Wan ku salamay wllkey ayanle Masha allah allow noodaa maxamed ciise turunji iyo dadka lamidka ah si aan wax badan uga barano insha allah teda kale waxan raba buugaasi inan helo siden ku heli kara
Dr. Trunji, bogaadin IGA guddoon.inta aan Ka ogtahay. Wallahay ma arag wax sidaa runts u sheega. Sida fiican ee fudud ee aad u gudbisay, ayaa iyana bogaadin mudann. Tafaasi ayaa IGA dhiman. Waa iib sanaynaa boogaaga. Ilaahay ha nookaa daayo. Mahadsanid.
thanks ayaanle hussein for this history mind open interview and thanks for guest mohamed isse trunji.. our country need transparent not for selfish or power struggle mindset.
Afsoomaaliga inaan xuruufta Carabiga lagu qorin waa ka fogayn dadka in diintooda iyo kitaabka Alle fahmaan. Waxa watay in laatiin lagu qoro gaalada iyo inta ay ku adeegato ee odaygani ka mid yahay. Siyaad Barre waa lagu qasbay in afsoomaaliga latiin lagu qoro. Waana nasiibdarro ku habsatay umadda Soomaaliyeed ee Islaamka ah.
In farta Soomaaliga lagu qoro xarfo carabi ah iyo in diinta la barto maxaa isaga xiran? In xuruufta Soomaaligu u qorantahay qaab carabi ah, miyaad moodaysaa inaad af-carabi ku baran lahayd?
Masar waa dalka aan af carabiga ku bartay hadii aad fahansan tahay in masar kuu taqaano in aad carab tahay waxaad isu sheegtay been waayo masaaridu Afrikaans madoow oo lagu qoslo ayay u yaqaanaan soomaalida daawo musalsaladooda iyo filimadooda si aad u baratid qiimaha aad ku leedahay masaarida daawada filimka( xaaxa wa tufaaxa) حاحة و تفاحةiyo musalsalka( caadil imaam)فرقة ناجي عطا الله
July 2deedii 1960kii waxa dhintay 360 qof oo farxadii dabaaldagga gobannimada loo dhex raaciyay, dadkaa badankoodu waxay ku dhinteen badhtamaha ceel'gaabta (barta taallada dhagax'tuur laga taagay) dadkaa xabadbaa lala dhacay, hubka lagu laayayna waxa hoos ahaan u qaybiyay hadhaagii talyaaniga la jiray ee laga itaalka roonaaday ee inuu talyaanigu guuro iyo in la xoroobaba ka soo horjeeday,,
Aabahay oo koonfurta soomaaliya yimi isagoo 9 sano jira wuxuu noo sheegay in jawhar uu deganaa talyaani aseendooyin beero lahaa oo beesha jareer wayn dhalinyaradeeda ku shaqaysan jiray oo wiilasha Sanka loo daloolin jiray si loo calaamadeeyo in uu talyaaniga u shaqeeyo mushahaaro lama siin jirin reerahooda ayaa moos saliid iyo galeey la siin jiray
Eebe naxariistii jano haka waraabiyo former pm apdirzak haji husein aqoonyahan apukaato turunji mahdi hakaa gaadho sida wngsn tariikhda iyo dhacdooyinkiidhacay noguso gudbisay wadanka masar mrka inay masarida qaarkood diintu na mataaneesay lkn wa in cadiifada iyo danahooda inay nagu wataan egybt ilaa 1960 till now 2022 wa inaan ogaana ka wariye ahaan adoo sxp dhan u rarnayn wa inaa madaxda wadanka la wadaagtaa egybt inay danteeda bes inay ka hesho wadanka somalia ay udan leedahay oaysan caawi walaalihiin ka ahayn wa in la ogaado
1964 dagaalkii ay soomaaliya la gashay itobiya wuxuu ahaa dagaal wakaaladeed ama proxy oo masar ay rabtay in ay soomaaliya cadaw uga dhigto itobiya waa isla agendaha maanta masar wadato
Waa dhibaato marka umad dhan ay iska dhigto victim oo tiraahdo dawladii kacaanka ayaa na kala daadisay.ani markaan xalilay waxaan arkaa in dawladii kacaanku ay tahay ta keliya ee qabyaaladii soomaalida cagaha dhulka u dhigtay oo soomaali kala dambayn tustay ,laga yaabee labada nidaam ee soomaali dawlad ka dhigi kara waa shuucinimadii kacaankii ama nidaamka dawladaha khaliijka ee patroolka leh ee qabiilada ah lkn dhaqaaluha fiican dadka kala xishoodsiiyey. Gaajo+ iyo qabyaald + jaahilnimo ayaa soomaali halkaa dhigtay
The story of Somalia should be rewritten and the truth put forward even if it is sour. The only true freedom fighter was sayid mohamed Abdulle Xassan and somalis do not like him because he used to treat somali puppets equally as the European invaders. SYL had a hit squad called "Horseed". They used to murder somalis in cold blood, while they were at peace with the Italians. SYL wanted only to come to power by any means even if they commit massacre. Somali history should be rewritten and the truth should prevail. Those patriots killed by syl should be compensated and decorated as nationalists. Syl was a terrorist organisation. You can investigate and make a research what happened to Shiidle tribe in Jowhar in 1949.
Mr Turunji excellent writer. Syl was a terrorist organisation, killing somalis and befriending Italian. Italy was not a colonial country, however, was a trustship under the surveillance of United nations. SYL wanted to be a friend of Italian authorities and anyone who came in between that would be portrayed as pro Italy. The untold story of Somalia is a fantastic book which brought forward the lies and fabrications of the the terrorist organisation of SYL. They had spilled the blood of the Somalis for no apparent reason.
Ethiopia has 100% right to protect its country and go after perpetrators upto Hiiraan. Marka Afgooyo and in Mogadishu. Because the new Somali Government nominated Alshabab members in top Security and Ministerial posts, the New Government led by Hasan Sheikh never condemned the Alshabab group attack inside Ethiopia 🇪🇹. So I will say Ethiopia has every right to defend itself. And trust me I am a Patriot Somali but want peace for Somalia, its immediate neighbouring countries and in the world. New Somali Government has clear links with Terror group Alshabab and the world need to know this.
@@warsamediiriye3743 kaaley iga saar Somallinimada hade. Immigration shufto haysato sidii gabadhii Pasaport iga kansal Kkk. Call Al shabab members (Mahad Salaad and immigration) to cancel my Somali passaport. Kkk
Masha allah, Maxamed Ciise Turunji, waxaan isleeyahay waa waayo arag garyaqaan, runta maanta qof sheego waa yaryahay sida garyaqaan Maxamed Ciise, cumri iyo caafimaad baan u rajeey nayaa.
Wan ku salamay wllkey ayanle Masha allah allow noodaa maxamed ciise turunji iyo dadka lamidka ah si aan wax badan uga barano insha allah teda kale waxan raba buugaasi inan helo siden ku heli kara
Hanoolato aad iyo aad u mahadsan tihiin. Waxaad soo gubiseen Waraysi aad u wanaagsan oo taariikhi ah. Khaasatan arimaha qoraagu ku soo gubiyey dawladnimadda jirta iyo waxa hab dawladeedku yahay.
Masha allaah waxbadan oanwadankakaogeyn ayankafaideysta Barnamijkaga wakumahadsantahay Hanolaato
Dr. Trunji, bogaadin IGA guddoon.inta aan Ka ogtahay. Wallahay ma arag wax sidaa runts u sheega. Sida fiican ee fudud ee aad u gudbisay, ayaa iyana bogaadin mudann. Tafaasi ayaa IGA dhiman. Waa iib sanaynaa boogaaga. Ilaahay ha nookaa daayo. Mahadsanid.
Fadlan ii sheeg, halka buugaaga laga helo. Tks and rgds.
Weliba waxaan jecelahay inaan wada xiroino.
thanks ayaanle hussein for this history mind open interview and thanks for guest mohamed isse trunji.. our country need transparent not for selfish or power struggle mindset.
@
Waa taariikh Cajiib ah
Oo xusuus leh
Hanoolaato waa barnaamij anfici doona inta nool oo ogaan doonta dalkooda halka laga soomaray iyo halka oo maanta joogo ,,, Ayaanle waxaan kaacudsaneynaa hanoolaato tv
Afsoomaaliga inaan xuruufta Carabiga lagu qorin waa ka fogayn dadka in diintooda iyo kitaabka Alle fahmaan. Waxa watay in laatiin lagu qoro gaalada iyo inta ay ku adeegato ee odaygani ka mid yahay. Siyaad Barre waa lagu qasbay in afsoomaaliga latiin lagu qoro. Waana nasiibdarro ku habsatay umadda Soomaaliyeed ee Islaamka ah.
In farta Soomaaliga lagu qoro xarfo carabi ah iyo in diinta la barto maxaa isaga xiran? In xuruufta Soomaaligu u qorantahay qaab carabi ah, miyaad moodaysaa inaad af-carabi ku baran lahayd?
AsC AYaanle sodaa tarikh daa Wll wan xii seyaa hanolaato run ahaan tii bye
Dibitaate= waa Xildhibaan sidaan u fahmay
Ninku waa nin pro talyani ah
Mohamed Ciise Turunji waxaa la dhihikaraa waa qaamuuska taariiqda siyaasada Somaliya. Buuga magaciisa iyo meesha lagahelo Muqdishu, Somalia.
Waqooyiigii saxda ahaa
Sababta uu ingriiaka u yimi waqooyiga soomaliya waa iyadoo markii suez canal uu furmay uu gacanka cadmeed ingriisku saldhig ka dhigtay oo uu u baahday meel uu ka helo hilibka sidaa darteed uu waqooyiga soomaaliya u yimi sidaa darteed wax horumarin ah iyo dawladnimo ah iyo xataa dhismo ah kama samayn waqooyi waxaa keliya oo uu u sameeyey nidaam garsoor oo uu ingriiaku ka soo guuriyey hindiya oo la odhan jiray Indian Pinal code oo xataa cigaal uu istcmaalay markale 1991 kii ilaa hada ay istocmaalaan hargaysa.
Buuga magaciii
Asc wll adoo mahadsan buugaan magacii halkee laga heli karaa?
Waa runtii, weliba marka ay doorashada qof iyo cod tahay waxaa aad u sahlan kooxda talada dalka markaas hayso in ay ku shubasho sameeyaan
S
Waxaan nahay soomaali Kuna faana soomaalinimada carab waxa na kulmiya diinta.
*Xamar anaa leh wali waa taagan tahay.!*
Masar waa dalka aan af carabiga ku bartay hadii aad fahansan tahay in masar kuu taqaano in aad carab tahay waxaad isu sheegtay been waayo masaaridu Afrikaans madoow oo lagu qoslo ayay u yaqaanaan soomaalida daawo musalsaladooda iyo filimadooda si aad u baratid qiimaha aad ku leedahay masaarida daawada filimka( xaaxa wa tufaaxa) حاحة و تفاحةiyo musalsalka( caadil imaam)فرقة ناجي عطا الله
July 2deedii 1960kii waxa dhintay 360 qof oo farxadii dabaaldagga gobannimada loo dhex raaciyay, dadkaa badankoodu waxay ku dhinteen badhtamaha ceel'gaabta (barta taallada dhagax'tuur laga taagay) dadkaa xabadbaa lala dhacay, hubka lagu laayayna waxa hoos ahaan u qaybiyay hadhaagii talyaaniga la jiray ee laga itaalka roonaaday ee inuu talyaanigu guuro iyo in la xoroobaba ka soo horjeeday,,
Ayaanle tnx lkn wxa rajeyna wareysi walba qeybtiisa ina numberkeda kuso qorto side dadka u kala ogaadan
Maxamed issue awoowe mansha Allah sido kale ayaanle salaan sare soomali wax taqaano waa kaaa
Aabahay oo koonfurta soomaaliya yimi isagoo 9 sano jira wuxuu noo sheegay in jawhar uu deganaa talyaani aseendooyin beero lahaa oo beesha jareer wayn dhalinyaradeeda ku shaqaysan jiray oo wiilasha Sanka loo daloolin jiray si loo calaamadeeyo in uu talyaaniga u shaqeeyo mushahaaro lama siin jirin reerahooda ayaa moos saliid iyo galeey la siin jiray
Eebe naxariistii jano haka waraabiyo former pm apdirzak haji husein aqoonyahan apukaato turunji mahdi hakaa gaadho sida wngsn tariikhda iyo dhacdooyinkiidhacay noguso gudbisay wadanka masar mrka inay masarida qaarkood diintu na mataaneesay lkn wa in cadiifada iyo danahooda inay nagu wataan egybt ilaa 1960 till now 2022 wa inaan ogaana ka wariye ahaan adoo sxp dhan u rarnayn wa inaa madaxda wadanka la wadaagtaa egybt inay danteeda bes inay ka hesho wadanka somalia ay udan leedahay oaysan caawi walaalihiin ka ahayn wa in la ogaado
Greate wuxuu ahaa xisbi axmaaradu taageerto waxayna siisay 150 schoolerships,mana lahayn hammi gobanimo.
Ayaanlow inaad wakhti siiso ninkan ilama qurux badna adiga ka xog ogaalsan inuu buug qoreyna waa khasaare waxa tusaale inooga filan waraysigii hore siduu uga hadlay dilkii gabayre iyo siduu u caashaqsanaa axmaqii maxkamada badbaadada geele kolay waa qof cuqdadaysan
what's the tittle of the book
Somalia
Ayanlow madax Wayne farmajo ma waraysatid io fahad yasin xaji dahir
Abdirisaq xaaji balaayo hanooga dhigin
Adaabta.mayaqaanaan.barla.manka..marka.see.loobadelayaa
1964 dagaalkii ay soomaaliya la gashay itobiya wuxuu ahaa dagaal wakaaladeed ama proxy oo masar ay rabtay in ay soomaaliya cadaw uga dhigto itobiya waa isla agendaha maanta masar wadato
War xooluhuba dhaqaalahay kamidyihiin
KKKKKKKK KUWA LAHA 1969 DOWLAD AYA JIRTEEY OO XUKUN BOOB AHEYN HAA OGADAN MILITARIGA INEYSAN WAXBA DAMIN
Ö0
Dhalinyaradu ha akhrido taariikhda doorashooyinkii dalka 1960-67.doorashadii 1967 dalku wuxuu lahaa 84 xisbi doorashadan intay ku shubo ka badatay ayaa loo bixiyey vote khasaare soomaaliya waxaa loogu yeedhi jiray qabrigii amaahda,wakhtiga keliya ee soomaaliya siyaasadeedu caga dhigatay waa 1969-1990 akhriya taariikhda please.
Sanadaha in musuq weyn jiray lama beenin karo laakiin tii Siyaad Barre god bey ku riday walina waa isku imaan la'
Waa dhibaato marka umad dhan ay iska dhigto victim oo tiraahdo dawladii kacaanka ayaa na kala daadisay.ani markaan xalilay waxaan arkaa in dawladii kacaanku ay tahay ta keliya ee qabyaaladii soomaalida cagaha dhulka u dhigtay oo soomaali kala dambayn tustay ,laga yaabee labada nidaam ee soomaali dawlad ka dhigi kara waa shuucinimadii kacaankii ama nidaamka dawladaha khaliijka ee patroolka leh ee qabiilada ah lkn dhaqaaluha fiican dadka kala xishoodsiiyey. Gaajo+ iyo qabyaald + jaahilnimo ayaa soomaali halkaa dhigtay
We are not arab
Malaga yaaba in dadka qaar ee moodaan in ayaanle
Professoraddii iyo aqoonyahankii
Ka so dhex hadlaayo
Si nidaamkii farmaje sibirka ugu sii malaaso
Nin waxad wareysaneysa kamaid ahaa kacaankii waliba maxkamadii umada lagu xasuuqey aragtidii uu kacaanku kaqabay dowladihii civil ka aha ayuunbuu noosheegaya waxbadan wan beenninaya adero adiga laftaadu matihid wariye oo waad jiboota kolba halkey dabeysha reerkiinu usocoto ayuunbad uqiiroota lkn taariikhda somalidu qofba wa halkii uuu ulakaco uun
Rajo ma lahidin. Iska murma. Cadawgaagu marna sax ma aha. Dhallinyarooy, ha u garqaadina Somalia iyo cadawgeeda. All'a ha idin tuso wada toosan.
The story of Somalia should be rewritten and the truth put forward even if it is sour. The only true freedom fighter was sayid mohamed Abdulle Xassan and somalis do not like him because he used to treat somali puppets equally as the European invaders. SYL had a hit squad called "Horseed". They used to murder somalis in cold blood, while they were at peace with the Italians. SYL wanted only to come to power by any means even if they commit massacre. Somali history should be rewritten and the truth should prevail. Those patriots killed by syl should be compensated and decorated as nationalists. Syl was a terrorist organisation. You can investigate and make a research what happened to Shiidle tribe in Jowhar in 1949.
Mr Turunji excellent writer. Syl was a terrorist organisation, killing somalis and befriending Italian. Italy was not a colonial country, however, was a trustship under the surveillance of United nations. SYL wanted to be a friend of Italian authorities and anyone who came in between that would be portrayed as pro Italy. The untold story of Somalia is a fantastic book which brought forward the lies and fabrications of the the terrorist organisation of SYL. They had spilled the blood of the Somalis for no apparent reason.
Ada iskujawaabaya intaad qofka suaal weydiiso 😆 🤣 😂 aderky cabdi risaaq state man ayuu ahaa dadka kale tuugbey ahaayeen wa intii afweyne aaminsana markuu cabdirashiid cali sharmake diley cabdirisaq qeyb ayuu ka ahaa
Ethiopia has 100% right to protect its country and go after perpetrators upto Hiiraan. Marka Afgooyo and in Mogadishu. Because the new Somali Government nominated Alshabab members in top Security and Ministerial posts, the New Government led by Hasan Sheikh never condemned the Alshabab group attack inside Ethiopia 🇪🇹. So I will say Ethiopia has every right to defend itself. And trust me I am a Patriot Somali but want peace for Somalia, its immediate neighbouring countries and in the world. New Somali Government has clear links with Terror group Alshabab and the world need to know this.
You are not a Somali and a Somali who has good morals does not write like this, so don't claim to be Somali.
@@warsamediiriye3743 kaaley iga saar Somallinimada hade. Immigration shufto haysato sidii gabadhii Pasaport iga kansal Kkk. Call Al shabab members (Mahad Salaad and immigration) to cancel my Somali passaport. Kkk
@@adan10000
Waa kugu raacsanahay taas
@@adan10000 Wax aadan aheyn lama sheegto, afkana waa la bartaa waadna isu sheegi kartaa Soomaali in aad tahay, doqon harkii eega ah ayaa tahay, qof Soomaali ah oo jiir damqada leh sidaa uma hadlo, basaaskuba haduu Soomaali yahay damqasha ayuu leeyahay ee ina kala wareeji.
@@tusmoaadil1825 Magacaagu gabar weeyaan oo sida aad u coleysan tahay uma coleysni
BBC, QABIILEYSAN LA ARAG HADA HANOOLAATO 5 SANO FARMAAJO VILLADA KA SO BAX ARAGNAY🤣