KKK Waa futo dhaqaha Heego isago dadaasa waar Heego Waxba ma haysato iyagii Aya xaarantii Laga jaray óo Wada barooranaya EE orodo Allah Arsaaqad xalaala Way diiso Daba dhiflyaw uraysa😅😅😅
Caliyow Calooshaada jiran aad ugu hayso Habar Awal waxay ka muuqatay erayada kaa fakagaday dabayaaqada hadalkaad jeedinay. Ogow Awal waa Ayaanle oo cid wax ka qaadi kartaa ma dhalan maxaa yeelay way niyad fiicancanyihiin.
walaahi nooc walba way ka yeelen dalkan waxan cid qarankan kamida ama isaaqa kale ha noqoto ama umada dalkan inan leh ha noqotee aanay samaynayn ayay sameyen
Cali wxaad ka hadashaa dhakhtar way ee dawlada dhibaataa ka tagaan taa soo ah qaybta kabista dadka jaba cidi kabi mayso bil dhan ayay jiifayaa iyagoo jajaban kuwii hore oo kala yaala ayaa qaarkale iminayaan dhakhtarkii kabayay wuu lee yahy mashuul ayan ahay mahaleelayo ilaahbaan kugu dhaarshee Kahadal arinkaa
War Caliyow Adigu Adeer Ma Habar-Awal Ayaa Ku Kiraysatay, Maxaa Garxejis Ku Daba Dhigay, Jooji Waxa Aad Wadid Oo Yaan Lagu Isticmaalin Nin Weyn Ayaad Tahay, Anigu Walee Adaan Ku Naxayaa
KKK Waa futo dhaqaha Heego isago dadaasa waar Heego Waxba ma haysato iyagii Aya xaarantii Laga jaray óo Wada barooranaya EE orodo Allah Arsaaqad xalaala Way diiso Daba dhiflyaw uraysa😅😅😅
H/Awal Xirsi Tuug sifican bay utaqan aman ay uga bahan yihin majirto. KHAYIN ICTISAM ah Cadawga Gudaha.
Waxbarta Dee intay dadku wax baranayeen caybaad baranayseene garxajisoow imika is daba qabta oo goca cas iska tuura dee
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wale habarta odayga wax loo saar xunuun muuse biixi layidhaado ayaa ku dhacay garxajis caliyaw
Calow waa oifwaren inkaar buu qabaye melxun ayu kudhiman
Garxajis Muuse iyo Habar Awal ayay kaga Dhegtay 😂😂😂 Waar sowkii idinka tegay maxaa idin daba dhigay??🧐🧐
Xersi Xaraami waa mujrim Ictisaam ah.
Caliyow Calooshaada jiran aad ugu hayso Habar Awal waxay ka muuqatay erayada kaa fakagaday dabayaaqada hadalkaad jeedinay. Ogow Awal
waa Ayaanle oo cid wax ka qaadi kartaa ma dhalan maxaa yeelay way niyad fiicancanyihiin.
Gx. Halkuu ku dagaalamay 100 ma dhina waxa kadhintay iminkana waaba qaran dumis waa kuwii ciidanka qaranka dhabar jabiyey arap ayaa dalka xoreeyey awal ayaanlena waa kan labaad hj garanay burco ayey xoreeysay gx halkuu haystay
Ali waa run sheeg Aad baa kuu salaamayaa Mr Ali Duul- Duul.
GAR XAJIS WAA REER WANAAGSAN oo boqolkiiba boqol ka wanaagsan habar jeclo❤❤❤❤❤
RUNTII WEEYE WALI WAA MUCAARADKII XISBIGA WADANI NOOCAY UDHAQMAYAAN WAA NOOC AANAY GARXAAJIS WALIGOOD MA ILBAXAYAAN OO WAXAY WALI KALA GARAN WAAYEEN QARANKII IYO SIDAY UMAAMULI LAAYEEN DHAMAAN SHACABKOODII OO BEELO GAARA AYAY WALI SAARANYIIN
Cali geesi waxad
Ku
Hadashy run baad sheets y ❤
Somaliland waa somaliland, isaaqna waa isaaq ,inaga daayo waxan oo dhibato ah ,inta aanu reer galbeedku ama carabtu aanay dalkeena ka faaiidaysan,somaliland guul iyo gobonimo
Adeer ku maali mayno Caynaba iyo Gar Adag ka mudaharaad 😂😂😂😂😂😂
walaahi nooc walba way ka yeelen dalkan waxan cid qarankan kamida ama isaaqa kale ha noqoto ama umada dalkan inan leh ha noqotee aanay samaynayn ayay sameyen
Taariikhdaa way ka xanaaqaan qolada wadani
Ali wali Duul-Duul Hospital wali miyuu jiifaa Meeqaam sarre !!
❤❤❤
Niyoow muusay kaga dhagtay waa xaasidiin
Hawal-g36 iyaga iska kaa jecel cirjidhow HJ wayn G5 Isku huurrsan maxay guuddaan against!?
Mujaahidku wuu nuuraa, mujrimkuna wuxu u ekaadaa qof deldelaad sugaya ! Illaahay ayaa Qur’aankiisa ku yidhi “Mujrimiinta calaamadahooda ayaad ku garta” SCC. Basaaskuna weji dulaysan oo miskiin ayuu leeyahay.
Garxajis md ciro iyo xukumada waxay uhaystaan geeloodii yaab yaab
Habar magaade iskuma diri kartid wey kula yaaban yihiin uun nin tolo waasheybaad tahay ALLAH HAKU ASTURO
cali runbaaaaad usheeeeeegtayyyyyyyyyyyyyyy waaa dad aan ujeedo iyo kujeeedo mid ay rabaana lagarnamaaaayo
Midhkaa habarjeclo aad ku sheegtey waa xaqiiq
Hadaanu subeer awal nahey garxajis 1994 ayuu xasuusanyahey markaa dalka hub lama heyn laakiin maanta weynu isku dhamaaneynaa
Sheekh cali yoow waxaad ku tidhaahdaa ninga gaaban waar hadii ay dawladiinu u xanibantahay reerka subeer awal waar noosoo wada fadhiisiya oo bal inoo dhisa dawlada aad doonaysaan oo kuwada badela ciidagale muuse cabdale iyo haberjeclo oo bal isleekaysiiya oo lkn inoo ilaaliya qaranimada j.somaliland oo bal dabaal degyada idinku hogaamiya oo dawladan dhaqaajiya sawtan laysla wada seexday hadaanu nahay subeer awal farahaanu idiinka wada qaadnee bal dawlada uun meel u dhaqaajiya oo caliyoow waxaan kuu sheegayaa madaxwaynaha bal lahadloo safiirka imaaraadkana xilka kala wareega dhahoo is hagaajiya dhaha oo dawladnimada inoo hagaajiya dhaha lkn hadii aanu subeer awal aanu nahay imikay reerkii ciidagale oo maqiiqani nasoo gali doonaane oo idinkaa is af yaqaanee bal luuqadiinii kula hadla reer bariga oo wax usheega!!!?
CALOOW 14 SANO OO CIRO AH U DIYAAR GAROW❤ DAWLADANI WAA DAWLAD SUBEERIYA AH. 1994 AYAA ABTIYAASHAYO ISKU KAAYA DIRTEEN HABAR JECLO IYO CALI AWALOOW😮
Habar awal waaa mulkiilayaashii jsl ama diid
HABARJECLO ARE VERY PRIMATIVE COMMUNITY, WAA BEEL AAD U DAMBAYSA WELIGOODNA CAQLI U KORDHIMAAYO.....
Cali wxaad ka hadashaa dhakhtar way ee dawlada dhibaataa ka tagaan taa soo ah qaybta kabista dadka jaba cidi kabi mayso bil dhan ayay jiifayaa iyagoo jajaban kuwii hore oo kala yaala ayaa qaarkale iminayaan dhakhtarkii kabayay wuu lee yahy mashuul ayan ahay mahaleelayo ilaahbaan kugu dhaarshee
Kahadal arinkaa
Siwanaagsan baad u hogol tusaalaysay xirsi iyo reersoomaaliland waa is ogyihiin.
waxan cuqdada qaba wax qabta miyaanu ka dhalan ee aakhirul cimriga ah
Asalaamu calaykum. Walee halkeeda ayuu dhigay
Kkkkkk Cali duldul runta kama gabado
War Caliyow Adigu Adeer Ma Habar-Awal Ayaa Ku Kiraysatay, Maxaa Garxejis Ku Daba Dhigay, Jooji Waxa Aad Wadid Oo Yaan Lagu Isticmaalin Nin Weyn Ayaad Tahay, Anigu Walee Adaan Ku Naxayaa
Qarannimadu ma hal qabiil baa
Ummaddii kale aawey .
War waa fashilan tihiin.
Waligiina dawlad.noqon maysaan.
Ee qoys baa tihiin.
Cali duul duul geesi qaran from subeer awal
Qadiyada s.sland ma in suuuuqdayada islaaama la yaaac yaaacsiiya. Maxaaa dawladnimadi la kufsaday
Walle in aanay eryga ceebi ka raacin, halkeeda ayaad dhigtay, inta aad sheegatay waa mid aan loogu noqonahayn.
Cali dul duul.waa waa runti weyi wlee xaqiqda ayuu sheegay
Cali duulduul waa ibtilo caadiya runta ayuu u badheedhaa
Ninka kalab xaqiira ciil musa haya
Muxuu leeyahay cajuusku afka weyni
Dhakhtarku siyaasi bogi miyuu hayn kari waayey mise ka neerfaha ayaa loo diray
Meeqaam sare si deg dega uga sar dhaktarka melaha haku bakhtye wayo wa somali wayn inkasto somali wayntiba xilal lo magacabay sida bayle iwm
Cali waa Runsheeg oo jabhad lasoo xareeyay
Guul cali dul dul
Horta Maalinta aad qayisho ii sheeg aan wada fadhiisanee?
Waar waaninkiigabna waar waa habar qabe lacag un daydayaya onwadan iyo rer tona Dan kalahayn
Kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk kkkkkkkk
waxy ila thy. In
sidaa uu sheegayayo ay dhab thy
Maxaan kusoo baxaa waxba maan arage
Berbera ciise muuse leh cirro na cimrigi 5:02 isa
Cudur habar awal ah ba idin galay
Habar idinku dhac ,umadaad isku dirta
Munafaqyow
Cali duulduul adeer barnaamijka kor u yara qaad waxani waa xijiro fajaas
0:06
😂😂😂
Mac Mac laga fiican.
Runtu ma fanta!?
Waar nacasyahow gacan biliadam baad ku qorantahaan u maleynaya
Nac nac laga fiican.
Runtu ma fantas!?
Adigu ma munafaq ayaad tahay
Malabada Reer ayaad isku diraysa
Ku soco
GARXAJIS IYO AWAL SIDAY ISUGU DIRAYEEN AYAA JAMAC SIYAAD BUQ DHARKAYN KA QABSADAY😮😮😮😮
@Hudisa2025 Ani ciidagale hooyaday sacad muuse idin kala garan maaye guulaysta
munaafaq labada reer isku dira ayaad tahay
Habar jeclo waxay rabaan inay isku diraan Garxajis iyo Habar Awal
Kkkkkkkkk
Waryaa ninkii cali caawa toosbuu runta usheegayaa . Wllhi midh beena kumuu darin waaba siday ahayd car waa ninka soo sheega xero ay garxejis cadaw ka qabsadeen mafaan uunbaa lawdi wataase wx kufal inbadanbaa la idiin xilqariyee
Xirsi iyo ina. Xaadhi. Haday. Wax. Tarayaany. Ha ar. Jeclo. Ceel gerde iyo ceel. Daraad. Iiyo. Karin. Dekedo. Hala. Sameeyaan
Is bax