Ciidanka Dal Carbeed oo Dagaal Ku Qaaday Ciidan Dal islaam Ah & Fadeexada Dhextaal Carabta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 64

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k 11 годин тому

    Asc walaal aad iyo aad ayaad u mahasantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 20 годин тому

    Ciidanka lubnaan waaaaa
    Shisheeye kalkaal AMA waa
    Dabadhilif 🌳🤝🌳

  • @UbaxCali-h6u
    @UbaxCali-h6u 21 годину тому +1

    Waa,lahaystayla Ciidmada wadanka luubaan xita Dowalada waa lahaystayla

  • @abdibelel-xv9vm
    @abdibelel-xv9vm 16 годин тому

    XISBULLAAHI waa Jabhad ka soo horjeedda dowladnimada
    Lubnaan

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 21 годину тому

    Waa shaqaalaha yuhuuda ayagaa meesha dhigtey

  • @cabdilaahimcawad
    @cabdilaahimcawad 18 годин тому

    Wlhi waan qoslay keliday candhala curatay,

  • @cabdulqaadirdacar
    @cabdulqaadirdacar 21 годину тому

    Ereygaagii (maxmiyad) un baan kuu soomaaliyeynaya LAHEYSTE-YAAL

  • @cabdullahiibrahim8640
    @cabdullahiibrahim8640 22 години тому

    Wa.wa.nata.yaahu.

  • @CumarRoooz
    @CumarRoooz 16 годин тому

    Ciidankaasi waa magac uyaalka ah

  • @bashirhassan6575
    @bashirhassan6575 20 годин тому

    Waa xamiid karsagii afbagistaan oo kale

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 21 годину тому

    Xashaw sida aay uu eegytahay Israel guushi xageede ayay u dhawdahay, hadii aanu Saudi Arabia 🇸🇦 Go'aan adag la iman

  • @CiiseYaasiin-x7g
    @CiiseYaasiin-x7g 16 годин тому

    Waa waxmatarayaal

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Dagaal maskaxda ah ayaa waa hore lagu jabiyay dadnimadodii iyo damirkookiba

  • @MaxamudawAadan
    @MaxamudawAadan 18 годин тому

    Maaha ciidanka lubnaan ee waa caloshod ushaqayte labnaaniyiin. Ah

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 22 години тому

    Waad.la.heshay.magaca
    Waa.madaxyada.kufaarta

  • @adanmohamed1186
    @adanmohamed1186 22 години тому

    Waa lahaystayal gumeysi kujira

  • @khayrmediapro733
    @khayrmediapro733 15 годин тому

    WAA YAAANYUUUR WEYE

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 21 годину тому

    Fulayiin

  • @CabdimaxamedCabdule-w6n
    @CabdimaxamedCabdule-w6n 20 годин тому

    Waadawa dhlif cidinka lubnan

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 19 годин тому

    CIIDANKA RAGAASAY MAGACA CIIDANA KA AH LAAKIIN RADMGAASAYAAN KORIN AAN NOQON SIDa ciidan u sheqeeya
    Waa qof korintu ka xumaatay waxaana u badan hindida oo aan helin cunto nafoqo leh (tagaas/) si fiican uma korin

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g 15 годин тому

    Waa ciidan magac u yaal ah.😅

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому +1

    Asc waa nuur Cali waxan daganahay samali galbeed ee itoobiya ee gobolki sittii

    • @NuurCali-u1o
      @NuurCali-u1o 19 годин тому

      Samigeyga ❤❤❤from Somalia 🇸🇴 Mogadishu city

  • @yusufabdullah1262
    @yusufabdullah1262 14 годин тому

    Kkkjkkkkkk Kkkjkkkkkk Kkkjkkkkkk
    Waa markii ugu oreeysay oo ay xabad ridaan waxayna kurideen walaalkood
    Waa habartii tiri ilaahoow wiilka iiga hadli

  • @Hassanahmed-g7k
    @Hassanahmed-g7k 20 годин тому

    Waa abow kayar iga celi oo ka wayn igu siidaa waxay ii xasuusisay niman ki ay adeegsan jireen tataarku markay musliminta farin uu dirayan marka ragani waxay uu adeegayan yuhuda

  • @SaedCade
    @SaedCade 21 годину тому

    Waxaa la oran karaa,ciidan magac u yaal ah,ama malooli,waa wax u dhexeeya rag iyo dumar oo kaleeto,magacaas baan oran karaa.

  • @abdurahmanali9287
    @abdurahmanali9287 21 годину тому

    Waa double standard

  • @adanehbouhaneh1566
    @adanehbouhaneh1566 20 годин тому

    Candhala isla markaana aqliila

  • @abdiaidiid8446
    @abdiaidiid8446 15 годин тому

    Ciidanka waraaba utaaga ah ee lubnaan

  • @CabdilaahiWacdi
    @CabdilaahiWacdi 22 години тому

    Magacaas.loobixin.hayo.ciidanka.wadanka.lubnaan.iyoiwm.waxaan.odhanlahaa.dayuusiin

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 16 годин тому

    Waa.ciidan.cadowkalkaala.yaal.waaaxmiyad.kuu.ek.ciidanka.libnaan

  • @Sarmaan3813
    @Sarmaan3813 20 годин тому

    Qabilayste benale ah

  • @hodanabdiramanfarah1458
    @hodanabdiramanfarah1458 21 годину тому

    Subxaanallah waa yaab

    • @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi
      @Abuu-isxaaqAlmuqdishawi 19 годин тому

      Robot af-somaaligiisa waa hagane(robot).
      Ai = garaadka samayska ah
      Ciidan dhoraarinta ah .
      Dhoraarin waa geed dhar loo galiyay beerta dofaarka iyo xaywaanada kale looga ilaaliya

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 18 годин тому

    Mr Haashi faanka iskantartiibi,

  • @MahamudAliShire-z7u
    @MahamudAliShire-z7u 19 годин тому

    Waa ciidan dufaysan ciidanka lubnaan

  • @ShucebShuuriyo
    @ShucebShuuriyo 3 години тому

    Maxmiyad iyo maqarsar wesley fhmi ogthy mqrs

  • @Aslmclykmwalaashey
    @Aslmclykmwalaashey 17 годин тому

    Aslm clykm sxb waxaynu odhankarnaa ciid😊anka magacuyaalka ah waayo maxmiyadu waxay yelanaysaa macne kale

  • @CumarMaxamed-q4e
    @CumarMaxamed-q4e 21 годину тому +1

    Ciidanka lubnaan dalkale ayey rasaasku ku rideen muslimba ha.ahaadeene waxaa kaliita ciidanka soomaaliya ciidanka j/laan oo garabkoodii ahaa xabad ku ridey haddana ila diyaar ah

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 21 годину тому

    Ciidankii manoleyasha

  • @MohamedSherbi
    @MohamedSherbi 19 годин тому

    Waxaa lagumaga caabi karaa
    Waa ciidankii ( DUBSOKEEYE)
    REERLUBNAAN MIDABKA AYEY UGA EGYIHIIN

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Waxan ahay tageerayashada ugu wayn saleman hashi yow

  • @hassanmohamedroble8396
    @hassanmohamedroble8396 16 годин тому

    Ciidanka awr kiraalaha ee lubnaan.

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Marka jiil cusub oo la dhiso moyane dadka hada maamula carabta oo Dhani waa shaqaale dhamantood una shaqeeya shisheeye

  • @CaptainDeni-d7u
    @CaptainDeni-d7u 16 годин тому

    Waa daba dhilifka isriil iyo reer gabeedka

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 22 години тому

    Yaa
    Kaa cay badan

  • @HussainomarYusuf
    @HussainomarYusuf 22 години тому

    Waxa layirhda.dayuusiin

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Marka xiga maskaxiyan ayaa loga dilay qalbiga

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Ee hadan ka hadlo carabta waa dad Laga dilay damiirka Marka hore

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 20 годин тому

    Saleeman xaashi waa Ku sallaamay waxaan jooyay eraybixinta lahaystayaal sidoo kale waxaad jira nimankan soomaali ah oo aan aqoon waxay socda iyo waxay sheegayaan xaashiyow u aqli celi

  • @nuurcali5188
    @nuurcali5188 22 години тому

    Qofkuna hadii damirkisu dhinto inuu iska nolaado moyaane waxtarkale maleee sideedaba

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 20 годин тому

    Runtii,adduuku maanta waxa u uguurayaa isbahaysi labodhican ah
    Labadaas ayaana lakalaraacayaa .
    1= waa quwada ruushka oo hadaxawlikusocota ,awoodna uleh inu hubkiisa kumeelmaro oo reer galbeed aykabaqayaan .
    2= iyo reer galbeedka oo adunka dhaqaale iyo khiyaano kuhaystay africa iyo barigadhexe oo raba inuu khayraadka barigadhexe kudhawaado oo xoogkuraba inuu islaamka guumaysto dhaqaalahoodana kugaadho hadafkiisa.
    Waxa inuu wanaagsan in Africa iyo aasiyaba iyo barigadhexeba ay taageeraan dalka ruushka oo aan boob rabinlaraaco taas ayaa aduunka oodhan dan uah janana isguuwataa.

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 21 годину тому

    Candhala curatey kkkk

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 21 годину тому

    Magaca bixinta kuma xumid walllao

  • @AbdullahAhmed-z7x
    @AbdullahAhmed-z7x 21 годину тому

    Ciidanka walaalkeed ugarruun weyn? Sababta doqontu walaalkeed bay ugarruun weyn tahay. 😂?

  • @Idiriscabdi-dg3hf
    @Idiriscabdi-dg3hf 20 годин тому

    Sida ay ilaa tahay aniga labadoduba waa maqaarsaar u adeega israaiil

  • @MaryanCali-s4x
    @MaryanCali-s4x 21 годину тому

    Asc

  • @shiasomalitv47
    @shiasomalitv47 21 годину тому

    Hashi walllo illahay haku dhowro isllamka dagaal ayaad gashay si walba wax baad noogu shegtay laakiin tolkaa waa soomali

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 22 години тому

    Xaashi.ma.caytamo.dadkan
    Danbe.fahanka.ayaa.Ku.yar

  • @IAM-x5s
    @IAM-x5s 18 годин тому

    Soomali dagaal kana baqato laakiin dhibaatada haysata waa hogaan xumo

  • @Ider-bu6sg
    @Ider-bu6sg 19 годин тому

    😂😂

  • @samataraabdullahi623
    @samataraabdullahi623 21 годину тому

    Beenale yassin jooji wax aanad aqoon u lahhayn