Sheekha khayr allaha siiyo hadal aad u qiimo badan ayuu yidhi shaqada wan jeclahay ayuu yidhi qofku wuxu jecelayahay uunbu guul ka keenaya shaqadaana guul ayu ka gaadhayaa idamka alle
Sheekh Anigu waxaan ku talinaya xukunkii rasuulja iyo Asxasbyiisii sidii ay yeleen youm xudaybiya in xujaajtu ay berbera isugu ymaadan oy maalinta carafada ay halka jooga Cishoda ku xigtana ay hadiyigana gowracaan timahana xiirtaan Tagbiirtana layimaadan sidaas ayuu xashkoodu ku ansaxayaa Waayo rasuulka ayaa sida yeelay يومالحد
BAL TUUGAAS WUXUU KU HADLAAYO DAY ANAA TAGAY WAA TUUG KUWANI LACAG ABDAN CUNA ALLA IDIN QABAY ANOO XAAJI AH AMIIN AMIIN AMIIN BAL FIIRI SI UU U SAMUSANAYO MARKETINGKA
Urursatooy allaah ka baqa oo dadka xajka tegaya maxaa lagu qabanayaa $4604 dayaarada waa layaqaan qiimaha tigidhka iyo kirooyinka guryaha Waar dadka u naxariista dawlad la,aanta ha ku eeganina
Soomaali maaha kuwaas dhiiga shuba. Waayo waxaa kaaga markhaatiya 4000 plus ayaa dadka laga qaadaa halkay ku jiraana waa meesha ugu liidata pod ka yaabayso waxay sidas u tahay.
Mansh alaah wan xasuusta wa nin firfirco shakir
Sheekha khayr allaha siiyo hadal aad u qiimo badan ayuu yidhi shaqada wan jeclahay ayuu yidhi qofku wuxu jecelayahay uunbu guul ka keenaya shaqadaana guul ayu ka gaadhayaa idamka alle
بارك الله فيك
Baaraka Allah Sheikh
Illahay umadda haydinka qabto
Dadkaan waa tuug ha la qabto xajka visahaa waa 30$ diyaaradana waa 500$ hadiga 200$ transportation madiinatul xujaaj ilaa maka hudheelada kahsab maaha waxa kale oodhan waa dulsaaar waananganacsi waxaad ku garanaysaaa maxaa laysugu haystaa xajka hadaan lacagi ku jirin lacagtaasina waa xaraaan maqadaca dadkaan dadkii ayey cibaadadii ku adkewyeen
HADAY UGU BADATO QOFKII 2000 MA GARAYSO SXB CUNO MACAA DIYAARAD ANAA MAR TAGAY WAA HALKAN DHOW MAKA
Absolutely, immika qofka Ameerica kasoo xaja ayaa ka jaban kuwa Soomaaliya oo masaafad ahaan Sacuudiga u dhow kasoo xaja.
Anigu aqoon ayaan u leeyahay xataa waxaa soomaalidu laaluushka bartey safaaradda sucuudiga oo berigii Kumeel gaadhka ay ku jirtey dawladda Soomaaliya calaa VISA khidmad ayaa loo saari jirey waxaana QANDARAASI jirey Ninka DAALO AIRLINE xukuma ee COLAAD iyo Kuwa JUBBA Airline ee Koonfurta.
Xataa waxaan aqaannaa rag DAALO AIRLINE si qaraabo kiil ah ku siin jirtey sedbuursiimo iney xajka u qabtaan oo CIMAAMAD IYO KHAMIIS keliya wax dhaqan diimeed ah ka wata sida Oday TABLIIQ ahaan jirey oo CAYDDIID la yidhaahdo oo qabiil ahaan TOLJECLO ah ( waxaan u magacaabay qabiilka in lagu garto oo keliya wallaahi hawl kale uma jeedo). Waayo ninkaas waxay tol ahaayeen ILMO Abusite oo Daalo Share ku lahaa.
Sheekh
Anigu waxaan ku talinaya xukunkii rasuulja iyo Asxasbyiisii sidii ay yeleen youm xudaybiya in xujaajtu ay berbera isugu ymaadan oy maalinta carafada ay halka jooga
Cishoda ku xigtana ay hadiyigana gowracaan timahana xiirtaan
Tagbiirtana layimaadan sidaas ayuu xashkoodu ku ansaxayaa
Waayo rasuulka ayaa sida yeelay يومالحد
BAL TUUGAAS WUXUU KU HADLAAYO DAY ANAA TAGAY WAA TUUG KUWANI LACAG ABDAN CUNA ALLA IDIN QABAY ANOO XAAJI AH AMIIN AMIIN AMIIN BAL FIIRI SI UU U SAMUSANAYO MARKETINGKA
Cimrada iyada imisaa lagu tagaa
Qiimaha
1000 melaha,
Asc
Waanu soo dhawaynaynaa shirkadda shaakir ee maxay ku soo kordhisay arimihii xajka ? Qiimo dhimis adeegyo dheeriya?
Waar ala og in qofku noolandoono sababata looqadimayaa xasjka ilaahay waayo subxaaan
Urursatooy allaah ka baqa oo dadka xajka tegaya maxaa lagu qabanayaa $4604 dayaarada waa layaqaan qiimaha tigidhka iyo kirooyinka guryaha
Waar dadka u naxariista dawlad la,aanta ha ku eeganina
XAJKIIBA GOOB LOO DALXIISO U HAYSTAAN SACUUDIGU LOL LACAG KA SAMAYN UUN
GADH HUNGURIYA HABAR WAHAAB IYO HERER NIN JOOGAA LEH
Soomaali maaha kuwaas dhiiga shuba. Waayo waxaa kaaga markhaatiya 4000 plus ayaa dadka laga qaadaa halkay ku jiraana waa meesha ugu liidata pod ka yaabayso waxay sidas u tahay.