

    Ani sawir isoo samee zxp😂

  • @user-pk2lq1gn5b
    @user-pk2lq1gn5b Місяць тому

    Aad bd umahadsantahy wll qali wesitekn cml aad bd uraadinayay i appreciate you a lot🙏🙏
    Lkn mowduucaan rabo iyo sawirka afkiisa dhaqdhqaaqiisa inuu islahaado sideen kusamenkaraa boowe taa iisheeg???

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  Місяць тому

      Taliyow waa ogahay in muqaalka xogaa speed ku socdo lkn kaartoonka (carton) hadaa sameysay afka uu nuuxnuuxjinaayo waxa ku sameesaa website la dhaho Hygen kaas isticmaal

  • @Baxsaneproonline
    @Baxsaneproonline Місяць тому

    Waxba lagaa fahmi maayo
    Deg deg saayid ah ayaa ku jira hadalkaaga iyo qaabka sharaxaada fadlan sidegan usharax hadaad rabto in lagu daawado

  • @UpdyrahmanJamal
    @UpdyrahmanJamal Місяць тому

    Tliyow whts upkaaga ma helaaa inaa i caawiso rpaa lbh❤😢

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  Місяць тому

      Lpx telgramkayga iga do qabo ama group ka kaso hadal Ana kaso qabanaaayo inta xogaa puplic wye

  • @user-ck6tx9ok7m
    @user-ck6tx9ok7m Місяць тому

    Nio waa lacag dhaliyarada hawaalin

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  Місяць тому

      Learnado waxa uu ku ogolaana in aad sawiro badan ku sameesto kadib lacag ku waydinaa Gmail kale kusameeso
      Hygena waxa uu ku ogolanaa laba video kadib asna ki hore cml yeel

    • @KHAALIDCABDIAADAN
      @KHAALIDCABDIAADAN Місяць тому +1

      😅​@@EissaAbdalla12

    • @KHAALIDCABDIAADAN
      @KHAALIDCABDIAADAN Місяць тому

      ​@@EissaAbdalla127e8

  • @Sports_gifts
    @Sports_gifts Місяць тому

    Meeqo subscribe ayaa heestaa so fiiri😂