Waaa igu sawir e suuqii wali ma dhamaanin. Muuse oo tagaya ayaaa isku sawiraya isaga oo cunay wixii lacag suuqaasi lagu caawiyay.. Lacago badan ooo lagu soo dawarsaday suuqa ayuu cunay muuse. Ha dhaafo meesha.
MAYIR MOOGE FARIIN KOOBAN IGA HOO SXB ISMA LIHI NIN HARGAYSA UDHAMA WA LAGA HELAYAYE SXB ARINTAN WAD XALIN KARTA HADII AAD SI DACADNIMO AH AAD UGASHO USAMEE WADOOYINKA AY KA CABANAYN BAS KHALAAS WABA INTAAS OO QUDHA HADALKA SOO AF JAR FROM H AWAL NUUX ISMACI GODH BY
Caac dhuusada xajiso m.mooge cod shacab ayuu ku fadhiyaa waana nin wax qabtey waxad ka qaadeysan ma leh waa nin xisbiga wadani kasoo baxey aar maalintii m.biixi diidey ee uu ku yidhi kulmiye iska sharaxi meysid sidan bey noqon ismuu laheyn
Sxb anigu waxan ahay nin habar awala waxaan is waydiinaya crxman solotelco wuxuu ahaa mayarkii hore ee hargaysa ma maqal iyadA oo la le yahay waxanu ka rabnaa isla xisabtan wa kow waxaan makhrati ka ahay in uu doxa hargaysina uraayey xaafada hada cabanaysana aanu hal wado iyo wax qqabadtoona aanu ka qaban waxaan makhrati ka ahay xafaduu ku dhashay ee xawadle aba lix iyo labatanka aanu dun irbad u galiñ iskabadaa hargaysada kale iyada waxaan ogahay musuqii iyo nidaam xumadii dawlada hoose ka jirtay ogow markaas ba cashuurta wa la qadi jiray hadaba c kariin axmed mooge hadii ba lagu tuhmayo xafadahoodii ayuu ku dhisay cashurtii hargaysa waa sax ban le yahay oo waxa uu qabtay ee uu ka qabtay hargaysa oo dhan haba kala badato eh wa nin rijaal ah oo xagayga qali ka ah maba arag intii wadanka lagu soo noqday cid manta uga wanagsan dawlada hoose lakiiñ c kariiñ axmed mooge doràshadii uu xisbigiisa uu racay waxaa ka dhacay ereyo xun oo nacabshiyo kenaya iyo kala qaybin bulsho oo uu dadku aanay jeclaysan oo laf jab ku noqotay masuliyadii uu umada u hayey ee ahayd iñ uu si bilaa turxana in u ololeeyo oo uu umada isku hayo maraa waxi aniga laf tarkaygu waxaañ markaas aan hoos u dhimay tageradii aan u hayey hadaba iminka waxañ kula talinlahaa in uu aqabadan haysata uu si dacadnimo ah uu u soo celiyo kalsonidii dadka oo uu ka bilabo wax qabad xafadaha cabanaya intaasi ayaa ku filan oo uu ku helayaa sumacdiisii iyo sharaftiiSii oo meel xun maraysa hadii kalena ha is casilo darajo ayuu ku helayaye xafada aan ka soo jeedana waxan le yahay solotelco muu dhimanine ha lala xisabtamo oo bal wuxuu cashuurtinii ku qabtay anigaa ka mide ha la sheego waar gadhsiya mayarka hargaysa farintaydan oo is barax dhaha waxad ku fato ayad wadanka ka qabatee ninka xafadoodii wax u qabtay ee aan ka cunine wa rijaàl gulayso ayan ku le yahay by by
Subeer awal ,waa dadkii somali indhaha u furay ,cigaale oo aduunka meewalba caan ka ah oo somaliya u iibgeyey ,ina carte oo ahaa kii jamacada carabta somaliya ku daray ,somaliya hakay ka dege ladahay dadkii aqoonta lahaa ayaa ka maqan ,eeg jabuuti malqabayaashu ayay u badan yihiin ,xamar idayood muuse iyo digir ay cunto u tahay ayay 3dii fooq ee ugu dheer ka dhisteen ,miyaan sii wadaaa 😂😂😂😂😂xasid nimo iyo fashnimo looma baahna
😂😂😂😂 Xagee lagu arkay suuq aan dhismihisu dhamaan oo la daahfuro 😂😂😂 Waar dadkan iyo ka ay dafaca is leeyihiin ba waa ma xishodayaal 😂😂😂 cajiib Cabdikariin dee waa geesi nin dhayal loogu guuri karo maaha
Dad baa natiijadii doorashada aan wali qalbigooga u dhaadhici laadahay, ilaahay cawil kheyr qaba ha siiyo. Mayor ka waxa doorta xilkana ka qaadi kara golaha deegaanka oo keliya. Immika marka dawladda la dhiso waxa ku filan in W arrimaha guduhu soo saaro wareegto ka fadhiyada lagu xidhayo in muddo ah hhhhh.
Ma nin UK jooga ayaad hargaisa ka waraysaney saa kkkkkkkkkkk moye cabdi/kariin wan dhaliishaney arintan manta oo kale lkn waxan jeceley ninka dhaliilaya cabdi/kariin inuu yahey nin hargaisa jooga
Oo London babad joogtay sideed ku ogatay waa la yidhii mah wax saxa, adiga danbila in lagu so qaabto ,oo maxakamada lagu horgeeya ah ,personal attack iska daà, taa labad maxad ula xisabtamiweeyday kii ka hooreyaay, Beenale munafuqa waar ilahay ka baaqo oo iska horkeenkii dadkuu waa daanbile qaaran,
Tii adiga lagu siinayay ma hooyadaa baa lahayd was Sool tee koo . Uur weyne waad u qaadan weydeen waar dibna waa loo joogaa aduun yadu maan ta uun maaha
Waa in.Sharciga la horkeeno ina mooge waligiina Qabiil dabada ha geliyo ❤❤
ADEER MUU DHAMAANIN SUUQU WELI DEE
DHISMIHII BAA QAAR KU SOCDAAN WADOOYINKII DHEX MARAAYAY LAMA HAGAAJIN WELI LAYDHKIINA LAGUMA XIDHIN IYO BIYIHIIBA
MARKAA IMIKA WAXANI WAA MIDI KU ROORTAYNE WELI LAMA DHAMAYSTIRIN.
MARKUU DHAMAADO BAA LA FURI DOONAA INSHA'ALLAAH.
War ninkan hassan abdilahi adaka waa ninka u mayarku ka hadhsan wayay😅 ku soco wanu ku wadana caqil🙏
Guuuuuuuuuuuul somaliland waa somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland viiva
Suuqa waaheen ma dhamaan waala ogyahay meesha waxa ka dhaceyna waa igu sawir suuqu ha dhamaado sobob loo kala horeysiiyey soo sheeg
Abdikareem mooge wa laba wajiile afmiishaar ah waana nin cuqdad ku koray oo bila abaal.
Haddii aan la heeshiin oo mmoge la gu bacon. Waa muse laga badiyay .adeer waanu raa sanahay.
😂😂😂😂❌❌❌❌👇🏼💩👇🏼💩👇🏼💩👇🏼💩
Waa bilaa abaal maayir mooga
Well done said Hassan MashaAllah cleek👏👏👏
Ina mooge wa cadawga sacad Muse
Bena laatahy katab😂😂😂😂😂😂😂😂👌👌👌👌👌👌👌🤏🤏👌👈
Oo Miyuu ku wasi lahaa hargaysa ood moodo dundumooyin iyo xadhkahan kaydhkee dhulka haranaya Ayuu Kaaga dhigay Caasimadii caasimadaha boqolaal wadoo laamiya Ayuu Kuu dhisaye waar ummada ka xishooda
Nin,nin wasaa, waa qoomaluud ,maxa qomaluud baa,waad cadaysay😂😂
Guuuuuuuul somaliland viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland muusewo muuse biixi cabd xildiid muusewo muuse biixi cabd xildiid geeeeeesi qaran somaliland viiva somaliland
Ooyayashu way badan yihiin,Ina-Abib,Ina-Mooge iyo Cadaani Saxardiid, dhamaan marka ay wax doonayeen waa Ooyaan,marka danbana iyagaa ugu afxun.
Baroortu orgiga kawayn waar. Xishood oo islayaab
Imika ayay bilabatay ,7sano oo ay caytamayeen cadegude iyo ina jambiir ,
@@asiyahmed-cs3ft
😂😂 walaahi waa idinku jidiid mucaradadu…inaad soo yara qalin jabisaan baa wanagsan 😂😂
Hadii Garxajis Iyo Habar Awal Kuwa Sheeganayaa Qaska Joojin Waayeen BURCO Ayaa Loo Rarayaa Magaalo Madaxda Dalka
Hargeysi afar nacas ka weyn
Suuqa waheen weli dhismaheedu muu dhamaan
Nasacnimo waxa ka weyn ciil qabe iyo laba wajiile ,diintu maxay tidh laba wajiile😂😂😂😂😂ilahay dadka ha ka qabto laba wajiile fikir dheer aan lahayn
@
Runtu waata is bedelka Hargeysa ka muqata
Ilaahay adiga iyo nacas aan wax fahmayn iyo munafaqiinta aad tihiin umada haka qabto
Maxaa mar hore u baraarugi weydeen,
Hal waliba halkey Is dhigto ayaa lagu gowracaa, ma hadaad cataabaysaan
Baroortu shaw ingiriiskina way gaadhay .Baroortu Nacasnimada waa kabadh.
Maxaad soolteeko intaa ugu odhanweydey?
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa maalintaasi wuu ooyey ilmo yaa indhihiisa qoysey.
Anigaaba saxeexaa uga imanaya
Berbara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maxaad tihiin ilaahey baanu ugu mahadnaweynaa. In habar jeclo inoo kala baxdey a Ana diyaarbaanu nahey weynu kalaadkaan doonaa
Very good 👍
Waaa igu sawir e suuqii wali ma dhamaanin.
Muuse oo tagaya ayaaa isku sawiraya isaga oo cunay wixii lacag suuqaasi lagu caawiyay..
Lacago badan ooo lagu soo dawarsaday suuqa ayuu cunay muuse.
Ha dhaafo meesha.
Fudur muuse Ayaa ku haya muuse Caasimaduu leeyahay doona soo dhaafo maysid❤❤❤
Axmed mooge Caruur muu lahayn Anaguu jabuuti kala joogay maayirkani Waa LAGU magacaabay😢
Waar ileen dadbaa weli ku Naxsan muuse biixi 😂
Hassan dheere geeesi qaran halkaa kaga hay guuul iyo gobanimo Somaliland
Fariido shacaka Dallas dhistaye isaaga gubitanka kaa danbeyeey baan leyahaye anu see Uu taajiiro qaian bila abala
Shacanku xaaq baye uu leeyihin ine laa xisabtaman midkasta xiile haaya maayiire xashiish waa tuug 🥹🥹🫣🫣 waa ninke muse bixi uga hiiliyeeeyw😢😢
MAYIR MOOGE FARIIN KOOBAN IGA HOO SXB ISMA LIHI NIN HARGAYSA UDHAMA WA LAGA HELAYAYE SXB ARINTAN WAD XALIN KARTA HADII AAD SI DACADNIMO AH AAD UGASHO USAMEE WADOOYINKA AY KA CABANAYN BAS KHALAAS WABA INTAAS OO QUDHA HADALKA SOO AF JAR FROM H AWAL NUUX ISMACI GODH BY
Cabdikariin waa muwaadin dhabah ee ka daaya qabyaaladan aad la dabayaacaysaan
waa run ninkan uurkiisa iyo afkiisu isma laha waa inuu isla xisaabtanka ogoladaa. waa in dagmo kasta cashuurteeda lagu dhisaa.
Mayor Mooge waa nin Ciidagale ah Hargeisa isagaa leh orido Mayor ka samayso Qudhac Ramaale.
Suuqa Waaheen Qarxajis ayaa iska leh manuu dhamaan dhismihiisu muxuu xadhig ka jari .
Lacagtii suuqa lagu dhiso lahaa meeday yuug uraysa weeye
Waa Garta inaad Hargaysa sheegato coz lagactii Aanad xaqa u yeelan ee deegankanka kasoo bixin oo laguu khiyaameyeey lkn Wala iskaga daba imaan
Maxuu u tagi waayey furitnka Suuqa Waaheen hadii la casumey mida kale ciidglaa Hargeisa Dagan iyo Sacad Muuse dagen ee la leh Hargeisa ma ogthey kkkkk
Sax waa run
Mooge waa xaasid muusuu nacaa
Maaha siyaasi waa daciif aan waxba ka aqoon raganimada yaa tabayaa ha maqnaado
Markuu Cabdikarin diciif noqday geesiyow xaal qaado
Haddii maayar mooge diido is laxisaabtan mooshinka Ka Keena
Ku dhakhsada xitaa madaxweyne doorta yaa rabal xaafadiina ureysa
Tolow HAwal ma ogaatay inay habarjeclo la’aanteed dorasho ku guleysan karin 😂😂😂
Wabaa
Ehlu naarku cashuur ma bixiyaa?
Mooge waa ay 10weji leh
Fanaan aa dhalay markaa filin buu matalaya
Well done 💯👏👏👏
Sababta uu iman waayey waxa weeyi in aanu dhamaystirin qaybtii uu lahaa waan dhisayaa muu dhisin sababtaas uumbu iman waayey
Caawa wuxu joogey gurigii Ciro oo ka Qiiroonayey.
Iska baroorta mayerku niic Uma baahna hargaysa jecel❤❤❤❤
This is not your country you have to move to Hargeysa haabar crazy or haabar money and haabar buurmado
Caac dhuusada xajiso m.mooge cod shacab ayuu ku fadhiyaa waana nin wax qabtey waxad ka qaadeysan ma leh waa nin xisbiga wadani kasoo baxey aar maalintii m.biixi diidey ee uu ku yidhi kulmiye iska sharaxi meysid sidan bey noqon ismuu laheyn
Nuur are that one go with him Hargeisa
😂😂😂 AFQADHMUUUN FUTAADA KUSOO KALA QABBO IN AAD WAX KA QAADO WAXUU KUSHAQAYNAYAY HAL GACAN LKN BARRI LABO GACMOOD INSHA ALLAAH
Maxalagu tilmamikara mayar kushega cuqdawiga ah maayar mahe wamaynuna melkale inorganic timiye halkii lagu arko halagudilo
Dadkani.waa.dadkii.sotelko.reerkoodi.
Yes go head we don’t need moog any more bye bye moog you free to move this country
😂😂😂
Waa ceelkii Hargeysa awoowashii lahayeene Mooge tegi maayee adaa bixi
20 tan qof oo cayladayda ahna kudar kuwaa mooge kacodaynaya inaadeer
👉👉👉👇👇Kuwami waa heegadii laga afqabtay xoolihii umada xaaraan cunayaashii 32 dii sanno iyaga iyo aabayaaahood
Nin kii dadkiisa wax u qabtaba waala xagxaganayaa
Maayirku tuugnimadiisuu og yahay
Idka hadloow ins higare😂😂😂😂
Hugunka dorashada wu kahoreyay
Haysashada hindi qiiro wadanibad
Tagerty maha wu kahoreyay hadlku
Habar awalow Sanadka manta Aah Siwalba wala idin galay mayor oday iyo suldaanba xata lacagtii deeganadiina la maroorsaday dhaliin yaro mad gacmaha is qabsataan oo koofiiyad bacle reerka ah oo laa idinso diroo lacag idinkuso qatay hadhagaysaniina wala noolan yaanu hadafkiina iyo xaqiina laa idinka jeedin
😊
10% 32 sanno xunaayey xaaran lagu soo koriyey dhowrkio checks ayaa la waayey hhhhh😂😂😂😂 waxoogaa dawakhaad ah ayaa jira heego baroortan faraha badan
Sxb anigu waxan ahay nin habar awala waxaan is waydiinaya crxman solotelco wuxuu ahaa mayarkii hore ee hargaysa ma maqal iyadA oo la le yahay waxanu ka rabnaa isla xisabtan wa kow waxaan makhrati ka ahay in uu doxa hargaysina uraayey xaafada hada cabanaysana aanu hal wado iyo wax qqabadtoona aanu ka qaban waxaan makhrati ka ahay xafaduu ku dhashay ee xawadle aba lix iyo labatanka aanu dun irbad u galiñ iskabadaa hargaysada kale iyada waxaan ogahay musuqii iyo nidaam xumadii dawlada hoose ka jirtay ogow markaas ba cashuurta wa la qadi jiray hadaba c kariin axmed mooge hadii ba lagu tuhmayo xafadahoodii ayuu ku dhisay cashurtii hargaysa waa sax ban le yahay oo waxa uu qabtay ee uu ka qabtay hargaysa oo dhan haba kala badato eh wa nin rijaal ah oo xagayga qali ka ah maba arag intii wadanka lagu soo noqday cid manta uga wanagsan dawlada hoose lakiiñ c kariiñ axmed mooge doràshadii uu xisbigiisa uu racay waxaa ka dhacay ereyo xun oo nacabshiyo kenaya iyo kala qaybin bulsho oo uu dadku aanay jeclaysan oo laf jab ku noqotay masuliyadii uu umada u hayey ee ahayd iñ uu si bilaa turxana in u ololeeyo oo uu umada isku hayo maraa waxi aniga laf tarkaygu waxaañ markaas aan hoos u dhimay tageradii aan u hayey hadaba iminka waxañ kula talinlahaa in uu aqabadan haysata uu si dacadnimo ah uu u soo celiyo kalsonidii dadka oo uu ka bilabo wax qabad xafadaha cabanaya intaasi ayaa ku filan oo uu ku helayaa sumacdiisii iyo sharaftiiSii oo meel xun maraysa hadii kalena ha is casilo darajo ayuu ku helayaye xafada aan ka soo jeedana waxan le yahay solotelco muu dhimanine ha lala xisabtamo oo bal wuxuu cashuurtinii ku qabtay anigaa ka mide ha la sheego waar gadhsiya mayarka hargaysa farintaydan oo is barax dhaha waxad ku fato ayad wadanka ka qabatee ninka xafadoodii wax u qabtay ee aan ka cunine wa rijaàl gulayso ayan ku le yahay by by
Naag Naag dhalay xisaab bad jeeda xata mayor gacan ku rimiis ah ayeey kaga dhawaqeen xafadahooda Oon xata lacag laga qadii jirin iyo cashuur bulshada qaar Kamiida adoo waxba ogayn mad jilicsanay Iska. Qiiroon
Waxa layidhado qabiil majiro. Dalka. Iyo dadkuna. Waa somaliland
Mayor iyo kooxdiisu waxay qaateen ha looga mahad celiyo.Wixii Ka gaabiyeyna ha lala qabto
Sacad muuse mawaxuu noqday xaabadii isaaqa ciida gale oo ciilqabe ah waar xabaalaha iskugura gabdihiina ayaa la idinku hor caayey raga sacad muuse dunbuluq iyo niyuu hargeysa iyo dooxa oo ay iyagu qudhmiyaan ayuu maayar u ahaa walee sacad muuse ciilkama baxaan
Suber awal wa inay dilaan uskag
❤❤❤❤❤❤❤
Asc waar ha lainaga qabto tuugan waxa isagan ku cigar ciro haduu Soo dhawayo cadowga Somaliland waa jabuuti xamar Qadra chain turkey iyo Masar mooga waa faqash huwan ahy guul mudany muuse biixi
Waa inaan dimoradiyado ee shaqeeso
Sacad muuse way Soo baraarugeen habar jeclo ayaa heerkaa gaadh siisay Imikana wey nbarteen in ay yihiin tol khiyaamo
Sacad muse wuxu noqdey dadk isaaqa ugu qudhunsan.
Subeer awal ,waa dadkii somali indhaha u furay ,cigaale oo aduunka meewalba caan ka ah oo somaliya u iibgeyey ,ina carte oo ahaa kii jamacada carabta somaliya ku daray ,somaliya hakay ka dege ladahay dadkii aqoonta lahaa ayaa ka maqan ,eeg jabuuti malqabayaashu ayay u badan yihiin ,xamar idayood muuse iyo digir ay cunto u tahay ayay 3dii fooq ee ugu dheer ka dhisteen ,miyaan sii wadaaa 😂😂😂😂😂xasid nimo iyo fashnimo looma baahna
Baroorta walaahi garxajis waa mideysanyahey
😂😂😂😂 Xagee lagu arkay suuq aan dhismihisu dhamaan oo la daahfuro 😂😂😂
Waar dadkan iyo ka ay dafaca is leeyihiin ba waa ma xishodayaal 😂😂😂 cajiib
Cabdikariin dee waa geesi nin dhayal loogu guuri karo maaha
Sheeko xume
maayarna maah waa Siidh xun.
dadkan dulinimadoodi way soo if baxday
Subxanala allah maxaa doqon liita meesha ka naac leh
Ku soo dhuusa maxaad ka qaadi kartaan Cabdikariin
Buuuufi huwante faqash xaarmajo ushaqeesa dameeeero xaarmajo faqasha aamuus huwanta xaarmajo ushaqeesa buuuufi
Muuse markuu hadhay ayuu waashay yarkan UK iska jogaa
Anagu waxaanu gaynaynaa 100 kun oo maayarka doonaya
Anaa xata saxeexaya xagee laa idinka heela
Sacad Muusoow waa kibirteen Hargeysa waa la idinka saarayaa waa ballan
Hargaysa ma hooyada baa leh Qoti yahow
Hassan imikanu ku dhawaqayna mayor cusub 24 sacadud kadib
ina mooge waatuugtuug dhalay
Ina mogee haladilo nacas Bill assal
Kan waa heego cuqdadqaba
Wa cudurkii oo lugaynaya qiiro hindi
Cuqdada nocana cid garanaysa haye
Adeer haddii cashuurta reero bixwayo waa la qa sa.iye 26 Jun ayaa feeding.
Yaa la xisaabtamay salteeko.af ma an.beenaale
Miyaad muse ku digatid maxad u ga maqnaatay.
Waa in uu ka muquurto waayo muusaa jooga meelu libaax maray miyuu adhi joogayaa waa maya cabdi cayayaanoow maxaad u dhuuman muuse tagye wuxu joogaaba waa dhawr cishee maad xaflada timaadid mise oohintii habeenkii suqu gubtay qiiray kaa ahayd😏
Maayir tuug ah ayaa qoorta naloo galiyey
Dad baa natiijadii doorashada aan wali qalbigooga u dhaadhici laadahay, ilaahay cawil kheyr qaba ha siiyo. Mayor ka waxa doorta xilkana ka qaadi kara golaha deegaanka oo keliya. Immika marka dawladda la dhiso waxa ku filan in W arrimaha guduhu soo saaro wareegto ka fadhiyada lagu xidhayo in muddo ah hhhhh.
Kani waa laxdii dabka taagneyd maxaa laga dhageystaa dhamaan hadaa isku timaadaan waxba kaqaadi meysaan hadaalin laxeey
Adigo ma reer Hargeisa taha
Waar wiilku/maayarku xaaraan u adagaa, oo xishood daranaa, yaa Saatir astur cayb..
Kan lax luntayna lama waydiiyo 😂😂😂iska barooro
Kkkkkkk
Uraaye munaafaq baatahay
Fataal ayad tahayi adigu shidaap
Ma nin UK jooga ayaad hargaisa ka waraysaney saa kkkkkkkkkkk moye cabdi/kariin wan dhaliishaney arintan manta oo kale lkn waxan jeceley ninka dhaliilaya cabdi/kariin inuu yahey nin hargaisa jooga
sowka jooga miyaad xawishay
Waar maanta la,is aaminayo hala kala tago waar waa la,waa yaa waxlayidhaa soomaaliland sanadka 2025 waa la qaxi doona hadii rabi idmo
Dee buloxaar iyo xagaad ka timi ku noqo sax 😂😂😂
Oo London babad joogtay sideed ku ogatay waa la yidhii mah wax saxa, adiga danbila in lagu so qaabto ,oo maxakamada lagu horgeeya ah ,personal attack iska daà, taa labad maxad ula xisabtamiweeyday kii ka hooreyaay,
Beenale munafuqa waar ilahay ka baaqo oo iska horkeenkii dadkuu waa daanbile qaaran,
Anagaa ku garabtaan mooge
Tii adiga lagu siinayay ma hooyadaa baa lahayd was Sool tee koo . Uur weyne waad u qaadan weydeen waar dibna waa loo joogaa aduun yadu maan ta uun maaha