Sir || sida loo sameeyo youtube thampnail || how to make YouTube thumbnail

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024
  • Waxaan rajaynayaa in muqaalka wax un aad ka faaiday fadlan nagu so biir oo channelka subscribe saar Mahadsanidiin dhamaantiin
    Social links ⬇️
    🟧 Instagram
    www.instagram....
    ⬛ Tiktok account
    www.tiktok.com...
    🟦 Telegram
    t.me/eissaabdalla
    youtube thumbnail tutorial, how to make a thumbnail for youtube videos, how to make a thumbnail, how to make thumbnails, how to make a youtube thumbnail, thumbnail tutorial, thumbnail, youtube thumbnail, thumbnail beginners tutorial, beginners tutorial, detailed thumbnail tutorial, youtube thumbnail tutorial for beginners, how to make thumbnails for youtube videos, thumbnail tutorial youtube

КОМЕНТАРІ • 31

  • @mralone251
    @mralone251 4 місяці тому +1

    Keep it up sxb

  • @AbdiaziizmohamedAbdiaziiz
    @AbdiaziizmohamedAbdiaziiz 4 місяці тому

    Legend keep it up ❤

  • @Abdikaniplus
    @Abdikaniplus 4 місяці тому +1

    Mansha Allah

  • @Exriachman
    @Exriachman 4 місяці тому

    Keep going🎉

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 4 місяці тому

    Legend guulayso

  • @Tube_Loop
    @Tube_Loop 4 місяці тому

    Go ahead pro

  • @SOMZONETECH6129
    @SOMZONETECH6129 4 місяці тому

    Muqaal cajiib ah❤

  • @CABDIKANICAWILIZMAACIIL
    @CABDIKANICAWILIZMAACIIL 4 місяці тому

    Lenged always Lenged

  • @cabuud16
    @cabuud16 4 місяці тому

    hore u soco

    • @Caliyaremuqdisho
      @Caliyaremuqdisho 3 місяці тому

      Sxb waxaa tahay youtuber weyn marka xaggee kaala soo xariiraa please si wax un aan kaaga fa' ido. Tell WhatsApp thanks

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 4 місяці тому

    Macalin

  • @RAMDOM_ZAED
    @RAMDOM_ZAED 4 місяці тому

    W 🔥😮‍💨

  • @Cabdiqaniyow
    @Cabdiqaniyow 2 місяці тому

  • @Dayaxgraphicsandediting
    @Dayaxgraphicsandediting 4 місяці тому

    Zxp mahad sanid video editing inaa bartaa rabaa iga caawi

  • @askarIdiriz
    @askarIdiriz 4 місяці тому

    Wxaan u malaynaa omar inaad isku muqaalatihiin
    Sikastay ahaato gulayso zxp

  • @Shabbyy.
    @Shabbyy. 4 місяці тому

    Waad fiican tahey laakin dadka aan waxba garaneyn ma fahmayaan ee si fiican ugu sharax muuqalada danbe

    • @hassanbaari877
      @hassanbaari877 4 місяці тому

      Ma aragty sxb gudbinta leys ku dhaafay boobsiis ku furan yarkaaan sharaxaadiisa ma fadhiso

    • @Shabbyy.
      @Shabbyy. 4 місяці тому

      @@hassanbaari877 waa cusub yahey uqaban meyno. koley waan fahmaya anigu lkn dadka cusub sidan waxba ku fahmi mayaan.

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  4 місяці тому +1

      Sxb diyaar wye waan ku cusbahay I. A muqaalada kale xiga inaad ka heli doontaan filaa❤️

  • @AbdallaCagayare
    @AbdallaCagayare 4 місяці тому

    Sxb iPhone ma istic maali karaa p LR jawaabtu haa haday tahay muuqaal ka soo samee

  • @Farxiyomaxamad-b9v
    @Farxiyomaxamad-b9v 4 місяці тому

    Sida muuqaalka loo saaro soo gali thumbnail

  • @HORSEEDMEDIA-21
    @HORSEEDMEDIA-21 Місяць тому

    vedioyashan intee ka hela

  • @AxmadQali
    @AxmadQali 13 днів тому

    😂😂😅😮😢🎉

  • @Abdikaniplus
    @Abdikaniplus 4 місяці тому

    Sxp piscart ma lacag in labixo le miya misa free ayaa la helaa attempt free ga marku ku dhamado

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  4 місяці тому

      Lpx iPhone dadka wato lacag uu ku waydiina Marka chrome melahaas kuso dagso

  • @samiirdibarayn666
    @samiirdibarayn666 4 місяці тому

    Mobile kaaga miyaad ku edit gareysataa zxb mise computer

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  4 місяці тому

      Haa mobile ku sameeyay computer Mar Mar le lkn muqaalkaan capcut kusameyya

  • @Asaktitv
    @Asaktitv 4 місяці тому +1

    Side ubarta edhitinka

    • @EissaAbdalla12
      @EissaAbdalla12  4 місяці тому +3

      UA-cam ka baran karta youtube Kaliya Hal software diirada saar

  • @DailyMemeBlast
    @DailyMemeBlast 4 місяці тому

    I don't like you're title 🤢🤢

  • @hasancade-ez3tm
    @hasancade-ez3tm 4 місяці тому

    Ustaad fecebook thamnaal loo saaraa