MAXAA KA QALDAN DASTUURKA - AVV MOHAMED ISSE TRUNJI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

КОМЕНТАРІ • 43

  • @ahmedabdi9461
    @ahmedabdi9461 2 роки тому +6

    Ayaanle waxaan kaa codsan lahaa inaad barnaamij taxana ah oo ku saabsan dastuurka somalia oo uu shaxaya qof aqoonteeda leh inuu soo daa si dadka soomaaliyeed u bartaan kala ogaadaana awoodaha laamaha dowlada thank you bro

  • @mohamedabdishakur7717
    @mohamedabdishakur7717 2 роки тому +3

    Ayaanle xuseen abdi walaal shaqada adag ayaa hysaa waxaan ku xiran nhy hanoolaato

  • @hindabashe6952
    @hindabashe6952 2 роки тому

    Mansha ahllah ayaanle waraysi wacan

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 2 роки тому +1

    Qof walbo oo halkaan soo fadhiisto oo la wareysto waxaad arkee mid ku dhagan
    Maryooley caadi ma tihiin? 😅✋

  • @fuujidaauud2680
    @fuujidaauud2680 2 роки тому

    Kan waa fataale wlhi waxaan ka quusatay markuuyiri 10 kii sano u dambeeye waa cadow caade qaataa kan oo kale

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 роки тому

    Waar dastuur maaha keliya ka dawladeed ee Parliament sameeyo. Oday distuur urur , distuur xisbi iyo distuurro kaleba way jiraan.

  • @abdirahmanfurreh5057
    @abdirahmanfurreh5057 2 роки тому

    Ha noolato .. ma isagaa iska duuba barnaamijyada? Becouse Qaabka ay isku Agfadhiyaan !!!

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 2 роки тому

    Nasiib darro intii uu ka digaayey abuu kaatuhu oo dhan ayuu Xasan Shiikh sameeyey oo intuu keligii Kenya tegey ayuu heshiis soo galay aan xukuumad iyo baarlamaan midna la ogayn. Wallaahi abuu kaatuhu waa runtii oo dalkan wuxuu gacanta u galay dad aan maamul dowladeed waxba ka garanayn oo ku soo koray nidaamkii keli taliska ahaa.

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 роки тому

    ????? Ninkaan meeqo Sano ayuu jiraa sow lama badali Karo dastuurka

  • @wiilwaal4224
    @wiilwaal4224 2 роки тому +4

    A A Warsame allaha kugu geeleeyo inaad madaxweyne noqoto kuwa kale oo dhan waa la soo tijaabiyay.

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 2 роки тому +6

    President Hassan shiikh mahamuud
    Guuleeyso nooloow horey usoco Dee
    🖐💯🙏💖❤

    • @truthfully2277
      @truthfully2277 2 роки тому +3

      Dr. Abdirahman Abdi Hashi has PHD in economics from ivy-league institutions - the best in the world. We should elect him. He can help us transition to stable and rich Somalia.

    • @nuuromaxamed5160
      @nuuromaxamed5160 2 роки тому +1

      Kaalay Adiga Meel walba ma iiga horeysaa hhhhhhhh Keep going Legend Odayga.

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 2 роки тому +3

    Ninkani waxa uu kahadlayo iyo sida Soomalida hadda jirtaa wax u fahamsanyihiin waa kaaf iyo kaladheeri.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 2 роки тому +3

    DASTUUR WAA HESHIIS BULSHO

  • @KADABAA
    @KADABAA 2 роки тому +1

    Abgaal=12, h.gidir=8 ,murursade=3, ujejeen=1, g.jecel=1, xawaadle=1(hawiye=26), dhulbahante=2, majeerten=2,mareexaan=2,lalikase=1,ogaden=1(Daarood=8), Isaaq=2, layiile=1(Dir=3), Raxnweyne=1, tirada Guud 39 xildoon ah...
    doorashada dadban=Qabiil

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 2 роки тому +3

    Ayaanle guuleeyso Brother
    🖐💯🙏❤💖

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 2 роки тому +1

    Ninkii aad soo magacowday ayaa kaa awood badan wax dhici kara maba aha ee arrintaas si dhab ah haloo eego wax saxanna meesha hallakeeno.

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 роки тому +1

    Koley waa sida ay qof walba u la tahay

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 роки тому +1

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI...

  • @ahmedhassan-yb6gy
    @ahmedhassan-yb6gy 2 роки тому +1

    Laba jir iyo 80tan waa wada siyaasi maxaan ka qaban karnaa ayaanle

  • @amiiniman69
    @amiiniman69 2 роки тому +1

    Madax weyne Cusub iyo dawlad cusub insha Allah ugu dar kursiga ma ayagaa leH markey ku celceshanayaan Viva A A W Madaxweynaheeno soo dhaboow iney dhacdo baan rajeyni ummaduna rajeyneysaa badankood insha Allah ❤️💞❤️👍🤲🤲🤲👍

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 роки тому

    Dastuur waa kii rabi Muslimiineey Somaaliyeey badbaado iyo barako iyo walaaltinimo waxey kujirtaa in laiskuxukumo kitaabka Allah iyo sunada suubanaha salalahu caleyhi wasalam .. Asagu rabi raali noogu noqonayaa
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @kunkun822
    @kunkun822 2 роки тому +2

    InshaAllah AAW ayaa taas ballan qaaday, dastuurkaan waan la dhamaystiri

    • @amiiniman69
      @amiiniman69 2 роки тому +1

      Insha Allah Usoo duceey heee walaalka

  • @AliAhmed-pu8pk
    @AliAhmed-pu8pk 2 роки тому +1

    Ethiopia priminsterka ayaa dad waynuhu doortaan. Madaxwaynahana waxaa doorta baarlamaanka sidaas ayuuna hogaan sharafeed ku noqdaa. Wadan kasta qofka ololaha doorashada guud gala ayaa awoodda inteeda badanleh.

  • @faisalmohamed4028
    @faisalmohamed4028 2 роки тому

    Dastuur waa kii Khaliqii kowanka abuuray dajiyey (Alla lahu khalaqa wahuwa ladiifu Qabiir) quraan.

  • @abdillahiisse
    @abdillahiisse 2 роки тому

    Mohamed Isse Trunji, I really admire to see such decent man like this, I always tell my friends the fake SYL history and the misleadingly told Somali history..
    I wish I could read your book.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 роки тому

    Caqligii qadaad wayn ma wuxuu caawa keeni waayay dastuur waa heshiis bulsho samaysatay ku wada qanacday, kuna heshiisay, kuna ballantay inay isku maamulaan kuna kala baxaan, khilaafaadkoodana iskaga xalliyaan oo ay dhibkiisa kaga badbaadaan,,,

  • @abdalasomali6060
    @abdalasomali6060 2 роки тому

    Umad islaam ah Dastuur miyeey u baahantahya allaah baa mid kooda ka fcn noo sameeyay mana sameesan karno

  • @abdiwaliasir6234
    @abdiwaliasir6234 2 роки тому

    Aad iyo aad

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 2 роки тому

    Ilka yarka xaarmaajo Dictator
    Matartami karo maxkamad baa kusocoto Dee
    👇

  • @abdiazizcabeeye2597
    @abdiazizcabeeye2597 2 роки тому

    Xaajiga aqoon durugsan wa u lee yahay lkn wadan keena wa presidential system wayo madaxa weynaha awooda badan iska leh halka parliamentary system awooda lee yahay prime minister ka dhinaca kale xaga shaqooyinka ma kala cada mad madow aya so wajaha mararka qaar,

    • @Wonderer224
      @Wonderer224 2 роки тому

      Maya sxb saas maaha. Akhri sida ku qoran dastuurka. Dalku waa baarlamaani, baarlamaankaana madaxweynaha soo doorta ee shacbigu ma soo doorto. Sidaa darteed madaxweynuhu ma laha awood ee waa oday.

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 2 роки тому

    Ilka yar danbe faqash danbe
    Waa ugu dhamaatey Dee👇

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063 2 роки тому +1

    Ayaanle💯💖❤

  • @abaadirmuxumad2458
    @abaadirmuxumad2458 2 роки тому

    dasturka waxa kaqaldan iney kitabka ele Dee usoolaabta.inshaalha.isagaa kuhormareysan.

  • @thorntonheath.croydon.3431
    @thorntonheath.croydon.3431 2 роки тому +3

    President Ccw guuleeyso nooloow
    Horey usoco Dee🖐💯🙏❤💖

    • @amiiniman69
      @amiiniman69 2 роки тому +1

      Guul iyo gobonimo Xisbiga Wadajir & Wadatashi insha Allah 🤲🤲🤲

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 2 роки тому

    AYAANLE HUSSAIN abdi MAHADSANID sxb

  • @mahadabdihassan3326
    @mahadabdihassan3326 2 роки тому

    Good