MARWAAN YARE MASO CABTAY PRANK BY ASAD FAQDIID

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 бер 2021
  • MARWAAN YARE MASO CABTAY PRANK BY ASAD FAQDIID

КОМЕНТАРІ • 360

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid  3 роки тому +664

    Wixi dhib iyo Fawdo ah mahaaan uso doono Subscribe For more

  • @AbdallahHFarah
    @AbdallahHFarah 3 роки тому +275

    😂😂😂Asadoow Saan Lee U waal Dadka Mid walboo Cod Ka Qabaneyso Hal Vedio Inooga Diyaari.😂😂😂🔥

    • @isrobishaar9202
      @isrobishaar9202 3 роки тому

      Horayusoco

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому +1

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

    • @heesoqiiroleh7651
      @heesoqiiroleh7651 3 роки тому +1

      @@user-dx4in9hq7q ok wlhi

    • @suudiinhoofficialg7584
      @suudiinhoofficialg7584 3 роки тому +1

      Brankiga fake ah so badi🤣😂🤣crezy brank😂🤣

  • @xaqiiqomedia8137
    @xaqiiqomedia8137 3 роки тому +82

    walal mcn allah dartiisa igu soo booqo aduunka ayaa walal lagu yhy waa codsi ha idhaafin fariinteyda hadii aad aragto alalah dartiisa🙏😭🙏😭

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

  • @yasirman6051
    @yasirman6051 3 роки тому +23

    Marwan madax inta uu usaranyhy dhac kusiiya

  • @sargioramos287
    @sargioramos287 3 роки тому +128

    First comment WALIKEY 50 like ma gariin 😢😢

  • @cabdirisaakck8610
    @cabdirisaakck8610 3 роки тому +130

    Asad inuu codkar yhy inta ila aragta liketa sara

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому +2

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 3 роки тому +68

    Azad reactionkiisa inta sugysay like igu qabo

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому +3

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

  • @amiinnimco5878
    @amiinnimco5878 3 роки тому +57

    Marwan codkisa cadiga aya mcn yaa igu racsan

  • @mohamedosmaan1726
    @mohamedosmaan1726 3 роки тому +10

    Marwan yare Dulqaad badan oo daganan badana
    Anigaaba hortiisa Xanaqay Sharma,arke wa nabadon♥️

  • @nimcoibrahim7914
    @nimcoibrahim7914 3 роки тому +39

    Way inoo taala asadoow prank fake barteen soomaha 😥

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 роки тому +23

    Whllhi asad cod la qabto nin kga wanaagsan inuu jiro uma mlynaayo, keep going wllka🙏❤️❤️

  • @muparakarachid634
    @muparakarachid634 3 роки тому +17

    Marwaan yare maskiin waye 😂😂

  • @saciidomaxamed4
    @saciidomaxamed4 3 роки тому +20

    🤣🤣🤣🤣saan maa la isku ruuxaa mar ka hees la duubayo🤣🤣🤣

  • @abdishukriahmed8305
    @abdishukriahmed8305 3 роки тому +19

    😂😂😂😂 laughing throughout thinking that marwan was pranked not knowing I'm the one pranked

  • @cawocabdi4544
    @cawocabdi4544 3 роки тому +15

    😂😂😂😂oo imika prankigii dhamaa ma beenbuu ahaa
    Wale wa naga gashateen nio😅

  • @selmadugsiiya8626
    @selmadugsiiya8626 3 роки тому +13

    Mesha waxa uzo galayba waxay ahyd inan heezta zii maqlee se wax u wadaa asadow😂😂

  • @qnvatimahaliish4824
    @qnvatimahaliish4824 3 роки тому +26

    asad wlhi bilhi si xad dhaafa u tageraa 😘❤❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +7

    Ba ay hesaha san ma lo duba funny weeyeh bee😂😂😂😂

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 роки тому +107

    INTA ILA ARAGTO INUU MARWAAN YARE HEES SOO WADO LIKE DHAC KUSII
    👇

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 роки тому +14

    Naga tag runbaan modnee😂😂😂😭

  • @kingaj3936
    @kingaj3936 3 роки тому +16

    Eboow kulhaaa AB BOYS 🤩🤩🔥

  • @nadarmohan5957
    @nadarmohan5957 3 роки тому +7

    Nacalaa saanaa😂😂😂😂♥️

  • @qaaliquman5898
    @qaaliquman5898 3 роки тому +15

    Asadow wilka noga leexo 😂

  • @azmiitamalpoh1290
    @azmiitamalpoh1290 3 роки тому +7

    Xta anGa miyaa prank galnya😂😂😂

  • @sharmakeabdirizak6490
    @sharmakeabdirizak6490 3 роки тому +20

    sharmake magaceeyga iidhig wallahi waa nagu baashasheen helvete 15:47 kir walaahi sidas dhan ben ma ujili kari wow no more sharmake benlow aabahiisa

  • @zalatanka184
    @zalatanka184 3 роки тому +13

    Qaboowka oo marwan sheegaayo Mxaa wyy summer aapa laku jiraa 😅 nice prank 😂

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi6 3 роки тому

    First Coment

  • @kingmohaan9856
    @kingmohaan9856 3 роки тому +34

    Inta ila aragtay asad in uu qaraabadayahay like dhac isagasiiya

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому +3

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

    • @abdalatilabsade1696
      @abdalatilabsade1696 3 роки тому +1

      Qarawade 😎

    • @akirtulzaturki8119
      @akirtulzaturki8119 3 роки тому +2

      Asad wa mareexaan marwaan yare waa abgaal magaraty

    • @abdalatilabsade1696
      @abdalatilabsade1696 3 роки тому

      @@akirtulzaturki8119 lawaduba! Waa Abgal 🦁👊

    • @qaasin17herbadiyo63
      @qaasin17herbadiyo63 3 роки тому

      war asad wa ogaden niyow oo rer kismayo ah

  • @mohamedshariifmohamed9892
    @mohamedshariifmohamed9892 3 роки тому +9

    At the end anaa was prank leygu sameeye😂😂

  • @ciltireproduction7824
    @ciltireproduction7824 3 роки тому +10

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wlh qosolka aya iga damadhay anaga miya noso dacdhen Markan

  • @Abddul100K
    @Abddul100K 3 роки тому +2

    Viva aktore 🙋🏿‍♂️🙋🏿‍♂️🙋🏿‍♂️

  • @maryanmaxamed3917
    @maryanmaxamed3917 3 роки тому +9

    Alas ha ugalin marwan wan jeclahy waatageraa asadow😂😂

  • @fiigsaneofficial1627
    @fiigsaneofficial1627 3 роки тому +7

    Asadoow waa naga waashay wllhi xaqiiqa baan moodaayay dee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fuaadxaashi4536
    @fuaadxaashi4536 3 роки тому +4

    Walahay cadibad nogu samesen asad iyo marwan 2 nin oo legend

  • @maadiiichannel8623
    @maadiiichannel8623 3 роки тому +5

    Inaaad isla ogtiiin waanba fahmay anigu markiiba😂😁😁

  • @ruqiyoabdullahi6947
    @ruqiyoabdullahi6947 3 роки тому +5

    oh my god 😂🙏 No my brother 😂😂😂😂😂

  • @GHOST-zc2ty
    @GHOST-zc2ty 3 роки тому +6

    Prank hawa ahaade leerka maxaa waaye hhhh AR asadaa 😂😂

  • @zucduusharawela9325
    @zucduusharawela9325 3 роки тому +33

    YAa Ila arkey marwaN iNuu cayiley 😉😂😂

    • @Updichanel
      @Updichanel 3 роки тому +1

      Manto dhan Wan Yabana Wlhi Wan Garan Wayay

    • @najuupealove7171
      @najuupealove7171 3 роки тому +2

      wlhi wuu cayilay m.a wuxuuna uqaab egaaday mohamed biibshe

    • @ahmedfarax1952
      @ahmedfarax1952 3 роки тому

      @@najuupealove7171 wajiga iyo jirkaba iyo sii jeedka waa maxamed biibshe cadiya

    • @meemuunmaxamed3212
      @meemuunmaxamed3212 3 роки тому

      Masha Allah dhaha bisinka😂😂

  • @sumayosiman3632
    @sumayosiman3632 3 роки тому +2

    Noo soo badi abwe waba kahely Pranki 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Cc___poi
    @Cc___poi 3 роки тому +16

    Hadi aAdan weLi dHamesaN fake wye we isLa oGyihiiN HaLaHa dhaMaaDka geSo😂😂

  • @kaalay24a
    @kaalay24a 3 роки тому +2

    Hhhhhh waa dhibtay pro asad recording man keep going

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 3 роки тому +5

    7:49 heestisii hore😂

  • @mowliid1713
    @mowliid1713 3 роки тому +1

    Tnx pro prank oorunaa mawa jiro asadow marwan codkisa ma xuma

  • @hodanchannel3692
    @hodanchannel3692 3 роки тому +6

    Waan ku wataa wlhi asad you funny😂😂😘😘😘😘💯👌

  • @siyadpainkilaofficial5628
    @siyadpainkilaofficial5628 3 роки тому +1

    Asadow sxpow wan idhiin Salaamay Adga iyo marwan🇸🇴❤💯

  • @abdifatah5450
    @abdifatah5450 3 роки тому +4

    waryaada taageeradaydii aan idiin hayey waan la laabanayaa because anaabad igu soo kala celiseene oo prank igu samaynaysaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk ciyaalka xaafada caadi ma tihiin wallaahi waa iga qosliseen put keep going adiga asad iyo team-kiisa aad baan idiin salaamayaa

  • @fahmasuleimanabdullahi8781
    @fahmasuleimanabdullahi8781 3 роки тому +2

    Wah wah hda anaka maaaba nalagu sameeenaaye Tana Tukle waye wlh marwaan series ka eheed ban modey imooda dheh

  • @maqdiscadey2914
    @maqdiscadey2914 3 роки тому +17

    Keep going pro🥰

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

  • @mohamedmuhyadiin7509
    @mohamedmuhyadiin7509 3 роки тому +1

    Brother inshaallah Ramadanka barnaamish so gali habeenkii

  • @sugromahamud1238
    @sugromahamud1238 3 роки тому +46

    inta ila aragtay in asad oo wayel noqday like sara

    • @yasirman6051
      @yasirman6051 3 роки тому

      Hhhhhhhhhhhhh

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому +3

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

    • @jihaanabuukar7521
      @jihaanabuukar7521 3 роки тому

      Kkkkkkkk

  • @ac7495
    @ac7495 3 роки тому +7

    Horey u soco legend alweys legend

  • @jamiilamjeyte6855
    @jamiilamjeyte6855 3 роки тому +3

    Wow rag waweyne 2 fanaan an kufano nolaada😁

  • @carafaatfaqdiid4396
    @carafaatfaqdiid4396 3 роки тому +1

    ANOTHER ONE MY PRO

  • @ayanali-mc3ef
    @ayanali-mc3ef 3 роки тому +20

    Like dhac igu sii he qofka igu horey 🤪😜🤪🤪

    • @user-dx4in9hq7q
      @user-dx4in9hq7q 3 роки тому

      Wᴀʟᴀʟ ɪʟᴀᴀʜ ɪʏɪ ʀᴀsᴜᴜʟ ʙᴀᴀɴ ᴋᴜɢᴜ ᴅʜᴀᴀʀsʜᴇ sᴜʙsᴄʀɪʙᴇ ɪsᴀᴀʀ

  • @zucduusharawela9325
    @zucduusharawela9325 3 роки тому +3

    Ayy marwaN hdaN maqloba sasba uso roorA nH😂😂😂😂😂

  • @filsanabdi6932
    @filsanabdi6932 3 роки тому

    Wa fury atorahan ba ini badbadiyay kulah 😆🤣😆🤣😆😆🤣🤣😆😅

  • @leojr519
    @leojr519 3 роки тому +2

    Warya woow nin weyn 😂😂😂😂

  • @nasiibkeenanasiibkeena7033
    @nasiibkeenanasiibkeena7033 3 роки тому

    Asadoow Ninka Waa Ka Waashay Walahi Ku soco😂😂😂😂

  • @kulmiyesaed1716
    @kulmiyesaed1716 3 роки тому +3

    🤣Abdikay prank daawade lagu samaynayo ma arag gacan baa idiin Taagay 👏

  • @zakariyemuhumed1741
    @zakariyemuhumed1741 3 роки тому +6

    Keep going legend Asad🙏💪✋🥰

  • @diinimuhudiin5390
    @diinimuhudiin5390 3 роки тому +16

    Asad faqdiid ❤✊is back

  • @haboonsoobe441
    @haboonsoobe441 3 роки тому +1

    Anaka mabad na gadeen😂😂😂

  • @hodanhappy3705
    @hodanhappy3705 3 роки тому +1

    Kkkk sanaa asad faqadiid anaga ma pranki nagu sameysey😏

  • @mohamedali-rq3hf
    @mohamedali-rq3hf 3 роки тому +7

    Wll asad prank noguso celi marka sobaxdo hesta codkiisa kuhesta ninkan odeyga marwan qawar wan tagera iga harsii plz✌️

  • @zulthanbiiga5163
    @zulthanbiiga5163 3 роки тому +3

    Keep going wllka

  • @nimcomuhamoud5287
    @nimcomuhamoud5287 3 роки тому +3

    marwaan yare may fav Boy😘😘😘

  • @cabdiqaadir6459
    @cabdiqaadir6459 3 роки тому +5

    Adun wakas markaad Dan ledahay marku hesta usodiray ayu xladisa wey diyay sorry

  • @abdifatahnoor3939
    @abdifatahnoor3939 3 роки тому +2

    He’s only looking for the viewers already know you coming with the new 🎧

  • @zakibashiir8765
    @zakibashiir8765 3 роки тому

    My pro Azad❤

  • @queen___juweria7083
    @queen___juweria7083 3 роки тому +1

    istaqfurullh waad Nagaadenee Maaanta😂😂😂😂😂

  • @shugriabdi8079
    @shugriabdi8079 3 роки тому +4

    Abowe mcne nolow intey nolol jirto noloshu kuma xumeyso qali horey is from muqdisho

  • @Redmensupportes
    @Redmensupportes 3 роки тому +2

    Asadow sidan ma kentay .......🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Ex_PASTO
    @Ex_PASTO 3 роки тому +1

    Oow Laala oow laala🤣🤣😂😂😂

  • @sacdiyosimaan3084
    @sacdiyosimaan3084 3 роки тому +4

    Wiilka maxa iga dhibee asedoow 😂😂

  • @xamdimohamed2336
    @xamdimohamed2336 3 роки тому +4

    Wallkey nabad igu nolow dar ale ku jeclahay😍

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +4

    😂😂😂😂😂😂 waa qosley

  • @faaizomohamed6609
    @faaizomohamed6609 3 роки тому

    Msh allah wllkey mcn asad faqdiid geeb goni

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 3 роки тому +3

    Asad faqdiid team nin wyn🙏✌️🙏

  • @mohamedosmaan1726
    @mohamedosmaan1726 3 роки тому

    Wcs my bro Asad♥️

  • @simanyarey496
    @simanyarey496 3 роки тому +1

    War ma naga xishoon asad ba aay 😂😂

  • @anshaxphotographer8752
    @anshaxphotographer8752 3 роки тому +2

    First one vidio

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 3 роки тому +6

    Horta ani wayaabe anaka wax maba arakno mana ak joknee maxaa noola amusiyaa somalidaan haleeska waalo caadiya waaye

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 3 роки тому +4

    Miskiinka muxu udhibayaa ban laha o marwan waba xanaaqaye prank caadiya samaysene😂😂😂

  • @iqromohamudhussein5120
    @iqromohamudhussein5120 3 роки тому +1

    Ana u shegaya hdaa wcaa 🤣🤣

  • @BADER7777
    @BADER7777 3 роки тому +1

    Keep going wllkey qaali

  • @azwaanthaahir5555
    @azwaanthaahir5555 3 роки тому +2

    Wlhy dacad kugu qosly anaga ma rabtin inad na warerisan😂😂😂

  • @mohansiciid374
    @mohansiciid374 3 роки тому +1

    wanku salaamay bro
    from muqdisho
    wanka helay

  • @mohamedmuhyadiin7509
    @mohamedmuhyadiin7509 3 роки тому +1

    Welcome back 🙏 hope your OK 👌

  • @zakilaal1265
    @zakilaal1265 3 роки тому +1

    Ar adinkaa hadane anakaa hhhh keep goin

  • @liibaankaartoofficial1793
    @liibaankaartoofficial1793 Рік тому

    Yes waa loo bahanyahay taas

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 3 роки тому +1

    😁😁😁😁😁 azadow admaaba saan nogelaayo ebelba waan ogeyn inow Parank somaliyeed sax aheyn

  • @sumayoabdi4343
    @sumayoabdi4343 3 роки тому +2

    War waa igaaday iga tak😂😂

  • @sultanupdilahi5850
    @sultanupdilahi5850 3 роки тому +3

    Asadow nagamad xishoon wllhi bro

  • @mariamaxamed15
    @mariamaxamed15 3 роки тому +1

    Kow aa thy qofki ugu horeyay ee pranki igu sameya 🤣🤣 lagaa jari dona

  • @philippe.kkader5312
    @philippe.kkader5312 3 роки тому

    Masha Allah Asad faqdid

  • @upthilaahi_davidvilla733
    @upthilaahi_davidvilla733 2 роки тому

    Ar asad aaaaa 🤪🤣

  • @xafsoqurux9875
    @xafsoqurux9875 3 роки тому +1

    Xrytahe san 😂😂😂😂 wana dalayaa
    Aqirana fega wax dhibadana tihina wlhi nolada

  • @wllsharma940
    @wllsharma940 3 роки тому

    Weka waleen maskiinka 🤣🤣👌👌

  • @najuupealove7171
    @najuupealove7171 3 роки тому +2

    marwaan waaa cayishay m.a

  • @DjHunkyVevo
    @DjHunkyVevo 3 роки тому +5

    🔥🔥💯