Hayaay Hurre Waa Nin Mayal Adag Waar Ninku Adakaa Gabadha Canbaro Aya Se Anu Tageraya Waayo Wa Guurti Aqli Wanaagsan Mcha Allah Anigo Nin Habar Jeclaa Wan U Qirayaa Canbaro Inay Guusha Leedahay
Hooyaday degaankay ku barbaartay weeyaan allah maxay iiga sheekaysay ciyaaro laysaga heesay oy i jecleysiisay dhaqankeena quruxda badan I'm in love hidaha iyo dhaqankeena anoo magalo ku barbaray ilaahayow qabriga kuu nuur mama macaan amiin amiin
Faysal Sugaal way kula tahey in uu u direy waxey ila tahey in aad ka timi xagaa iyo harta sheekh oo af soomaligu gaababsi kugu yahey ee bal markle dhagyso jaale
anigu waxan hay nin ISAAQA ah.. Lkin HJ iyo dhulbahante horta way is wada dhaleen waney wada dheasheen Lkin runtu waxey tahey dhulbahante aya geel kaga caan san inkastoo la wada dhaqdo laguna kala badan yahey... Isaaqa markey noqotana Habara garxajis, HY iyo Ciidagale aya ugu geel dhaqasho badan wa sida runtu asaxaabey... ceydana iska daaya wa kaftan waxaniye.... allah ma'akum
Aniga hurre raggii sebenkiisa ayuu ku jiray wayna badnaayeen ama la helaa iminkaba noociisa. Waxaa wax lagu faano ah inantii Soomaaliyeed ee berigii hore. Kuwa maantana raggeenaa gabay oo qiimaynta ka qaaday. Gabdhaheenna ha la sharfo waa wada Cambaro e.
walee hure waa nin madax ah wuu ka badiyay mida kale isagu marnaba qabiil kuma soo daraaayo maansadiisa lakin Canbaro iyo ilmadeeradeed Mansadooda waxa ka buuxa erayga habarjeclo oo soo noqnoqanaya wuxu qabyaalad badanaa reerkasikkkkk
Walaahay waa maanso yaab leh, laakiin Canbaro oo iyana ka hadlaysa arintan inkastoo ay wax badan ilowday,hadana waxay sheegtay in Hurre dhowr maanso gadaal kaga darsaday. Si kastaba ha ahaatee wallaahay waa maanso taariikh gal ah, inta xiisada iyo qabiilka ah inta laga saaro in la daabaco weeye.
Hal xidhaaluhuu ku badiyey ragiina wuu kaga xanaajiyey wuuna ka bayd dheeraa lkin waa laga faan wanaagsanaaa geelbaa meesha marayey masuu riyo ku faanayey 😄 anuu se waxan la cajapsanahay cambaro👏 way iga yaabisay, cambaro dumar intii nooceeda ahayd iyadaa u dambaysayban u malyn✌ wa idin salamaya somaliyey wa wil isaqa o hbar awala ✋
Sifican bay u wadaageen heesta & maansada cambaro & hure. Lkn wiilasha cambaro ilma adeeraded ah way ka maseeyreen hure. Lkn cambaro sifican bay Ola hadashay axmed & xasan. Hiil la.eeday ba jiro e halka noguqabta way yara Maseeren. Marka waxay tiri dagaal Loma bahno cml bay tiri. Aniga sxbkey isku keen daayo. Wlhi huro & cambaro sifican bay u haasaawen yaah
Habarjeclo reerka magaca soomaaliyeed ugu xigmada badan uguna aftahansan wlhi mansha allah
Hhhh jab cashy somlida hacebyn😂😊
Habarjeclo reer abtiyaashay and reer aabahay dhulbahante wa dad nasab ah runtii wana nasib badan yahay qofka ka dhex dhasha ❤️
❤❤❤❤ so dhawoow apti
0
Ana kadhashay
caadi mahan dhantii waxay tahay xaqiiqdo dadkii hore ayay xigmadi ku dhamatay
Ale ha ku sharfo
Walaahi caawa kahor ma dhagaysan aad baan ula dhacay waxaan umahadcelinyaa abwaan yuusuf shaacir waa dhaxal muhiim ah
q
@@maxamedcabdiqaadir5454😊😊😊
Hayaay Hurre Waa Nin Mayal Adag Waar Ninku Adakaa Gabadha Canbaro Aya Se Anu Tageraya Waayo Wa Guurti Aqli Wanaagsan Mcha Allah Anigo Nin Habar Jeclaa Wan U Qirayaa Canbaro Inay Guusha Leedahay
Abwaan shaacir Alle Caqliga iyo Caafimadkga hakuubarkeeyo Hurre iyo Cambaro Alle Hasharfo Dhalinayro Inga daaya qabyaalda "sagaaro labatun oo lakala qalo maleh".👍
Murti qurux badan Ayaa kamuuqata maansha allah heer ciideedku iyo heer hawdku waa dad illaahay xigmad siiyay kabilow ilaa shabeele ama ( godey) ilaa dhagaxbuur ilaa qoroxey iyo doolo ama dhul cideed ilaa hawd
Mansha Allah Yusuf shaacir habarjeclo iyo dhulbahante waa laba reer oo is dhalay labaduba waa nasab
Qoladiinan heesaysee
Aniga haybta igu raacdiyo
Axmadoow hal' lagu yidhi
Waxaan mooday haddalda
Anigu inaan haween ahyoo
Hayla kayara ridyee
Waaamxay halbowlahan iyo
Wadnahan dhiiga habayaa
HablaHa dhulbahante walhy gob'weeye
Macal gartay qaadi yaqaanaan
Only Hablha daraawiisheed❤❤❤❤
habar jeclo waa legendary libaxyada isaaq ilaaho no daa
Habar jeclo wa dad murti ale udhibey dhigeyga ale ha idin sharfo dadkeyga💞🥰❤️💪
Hooyaday degaankay ku barbaartay weeyaan allah maxay iiga sheekaysay ciyaaro laysaga heesay oy i jecleysiisay dhaqankeena quruxda badan I'm in love hidaha iyo dhaqankeena anoo magalo ku barbaray ilaahayow qabriga kuu nuur mama macaan amiin amiin
Amiin amiin wll qali
Thanks for your help with this and I will send it out to have to go back in a few
Cayda joojiya, Habarjeclo iyo Dhulbante sheekadu maaha, waa Ciyaar tii hiddaha iyo Dhaqanka Somalida waa kaftan kii baadiyaha , ceeb kuma jirto yaan xumaan loo turjimin waa hees ciyaareed waa la isku tuurtuurayaa.
asc
s
ilaahay hodanbuu la dhigay dhaqankeena erayadana waxaa isdhaafsanaya waa 20jiro lkn su'aashu waxay tahay horta dhaqankan cajiib ka ah intii dhaxalkiisa lahayd yaa udiiday ma hayaane waxan aan layaabanahay waa waxaan haysanlahayn een dhaxlilahayne ayaa dhaxlay inagu nahaybee
Man
😘😘😘😘😘😘🥰🥰🥰
inta jecel dhaqanka lke isaar
he knows how to read like u know..........he is perfect keep it up
Ninkaani walaahi waa very intelligent mashallah illahay aqli ayuu ku manayste
2021 watching form garisaa love this story
Oo miyaad fahantay erayada
@@c.xakiimqoys8393 😂😂
Hurre Walan walan walee caadi muu ahayn nin ka sadex qof hawada u diray laba nin iyo gabadh lknse Cambaro ba walee caadi may ahayn
Faysal Sugaal
.ب2
Faysal hhhhhh
Faysal Sugaal way kula tahey in uu u direy waxey ila tahey in aad ka timi xagaa iyo harta sheekh oo af soomaligu gaababsi kugu yahey ee bal markle dhagyso jaale
@@thanksyeah643 indhabarar ilaa indhabarar yaa thy horta
waxaan ladhacay sidoow u soo uruuriyay heestaan Yusuf shaacir Xikmad buuxda.....
caaqil sanweene ayaan kasayaa is reer buhodle cml hh thanks
Mansha Allah heestan inaan qabto ayaan rajaynayaa. 6.12.2019
Qarey maneerteen baad thye ma majeerteen ba xifdin kara gabay
@@soolsanaag7824 yaa sheegay warkaas brother.
Viiiva dhulbahabte hablahodna waa abwanin gabdha dhulbahante wxy ka dhaxlen rgoda o caan ku ah gabyada iyo sugan mnsha allh
Viiiiiivi ubax abdirashiid
viiva canbaro qoordheer dhulbahante ah waaw
Naima Nalka Nuura maka heshay
Ayeeyday allah ha xifdiyo
Kkkkkkkkkkkk
Kkkkkkk
Fanto kudishay
anigu waxan hay nin ISAAQA ah.. Lkin HJ iyo dhulbahante horta way is wada dhaleen waney wada dheasheen Lkin runtu waxey tahey dhulbahante aya geel kaga caan san inkastoo la wada dhaqdo laguna kala badan yahey... Isaaqa markey noqotana Habara garxajis, HY iyo Ciidagale aya ugu geel dhaqasho badan wa sida runtu asaxaabey... ceydana iska daaya wa kaftan waxaniye.... allah ma'akum
Anigoo Nin Absame, Kablalax ah waxaan ku leeyahay waa runtaa sxb. Dadku weey wada dhasheen. Soomaali inta ah oo dhan maanta Ogaadeen ayaa ugu geel badan. Itoobiya, jubbooyinka Soomaaliya, waamo, Af Madoow, ilaayo Kenya dhexdeeda.
Guud ahaan Ogaadeen , Dhulbahante iyo Isaaq ayaa xikmada iyo gabayada Soomaalida aabbe u ahaa mana kala dhacaaan .
Hescusb
@@asadlionish been maadan sheegin nio ragii ugu gabayga khatarsanaa iyaga ayay ahaayeen
cassal garxajis goormuu geel yeeshay saxib 😂 wlhi reer yaqaan inanad ahayne habar jeclo isaaqa aad sheegtay iyada meesha ku haysa geelna haba sheegin dhul balaadhana ilahay waa siiyay burcoo kaliyaad ka garata oo habar yonis marti ku tahay waar alahaga ka xishood beenawas yahow kan kale kablalax sheeganaya balayo kula magac xumataye reer aanad garanayn wax ba haka sheegin kalab yahow
aniGAA DUL QAD BADE WAA WIXII RAG ISKU DILI JIRY MA SHA ALLAH MURTI DHAXAL GALA WEEYE LEGEND YUUSUF SHÀACIR
❤❤❤❤❤
2022 ya ila dawaanaya
AniGa😅❤️
Masha Allah
2023 ....dagaaalo iyo dhibaatoyin badn oo sanadkan labada reer kala dhex maray kadib baan daawanaya waanan kahelay
Eedo Cambaro cimriga iyo cafimadka Alle haidin ziyadsho Adiga iyo awoowe hurre❤
Dhulbahante iska dhal baan ahy HJ waa rer ayeeydey labadaas reerba oo gabyga iyo murtida laga soo gadhay baa idhalay midhna iskuma aadin karo😢😂
🎉
10sano kadib baan daawanayaa mahadi haka Gaadhee inti isku howshay
2019 yaa daawanaya like saar hadaad daawanayso
Saleiman Boqorka
Boporka
saleiman
2021👍👍👍👍
Kkk dhalin yaro heer sare ah ayay ahaayeen inanta iyo hurre ayaana ugu fiicnaa laakiin taariikhda iyo hal abuurku ma daarood iyo isaaq baa?
may maaha waa taariikh Hurre iyo Cambaro.... Daarood iyo Isaaq waa horay dhinteen Alleh ha u naxariisto lol
Labadaa reer waa kaalinta koowaad iyo ta labaad midkii doonaa kaalinta koowaad ha galee 😄✌👏
@@King_Budnacab yhuuuu islahel Wr habaarka ka daaaa Hure iyo Cambroba wy noolyihiin inkastoo huro hda xanuusnyo Alle afimaad hasiiyeeee Burco iyo Widhwidh By kaljoogaaan
@@kordahap4016 waar yarta miyaan farta lasoo gelin? naa balaayo kor kuugu roortaye Mr Isaq iyo Mr Daarood ban ka hadlayey, dib ugu fiirso qoraalka Ibraahim Ali.
Abwaan yusuf shaacir ilaaheey maskax furan ayuu siiyay Mashallah
2021 inta ila daawanaysa
Like iisaar hadad daawanayso maansadan 2019
Aniga hurre raggii sebenkiisa ayuu ku jiray wayna badnaayeen ama la helaa iminkaba noociisa. Waxaa wax lagu faano ah inantii Soomaaliyeed ee berigii hore. Kuwa maantana raggeenaa gabay oo qiimaynta ka qaaday. Gabdhaheenna ha la sharfo waa wada Cambaro e.
been maaha hbluhu Waa sida ragoodu is dhigaan
2020 hadaad dawanayso like saar
Wcys adan money 💰 🤑 💸 👌 rerka dhulbhnte ugu aftahnsan
viva canbaro
Manshallh wa sugaan macan
Geelba dadkii lagu soogaray somali dhulbahante ahayen
Hiil la eedo baaa jiree halkaa noogu yara xidha
Lol
Maansha Allah xbbti waan ku salaamayaa
murtidiii sooomaaali inay kamaratay inta igu raacsan like Igu qabo
Walhi heer sare cambaro caadi maahaa
War gabadh cambaro ooo kle ma lahelyaaa anaa 100 geela ka bixinayeeee 😂😂😂
Fifa inta geelyda ah dhulbahante
Haa anaa ah
ani🤣
Yusuf shacir halkaa ka hay arinta,
walee hure waa nin madax ah wuu ka badiyay mida kale isagu marnaba qabiil kuma soo daraaayo maansadiisa lakin Canbaro iyo ilmadeeradeed Mansadooda waxa ka buuxa erayga habarjeclo oo soo noqnoqanaya wuxu qabyaalad badanaa reerkasikkkkk
Mashaa Allah waa wiil run. Ah ee samalia
Ma kala dhacan,wallee maanta ayaan lahelin dad noocan ah.
Waar dhulbahante malaha qof madowba waligood kama dhalan, ninkii hure walanwal ahaa sowkuwa gaabnidii iyo madowgii ku gumaadey.
Guys stop hating and listen to the eloquent freestyles from both members. Peace
somalis need more of you little brother.
@@King_Budnacab mmmmmĺĺlmĺqaqqqqqqqq
@@King_Budnacab
٧
د
@@King_Budnacab 19
@@عايشهعلي-ظ9ظ ¹¹¹¹q
Kama xiisho dhaco hurre AUN IYO CAMBARO. 06/01/2024 QARARO-HAWIYE
waan Ku salamaya abwanka
Mansha Allah Camaro meel wacan bay marisay hawraarta.
Walaahay waa maanso yaab leh, laakiin Canbaro oo iyana ka hadlaysa arintan inkastoo ay wax badan ilowday,hadana waxay sheegtay in Hurre dhowr maanso gadaal kaga darsaday. Si kastaba ha ahaatee wallaahay waa maanso taariikh gal ah, inta xiisada iyo qabiilka ah inta laga saaro in la daabaco weeye.
Barigii hore ayuu haasawahu haasaawe ahaa imika ii gali bay maraysaa😄😄😄
Ragi waa ragii hore hadalna waa intay dheheen❤❤
21/10/2024
Xikmad aan laga maarmin .
2020 Yaa Daawanaya Like Saara
Walee waa fariid gabadhaasi masha Allah dadkuna ha isasaamaxo
lol this guy is amazing.... mashallah keep up
ALLE MAZKAXDA HA KUU BARAKEEYO ABWAAN
dad waa dadkii hore hadalna waa intuuu yidhi
2024 dawanayaaa😢
mashallah so juicy wallahi Somali poetry is so amaizing
hijabigoodness Thanks
Habluhu shaw waxaa looguaysanjiray berigii ore shaw waala iibinkiray deed reerka dhalay ayay qiimo ulahayd laakiin odaygeedii agtiosa qiimo maleh xoolihiisio ayaa uga muuqanaayay
Hadad 2021 dawaneysid like dhacku sii
masha allah yusuf shaacir
maa shaa alaah dad waa dadkii hore
canbaro ayaa badisay dhabtii
Great poetry by wonderful cambaro and hurre walan waal
6yg6666
❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊
@@sirisaac816326:51
😊😊😊😊
Great 😃
Hurre waa Geesi maasha Allaah
BEST CIYAARA DHAQAMEED
Viiva cambaro
viva habar jeclo
Habar jeclo are pussies.
alle ha sah lo
Hadalkiiba ninkaa xasan baa dhameeyey 🩸
Qof hamiyey run haasowye wax hirgelaya himilee
Ama haatuf wax usheegyayoo jin hawada kasoo degey boqornimo ku heensee
Taaduse waa riyiyo hadur hurdada aad ku aragtaayoo kutidhi hobol baad tahay
Haf iyo ruuxa heesaba, hayeeshee adaa qaba’e
Halkaloo kasii daray oo ku hor rooray baa jira’e hadilaawe inaad tahay adigaan hanti udhaqanoo
Hayin iyo horaad geel midnaba xero kusoo hoyn ,Baad gabadh uu halyeey dhalayoo hooyadeed horweyn kadiniyo laga dhuray hub iyo maal
Iska heensanaysaayoo istidhi heela laasqoray iyo kuhor hadalkii waayada
Igu wallaanad helahayn waxaad ku hindisoonaysee
Ama guuto soo hubiyoo hirjida weerar nagu baadh
Ama timaha halabayso oo hadba hayla soo xidho
Ama habarjeclaa goba iyo weligaa hidaan ahay himilada lataagnoow
Ama ruux haraadani dhalanteedka hogol moodyaye hobyo roog ka bilig yidhi haamaha la hoos oradoo
Heemaalka qaalmaha iyo maansada ku hogagoo …….
Ninkaasi warkiibaa waa soo koobay lkn ninka dambe ee caytamaya malaha hure iyo inaaderkiiyaa kudarsaday si ay guusha isku siiyaan ileen hure gabadhaaba geed kuxidhaye
Gob kaftantay ❤️
hure aya badiyay
Wow
Hal xidhaaluhuu ku badiyey ragiina wuu kaga xanaajiyey wuuna ka bayd dheeraa lkin waa laga faan wanaagsanaaa geelbaa meesha marayey masuu riyo ku faanayey 😄 anuu se waxan la cajapsanahay cambaro👏 way iga yaabisay, cambaro dumar intii nooceeda ahayd iyadaa u dambaysayban u malyn✌ wa idin salamaya somaliyey wa wil isaqa o hbar awala ✋
Dhaqankii hore walee waa lagama maar maan iyo sida loo haasaawayo
Liismadoone raaryan mataqaan
Haku gudho gardhaaluhu waa maxay
Guuguule heenkiis
Dhuuxa gorayada
Maxaa laga wadaa
Masha allh yusuf shaacair
Alla Mxaaa Dayacaad Haysa Dadka iminka jira
Allow yaaaa mar Cambro iyo hure Isku keena Iyagoo iswaraysanaya Wada fadhiya wada qoslaya Wda Xaraabaysnaya Waayo waayo kasheekeenya Noo soo bandhiga Inty Noolyihiin 😰
Sifican bay u wadaageen heesta & maansada cambaro & hure. Lkn wiilasha cambaro ilma adeeraded ah way ka maseeyreen hure. Lkn cambaro sifican bay Ola hadashay axmed & xasan. Hiil la.eeday ba jiro e halka noguqabta way yara Maseeren. Marka waxay tiri dagaal Loma bahno cml bay tiri. Aniga sxbkey isku keen daayo. Wlhi huro & cambaro sifican bay u haasaawen yaah
Kelmeda aad utisqaaday ee lagu hapqabsaday
Oo caanka noqotay waatan
INA WALAN WALOOW JOOG
Ilaa cabdiqees baa kuhalqabsaday
Hadraaway wllo yihiinee miyaa laga garhelaya
Sxp Waa Runtaa Hadraawi ayay walalo yihiin lkin xisaabta kudarso Canbaro waxay kasoo jedaa Cali Dhuux iyo Ismaaciil mire Raggii Soomaali ugu magac iyo Xuriyda Ugu dagaalmyay ✌ viva Hurre iyo Cambaro Alle Cimriga iyo Caafimadkga Hayniibarakeeyo Aamiin.
Zuldaam ziciid zaleban googiye wx kadheh apwaan
goortaan hadhkaba kaa eryaad hawd u cararteene
waakaa hubkii sida ragii wada hareednaaye
habarwaana waa kaa hingilan labadi haamood
shirshooruhuba hoy ma leh kuwaad hilib wadaagtaane
waakaa hayaankii ku dhacayhoobayiyo xeebe
ararsame ma haybsado nugaal hogashadii ceele
hanas iyo abaar kulul adoo habaqle soo guuray
caynaba hadhuub kama dartaan hoga kaliileede
ka hullele hagar aadankii hoobalaun jiraye
aduun baa hayayda u hayee orodo soo oy
abdirahman saleban salaan carrebeygabaygiisii gubaad soo qortee maad ka daysid inaadeer
Somalo nasabkeed waa labadaa rer h jeclo iyo dhulbahante
J6 also k
been maaha
War anigu nicle ayaan Ka da😅😅😅😂😂😂😂wady
Asc asxabta sharafitale
Aqoon la'aan yaad cadu ku imanatsaa ee caqligu ha shaqeeyo.
waxaba ka dhacay hore gashan biran jabin canabato waxa ka dhacay iyadana
Yusuf shaacir nin kaliya uunbuu ujedaa
Masha allah
Dulbahantaa fanbadan kkkkkkkk war waa inta habar jeclada ladagta oo kaliya kkkkkkk cawaan
Runtii baa faan noqotay doqon
oo habar jeclo maxay ku fanan oo haystan ma ariga meesha geel ba maraya
Waxaan daawanayaa 2024 .
Dhammaan way mahadsanyihiin hooballada iyo haw-lwadeenaduba .
walaahay canbaro waa gadadh maanta aan iyado kale jerin
😀😀😀😀😀 duuda habar jeclaa tahay marka hore waa dulqaatana gocosho yaanay kugu filing😀😀😀😀
Anigo ah nin dhulbahante ah waxaan qirayaaa
Hurre inuu geed adayg ahaa Goobtaana ay Isaga gushu kuraacday inkastuu aad ucaayey gabadha
Halka uu dhibcaha kahelayna ay ahayd nimankii soogalay. Cabmaro haday siiwqddo ee waxaan aaminsanahay inay hurre meel saari lahayd
Anigaa waxaan ahay gabadh haber jeclo ah waxaan uqirayaa inay guushu raacday canbaro waayo iyadu ah inan waliba aad u da.yar ayay hadana hure halkuu kaliyaba ka saartay oo waliba iyadu soo gabagabaysay markay meel adag gashayna waxkala maslaxday qaleee naag adag oo magac iyo maansooyinka tagtay alle dhamaantood janatul fardowsa haku arsaaqo waayo iyadoo intaa oo cay ah iyo aflagaado lays yidhi hadana waxba lagamasoo qaadin halkii ayaa lagukala dhaqaaqay dadkii inaga horeeyay qalbiwanaag iyo ilbaxnimo badnaayeenaa
Bal u fiirso wiilasha inantoodii lacaayaayo la aflagaadaynaayo ee hadana sacabka u tumayaa alle shaku sharfo aduun iyo aakhiraba🌹🌹👏
11 kadi Ayaan daawanayaa
ASC dhalinyarada commentiga ka bixinaysa heelada hurre iyo cambaro fadlan waxaan idin leeyahay ka daaya "xanafta" ta labaade labadan rear waa is isku qoys is hadal yaqaana kaftama oo aan caloosha waxba isugu qaban,