Qaabkii Dadka Lacanod logu layn jirey ! Sh Aadan wali oo ka warbixiyey Qaybtii 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 51

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому +10

    Shekhu wuxuu shegay waa wax dhacay Alxamdulilah mantah waa lagah raystay Argagixisadah snm

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Рік тому +2

    Maan sha allah Sheekh Aaden Weli Sheekhul baladka SSC Khaatumo State ilaahay haku barakeeyo from GK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 Рік тому +5

    Sheekh iidoor dhulbahante waxba kama qabsan karo e horgalo Reer sool ah aya watay wana kuwa mantaba dhareerka snm leefaya kuwana dhekhso aya loso afjaraya insha allah

    • @maryan4436
      @maryan4436 Рік тому

      TAAS WAALA OGYAHAY KOR BAA LAGA GOOSANAYAA HADII KALE EHELKAA ISKA HOR IMAANAYAAN

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 Рік тому +4

    ❤️❤️❤️WAA HALGAMAA XAQA SI XAQIIQ AH UGA HADLA. DULMIGANA CADAAYA MAANSHAALAAH

  • @QorsheeyeQorsheeye
    @QorsheeyeQorsheeye Рік тому +1

    ❤❤❤❤waad mahadsantahay sxb.
    Alle haydin barakeeyo 🎉

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 Рік тому +2

    Mashalaah tabarakalaah ilahayow xafid dadka reer lasacaanood iyo walalahood guusha sii aamiin yaarabi yaraxmaan yacasiis yaboqor

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 Рік тому +3

    SSC/QAATUMO insha Allah guul

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Рік тому +5

    Sheekh Afkaaga caano lagu qabay, mahad alle weeye hadii aad iska saarteen cadawgaa hargaysa lagaxukumo. Guuul Guuul iyo gobonimo reer ssc, iyo dhamaan somaalida dulman

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx Рік тому +1

    Mahadsanid Nagaad Tv

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Рік тому +4

    Booliiski laga dhawrayey inuu
    Dadka nabadoodu ilaaliyo illahba nabad illaliye ba ku dilayo waa gumaysi ee illahay
    Ha idinka kor qaado

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Рік тому +1

    Sheekh Allah yahfiduka.

  • @SonSharib
    @SonSharib Рік тому +1

    VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Рік тому +3

    Taliska Hargeysa waa in looga harin inta ay noolali jirto wixii ay u geysteen Ree SSC

  • @iftinemead1046
    @iftinemead1046 Рік тому +2

    Wa magaalo haldorkeki la layeee

  • @khalifsiyad4498
    @khalifsiyad4498 Рік тому

  • @miiskawadahadalka5140
    @miiskawadahadalka5140 Рік тому

    cajiib cajiib

  • @khalidabusharrer8891
    @khalidabusharrer8891 Рік тому

    Sheekhu gaasta iyo biyuhu isku darayaa run ma sheegyo

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey Рік тому +2

    Weriye waxaan kaa codsanaya intuu hadllayo haka dhex galin hadalka

  • @buraale134
    @buraale134 Рік тому +2

    Idoor niman horgala ah ba so hogamiyay wlhi inanay dhulkena weligood so Hawaysan laakin maanta wa u awood sheganay ilahay ba mahad leh

  • @gan_news
    @gan_news Рік тому +1

    Subxaanallaah war qofkani beenbadanaa

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 Рік тому

      Adigaa been badan ka leexi afkaaga sheekha ma,xaqiiqdaa la,gubatey

    • @umomar2743
      @umomar2743 Рік тому

      xaqiiqaduu kahadlay sheekhu runbuu sheeggay reerkaygaa kamid ahaa dadkii kaqaxay barigaa

  • @amiiragk5358
    @amiiragk5358 Рік тому +2

    Soomaali diidka wax dilijiray

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan 9 місяців тому

    Kani waa wadaad makhnuud ah. 3 jeer baa la waydiiyay siday smaliland ku soo gashay laas caanood , 3dii jeer baa . waxba ma sheegin wuxu ku celiyaanuun puntland baa joogtay mudo soo socdeen .. way soo galeen.. nacalatula qoom luud

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs Рік тому +3

    faroole aya dhiibay lascaanod oo waga laba ogeyn inu faroole snm lashaqeyn jiray hader wala ogaday

    • @HamdiAbdi-q5l
      @HamdiAbdi-q5l Рік тому

      May ma dhiibin heshiiska dhiibidda Soil xilligii Cabdillaahi Yuusuf baa la galay waxa uuna fulay xilligii Cadde Muuse. Faroole hwgardaamioyin muuqda ayuu inoo gaystay isagu.

    • @maryan4436
      @maryan4436 Рік тому

      @@HamdiAbdi-q5lBEENTA JOOJI NACALAD YAHAY ABDULAAHI WALIGIIS IDOOR WAX KUMA DARSAN EE XAABSADE BA GAROOWE KASOO CAROODAY ASAGOO WASIIR AMA WAX SOO WAAYAY ASAGAA IDOOR KEENAY KADIBNA JAAMAC SIYAAD BAA KU GACMO DHUUDHUUBNAADAY IN LAASCAANOOD KU QARAAB TAGAAN EE KA FOGOOW CABDULAAHI IYO CADE YOU ARE LAIR

  • @aliabdalla4467
    @aliabdalla4467 Рік тому +1

    Munaafaq!!!

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 Рік тому +1

    Wxn waa la ogyahy iney snm ka danbeyso... Mxy magaalooyinkoda uga dhici waayeen dilalkaasi... Mxase askar looga soo buuxin meesha habenka wax la dilaayo... Hda maa la dali dad cusub.

  • @kaltundahir3812
    @kaltundahir3812 Рік тому +2

    Walahay waa Nolaal dayac ah bay kusolaayen SSC markii ay jogen isaaq land allaah iniijabiiy isaaq land maxay gabofal aay gaysteen Idoor dabaacayuun Muuse dhiigyaacab Muuse juudaan allaah inijabiiy gurii hogaay daga 😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭🦠🦗🦗🦗🦗🪠🪠🪠🦗🦗👎👎👎🦠🦠🦠👎👎🧹🧹🧹😭😭😭😭😭

  • @carfiabdi3987
    @carfiabdi3987 Рік тому +1

    Waxaas dhan idoor iyaga kadanbeyeye waxay damacasanaye ilahay uun baa og

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 Рік тому +2

    Waxaan markhaatiga ka ahay in Gobolku xaalad adag ku jirey xiliyadii SNM joogtey.
    Dadkii haldoorka ahaa isaga tageen, inta booqasho ku yimaadana cabsi ku jireen.

    • @gan_news
      @gan_news Рік тому

      Imikana hee kkkkkk waa bash bash iyo barwaaqo nimco kkkkk

    • @abdirashidismail6631
      @abdirashidismail6631 Рік тому

      @@gan_news marka belaayo dhiiga kaa jaqayso ku kor degan tahay.

  • @gan_news
    @gan_news Рік тому

    Alla maxaa nacasnimo ka buuxday kan weligiiba nasaq buu ahaa waxaan garanayaa naag bukta oo dabiib la yidhi oo uu wax ka dayay

    • @HamdiAbdi-q5l
      @HamdiAbdi-q5l Рік тому

      Beenawaas

    • @gan_news
      @gan_news Рік тому

      @@HamdiAbdi-q5l wll ma hooyo ayay ahayd islaantii tuulo qodax joogtay ax wn ka xumahay wll

  • @awshan571
    @awshan571 Рік тому

    Maxaa laydinka dillaa qashin baadtihiin ba ,

    • @HamdiAbdi-q5l
      @HamdiAbdi-q5l Рік тому

      Haddii ay qashin yihiin maxaad dhulkooda ugu dagaalami maad Soo dhaaftid qashinka😅😅😅

  • @awshan571
    @awshan571 Рік тому

    Yaa munaafaqiin idinkaa isdila ,isna dilli jiray waligood

    • @halimoab1221
      @halimoab1221 Рік тому

      Hhhhh wale wx weyn ba idin so socda

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 Рік тому

      Hda mey is dilaan snm caqli marqaanow...

    • @maryan4436
      @maryan4436 Рік тому

      IDOOR DABOCAYUUN XISAAB BEEN ISKU DHUFSATEEN XISAABTI SAXDA AHAYD AUGUST 25 2023 BAA LAGUU SAXAY 😂😂😂😂😂😂

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi Рік тому

    SHIRQOOLADA NOOCAAS AH 'SIRDOONKA XABASHIDA IYO MAREEYKANKA,
    AYAA AAD UGU XEELDHEER
    MALAGA YAABAA INEEY
    *GACMO SHISHEEYE, KADANBEEYAAN?
    ,,,, ARRINTA DHINACYO BADAN HALAGA FIIRIYO?
    ALLAAHU ACLAM.

  • @zahrahassan4756
    @zahrahassan4756 Рік тому

    Sheikh beenlow.

  • @gan_news
    @gan_news Рік тому

    Illaahay ku cadaab beenaale kadaab

  • @hassanhussein6110
    @hassanhussein6110 Рік тому

    kkkkkkkkkkkkkkkkk all are lies