@SHUCAYBJAMACAHMED Well, beleived or not the very days when 1988 Somalia destroying Somaliland and committed the GENOCIDE against the people of Somaliland CIRO had been promoted to a Diplomat sitting in Moscow, hence he never changed
Mee maxa logabili wayey sidi muse wariyaw haa xikhin way kharyeen meel walba miya na xakhiri. dir dhabee ayaa sheley aan ka oyey sidii nolo galey xeer isse
DAD WAY RAADINAYAAN ANIGANA ILA SAAKA WAXAAN LAHAA ALLOOW HANO KEENIN OO HANO SOO TARXIILIN DOWLAD TIMO LEH AYAAN WADI WAAYE MA MID BIDAAR LEH AYAAN WADI KARAA
CIRO BURJ KHALIFA GUUL JSL IN SHA ALLAH 💚⚪️❤️
WAXBAA LA QARINAYAA
😂😂😂 waa la seexiyay Beri ayay ka war heli ?😂😂😂
😂😂😂diyaaradaha ugu qaalisan kulahaaa
Bl inuu diyardii dhex hurdo malaga eegay😭😂
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Kaa aad hurdada ku caayeyso cid dhaantaa weli inamay soo marin
@@samowsamale3490oo muxuu taray waabu lumaye
Yaa wali aqosi maka hadlay jilac jilac dhalay tol kudafac ayaa tahay @@samowsamale3490
@@samowsamale3490😂😂subxaanalaaah waar hanahabaarin cad beynu doorane
Xaasidiin buka
War madaxwaynihii hala raaadiyo
War sacad musaw madxawinaha so celyaa O so sara .😊😂
Muqdishuu tagay odaygu
Diyaarada qadar baa laga lahaa
Imaaradku waxa uu wadaa dib heshiisinta. Soomaaliya. Iyo. Somaliland. Shirking. Waa qar soodi
SIRDOONKA SOMALIA oo dhan waxa la keenay shaariqa oo shikari ayuu SOMALIA laleeyahay. Qadar iyo Turkish iyo uae ayaa dhexdeedinaaya
Waxaasi wax suurto galaya maaha somaliland maaha wax la iska dhex dhexaadiyo oo haye iska yidhaa arinkan dhiigbaa usoo daatay hadii cirro waxaa la yimaadana waa ogyahay in diltoogasho ah lagu fulinayo
@SHUCAYBJAMACAHMED
Well, beleived or not the very days when 1988 Somalia destroying Somaliland and committed the GENOCIDE against the people of Somaliland CIRO had been promoted to a Diplomat sitting in Moscow, hence he never changed
Maxay karabaan aragiisa
Waar.danta.umada.ayuu.wada.maxweynah.kadaaya.
Kuwan shaqo la’aan ayaa haysa ee dawladda cusubi shaqo ha siiso
YARJA LEH MOA MAANU ARAG ADEER WAAD ARAGTEY MARKII LA SAXEEXAAYEY ADDUNKA OO DHAN BAA ARKAAYEY
Yarkan dhagaweyne miyaa ladhahaa 😂😂
2G president Cirro
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
SIRDOONKA SOMALIA oo dhan waxa la keenay shaariqa oo shikari ayuu SOMALIA laleeyahay. Qadar iyo Turkish iyo uae ayaa dhexdeedinaaya
Madaxwaynuhu waa hal somaliland waa shacab iyagaana wadanya
Inuu diyaarada dhex seexday oo lagu ilaaway malaga yabaa
Dhega waynoow maxaad isla lulaysa
SOMALIA AYUU KULA SHIRAYAA SHAARIQA
Waar madax waynuhu wax buu qarinayasye
Reer Kulmiyoow Liqa bahasha runta ah 😂😂😂😂 Cirro waa Madaxweyne bokhran Ilaahay ayaa bixiya madaxnimafa ee nasta waad xiiqdeene
Alx mar hadi tolki Marna yusra sheganyey Marna baho garxajis ay kursigi ku fadhisten 😂😂😂😂😂
Madaxweynuhu soomaalilaan oodhanbuu madaxweyne uyahay ee aflagaadada hala joojiyo
@@FamilieFamilie-r1u Kursiga Ilaahay baa saaray♥️
Waa bakhti dee
Wax la qariyo qudhunbaa ku jira
Carbta ma tegin jabuti tegay dhexduu ka leexday
Please Wait Loading !!!!
Waar reer soomaaliland war mahyaane muqdisho tagey
HAYAAY DOOLIGA HURDAYE HADA MIYAA LA LAYAHAY BAFIIN BBC HALAGUSOO DARO ODAYGA GARBAHA LAHAYO 😂
aqoonla aan waa duli
Uu seexday malaha😂
Waar odaygu caafimaad ayuu tagay e usoo duceeya
Cirro mee ????
😂😂😂😂😂this journalist is schoked
Diyaaradii ayuu kuseexdaye hala sugu
Guuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland viiva somaliland isaaq nimo viiva snm viiva snm viiva viiva somaliland geeeesi qaranka waa sidaa isaaq nimo is not easy
Mee maxa logabili wayey sidi muse wariyaw haa xikhin way kharyeen meel walba miya na xakhiri. dir dhabee ayaa sheley aan ka oyey sidii nolo galey xeer isse
BAL HA LAGA WARSUGO
Kkkkk
Qabkii qarankaaaaa
Qabkii qarankaaa la aaasay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
ua-cam.com/video/-4D0UAYAeg4/v-deo.html WAA KALA MAAN KKKKKKKKKKKKK
warbal radiya jilicsanti malaha qol aya lagu xidhaye shalay wan arkayay marku kala socday e caguhu kala jesten inuu lumaayo
Heego cadhooley oo cabaadaysa kkkkkkk
Isaaqu wuy jabay bal dadkan waxay ku hadlayaan eega. Qof suuqa iska dhex maraya ayaa siyaasaddii dawladda afkiisa dheer la gelaya oo madaxweynihii sidii dadka shaaha la cabbaya ula hadlaya.
This is called democracy and freedom speech qadaadwheneey, you have long way to go !
Heego cadhooley waalatay 🤣🤣🤣🤣🤣
Addunka lana arag madaxweyne wasan ragey oo is qarinya kolkaa lana so dhaweyn
Marxumki ciro xamar ba lo kaxaystay😂😂😂😂😂😂😂
Marxum macnaheeda ma taqaan? Goorma ayayse cay noqotay?
DAD WAY RAADINAYAAN ANIGANA ILA SAAKA WAXAAN LAHAA ALLOOW HANO KEENIN OO HANO SOO TARXIILIN DOWLAD TIMO LEH AYAAN WADI WAAYE MA MID BIDAAR LEH AYAAN WADI KARAA
Habaarkaagu kugu noqoy insha Allah 🤲🤲🤲
Isku bax qadaadwayneey ...
Khadra dahir aad baad iga qoslisay hortay habaar ma qabta oday bidaar leh oo u bahaan in la gacan qabto kkk
@@Ali-xw9ilcali ducada ii soo badi abo waan u xiisay dhulkii dadmadheedh
Haba idin dhafo kol hadu gurgurte iyo calol lashaqeynayo bay bay ciirow
Naa dhiidhiibso
Xaasid ma aflaxo somaliland Alle ha dhawro isha xasadka Allow ka leexi