XOGTA KULANKA MADAXWAYNAYAASHA SOMALIYA MASAR IYO ERETRIA WASIR HOSOW WASIIR XUNDUBAY IYO PROF DALXA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • XOGTA KULANKA MADAXWAYNAYAASHA SOMALIYA MASAR IYO ERETRIA WASIR HOSOW WASIIR XUNDUBAY IYO PROF DALXA

КОМЕНТАРІ • 10

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 18 годин тому +1

    Siyaad. Bare ayaa kudaalay siduu isulahaa aad taageero difaac iyo dhaqaale aad dadka iyo dalka ku cabudhiso uu soohelo ayuu xataa ay kukaliftay in uu iskudhiibo oo uu galo Kaniisad kutaala dalka maraykanka oo uu doorbido in uu diintiisa kubadasho waxyar oo uu kursiga kusii xajisto isagoo markiihoraba shakigaliyay oo yidhi raga iyo dumarka ayaasiman Culimadiina xaqdaro iyo tayda qaata kulaayay hadana isagoo waxaasooo mushkilad ah dhaxdabaashay ayaanay sidii uu rabay wax ugudhiciwaayeen Sidaa si lamida ayuu Rabaa Xasan dhiiqo na in uu sidaasookale udhaqmo isagoo aynu ogayn isna in uu isudhuldhigay Mayd naag gaalada indhaheena ooshana uu sujuud uladhacay midakale waxan uu wadaa maaha miyirqab ee waa waali lama arag nin intaasoodowladood oo midkastaa midakale lacoltahay dalkiisa isugukeenay hadaba su aashu waxay tahay madaganaasho ayuu sooqaatay mise daganaasho daro kkkkkkk

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 17 годин тому

      Waley adiga inaa oromo tahay wey kaa moqata rofiyan jogo dolka somalida jajuus weyn tahay malinta logo qabto waa logo dilaa midas ogow xaranyow

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 16 годин тому

    Ninkaan hadlaaya ma ihin Xundubey... codkaan codkii xundubey mahann...

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 12 годин тому

    Ciidan loo dhisayo Wadan iyo Dowlan aan meelna ka jirin?
    1978 kofi-cas iyo Hangash lagu cabudhiyo shicib...
    Laakiin maanta hubku meel walba wuu yaalaa...

  • @AbiibColaad
    @AbiibColaad 18 годин тому

    Kooxada xasan garguutheh meel kastaba qarafo iyo tuugsi ayuu ulatagayaa

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 6 годин тому

    Cali wajiis oo kale kkkkkkkkkkkkkkk

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye 13 годин тому

    Waa kani muxuu doodoodhan usoodaynwaayay yaab

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 17 годин тому

    Bal odaygan dalxa ee leh, beeshayada la dulmay, ayaa waxan dhagaystay, waraysi idaacadi waydiisay , Somaliland 26 June, saw xornimo buuxda kamay qaadan UK , waxay qaadatay ma jirto,
    Kii dulmana markuu sidaa u
    hadlayo, kii wax dulmayeyna siduu u hadli.