Mansha Allah Hambalyo Samaliland this is gorgeous well done mudany muuse biixi Abdi we never forget you you always our heart Maya Allah bless you and your family love forever ❤
faqash anaa subeer awala waxna muu dhaxal wareejir si sharaf leh buu u dhiibay markii laga badiyay muuse sharaf buu ku soo xukumay wadanka sharafna wuu u areejinayaa hanoo nasto muuse
axaasi way dhamaadeen cigaala waa adeer kay muusena waa adeer kay waa laba nin oo ilmaadeera iminka muuse aa laga helay wuu tanaasulay wuu han balyeeyay muusena aydha maatay in laxagxagto xilkaa xag xagashada leh
Waxan ka hadlaye walaal waxay ahayd inu muse sidi cigaal ahayn oo laga haybadaystow cigaal libaax hal milyan oo raga u dhigmay ayu ahaa oo laga cabsan jiray halka musena ay cid ka cabsan jirin xukumadiisa oo habrashow fara badan ka muqato
Ma taas ayaad ku faraxsan tahay masuuul maraykan aad Somali land u dooday soomali land aderr Dan buu keeyahaye noo sheega dantiisa haa aan kuu sheegee yuhuud ayuu doonaynaa inn uu keeno berbera ayuu doonaynaa waana nin yuhuudi ah
wanu keeneynaa dadkii Hargeisa diyrada iyo madficda ku garacey ma yhuud baay ahaayeen waxba ha ooyin trump waa ictrifaya Somalilnd Hassan sheekhna dhaqaalah wuu ka jarya ciidankisana waa ka qadya why trump ma ogalaa meel aan waxb ka soo galin
Msha Allah geesi qaran yasiin caleek ❤❤❤❤❤❤
Mashaallah Hambalyo Somaliland this is a beautiful day ❤❤❤❤Thx you Muuse Bixi great job 👏🏾 👏🏾👏🏾🎊
Mansha Allah Hambalyo Samaliland this is gorgeous well done mudany muuse biixi Abdi we never forget you you always our heart Maya Allah bless you and your family love forever ❤
Guul somaliland ❤❤❤🎉🎉🎉🎉 muuse biixi CABDI ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Somaliland love ❤usa 🇺🇸
Inkastoo nin geesiyi ragu geed adeegyey hadaan garabaka lala qaban guri oodi mayee gacmadhan ilaah baa guudkood xil sara soomaalilaan way tashatay shicika madax waynaheen muuse bixi ilaahay imriga haw dheereyo insha alla soomaalilaan guul iyo gobanimo yaa rabi yaa kariim yaa raxmaan
Maanshalaah madaxwayne muuse biixi cabdi xildiid ilaahay ha ku xafido Janatulfardawsa acla ha kugu casuumo Qaranku abaal wayn ayuu kuu hayaa ❤
Dambigaga allaah hadhaafo mudane madaxwayne
Mnsha all madaxweyne
Waale Tariq daa qiraysa shacanku waaye imaan qaabaan walaahi 😢😢❤❤❤❤❤❤ ilaahow inaa miide tilkaste somaliland geesiyo qaran aamin
Geesi qaran ayad tahay mr excellence president allee'na iif iyo akhiiroo ba libaantee haku suugo insh'Allah
Viva S.land Republic
Adeer Muuse waxaad tahay Madaxweyne qaaliyah oo ay garan waayeen dadkiisi uu u halgamayey waataa maantaba lagu tabay. aqoonsigii mee lama arag dabadaa.Allow nooga gargaar duulkan lumiyey rejadii shacabka.
Mudaane intad talinaysay cadawad badanbad lakulantay waliba kuwad kalakulantay ayaad taladii kuwarejisay iyago kusomaray habsharci kusheega isuguna kakashaday sida gudomiye kushegi kumayshnka ee habarjeclo iyo garxejis iyo waliba dhamaan isaq intodii uxumaayd sida suldaan kusheegi subeer awal iyo ganacsade ina aw siciid iyo qaarlamidihi hadana intaba wadka gulaysatay sharaf iyo xurmad kagataktay wana tariiq lagugu darayo tarikhdadi hore èe halgankii lakiin waxa maanta cebobay mayar mooge waba maoge kamaqnan shaha maanta xadhig kajarka madaxwaynaha ee suqawahen waxaan uarkaa xasidnimo iyo uquudhiwa ina mooge isaga maanta qaawan mudane madaxwayne aallah hakusharfo
rer somaliland noow maxaa idiika baxay hadalka madax weynaha muuse biix hala diyar garoobo
Koofiyad bac'lahan, jaahilnimada iyo xaasidnimadu ka buuxdo ee Fiqi la leeyahay wax dhaama Somalia ma weyday?
Madaxweyen Muuse waa naxris miidhan qof jabhad soo noqdey oo naxriista leh iyo askrimo waa wax yar waa qof diineed oo qalbi fiican baan filyaa why markuu khudbanyo marar badan markuu mryo khudbada meel xasaasi ah codkiisa waa is badalaa hada markuu laha dadkii xoolaha ka gubteen baa il joogey ooyyey lakiin ku amiinsan qadrka illhey codkiisa oohin hoose ka muuqtey haduu qurba joogo wuu ooyi lahaa ee dhaqanaka Somali ogleyn in ooyo oo ah jaahinimo Rag iyo dumar waay ooyi karan hadey ka hadlyaan arin xanuna ooy u jogen anigu waan ooyi ooyaayey i bixin koley lakiin ka qori mayo mar hadan nafiso
Yahuuda waxaad u ogolaataan xasan sheeq wax kasii fiican ayuu u ogolaanayaa hadaad saldhig siisaan dul iyo saldhig ayuu u ogolaanayaa. Hadii idinku lax jeclo idinka heyn mustaqbalka caruur tiina xasana wax walbuu ogolaan
Muse bixi isaga duli dhaxal wareejiyay boqortoyadii subeer awal cigaal aya hore ninkan ina bixi iska fogeye waayo inu xaraan habranaya ahaa ayu aabihi subeer awal garanaaye maanta ayan ogaaday wuxu cigaal ninkan ina bixi iskaga fogeynaye waayo habar jecylow ayu masiirkii subeer awal gacanta ka galiye bila damiirlaawaha xaraankii dadkiisi subeer awal ayu iska fogeye hadyad ayu ciro dhukur u gacan galiye
faqash anaa subeer awala waxna muu dhaxal wareejir si sharaf leh buu u dhiibay markii laga badiyay muuse sharaf buu ku soo xukumay wadanka sharafna wuu u areejinayaa hanoo nasto muuse
axaasi way dhamaadeen cigaala waa adeer kay muusena waa adeer kay waa laba nin oo ilmaadeera iminka muuse aa laga helay wuu tanaasulay wuu han balyeeyay muusena aydha maatay in laxagxagto xilkaa xag xagashada leh
Waxan ka hadlaye walaal waxay ahayd inu muse sidi cigaal ahayn oo laga haybadaystow cigaal libaax hal milyan oo raga u dhigmay ayu ahaa oo laga cabsan jiray halka musena ay cid ka cabsan jirin xukumadiisa oo habrashow fara badan ka muqato
@@mohamedabdiyusuf519 labaduba waa halyay eliba cigaal baanu is xignaa labaduna waaadeeraday muusena madaxawayne aan kajeclaa dalka muusoo mari cadaw badan baa kusoo dareeraye cadawga gudaa iyo kadebedaba anigu maxamed ciise ayaan ahay
@@mohamedabdiyusuf519 wallaal cadaw badan baa ku soo dareeray muuse oo lugta qabtay
Ma taas ayaad ku faraxsan tahay masuuul maraykan aad Somali land u dooday soomali land aderr Dan buu keeyahaye noo sheega dantiisa haa aan kuu sheegee yuhuud ayuu doonaynaa inn uu keeno berbera ayuu doonaynaa waana nin yuhuudi ah
wanu keeneynaa dadkii Hargeisa diyrada iyo madficda ku garacey ma yhuud baay ahaayeen waxba ha ooyin trump waa ictrifaya Somalilnd Hassan sheekhna dhaqaalah wuu ka jarya ciidankisana waa ka qadya why trump ma ogalaa meel aan waxb ka soo galin
Trump Naa Putin ayaa kuu xiguu doonaa oo Somaliyaa ciida lasimidoona