Sidee loo sameeya animation hadlaayo ( cartoon hadlaayo ) !!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • Sidee loo sameeya animation hadalaya
    Cartoon hadlaya
    How to make talking animation
    Baro sida loo sameeyo animation hadlaayo
    Kusoo biir telegram keyga👉: t.me/qadareditor1
    Instagram: www.instagram....
    Music:
    Escape Velocity by Scott Buckley | www.scottbuckley.com.au
    Music promoted by www.chosic.com...
    Creative Commons CC BY 4.0
    creativecommon...

КОМЕНТАРІ • 54

  • @OmarSiraaji
    @OmarSiraaji 5 місяців тому +2

    Keep going zxp

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 2 місяці тому

    Legend keep going pro

  • @AbdulahiAbdulaziz
    @AbdulahiAbdulaziz 2 місяці тому

    Mahad sanid sxaiib waxbadan baad iiga caawisay

  • @zalmoyarey9808
    @zalmoyarey9808 6 місяців тому +1

    KEEP going ustaad❤

  • @CaishaSuudi-pp5ep
    @CaishaSuudi-pp5ep 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @ShakoAxmed
    @ShakoAxmed 5 місяців тому

    wll waxad i fahamsisa sida clourka loo keenayo

  • @MubaarikFabio-ne7vo
    @MubaarikFabio-ne7vo 2 місяці тому

    majira adobe express apk aan ahayn oo lagaga jaro background_ka sxp plz🤤🙏

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 місяці тому

      Haa bro “Picsart” isticmaali kartaa ama google ku qor “removebg”

  • @Xikmaawi18
    @Xikmaawi18 3 місяці тому +1

    Zhp waxaa kasoo hadashaaa sida loo smeeyo vediogan codka saaran 😮

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 місяці тому

      Profiel ka gudaha ugal waan soo dhigay

  • @MRNOBODY-c7w
    @MRNOBODY-c7w 3 місяці тому

    Thanks zxb horay usoco

  • @bakaribrahim14
    @bakaribrahim14 3 місяці тому

    Sxp waad mahadsan thy sidii la rapay umaaanu fahmin qeebta hore ee la isticmaalayo gaoalka inta cut cupka lee fahmay

  • @MaxamedSaciid-oz5kb
    @MaxamedSaciid-oz5kb 5 місяців тому

    Walaal sifiican noofahamsii

  • @KakaLeave
    @KakaLeave 3 місяці тому

    Zxp codka see usaartay

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 місяці тому

      Waa soo dhigay profile ka gal muuqaalka kan ku xigo uga hadlay

  • @abdifitaaxaxmed6678
    @abdifitaaxaxmed6678 3 місяці тому

    Macalin codka nooca kuu saran intee laga saara nooso sheeg

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 місяці тому

      Waan soo dhigay muqaalkaan muqaal ka ku xigo ka daawo

  • @JabirAbdiAbdullahi
    @JabirAbdiAbdullahi 3 місяці тому +2

    Sxb mashaallah but i did not understand it well , at the end❤❤❤❤

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 місяці тому

      Qeebta CapCut ka miyaa fahmi weysay

  • @Pure_english-z
    @Pure_english-z 2 місяці тому

    Waxa iiga muhiimsan codkaaan afsomaliga appke lafahelaa ama websiteka please iisheg???

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 місяці тому +1

      Waan soo dhigay muqaalkaan ka kuxigo daawo

    • @Pure_english-z
      @Pure_english-z 2 місяці тому

      @@QadarEditor ok thanks wan fiirinaya

  • @ShakoAxmed
    @ShakoAxmed 5 місяців тому

    zxp adobe express playstore a wa ka waayyy e ila tali halke ka hela

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  5 місяців тому

      Google chrome kasoo dagso sxp hada ka weysay play store

  • @baashicade2507
    @baashicade2507 3 місяці тому

    Miiska computerka iyo microfonka xagee ka helaa

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  3 місяці тому

      Telegram ka description ka yaalo soo dhigay bro

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj 2 місяці тому

    Asc, Waxaas oo dhan waxaa ka muhiimsan Phone- Numbarkaaga

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  2 місяці тому

      Instagram ka profiel ka saaran igala soo hadal 👍

  • @MohamedAhmed-ly4yg
    @MohamedAhmed-ly4yg 2 місяці тому

    Adi xataa codka 🤖 baa.isticmaalaysaa

  • @Urcristiano-z2n
    @Urcristiano-z2n 3 місяці тому

    Talented tahey zxp❤

  • @Somaliflutter
    @Somaliflutter 5 місяців тому

    Background Black Video Qebta qoraalka xagee ka hela

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  5 місяців тому

      Telegram keyga kasoo dagso bro

    • @Somaliflutter
      @Somaliflutter 5 місяців тому

      @@QadarEditor diyaar waye bro firi Sound Effect Cupcut Copyright mee leyihin?

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  5 місяців тому

      @@Somaliflutter may bro malaha ani xitaa waan isticmaala

  • @Cadceed-editor
    @Cadceed-editor 5 місяців тому +1

    Sxb green screen xageen ka heli karaa

  • @Askarrermi-wg9eb
    @Askarrermi-wg9eb 5 місяців тому

    Waxbadan ka fa idey vedioyal nocana sobadi🎉

  • @ladansheeko1
    @ladansheeko1 4 місяці тому

    M.a

  • @Cadceed-editor
    @Cadceed-editor 5 місяців тому

    Xagee ka heli karaa computer iyo miiska

    • @QadarEditor
      @QadarEditor  5 місяців тому

      Telegram kaan ka heli kartaa wax walbo oo video gaan u isticmaalay join dheh👇
      t.me/qadareditor1

    • @ShakoAxmed
      @ShakoAxmed 5 місяців тому

      zxp thani u​@@QadarEditor

  • @valtr124
    @valtr124 5 місяців тому

    Thanks zhp

  • @sirmoha.editor11
    @sirmoha.editor11 5 місяців тому

    👏👏¹٪

  • @cubayd.yare1
    @cubayd.yare1 5 місяців тому

    keep going zxp