Ganacsade caan ah oo loo doortay ganacsadaha sannadka ee Mareykanka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Wareysi: Cabdiraxmaan Kaahin oo loo doortay ganacsadaha sannadka ee Mareykanka

КОМЕНТАРІ • 243

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani Рік тому +29

    African deli waa heer sure,I've been there 2 yrs ago,they make the best chapati wrap, mashallah keep up the excellent work. 👏

  • @rayan781
    @rayan781 Рік тому +19

    Nin gabadursi o samaroon ah o makahila guulayso adeer from Djibouti

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Рік тому +12

      Take your jaahilnimo and qabyalad away

    • @jamaisse9852
      @jamaisse9852 Рік тому +1

      magaca iska hagaaji ina ismail cumar geelle.
      merci.

    • @RealMadrid-gj7bk
      @RealMadrid-gj7bk Рік тому

      Naa qabyalada kadaa

    • @ONEZONE99
      @ONEZONE99 Рік тому +1

      Cudurki somalida 😂

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 Рік тому +1

      Qarmun jahilad kalatag mesha qabyalada gudubirse waxyaqan malehe

  • @adamsaciid4919
    @adamsaciid4919 Рік тому +30

    Somali people are creative really

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Рік тому +2

      not creative enough to change their country to world class,

  • @amiinabdi1821
    @amiinabdi1821 Рік тому +9

    Mashallah Walaal, waa wax lagu farxo in qof soomaali ah oo dedaalay ka midha dhaliyay riyooyinkiisi. Hore u soco and thanks for showing us this successful story Abdisalam Hereri

  • @AliyaAli-ee1lg
    @AliyaAli-ee1lg Рік тому +4

    Ma sha Allah. Mabruk our dear brother. He is so humble, appreciative, and has strong faith. We are proud of you as Somalis. Congratulations

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +8

    Mahadsanid Wariye abdisalam hareeri shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar ❤❤❤

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +13

    Allaha barakeeyo oo karaameeyo wiilasheena iyo walaalaheen. Guuleysta

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому +8

    Maasha ALLAAH. ALLA SWT hakuu barakeeyo. Aamiin. Waa nin degan.

  • @NajiShow
    @NajiShow Рік тому +5

    best storyteller Abdisalam Hereri, Mr Kahin waa Soomali fikrad wanaagsan la yimid

  • @hamzemohamud9169
    @hamzemohamud9169 Рік тому +5

    Congratulations Mr. Abdirahman E. Kahin, Founder of AfroDeli Restaurants 🇺🇸.
    SBA Business Person of the Year 2023.
    Keep going brother and wishing you all the best.
    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @juneydabdirisaaq7061
    @juneydabdirisaaq7061 Рік тому +4

    M.a wariyaha ugu wangsn wariyaasha soomaalida

  • @Has-o9d
    @Has-o9d Рік тому +62

    We are the fastest growing nation when it comes to business or investing other countries but don't have the unity to build our nation so sad😢

    • @NasirIsmailAwad
      @NasirIsmailAwad Рік тому +3

      Not a good time for negativity homie 😂

    • @MadaalePromax-lj2dy
      @MadaalePromax-lj2dy Рік тому

      Dalkena way jiran ganacsiyo guuleystay,
      Balse majirto dowlad dhiiragalisa niyaddana u dhista , oo baqdin iyo naf la cararbaa dadkii kala reebay .
      Rabbow dalkeena iyo dadkeenaba noo dhis .
      Intaan dhisi leheyn waddama kale ooy danta nagu kalitay , teena in aan dhisano rabbow na karsii , ilahayow somalida inteeda badan xikmadii ayaa naga guurtee xikmadda nagu kaab .
      Xikmad iyo cilmi la'aan waxa ka dhasha qabyaalad , baahi, dambiyo, iyo masiiboyin .

    • @Yes123justmine40y
      @Yes123justmine40y Рік тому +7

      Tribalism is the main factors that contributed the destruction and delay in progress of Somali Republic.

    • @tantomollc8899
      @tantomollc8899 Рік тому +1

      @@Yes123justmine40y
      Tribalism? Somalis are just One tribe😅

    • @MohamedHassan-ni6un
      @MohamedHassan-ni6un Рік тому +2

      @TANTOMO LLC you're an excellent example of some of the ignorance that exists in our community.
      You don't have to reject tribalism just to make a point. But walalo you can say let's not use tribalism as negative tool but we should unite and work together despite being different.
      In Quran 49:13 it's mentioned and also the solution.
      Don't be like Siyad Bare who rejected the verses about inheritance just to make a point.

  • @mohamedabdullahi4555
    @mohamedabdullahi4555 Рік тому +2

    MashaAllah. Mr. Kaahin, you did great job. Congratulations bro!

  • @Raneemmahamed
    @Raneemmahamed Рік тому +4

    Mansha Alllah Am proud of you Walalo 🎉

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 Рік тому +8

    We are very proud of you brother.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +2

    Times is gold. Wakhtigisu ka faaidaystay legendkani alle maalka haw habarakeeyo.

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman1211 Рік тому +19

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد، كما صليت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد، اللهم بارك على محمد، وعلى آل محمد، كما باركت على إبراهيم، وعلى آل إبراهيم، إنك حميد مجيد

  • @nabadoonabshirosman4059
    @nabadoonabshirosman4059 Рік тому +3

    Mashaa Allaha Allaha kuu barakeeyo Ganacsigaaga

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 Рік тому +8

    Cabdi salam Hereri waa wariyaha qudha ee Soomaliyeed ee aan waraysiyadiisa xiiseeyo oo community’ga ka warama

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Рік тому +2

    I always eat my breakfast on Afro deli keep going

  • @Saxansaxo11
    @Saxansaxo11 Рік тому +5

    Ogeysis ku socda Qolooyinka qabyaalada Ninkani Waa nin samaroon ah habar Cabdalla ah . Samaroon creativity.

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 Рік тому +3

      Intaadan bahabar cabdale odhan ka horeeysii nin makaahiika maanshaa alaah

    • @ducaleeguree2424
      @ducaleeguree2424 3 місяці тому

      Adigaaba Qabiilka xayeysiinaya anigu waxaan ku faraxsanahay inuu yhy Somali

  • @ahmedaden3419
    @ahmedaden3419 Рік тому +6

    The Somali ice tea concept is genius 👏🏾

  • @hashimmohamedali-id9dq
    @hashimmohamedali-id9dq Рік тому +1

    Abdi salaam sxb wax badan ayaan gu faa iday suxufi nimadada ilaah ha gu barakeeyo❤❤❤❤❤

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Рік тому +1

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH ABDOULRAHMAN ALLAHA KU BARAKEEYO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Рік тому

    Maasha Allah
    Allah ha u barakeeyo walaalkaa
    Abdulsalaam na waa salaamay wuu ku mahadsanid yahay shaqada wanaagsan ee uu bulshada Soomaaliyeed u hayo.

  • @umusamiirasaynab4020
    @umusamiirasaynab4020 Рік тому +3

    WAA REER BOORAMA NINKANI KOLLAY

    • @ZAMI-BAR
      @ZAMI-BAR Рік тому +1

      Reer borama inuu yahay ma hubo lkn inuu gadabuursi yahay hubaa

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi Рік тому

    Very helpful and humble guy...mashaallah..jazakalahu khyr. Hore u soco..

  • @Zack-si8ec
    @Zack-si8ec Рік тому

    Macha Allah wan ku faraxsanahay qof somaliya oo horumar sameyaay balantenu waa somali ilbaxa oo is dhirigalisa

  • @mohamedcase9938
    @mohamedcase9938 Рік тому

    Masha allah Nin Samaron unba sida samayn Kara indrkay Allah ku barakeeyo

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 7 місяців тому

    proud great Somali.

  • @Yes123justmine40y
    @Yes123justmine40y Рік тому

    Waa dedaalay
    Midhaha dedaalkuna waa abaalmarin
    Maansha allaah
    Ilaahay ha barakeeyo shaqo fcn oo samafal leh ayuu qabtay

  • @abdiqanimohamed4052
    @abdiqanimohamed4052 Рік тому +4

    Hereri legend Guulayso wll

  • @salmandagane9531
    @salmandagane9531 Рік тому +1

    Gul ban kurajeynaya sxp Allah hakubarakeyo ganacsikaka

  • @abdirisaqshaacaofficial5376
    @abdirisaqshaacaofficial5376 Рік тому +1

    Masha Allah horumar weyn ayuu sameeyey

  • @abdimalikbashir1039
    @abdimalikbashir1039 Рік тому +2

    M.a great achievement.congrats

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Рік тому +1

    Hereri mahadnsanid wan idin salama yaa adiga iyo ciraxmaan ciise kaahin wll

  • @abdillahiabdikhadar4769
    @abdillahiabdikhadar4769 Рік тому +2

    Macha allah inader horray u soco

    • @hassanatteyeh3784
      @hassanatteyeh3784 Рік тому

      Maa sha Allah. Allaha barakeeyo.
      May Allah bless you and give you the Goodness of this world and hereafter.
      Keep the Goodwork. You are role model for all of us.

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Рік тому +1

    Masha allah alaha business haubarakeeyo

  • @ayajama84
    @ayajama84 10 місяців тому

    allah haku barakeeyo adeer ninki dadaa wa gaarin

  • @sadamabdi2681
    @sadamabdi2681 Рік тому

    Mashallah. Hambalyo Cabdiraxmaan.

  • @abdallaali1746
    @abdallaali1746 Рік тому

    Mashaa Allah Allah god bless you

  • @obsiiye5503
    @obsiiye5503 Рік тому +2

    hore aan u waa wanaybee xagaag ka daahday

  • @Cukaashe
    @Cukaashe Рік тому +3

    Guulayso kaahin.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️ 🙏

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 Рік тому

    Mansha allah ,,, greatfull report,,

  • @XaawoKiin-kr1xz
    @XaawoKiin-kr1xz Рік тому +2

    Mashallah waa guul soomaaliyeed

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Рік тому

    Congratulations abdirahman isse kahin.

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Рік тому +8

    Great reporting and great achievement for the young business man. Keep going on bro! Btw, you probably got by now an access for good amount of money and funds, probably hundrend of thousand dollars or millions , from the award and other grants and business investment loans. It all depends now on how you put it in good use in the business sector and other entrepreneurship activities

  • @ZayntheyouTuber
    @ZayntheyouTuber Рік тому

    Masha Allah Abdirahman Isse Kahin iyo Afro Deli.

  • @avasimard
    @avasimard Рік тому +2

    Keep going Afro deli

  • @asmaibrahim9482
    @asmaibrahim9482 Рік тому +1

    MashaAallah Allahuma baarik

  • @MohammedNur-w5i
    @MohammedNur-w5i Рік тому +3

    MASHA ALLAH ❤

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 Рік тому +1

    It is good you can give it as a franchise

  • @Lascanod.
    @Lascanod. Рік тому

    Masha Alaah , Ilahey haa ubarakeyo 👏👏👏🌸

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 9 місяців тому

    Mashallah waa nin aqli fiican

  • @AH78078
    @AH78078 Рік тому +10

    Merchants and families should try to gather young people in education centers (vocational, technical and business administration). They must be rescued from the trap of gangs / supporting combat sports so that young people can unleash their energies.

    • @ggtl304
      @ggtl304 Рік тому +2

      If your message was towards Somali community ,waxa ficneyd inad Somali Ku gudbiso farintas

  • @nim5-r1v
    @nim5-r1v Рік тому +1

    Masha Allah mabrouk

  • @abdirahimismail3168
    @abdirahimismail3168 Рік тому +1

    Maasha Allah Tabaraka Allah

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Рік тому +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&C/Raxmaan Ciise Kaahin.

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Рік тому +1

    Machallah inabti

  • @TALEEX1919
    @TALEEX1919 Рік тому

    Mansha allah Ilaahay haw barakeeyo

  • @zuhaypaziciith2532
    @zuhaypaziciith2532 Рік тому

    Mashllaha waligaya wana ku hamiyi jiraya inana ganacsto noqodi hdana wadade haya ilahayow igu gulle yarpi

  • @Qadafi-
    @Qadafi- Рік тому +2

    Minneapolis daganahay waligey ma tagin mana arkin inshalah wan tagaa

  • @MAHDIZILAYOFFICIAL
    @MAHDIZILAYOFFICIAL Рік тому +3

    Abdirahman issa Kahin waa réer Djibouti 🇩🇯 dhaman dadweynaha réer Djibouti 🇩🇯 waxaa uu yahay qof ay ku fanan 🙏

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Рік тому +1

      Qabyaaladi Qarmuuneyd ayaad la soo oradeen

    • @libanabdullahi5994
      @libanabdullahi5994 Рік тому

      Hhh wa nin somali ah kana soo jeeda gobolka awdal

    • @ANOTHERONE..
      @ANOTHERONE.. Рік тому

      Lkn waa nin isaaq kudhashay Djibouti 🇩🇯

    • @ANOTHERONE..
      @ANOTHERONE.. Рік тому

      ​@@araweelo311😂😂

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому +1

      @@ANOTHERONE.. qolo ayaa idinka halowdey ree balaayo mana aha cida aad ku sheegayso, ee meel la fadhiiso qolo qolo ayaa idin madax martey, qofkii meel gaadhaba waa anaga. ufffff

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 Рік тому +4

    Wadankii hooyo hudheelo cunto uma baahna e, wuxu u baahan yahay warshado wax soo saar! Haba noqoto war sheda ugu yare

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Рік тому +1

    #Mr Kaahin,you have done an exquisite job and spectacular achievement keeping up.💯💯

  • @thenewagereality3326
    @thenewagereality3326 Рік тому

    ❤❤❤ cabdi salaam hareri mahadsanid wll

  • @smiledon77
    @smiledon77 Рік тому

    heari good culture his days axmed xasan cawke cabdi haa haaye

  • @dolan.jtramp38
    @dolan.jtramp38 Рік тому +2

    Mansha allaah

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Рік тому +1

    Illaahey tacabka ha kuu xasiliyo

  • @bisharnoor1712
    @bisharnoor1712 Рік тому +1

    ManshaAllah

  • @safanabafana6519
    @safanabafana6519 Рік тому

    *Ninkasto lacagleh bidaar oo leyahay m.a*

  • @ninostylo
    @ninostylo Рік тому +1

    Good content ❤🎉

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane Рік тому +4

    C/raxmaan hayb ahaan waa Gadabuursi / Cabdalle Makaahiil
    Reer Araabi DDS🔥

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v Рік тому

      Ayaa idhi waa ree 🇩🇯 ka hadha ninka

    • @sharmaarke-Nabane
      @sharmaarke-Nabane Рік тому +1

      @@nim5-r1v Jaboutian ama American ha noqdee haybtiisa ayuun baan Sheegay waa Gadabuursi / Cabdalle Makaahiil

    • @abdirashidahmed2853
      @abdirashidahmed2853 Рік тому

      Soomaali, american, muslim, qaxooti, iyo madow inuu yahay buu ku abtirsadaye ha qasbin !

    • @abdirizack-nooh1709
      @abdirizack-nooh1709 Рік тому +1

      Apdirahman Hamud(Issa) kahin Hoyadi abihi AHU gabiley walalihi 5 gabiley 2djbouti ayay deganyihin,dhalasho djbouti 1994 hé,s kahin qayre raage cawle hoyadi Qadija yousuf farax gorse rer cel giniseed tolkisa samaron mK Bahbar abdale gabiley hoydi sacad muse G.apKor 😅

  • @ilhamahmed6787
    @ilhamahmed6787 Рік тому

    Masha-Allah congratulations

  • @SahraJibril-dz8sl
    @SahraJibril-dz8sl Рік тому +1

    Masha Allah hambalyo ❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Рік тому

    Masha Allah he amazing 🌹

  • @abdirashialiali5327
    @abdirashialiali5327 Рік тому

    guuleeysta bro

  • @juneydabdirisaaq7061
    @juneydabdirisaaq7061 Рік тому +2

    Legend hereri

  • @mohamedhassanhaashi9495
    @mohamedhassanhaashi9495 Рік тому +2

    Wow

  • @abdirahmanmahdi9458
    @abdirahmanmahdi9458 Рік тому +4

    Soomali hadaan nahay malihin dad badanoo hormuud noo ah qurbaha, waxaan rajeynaya in somalidu inay xoogsiga kabaxaan oo ku dayn daan cabdiraxman kaahin. Hambalyo kun jeer waa farxad nooso wada hoyatay

  • @saluumisaid8471
    @saluumisaid8471 Рік тому

    Somalia ❤👑👍🏼

  • @AhmedGagale
    @AhmedGagale Рік тому +1

    "Somalia somaliland iyo jabuti" ku lahaa jaahijaahil watay maraykanna waa joogaa 🫷🫷🫷🫷

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Рік тому

      Adiga ma waxaad rabtay inuu qabiiland iwm oo aan macna badan adunka ka lahayn ama taariikh been beena sheego.? Samaroonku intaa gobolbay ee gees Afrika way daganyihiin madax ayay ka noqdeen oo weli hadana ka yihiin xaduudii gumaysigu soomaalida dhex dhagayna waligood raali kamay noqon . Dib taarikhda Soomaalida u soo baro jaahiil cuqdad qabyaaladeed dishay ayaad tahaye adre..

  • @sakariyeofficial7224
    @sakariyeofficial7224 Рік тому

    Hor marwacan

  • @nuuradiin-k5q
    @nuuradiin-k5q Рік тому +1

    great

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому +1

    Xafidaka Allah

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi 10 місяців тому

    MANZHA ALLAH ROLE MODEL

  • @ismailakofficial2552
    @ismailakofficial2552 Рік тому

    Mansha alh

  • @Maxamed.Cali09
    @Maxamed.Cali09 Рік тому

    C.salam hereri waa wariyaha kaliya an ku garadsaday imikana aan is le'e lg nahay

  • @abdinasirplayer3833
    @abdinasirplayer3833 Рік тому

    Masha Allah Tabarakallahu..

  • @youngblood6606
    @youngblood6606 Рік тому

    Am very proud 👏 OF him

  • @HiraTOONS
    @HiraTOONS Рік тому

    dhiiri galin u weeye dhamaan dhalinyarad soomaaliyeed

  • @Khalid-qx7jy
    @Khalid-qx7jy Рік тому

    Asc cabdisalaan Hari sxb aadbaku salamayaa salaan ka bacdi ninkaas aad waraysanaysid shapo ii waydii sxb waxaan ahay chief cook food's

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому +3

    Hereri waxaan jeclahay markuu xaga cuntada inoo hayo.

  • @Somalidhalad1
    @Somalidhalad1 Рік тому

    Man sha Allah ❤️

  • @mohamedismael3349
    @mohamedismael3349 Рік тому

    Masha allah

  • @ayuubabdisamadabdilaahi6154

    Msha allh

  • @ishmaelm1932
    @ishmaelm1932 9 місяців тому

    Hayo Hayo Hayo.😂😂😂😂

  • @MahamuthAhmeth-fc1sh
    @MahamuthAhmeth-fc1sh Рік тому

    Wariyaha kaliya ee igu caansan dunida

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 Рік тому +1

    Maanta Hereri sidii madaxweyneyaasha loo waraysanjiray si ku dhawdhaw ayuu ganacsadahan qaybta danbe suaalaha ku yara kulaylinayaa waa sax waayo waa nin guulaystay markaa waa in waraysiguna yara kululaadaa.