Waa sababta inlaa hada loo latnayo isirkii axmed guray iyo dadkii lahaa cududa ugu badan ee saldanadihii ufat iyo adal marehan Allaha umadaas badbaadsho magac ahaan ayay u jiraan lkn way Sii dhamaanayaan oo oo maanta maleh talo iyo maamul waana la kala fogeeya iyaga dhexdooda qayba badan oo ka midaana bulshooyin kale ayay noqdeen oo soomaalida u badan kuwaasna ma yaqaanaan taarikhdooda xitaa mareexaanka maanta nool mayaqaanaan taarikhdooda Iyo dadkii ay wada dhasheen ee magaca badahashay kadi. Jabkii amir abdullahi
Xusen cali ducale wa tarikh yahan somaliyed oo hadana cod kar ah dawladi kacankana shaqoyin badan ayu kaso qabtay oy safir nimo kamid ahayd wa nin shekadisa Aan ad uga halo kolley hada ma ogi inu dhintay iyo in kale...
Axmedoow Allah kuu naxariisto maantay hargeysa ayey la wareegi rabaaan😢😢😢
Asc allow nooga badbaadi xasan gurguurte iyo muuse handaraab dalka dadka diinta badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin aamiin ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 🇸🇴 ♥ scw scw scw 🇵🇸
TARIIKHDA SOMALIDA DHAMANTEED CAWIL DUCALE KALIYA MIYAA LAGA SOO XIGTA TARIIKHDA
Waa sababta inlaa hada loo latnayo isirkii axmed guray iyo dadkii lahaa cududa ugu badan ee saldanadihii ufat iyo adal marehan Allaha umadaas badbaadsho magac ahaan ayay u jiraan lkn way Sii dhamaanayaan oo oo maanta maleh talo iyo maamul waana la kala fogeeya iyaga dhexdooda qayba badan oo ka midaana bulshooyin kale ayay noqdeen oo soomaalida u badan kuwaasna ma yaqaanaan taarikhdooda xitaa mareexaanka maanta nool mayaqaanaan taarikhdooda
Iyo dadkii ay wada dhasheen ee magaca badahashay kadi. Jabkii amir abdullahi
Waxaan balanqaadayaa in soo celiyo dhamaan dhulka aynaga haysato itopiya iyo kenya
InshaAllah
Khayaali weeyee hal nin maxa ku koobey taariikhda Somalia 🇸🇴 waa jcl taariikhda 🇸🇴 lkn waxaa la yaable
Nasiib darro maanta herer iyo diridhaba oromo ayaa haysata
Hargeysa ku xigta hadii somali maskaxda ka shaqeyn
@@Liibaanahmed2222Ahmed Haa waa runtaa balse maanta alx qayb badan oo dhalinyarada ah way baraarugeen
Tariikhda ad ka hadleysaa wa 1542 kii rasaar iyo qori toona ma jirine sidee wx u wadaa
Qarayga iyo rasaastu ilaa 1200 weey jireen ee waa lasoo harmarinaayay mooye
Xusen cali ducale wa tarikh yahan somaliyed oo hadana
cod kar ah dawladi kacankana shaqoyin badan ayu kaso qabtay oy safir nimo
kamid ahayd wa nin shekadisa Aan ad uga
halo kolley hada ma ogi inu dhintay iyo in kale...
Weyjogan axmad gurey rerkisa waxeyna dagayihin hobat waxana layiraha balow ciiye mana ogolo ineykahadlan tariqdas oo wali Ethobiya Aya mamusha hobat iyo Somali galbedba