Donald Trump oo Hubkii ugu Badnaa Usaxeexay ISR & Halista Kale ee Markale Reer Falastiin
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
Subscribe Please | Share | Comments | Like
Please follow us :
Facebook : horufadhimedia
waadmahadsantahay wll suleymaan xaashi jazakumullahu khayran jazaa sallalahu calayhi wasallam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul.guul.falastiin.iyaga.furan.doona.hubka.laa.siinayo.yuuhudaa.insha.alaahu
Wa iska qashin , hubka mareykanka insha allah .
RABBIYOW MAY Y4H4UUDU WEERARTO MASAR IYO URDUNBA. AAAAMMMMIIINNN
Hubaka uu saxaya Yuhuda rabi ha ka dhiga kuwa ana waxa tarina inshallaha kuwa khasaraya waa Yuhuda iyo USA inshallaha reer Falasatina waxa idan jira illahaya kuwa khaxaya waa Yuhuda nacalada ha ku dhacade
Bismillah waxan ku billaabaay magaca illahey oo waa dhacaya aadaanka allah oo waa maqrib ee waxan allaha waaxidul qahaarkaa weydiisday in uu illahey larogo halista foosha xun ee uu la damacsan yahay dadka reer falastin odaygan kufaarkaa oo biyaha kulul oo xaaraanta ah ka dhargay illahow dunida dusheeda ku cinqaad oo illahow ka badbaadi dadka reer falastin balaayo kasta oo loomaleego oo illahow is la balaayda iyaga gacmaha u saar oo sii waayo iyaga ayaa kaadalbaday illahow baryadeena aqbal oo ajiib waayo xaq baan kugu baryeynaa illahow aamiin aamiin aamiin yarabi
Walaalow tartiib warsra tartiib noogu kala dhig
Sanayaal.badan.ayaa.dowladaha.islaamka.iskugutageen.ee.maanta.ayagii.ayaa.iskusojestay
Illahey idin cadaab masiib yahee cadowga ah islamka
Illaahey baa isku Soo jeediyaygaalada kibirtay
Hubkaas waa laga furanayaa inshaAllah🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🇵🇸
Yuhuudu waa fulayiin hub badan.. qofka fulayga ahna hub badni baa lagu yaqan..
Dhul aysan laheen somalida guryo ka dhisntaan dhulkood mamba hormariyaan markaas bey ku fanayaan somalida dad lacag leh baa nahay aye ku leyihiin xagee lacag ka heysta waa dad bahan somalida waa umad dhulkood aan hormareaneynin dhulkood aan jaceyleen somalida ugu imoow waa umad aad doqomo ah somalida melsan laheen aye lacag yar ay qurbaha kale imadeen aye gashtaan iyo lacagta maskiinta somaliya laga soxoday dad xoolo ah waye somalida wlh
Is waawaalka trump isagaa wax badan ku lumin doona
Gaalo oodhan ha iisu tagaan lkn reer Falastiin Ale ayaa lajiro muslimiinta waxaa waajiba ku ah iney duceyaan
Hana weerarto TURKIGA IYO SUURIYA. AAAAAMMMMIIIINNN
Yurub Awood waa leedahey balse iskuma kalsoono mana mideysno
Faransa, Jarmal ayaa ku filan USA,
Yurub ha aragto Awoodeeda hana Xirato marinadeeda badaha sida Xuutiyiinta ,isbeyn haloo fadhiisto
Hana laga qaado Canshuur dabal ah , Lacagtiisana hala caburiyo, Bangiyadiisana kala soo baxa Lacagaha waa tan awooda u yeeshee !!!!.
HUBKA Y4H4UUDA LOO SAXEEXAY WAXAA LAGULA DAGAALAMAYAA DOWLADA MUSLIMKA KA NOOL EE IIRAAN IYO CARABTA OO LAGU SII JIIDHAYO.
ERDOGAAN WAA BEENLOW KHAAYIN AH EE NAGA JOOJIYA WARKIISA MADHAN.!!!
Hubkaas
Waxaa loo wadaa iiraan
REER QASA IYAGU WAABA WAXIN IYO RARID WAANA HADAY YEELAAN. WAAYO CARABTU XATAA WAY RABTAA IN MEESHA LAGA SAARO OO WAXAY IS LEEYIHIIN IIRAAN OO Y4H4UUDA COL LA AH BAY SX LA YIHIIN EE MEESHA KA SAARA....
REER QAZA WAXAA DABADA KA WADA OO QAXINAYA WAHAABIYADA SUCUUDIGA IMARAADKA BAXRAYN OO LACAGTA BIXINAYA IYO URDUN IYO WELIBA KUWA SUURIYA IYO LUBNAAN QABSADAY EE ARGAGIXISADA AH