Fidel Castro | 638 Shirqool Ayuu Ka Badbaaday!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 92

  • @Abdixakiincarab
    @Abdixakiincarab 5 років тому +6

    One fist person like iisara please

  • @shamismaxamed3222
    @shamismaxamed3222 5 років тому +12

    Walal wxd Soo turjumtaa buuga ah 100ka qof ee abid ugu magaca dheeraa

  • @abdihayehansshi5188
    @abdihayehansshi5188 5 років тому +13

    Macalin kastaro inaga wuu Ina dhabar jabiyey matkii saftay cadowga itoobiya

  • @xuseenaxmed8027
    @xuseenaxmed8027 5 років тому +30

    Mahadsanid Aadan Sahan
    No views 6 likes UA-cam is drunk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @drasalahmedmohamed1807
    @drasalahmedmohamed1807 5 років тому +3

    Mahadsanid walaalo sida aad macluumaadka inoola wadaagto

  • @Kahiyemacqul
    @Kahiyemacqul 5 років тому

    Thanks 100% macalimooo ustaad aadan from 🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿🙌

  • @kaamilyare1859
    @kaamilyare1859 5 років тому

    Mahadsanid adan sahan

  • @Somali450
    @Somali450 Рік тому

    Sawtan hadda manta ka gudoomiye waraqaaha aqoonsiga Xassan sheekh

  • @diinaxphotography4965
    @diinaxphotography4965 5 років тому +12

    Wllll hal kudhigyo badan kasooo diyaaari Macolm x iyo
    Mohammed ali kalaaaay

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332 5 років тому

      Diinax Photography waa laga diyaariyay

    • @diinaxphotography4965
      @diinaxphotography4965 5 років тому

      @@cawaalecalawaash2332 pro oghy lkn kuwas kuwo yar waye 4 tooo xapo cml ani
      Mrka sida waxn rabaaa william shakespear cml loga so diyariyay

  • @sharmarkeshakko1091
    @sharmarkeshakko1091 5 років тому +1

    Walaaalo ka zoo waran شيخ محمد صديق المنشاوى

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 5 років тому +1

    Odhaahdan baan kahelay
    hadii ciyaaraha olompikada kamid ahaan lahayd in shirqoolka laga bad.baadaa waxaan ku guulaysanlahaa bilad✔✅

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 5 років тому +1

    Halka ka wad zxp

  • @maroune9761
    @maroune9761 5 років тому +1

    A.sahan 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @darmaalshow5456
    @darmaalshow5456 5 років тому +5

    Fadlan Kusoo biir Channelkaan hadii aad dooneeso Barashada Sheybaarka waliba Aadku Baraneeso Afsoomaali kafaaideesi Wacan 🤚 Somali Laboratory

    • @Kobcis
      @Kobcis 5 років тому

      waan kuu saaray wll ee adna ii saar please

  • @warsamecabdi5613
    @warsamecabdi5613 5 років тому +1

    axyaa kallah wll noloshu kuma xumayso sxb

  • @wabarkawanaaga292
    @wabarkawanaaga292 5 років тому

    Aadan khadr Ali sahan

  • @xulkaheesaha7755
    @xulkaheesaha7755 5 років тому

    Thankz Mcl

  • @sadamrambiir1998
    @sadamrambiir1998 3 роки тому

    Nice

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 роки тому

    Keep going zxpqali

  • @mohomedabdullahi1722
    @mohomedabdullahi1722 5 років тому +1

    Waa gaalkii nova hiiliyey xabishida

  • @mohamedrajaab1641
    @mohamedrajaab1641 5 років тому

    Thx

  • @almustafaahmed6143
    @almustafaahmed6143 5 років тому +2

    Asc woow Yaranteydii waxaa Dhihi jiray Ninkan Fiidal Kabsol hhhhhh like saar haha Qososhay.

  • @nasser2169
    @nasser2169 5 років тому

    "Waxaan Cabaa Sigaar Maraykanka lagu sameeyay waxaana ku gubaa qaraf ama taraq Cuba lagu sameeyay"
    Oraahyadiisa mida ugu isticmaalka badneed.....

  • @maxkoinanuuraani34
    @maxkoinanuuraani34 5 років тому

    adan keep going pro

  • @shiineculay4760
    @shiineculay4760 5 років тому

    waxaan ahay qof ku xidhan barnaamij yadaada balaaqadaadu way fiicantay go forward markaa zxp waxaad isku daydaa barnaamijka dhiiri galinta nafta

  • @cabdixakiimabiibakarkhaliif
    @cabdixakiimabiibakarkhaliif 5 років тому

    Wllll mhd snad clips faa idooyinka badan ninka che guevara hadad haleesho tariikhdiisa rabaa

  • @umulkheiyrahmed7905
    @umulkheiyrahmed7905 5 років тому +1

    Mashallah mahad sanid wll 👍👍👍❤

  • @Guledaarka
    @Guledaarka 5 років тому +1

    Othman empire ka hdl mudane👏👏

  • @leesow01
    @leesow01 5 років тому +1

    Wll waxan kuu ahay subscriber
    Wll shoot out ii samee sxb

  • @abdiqaniomargaas886
    @abdiqaniomargaas886 5 років тому +1

    Sxb waxan filaya barnamijkan hore ayad usoo galisay

  • @farahabdillahi1977
    @farahabdillahi1977 5 років тому

    wll buugaagta halkeed kaso akhridaa ma ii sheegi kartaa adigoo iga raaliya

  • @xasannuux4074
    @xasannuux4074 4 роки тому

    Muhiim Maaha laba kabood oo qof wada sito odhaahfaAyan ka HelaY

  • @abdiqanimohamed2192
    @abdiqanimohamed2192 5 років тому

    Guushu waxay leedahay boqol aabe ,guuldaraduna waa agoon.

  • @suhaibfantasticboy9786
    @suhaibfantasticboy9786 5 років тому +5

    638 war nasiib wacanaaya kow ninkan wlhida cadi ma ahan 😱😱

    • @nathancruz4836
      @nathancruz4836 5 років тому

      Fuck

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 років тому

      @@nathancruz4836 why are you fucking ???

    • @Shamsudin01
      @Shamsudin01 5 років тому

      @@nathancruz4836 Mxad la caytamaysaa bilaa akhlaaq bas tahee

  • @mocariifofficial413
    @mocariifofficial413 5 років тому

    Sxb keep you going

  • @taaxooz9277
    @taaxooz9277 5 років тому

    60,000 ayaad ku dhowday zxp hore usoco waxanan kaa rabaa inan kula soo xidhiidho plz

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 років тому +2

    Ninkan malintuu Dhintay say ugu farxeen Shacabka reer Galbeedku wAllahi caadi mahayn waxaa iswada qabsaday social media. Especially Fb comantisyada Akhrinayay Dagaal caadi ah lasocoday 😂😂 Isagaan la jiray lkn markaan Maqlay inuu Nacalada Ethiopian ka ah u hiiliyay Bakhti dhe manaa mardanbe Difaacay

  • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
    @abdiasiisklarabdiasisklar8597 2 роки тому

    Adan sahan Sxb kaso hadal barnaamij attention ama fokus # Somali diirad saarka

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 5 років тому

    Labo kabood ukala godoon siin guusha

  • @mohamedfaysal9018
    @mohamedfaysal9018 5 років тому

    umad waxa ukaca wiil cabqariya waxaa udhinta wiil naftii hore ah waxaa midhaheeda gurta nacas doqona waa oraahyadisii

  • @imanyare5776
    @imanyare5776 5 років тому

    Wcs wr wb mclin Aden Khader

  • @ahmetqani2271
    @ahmetqani2271 5 років тому +1

    Adke

  • @mohaibra5700
    @mohaibra5700 5 років тому

    aadanow wahaan ahay mutadarif wahaan dhibsadey astaanta 6 feed ah we shaada juusaaran we adigoo tehgeyaaya codsigayaga astaanta iskabedel waan kuu away lake

  • @suhaib9811
    @suhaib9811 5 років тому

    👏👏👏

  • @mohamarre8624
    @mohamarre8624 5 років тому

    Wll WaxaD Noo soo baadha xog ku saabsan macamaraL QadaaFi Codsih🙏

  • @YaxyeYaxaas
    @YaxyeYaxaas 2 місяці тому

    Hooyadaadii codka fooshaxumeed was😢😢😢😅😅

  • @siciidbiihi450
    @siciidbiihi450 5 років тому

    saaaxiib numberkaga iisoo dir

  • @mahamedmawlid2272
    @mahamedmawlid2272 5 років тому +1

    1977 somalida in la jabiyo qayb wyn ayu ka qaaty ha inaga ilaawin intaas adamow mhdsnid

  • @HAWADAFILMSVLOGS
    @HAWADAFILMSVLOGS 5 років тому

    Sxb codkaada wax yare sara uqaad

  • @dr.kaahin2905
    @dr.kaahin2905 3 роки тому +1

    ua-cam.com/video/Z-RYw_QufjM/v-deo.html
    Nabid Maxamed scw Tusaale ayuu ka yahay nolosha Noocwalbay tahay...

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka 5 років тому +2

    caaawa iga farxi subscribe isaar wllo

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 2 роки тому

    𝙼𝚘𝚟𝚒𝚗𝚐 𝚏𝚘𝚛𝚠𝚊𝚛𝚍 𝚊𝚍𝚊𝚖

  • @ismailhiired1224
    @ismailhiired1224 5 років тому +2

    Nuberkee laga helikaraa aadan
    Masalo ayaan uga baahnaa
    Qofkii granaya ha igu caawiyo

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 років тому +1

      wll anaa hayo lkn halkani waa puplic ee sidee kuugu soo gudbiyaaa

    • @alibinali2141
      @alibinali2141 5 років тому

      @@ismailhiired1224 ❤

  • @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303
    @hibaaqtimajilicxidigtaceeg3303 5 років тому +2

    Castro wuu na jabiyay 77ki

  • @saalikibro5745
    @saalikibro5745 2 роки тому

    Gabeyga waxaa tiriyey maxamed nuur laangadhe iska hubi intaanad sheegin

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 5 років тому +2

    Ninkan Waxan kuxuusta kaalinti firfircooneyd uu kaqaate guuldaradii qarankeena kasoo wajahde dagaalki 77 ee itoobiya nadhaxmaray

  • @abdallaprince9551
    @abdallaprince9551 5 років тому

    Amazing Story👏👏👏👏👏👏

  • @abdirahmaandawlad6928
    @abdirahmaandawlad6928 5 років тому

    Fidel castro

  • @balariaraktidada9877
    @balariaraktidada9877 5 років тому

    Fidel Castro wuxu aha nin Somalia necban ila u Ithopia u hiliyey 1977 kii

  • @saalikibro5745
    @saalikibro5745 2 роки тому

    Gabeygaa aad ku soo goysey cidii tirisey maad sheegin

  • @khalidabdi3952
    @khalidabdi3952 5 років тому

    Goodka alle haku cadabo Kufarka Xuun , Dhawaci uno gaystay wali kamanan soo kaban 😡

  • @hallachannel2387
    @hallachannel2387 5 років тому +1

    fiidal kastaro

  • @dhiblaawe7218
    @dhiblaawe7218 5 років тому +2

    First, Fadlan subscribe saaro channel kan

    • @lamafilaan8046
      @lamafilaan8046 5 років тому

      Waan kuusaaraya adna iisar wll adigo mahadsan

  • @achrafhuseinomar7063
    @achrafhuseinomar7063 5 років тому

    First view

  • @manalabdul6145
    @manalabdul6145 5 років тому +1

    No views
    10 like😂😂

    • @dhiblaawe7218
      @dhiblaawe7218 5 років тому +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂